Ogeysiiis Ogeysiis Hambalyo waxaa dhawaan magaalada Gothenburg ee arliga Iswidhen ka bilaawan doono somaliweyn Tv oo aad ka daawan kartaan webka Somaliweyn iyo magaalada Gothenburg

Zamzam
Nasashda Somweyn
26/11/06

Samme
Aqoonta iyo Aqoonyahanada
Ikram
Fanka iyo Suugaanta
Xudeyfi
Warkii somweyn
Subax walba
 

Warbixin: Qabsashada Baydhaba qiil ma leedahay?!! (guji-riix) Jabriil/Muqdisho

Xubno ka mid ah Soomaalida Minnesota oo maalinta xuquuqda aadanaha adduunka ka munaaqashoodey xaaladaha adaga ee Horyaal Soomaalida (guji-riix)

Bandhig ay Bristol ku qabteen Ururka Somali Education & Welfare Foundation (guji-riix)

Kulan Jimcaha Khartoum ku dhex mari lahaa Dowladda iyo Maxaakiimta oo dib u dhac ku yimid
(guji-riix) Jabriil/Muqdisho

Xildhibaannada Muqdisho ku sugan oo soo bandhigay Mab ay sheegeen in ay Ethiopia ay Soomaaliya dalkeeda ku darsato (guji-riix) Xuurshe/Muqdisho

Xildhibaanada Baarlamaanka ee ku sugan Muqdisho oo soo bandhigay Qariirarad aysan ku jirin Somalia, oo sida ay sheegeen laga  helay Xafiiska R/wasaaraha (Daawo Sawirka Qariirada cusub) (guji-riix) Xudeyfi/Muqdisho


Munaasabad lagu xusayo 58 guurada baaqa caalamiga ah ee xuquuqda aadmiga oo Muqdisho lagu qabtay (guji-riix) Xuurshe/Muqdisho

Baarlamaanka Puntland oo Maantay Soo Dhaweeyey Go'aankii Qaramada Midoobey Kaasi oo ahaa (guji-riix) Iidle/Boosaaso


Hay’adda  Muslim Aid Uk oo  Qalab waxbarasho gudoonsiisay jaamacada Muqdisho, iyada oo maantana  la dhagax dhigay Xarun cusub oo cilmi Baaris ah (guji-riix) Xudeyfi/Muqdisho

Warbixinl: Baadi goobka qurux aadan lahayn naftaada halis ha’u gelin ( fariin ku socota gadhaha & Wiilasha is madab dooriya (guji-riix)

Wararka [10-Dec-2006]
Dhilinyarada Reer Jowhar ee qaba Timaha fooda dheer oo si aysan raali ka ahayn looga xiirayo iyo Qoysas Deganaa Guryaha Guulwadayaasha ee Degmada Jowhar oo xabsiga la dhigay (guji-riix) SMC

Midowga Maxaakiimta oo xayiraadii saarnaa ee dhanka gaadiidka ka qaaday Magaalada Baydhabo
(guji-riix) Siidi/Baydhabo

'Maxkamada Gobolka Hargeysa oo xadhig gaadha 20-25 sano oo xadhiga ku xukuntay koox loo haysto falal argagixiso ah, iyo Sh. Xasan Daahir Aweys iyo Aadan Xaashi Cayrow oo waxba lagu waayay (guji-riix) Jamaal/Hargeysa

Halkan ka dhageyso
Tooshka Somaliweyn: waxaanu barnaamilkan maanta aan ku soo qaadaneynaa Waa maxay Jaceelka? Mase jiraa Jaceelka?
waxaa noo soo diyaariyey Jamaal

Ardayda Kuliyada Caafimaadka Iyo Qaliinka Ee Jaamcada Benadir Ayaa Deeq Daawa Gaarisiisay Dadka Kunool Goobaha Fatahaadaha (guji-riix)

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Puntland oo Sheegey inay u xor yihiin culimaa'udiinka ku dhaqanka shareecada islaamka (guji-riix) SMC


Shir ay Minneapolis ku yeesheen Guddiga La Dagaalanka Hayb Sooca (guji-riix)

Wararka [09-Dec-2006]

Gudoomiyaha Gobolka Bay Xaaji Barbaar oo xilkii gudoomiyenimo ee gobolka Bay laga Xayuubiyey ka dib shir ay yeesheen Maamulka Gobolka (guji-riix) Siidi/Baydhabo

Jaaliyada Beesha Mudulood ee ku sugan Dibadda oo si kulul u cambaareeyay hadal ka soo yeeray Yuusuf Indha Cadde uu madaxda DFKMG ku tilmaamay Askar Tigree ah (guji-riix) SMC

Golaha Baarlamaanka oo maanta isku raacay in xildhibaanada ay mushaarkooda ku qaadan karaan magaalada Baydhabo oo kaliya (guji-riix) Siidi/Baydhabo


Banaanbax lagu taageerayo go'aanka golaha amaanka oo ka dhacay Garoonka kubada Cagta ee magaalada Baydhabo (guji-riix) Siidi/Baydhabo


Gudoomiye Ku xigeenka Maamulka G. Sh.Dhexe Macalin Xaashi ayaa maanta amar ku bixiyay inaan idaacada jowhar la sii deyn karin shanqarta muusika (guji-riix) SMC

Maxaad ka taqaanaa dhulka u dhaxeeya degmada Diinsoor/Buurhakaba iyo magaalada Baydhabo iyo waliba meesha dagaalka ka dhacay (guji-riix) Siidi/Baydhabo

Midowga Maxaakiimta oo xayiraad kusoo rogay Guud ahaan Gaadiidka soo galaya Magaalada Baydhabo(guji-riix) Siidi/Baydhabo

Wadahadalo Soomaaliya ciidamo lagu keenayo oo u bilowday Dowladda Uganda iyo Golaha Maxkamadaha (guji-riix) Jabriil/Muqdisho

Isaisa Afwerke: "Qaraarka Golaha Ammaanka Dowladda ayuu u ogolaanayaa inay is hubeyso, maxkamadhana waa ka hor istaagayaa.." (guji-riix) Jabriil/Muqdisho

Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Diinsoor iyo dagaalo saakay mar kale bilowday (guji-riix) Jabriil/Muqdisho

War Dagaal Dhacay Dagaal qaraar oo laysu adeegsanayo qoryaha fudud iyo kuwo culus ee Altaleriga loo yaqaan ayaa ka soconaya Degmada Diinsoor (guji-riix) Siidi/Baydhabo

Dadweynaha xaafada Xero Awr oo ku qamaamay Sh. C/Laahi Makaawi oo khudbad aanay jeclaysan ka jeediyay masjid halkaasi ku yaala salaadii Jimcaha (guji-riix) Jamaal/Hargeysa

Banaanbax looga soo horjeedo fargalinta ciidmada shisheeye ee arimaha soomaaliya ayaa ka dhacay Helsinki oo ah caasimada wadanka Finland
(guji-riix)

Dr. Bulxan "Cunista jaadku waxay leedahay sadex heer. Jaamac oo jaad cuna, jaad jaamac cuna iyo jaad jaad cuna (guji-riix)

Shiikh Shariif oo sheegay in Ciidamada Maxaakiimta ay xiligan Dagaal xoogan Diinsoor kula jiraan Ciidamada itoobiya,  Daawo Sawirada Banaanbax uu maanta ka hadlay shiikh (guji-riix) Xudeyfi/Muqdisho
Wararka [08-Dec-2006]
Wasiirad Kuxigeenada Gashaandhiga Wadanka Yugaandha"Ciidamadayadu waa Diyaar Somaaliyana Waa Galaynaa Nabada Ayaana Sugaynaa"
(guji-riix) Jamaal/ Nairobi

In ku dhow 20  Caruur ayaa ku geeyootay tuulooyin dhowr ah oo dhinaca bari ka xiga Degmada Jowhar (guji-riix) Aaloos/Jowhar

Halka Ka daawo Khudbadii Ciid Beddel oo ka mid Ergada Somaliya ee UN (Halkan Ka daawo)

Golaha Amniga oo ka Qaaday Soomaaliya Xayiraaddi Hubka (guji-riix) Somalieyn /Newyork

Raysalwasaare Geedi” Hadaa Xalkii Somaaliya lahelay Daan Daansi Dambana Dawladu u Dulqaadanmayso”
(guji-riix) Jamaal/ Nairobi

M/weyne Rayaale oo kulan la yeeshay safiirka Ingiriiska u qaabilsan dalka Itoobiya oo booqasho ku yimi magaalada Hargeysa (guji-riix) Jamaal/Hargeysa


R/wasaaraha Dalka Talyaaniga oo dhinacyada isku haya somaliya ugu baaqay in ay dib u furaan wada hadaladii u dhaxeeyey (guji-riix) Xudeyfi/Muqdisho


Xisbiga ucid oo si wayn u weeraray laanta afka somaliga ee idaacada BBC-da kuna tilmaamay mid aan dhex dhexaad ahayn (guji-riix) Jamaal/Hargeysa

Wararka [07-Dec-2006]
Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamiga ah oo aragtiyo kala duwan ka bixiyay  Qaadista Cunaqabateynta (guji-riix) Jabriil//Muqdisho

Taliyaha ciidanka Qaranka Somaliland oo sheegay in labadii Askari ee ka baxsaday ciidanka midkood ahaa mid waalan (guji-riix) Jamaal/Hargeysa

Q.Midoobay oo codsi ku saabsan arrimaha Soomaaliya u jeedisay xukuumada yeman
(guji-riix) Jabriil//Muqdisho

Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan oo Yeman kala hadlaya  Xaalada Cakiran ee Dalka Soomaaliya (guji-riix) Xudeyfi/Muqdisho

Goorma ayaa la doortay gudoomiyaha dhalinyarada Soomaliyeed, Yaase sheegan kara?
(guji-riix) Jabriil/Muqdisho

Boqore oo Xubnaha Baarlamaanka ugu baaqay in ay si deg deg ah baydhaba u wada yimaadaan
(guji-riix) Xudeyfi/Muqdisho

Cali Mahamed Geedi Raysalwasaraha Somaaliya oo Sheegay in dagaal ka Qarxa Somaaliya uu yahay lama Huraan (guji-riix) Jamaal/ Nairobi

Wararka [06-Dec-2006]
War Saxaafadeed Ay Soo Saareen jaaliyaddaha Beel/weynta Mudulood ee Yurub ee Cunaqabateynta Hubka UN (guji-riix)

Gudoomiyaha Barlamaanka Somalia Shariif Xasan oo Socodaal Ku laba Raad joog laynaya Magaalada Sanca ee dalka Yemen (guji-riix) Jamaal/ Nairobi
Qatar oo biladii u horaysay ay u soo Hoyeen Hablo Soomaliyeed(guji-riix)/Nasir Mohamed Ali

Banaanbax balaaran oo maanta ka dhacay magaalda Jowhar (guji-riix) Aaloos/Jowhar iyo warar kale
Golaha Wasiirrada Dowlada Fkmg ee Soomaaliya oo maanta ka dooday sidii gacan buuxda ay uga geysan lahaayeen Amaanka guud (guji-riix) Siidi/Baydhabo..

Faalo:Howl galada u badan oo ay qabtaan ciidamada Puntland ma xariga  saxafiinta Muxuuse Maalintii shanaad ku xiran yahay Wariye Afrika (guji-riix) SMC

Kaba ku dukade "in ay si nabad leh uga baxaan dadka guryo aysan laheen ku jira, ayna dhamaatay waqtigii xoogga la isugu heeystay, maanta ka dib aan la isku haleyn doonin awoodihii qabiilka" (guji-riix)
Wararka [05-Dec-2006]
Dib u dhac kale oo ku yimid qaraarkii Mareykanka hor dhigay Golaha Ammaanka ee ku aadanaa in la qaado xayiraada hubka ee saaran Soomaaliya (guji-riix) Jabra/Muqdisho

Sheekh Xasan Daahir Aweys: "Dagaal ayaa dan noogu jirtaa, maxaa yeelay.." (guji-riix) Jabra/Muqdisho

Masaajidka ugu wayn Islii (Kenya) oo tabarucaadu ururyey 60'000 $ dhibaatooyinka fataahada
(guji-riix) Jamaal/ Nairobi

Labo qof oo ku dhintey Gaari Biyo kula Tageen Duleedka Boosaaso (guji-riix) Iidle/Boosaaso

Sansaan colaadeed oo laga dareemayo degmada Diinsoor oo 130Km u jirta magaalada Baydhaba (guji-riix) Jabra/Muqdisho

Xildhibaanada Muqdisho oo dalbaday in Dowladda loo soo wareejiyo magaalada Muqdisho (guji-riix) Jabra/Muqdisho


Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe oo maanta Magacabay Wakiilka Beeraha ee Gobolka (guji-riix) Aaloos/Jowhar iyo warar kale

Wargeyska Muqdisho Times
XIL.Cali C/LaahiI Cosoble:“ xildhibaannnada Baarlamaanka kuma sii shaqeyn karaan Baydhab
o sababaha soo socda Awgood”. (guji-riix) Muqdisho iyo war kale
Halkan ka dhageyso
Ceynab
"Hotelka Barwaaqo oo noqday Hotelka  ugu dheer, uguna adeeg Wanaagsan Hoteelada ku yaala Magaalada Hargeysa" Waxaa soo wareystay Xudeyfi
Wararka [04-Dec-2006]

Saraakiil ka soo baxsatay ciidamada Somaliland oo ku soo biiray maxkamadaha Islaamiga Muqdisho
(guji-riix)

IGAD iyo Maxkamadaha oo Jabuuti ku yeeshay kulan qeyb ahaan leyskula afgartay waxyaabihii ay uga wadahadlayeen (guji-riix) Jabra/Muqdisho

Ganacsatada hubka ku heysata Muqdisho oo loo qabtay muddo toddobaad ah inay hubkooda ku keenaan dugsiga Booliska (guji-riix) Jabra/Muqdisho

Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Itoobiya iyo Maxkamadaha Islaamiga ah oo siyaabo kala duwan uga hadlay kulan fashilmay oo dhex maray
(guji-riix) Jabra/Muqdisho


Jaaliyada reer Jowhar ee ku nool dalka Kanada oo deeq soo gaarsiiyey dadka ay dhibaatada fatahaada ku waxyeelaysay G/sh/dhexe
(guji-riix) Aaloos/Jowhar iyo warar kale


Hotelka Barwaaqo oo noqday Hotelka  ugu dheer,  uguna  Adeeg Wanaagsan Hoteelada ku yaala Magaalada hargeysa (guji-riix) Xudeyfi/Jamaal/Hargeysa

Mas'uul u hadlay Maamulka Gobolka Baay oo sheegay in gacanta Dowladda ay ku soo noqotay Deegaanka Diinsoor, kadib iska hor imaad halkaas ku dhex maray Dhinacyada Dowladda iyo
Maxkamadaha (guji-riix) Xudeyfi/Jamaal/Hargeysa

Shariif Xasan oo ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta Hadii la qaado Cunaqabateynta Hubka ee saaran Soomaaliya (guji-riix) Xudeyfi/Jamaal/Hargeysa
Wararka [03-Dec-2006]
Mareykanka oo sheegay in haddii la meel marin waayo qaraarkiisa ku wajahan Soomaaliya uu qaadi doono tallaabo u gaar ah (guji-riix) Jabra/Muqdisho

Maxkamadaha oo Jaamacadaha iyo dugsiyada G/Banaadir ka diiwaan gelinaya arday jihaadi ah
(guji-riix) Jabra/Muqdisho

Hindisaha Mareykanka ee ciidamada nabad ilaalineed lagu keenayo Soomaaliya oo faahfaahsan
(guji-riix) Jabra/Muqdisho

Culimo udiin iyo saxafiin lagu xir xirey magaalada Boosaaso (guji-riix) Somaliweyn Media Center

Markab u kireysnaa Hay’adda WFP oo loo wareejiyay dekedda macmalka ah ee Marka
(guji-riix) Jabra/Muqdisho

Warmurtiyeed Ay soo Saareen Golaha Dhaqanga
galinta Shareecada Islaamka Beesha Habaryoonis
(guji-riix) Nuur Faarax Xirsi

Wargeyska Muqdisho Times:MR.JOHN POLTON “ Waxa Caalamka la yaab ku noqoatay sida fudud ay Maxaakiimta uga fideen soomaaliya inteeda badan..”. (guji-riix) Muqdisho iyo war kale

Wararka Maanta [02-Dec-2006]
Dowladda Mareykanka oo Golaha Ammaanka u gudbisay sidii ciidamo nabad ilaalin ah loo keeni lahaa Soomaaliya (guji-riix) Jabra/Muqdisho
Odeyaasha Baraawe oo Quus Ka Muujiyey Ashtako ay ugu Yimaadeen Midowga Maxkamadaha Magaalada Muqdisho(guji-riix) Xuurshe/Muqdisho

Dad Somaaliyeed oo Baahi Udhimanaya iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Somaaliya oo Hurda Hotel 600$ Ah Habeenki Magaalada Nairobi
(guji-riix) Jamaal/ Nairobi

Aqoonyahano iyo Rugcadaadyo Siyaasiyiin ah oo Booqasho ku tagaya Somaliland (guji-riix)

Dawlada Qatar oo Noqotay Dalkii Carbeed U Horeyey oo Lagu Qabti Asian Games 2006
 
(guji-riix) Nasir/Doha

Dood cilmiyeed ku saabsan dhibaatooyinka uu leeyahay  gudniinka  fircooniga oo Muqdisho lagu qabtay(guji-riix) Jabra/Muqdisho

Maleeshiyo kasoo baxsatay Golaha Maxaakiimta degmada Buurhakaba oo ka tirsan Gobolka Bay oo soo gaaray magaalada Baydhabo (guji-riix) Sidi/Baydhabo


Faahfaahin Dheeri ah oo kasoo baxaysa Qaraxii shalay ka dhacay magaalada Baydhabo
(guji-riix) Sidi/Baydhabo

Hal ruux ayaa geeriyooday 8 kalana waa ay ku dhaawacantay magaalada jowhar (guji-riix) Aaloos/Jowhar


Xaflad Lagu maamuusayey Maalinta Aidska Aduunka oo maanta Ay qabteen ururka Yodo Boosaaso (guji-riix) Iidle/Boosaaso


Gabar cudurka Aids-ka ugu geeriyootay Hargeysa,
Xili maanta si weyn looga xusay Malinta Caalamig
ah ee HIV/Aids (guji-riix) Xudeyfi/Jamaal/Hargeysa

Wararka [01-Dec-2006]
Waxaa Xabsiga Loo Taxaabay Suldaanka Beesha galbeedka Burco Suldaan Cusmaan ´Suldaan Cali Madar Halka ka Akhriso Qoraalkii Suldaanka lagu Xiray(guji-riix)
Masaajidka  ugu weyn Magaalada Boosaaso ee Rowdo oo maantay salaadi jimacaha kadib jihaad looga dhawaaqey (guji-riix) SMC


Saminaar socon doono mudo laba cisho ah oo ay ka qeyb qaadanayaan in ka badan lixdan qof ayaa si rasmi ah uga furmay xarunta dugsiga Sh/Cabdi Samad ee magalada Muqdisho
(guji-riix) Xuurshe/Muqdisho


Laba Gaari Mark II ah oo wadayaashii waday Qarax ismiidaamin ah ka fuliyey halka laga soo galo Magaalada Baydhabo (guji-riix) Siidi Baydhabo


Dibad bax  looga soo horjedo Ciidamada Ethiopianka oo dhacay magaalada jowhar
(guji-riix) Aaloos/Jowhar


Saraakiil ka Socoto Hey,adaha Qaramada Midoobay oo maanta soo gaaray Magaalada Jowhar
(guji-riix) Aaloos/Jowhar

Baaq iyo go'aamo ka soo baxay shir ay beesha Habar Yoonis ku yeelatay magaalada Burco
(guji-riix) Xudeyfi/Jamaal/Hargeysa

Wararka Maanta [30-Nov-2006]
Jendaye Frazer " waxa aanu dooneyno waa 3 xubnood oo ka tirsan Al-qaacida, oo aanu aaminsanahay in ay dhaq dhaqaaq xoogan ku leeyihiin Soomaaliya (guji-riix) Xudeyfi/Jamaal/Hargeysa

Kolonyo Ciidamada Ethiopian ay saarnaayeen oo miini kula kacday Inta u dhaxeysa Deegaanada Manaas iyo Goof gaduud (guji-riix) Xudeyfi/Jamaal/Hargeysa

Xildhibaanada Baarlamaanka ee ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa Gudoomiye Shariif Xasan ugu baaqay inuu muddo 7 cisho gudahood ku yimaado Xarunta Dowladda Kmg ah (guji-riix) Xudeyfi/Jamaal/Hargeysa

Halka ka Daawo
Golaha Amniga JQK oo shalay magaalada New-York uga Dooday Mooshin ku saabsan
sidii Cunaqabataynta Hubka looga qaadi lahaa Soomaaliya
(guji-riix)

Maxaad kala Socotaa Dhibaatooyinka ay u Geysteen Fatahada Shacabka Gobolka Shabelaha Dhexe (Daawo Sawiradani) (guji-riix) Aaloos/Jowhar


M/weyne Rayaale oo xadhiga ka jaray dhisme cusub oo loo dhisay Baarlamaanka Somaliland
(guji-riix) Xudeyfi/Jamaal/Hargeysa


Sportiga Somaliland Maxaa ka maqan?maxaase la gudboon: by (xassan waraabacadde)Qaybtii labaad (guji-riix)

Wararka Maanta [29-Nov-2006]
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo Maanta loo qeybinayo Qaraar ku saabsan Xayiraadda hubka ee saaran Soomaaliya (guji-riix) Jabra/Muqdisho
Sheikh Hassan Dahir Aweys Sheekh Xasan Dahir Aweys” Mareykanka waxaa uu doonayaa inuu aragtida Caalamka wareeriyo, waxaan ka digayaa” (guji-riix) Jabra/Muqdisho

Salaaddiinta iyo Aqoonyahannada Digil oo Ku Baaqey In Kaalmo Lala Soo Gaaro (guji-riix) Xuurshe/Muqdisho

Aqoonta iyo Aqoonyahanada
Waxaa noo suurta gashay in aan wareysano Cabdixakiim Jaamac Jooje oo ah aqoonyahayn soomaaliyeed kana hadlay waajibka saaran aqoonyahay iyo doorka laga rabo inuu ka soo baxo....

Halkan ka dhageyso
Feysal Cali Waraabe
"Sheekh shariif waan la hadlay waxaana ku iri waxaa tahay habartii xaabada qaadi kari weyday tukale iigu soo dara tiri" Xudeyfi/Hargeysa
Banaanbax balaaran oo looga soo horjeeday  Faragalinta Itoobiya iyo qaadista Cunaqabateynta Hubka oo maanta  ka dhacay Muqdisho (guji-riix) Xudeyfi/Jamaal/Hargeysa
Warkii ugu danbeyey smw
Waarkii ugu danbeeyey ee maanta nasoo gaaray waxaa noo soo jeedin doono Cabdirahmaan Xudeyfi Iyo Jamaal Ibrahim
Hargeysa 28/11/06

Wargeyska Muqdisho Times:Md. SHARIIF XASAN" Ra’iisalwasaaraha itoobiya muddo dheer ayuu hub iyo rasas ku soo gurayey soomaaliya (guji-riix) Muqdisho iyo war kale


Abuu-Mansoor: “Xilli walba waxaa la filan karaa Dagaal” (guji-riix) Xuurshe/Muqdisho


Madaxweyne kuxigeenka Puntand oo Sheegey inay heshiis lasoo galeen dalka Itoobiya kadib socdaal
(guji-riix) Iidle/Boosaaso

Barnaamijkii Radio Xoriyo: Sheekh Ibraahim Cabdalla oo shalay qadiyada geeska afrika ka hadlay (guji-riix)

Jaaliyadda soomaaliyed ee ku dhaqan Norway oo noqotay tan ugu lacag bixinta badan (guji-riix)

Banaan bax looga soo horjeedo Dowladda Mareykan ka iyo fara gelinta Ciidamada Ethiopia ku hayaan Soomaaliya oo ka socda Fagaaraha Tarbuunka (guji-riix) Xudeyfi/Jamaal/Hargeysa

Shariif Xasan:”Aniga khatar uma arko inay Maxkamadaha ku hayaan dalalka geeska Afrika
(guji-riix) Jabra/Muqdisho

Ciidamo Ethiopian ah oo la Wareegey Magaalada Galkacyo Xili Cade muuse sheegey inuu qaadanayo ku dhaqanka Diinta Islaamka (guji-riix) SMC

Salaaddiinta iyo Aqoonyahannada Digil oo
Ku Baaqey In Kaalmo Lala Soo Gaaro
(guji-riix) Jabra/Muqdisho

ICG oo ka digtay in la qaado cunaqabateynta
hubka ee saaran Soomaaliya
(guji-riix) Xudeyfi/Jamaal/Hargeysa

Somaliweyn-Sports: Xulka Qaranka K/Cagta  Soomaaliya Oo Kulankoodii Ugu Horeeyey Guuldaro Kala Kulmay Tartanka  Qaramada CECAFA  ee Ethiopia 2006 (guji-riix) Buuna/Muqdisho


Halkan ka dhageyso Qudbadii Geedi
Baasaboorka ay yeelanayaan Dowladda Soomaaliya oo bixintiisa la bilaabay isla markaana ay maanta qaateen Madaxda Dowlada Federaalka
(guji-riix) Sidi/Baydhabo


Gudigii Fatahaada Sh/dhexe  ayaa  Gaarsiiyay Kaalmadii ugu horeysay (guji-riix) Aaloos/Jowhar


M/weyne kuxigeenka Somaliland oo ka qayb galay maanta aaska Marxuum Xasan Yoonis Habane (guji-riix) Xudeyfi/Jamaal/Hargeysa


Wadada isku xirta Jowhar & Muqdisho oo dayactir lagu bilaabay(guji-riix) Aaloos/Jowhar

Click Next Page

[07-Dec-2006]

Dahabo Dowlo oo Icilaamin doonta Mudaharaad weyn oo ka dhan ah dagaalka dowlada Ethiopia
(guji-riix)

Suldaan Madarka ku Xiran Xabsiga Mandheera waa Mas Madax-ka-dil
(guji-riix) C/waaxid Khaliif

Taliska Maxkamadaha Muqdisho Mixnad Maalin Dhamaan Doonta: Maxaad Ka Taqaana Hogaanka Sare Iyo Siduu U Dhisanyahay
(guji-riix) Diridhabe
Halgan: Maantaan halbeeggii helnoon kala haraynaa (guji-riix)

Jeelle iyo Jangeli Jufo Tigree Jidkaase loogu Soo Jiraa (guji-riix) Hirabe

C/laahi Yousuf ma noqon doonaa Hamid Karzaiga ama Malikiga Somalia (guji-riix) Dool

[06-Dec-2006]
Walaal Soomaaliyeed oo ku Caddilan dalka Equador "latin America
(guji-riix)


Xaalka Wariyayaasha Reer Puntland. Afka Cade Muuse Ku Hadal Ama Iska Aamus. (guji-riix) By Jamal

Su'aalo aan jawaab u waayay
.(guji-riix) Duuliye Ahmed Shuriye

Shareecada Islaamka yaa u Diidan Reer Puntland? (guji-riix) //"liiban ali

Walaaltinimada aqoon kahoreeysii
(guji-riix)
/Mulki Suleeymaan

Waxaa soo baxay dad ku qaraabta fatahaadda(guji-riix) Cabdisalaan
[05-Dec-2006]
Waa xaq darro xadhigga Suldaan Cismaan iyo Xoghayntiisu/(guji-riix)Bowdo Rag Maalinba mid baa qaawan" (guji-riix) Mingiste

Wariyaashii Gudaha iyo Dibadda
oo Iskaga Huleelay Magaalada Baydhabo (guji-riix) Cabdi Xasan

Xadhigga Suldaanka Suldaan Cismaan Suldaan Cali(guji-riix)Ibrahim Yusuf

Talo ku socota Website.ka Somaliweyn(guji-riix) Dr Idiris OsmanMagaalada Burco Maxaa Ka Khaldamay ?(guji-riix) Cawad Dooyo
[04-Dec-2006]
Go’aankii iyo Warbixintii Qaramada midoobay ee Soomaaliya Madhameystirna, arrimo fara badana waa laga tagay (guji-riix)

DHANBAALLO (31): Ku socoto madaxda maxkamadaha islaamiga ah (guji-riix) Maxamadey

Jihaad la geliyo Caruurteena Waxaa ka wanaagsan Micnahiisa oo aad fahamtaan (guji-riix) Elmi

Suldaanka Cimaamad ha Lagu
Qabto(guji-riix) D.HadalWanaaje

Gabay:Burco inad dhankiinii shiddeen balaf naloo keenye(guji-riix) /M.Xirsi

[03-Dec-2006]
Is United States Sponsoring Mayham chaos,and bloodshed in Somalia Again(guji-riix) Cumar Kulmiye

Somaliland ma u baahan tahay Xisbi Islaami ah? (guji-riix) A.Iid Aadan

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo cambaareeyay Xarigga Cabdi Casiis Maxamud Guuleed(guji-riix)

Ninweyn oo Hadal ka Dhacay Waa Geed Qolofi ka dhacday(guji-riix)

Journalist held by Puntland Authority without chagre/(guji-riix) (SAPJ)
[02-Dec-2006]

War Gaalkacyo maa Gaalada laga Kacsho
(guji-riix) C/waaxid Khaliif
Ulajeeddadu waa in ay wax toosin noqoto ee aysan marnaba noqon wax qalloocin (guji-riix) Zahra

Baroortu orgiga ka wayn!!!!!
(guji-riix)
Haldhaa

"Yaa nagaa aamusiya  calooshood u shaqeystayaasha  BEYDHABA? lala badooda"  (guji-riix) Ikram

Tigreegu waa saxiibadeen wayna tababarayan dalkana way noo qabanayaan (guji-riix) yuusuf

Difaaca Dalka Hooyo Waa Waajib Diineed Iyo Qarameed (guji-riix) X_Carab

Rajo Xumada iyo Fashalka Ka Muuqda Siyaasiyiinta Somaliland (guji-riix) Abdirahman

Sharciga Islaamka sadexda golle ee Punt land ayaa laga ansixinayaa (guji-riix) faarah

Puntland iyo Burintii Balanta
(guji-riix) Abu-Muscab

Talo Ku Socota Webka Somaliweyn ( guji-riix) Mohamed IOsman
[01-Dec-2006]
Some positive stories amidst ruins
(guji-riix) //Muuse Yuusuf

Damaca Itoobiya iyo duruufaha
taagan (guji-riix) ///Axmed Iid Aadan

Dhambaal Taageero ah:Baaqa Beesha Galbeedka Burco(guji-riix) abdifataah

Hayb-soocu waa dulmi culimada qaar ay qayb ka yihiin(guji-riix) MAWacays
[29-Nov-2006]
Run Been Abuur ku Raad Joogta
(guji-riix) Suldaan

Amiin Caamir Oo Inkaat ka Baqi Waayay , Hadana lLoo Baln Qaaday Jano (guji-riix) Gelle

Qaadkoow Na Daa-Na Daa Qaadkoow Na Daa.( guji-riix) X.Carab

Duullaanka Itoobiya Maxaa laga Yeelayaa(guji-riix) //M. Baashe

Ninkiisii ayaa iska leh Dabadhilifna
waa kiisii hore loo yiqiin(guji-riix)

Somalia: A supper Ball To Watch
(guji-riix)/A:Kadir (Shiine)

Reer Awdal Dooni ayaan wada korsanahay labo steerin leh
(guji-riix)


Dhalinyarada Soomaaliyeed Waa
inay ka Difaacaan Gumaysiga Tig
reega Dalkooda(guji-riix)Abdi

Ayaan badanaa Ninkay Cawo Maruun ka Dul kacdo(guji-riix)Haldhaa

Maxaa laga yeelaya dagaalka Itoobiya (guji-riix) Dool

[28-Nov-2006]
Dagaal ka dhaca somaliya,s/land sameyn culus ayuu ku yeelan doona
(guji-riix) abdifataah

Males zinawi soomaliya iskadaayee dayaxaan qabsan karaa (guji-riix) kaneec

Ma idinla tahayn in dagaal soomaaliya ka dhaca dan u yahay shacabka?(guji-riix) ismaaciil

[26-Nov-2006]
War nakala qabtooy…Senaawi ma rabo in Cunaqabataynta Soomaaliya laga Qaado(guji-riix) //Farah M…

Sheeko: Jacaylkii Internetka ma dhabaa, mise waa…Dhalanteed Qeybtii 7 Baad (guji-riix) Cumar

Baaq aay Soo Saareen Beesha Reer Fiqi Ismaaciil kaddib markii aay
arkee in Bayaan Been Abuur ah
(guji-riix) Isxaaq Cali

Maxaad ka taqaan ama kala socotaa Dalka Kabindha (guji-riix)

Wadaad, Sheekh,Macalin, Aw iyo Xerow Maxaa U kala dhaxeeya?
(guji-riix) Abdirahman Jama

Somaliland Website and Newspaper Owners and Administrators: The
Good,the Bad,and theUgl (gujiriix)

CENTER FOR SOMALI SOLUTIONS INTERNATIONAL at building of Capital Hotel (guji-riix) Kulane

Fashilka maxkamadaha oo soo deg degay (guji-riix) Uley

Aqoonyahan waa kuma? (guji-riix) joje

[25-Nov-2006]
qofka muslim ka ah hal hog labajeer lagama wada qaniino[xadiis]
(guji-riix) maxamuud

C/waaxid Khaliifow soo adigi waraabe ku maad noqon midnimadii walaaltinimadi ay wadeen fanaaniinta...(guji-riix) Abdifatah

Soomaaliyeey Aan Dhan Uga Soo Wada Jeesano Xabashi Iyo Wixi La Socdaba (guji-riix) Moallim

Kumuu ahaa Mujaahid Ismaaciil Xaaji Daauud Cigaal (guji-riix) Mohamed

Dhaq dhaqaaq xoogan oo kasocda xadka maxaakiimta iyo dowlada (guji-riix) Sayidka

Isir Takoorka iyo Hayb Sooca
(guji-riix) Bashiir

[24-Nov-2006]
Baaq ay Soo Saareen Waxgaradka Beesha Sacad/Habargidir ee Maraykanka ( guji-riix) abdirizaq

Caqabadaha kaladuwan ee ku qabsada ardeyda soomaaliyeed wadankan Pakistan
(guji-riix) Cabdi Boqor

Jaaliyadda Reer Puntland ee Leicester Oo Taageertay Go’aannadii Reer Puntland (guji-riix) joje

Warsaxaafadeed: xafiiska jabhada Somali galbeed ee magaladaan Muqdisho (guji-riix) mahamud

Shareecada islaamka yaa u diidan reer puntland? (guji-riix) Liibaan

Inay Somaliland dib ugu soo noqoto fikradii iyadu lixdankii kuu keentay haka yaabin (guji-riix) Hussein

Ethiopia and its allies declared war on Somalia (guji-riix) cumer

United States administration blocking to stop Ethiopian aggression...(guji-riix) Ali

The Agony of secularism in Puntland & Somaliland (guji-riix) Hiraab

[23-Nov-2006]
Double Trouble for Somalia: Lifting of Arms Embargo & Regional Peacekeeping Force
(guji-riix) Hassan

Bayaan iyo hambalyo ay soo saareen Aqoonyahanada Jaaliyadda Leelkase ee UK (guji-riix) Hassan

CNN iyo diinta ISLAAMKA (guji-riix) Cabdullaahi

BAAQ KASOOBAXAY BEELAHA NUGAALEED EE DALKA DENMARK (guji-riix) saala

Waa wareeey!!!!!!
Isku-duubnida waa lafdhabarta horumarka ummad kasta (guji-riix) Faisal

[22-Nov-2006]
Who Is Afraid Of Ahmed Silanyo
(guji-riix) Farah

Siyaasiyiinta Iyo Kooxaha Somalia Waxaan Leeyahay “Kala Quusanaye Qoomamo La'aada"(guji-riix) colaad

Maamulka Iskaraabka cuna ee somaliland, Ma ictiraaf buu keeni
(guji-riix) muuse

Maxay kukala duwan yihiin maxaakiimta iyo dhaalibaan?
(guji-riix) Abdinaasir

ISIMADII REER PUNTLAND OO KU GACAN SEYRAY CADDE MUSSE
(guji-riix) Liibaan

Beesha Gumasoor oo ka tirsan beelaha gobolka Mudug oo go'aansatay ku dhaqanka shareecada Islaamka
(guji-riix) Iimaan

Diblumaasiyiin ku Takhasusay Geeska Afrika iyo Ururka ICG oo ku Tilmaamay Warb (guji-riix) Cabdi


Wadaadada Puntland Yeeysan Noqon Kuwii Afganistaan oo Kale
(guji-riix) C/waaxid Khaliif
[21-Nov-2006]
Nasab miyaad tahay mise nasab dhiman? ( guji-riix) Zahra

DHANBAALLO(30) (guji-riix) Maxamedeyn

Waar xabaddu waa lacage, dab ku dhalaali!(guji-riix) Eelay

Qaadku waa Qaran dumiyee qabta, qaribaaye noloshee qabta, qof walbowba qabo! (guji-riix) Yuusuf

Muqdisho oo "dubaabku" ku heesay!! - Ku tumasho Xuquuqda Markaqaanka!!!(guji-riix) Wallays

Ma waxaad Rabtaa In Badbaadiso ,mise in aad u Gemeesato (guji-riix) Gelle

SHEEKO DHEXMARTAY MADAXDA PUNTLAND IYO MADAXWEYNE YUUSUF (guji-riix) Yuusuf

SSDF GUUSHII DUMINTII SALDANADII SIYAAD,IYO GUULDARADII DIB UYAGLEEL DAWLO
(guji-riix) Liibaan

Click Next Page

BBC Somali 07.00
BBC Somali 11.00
BBC Somali 4.00
BBC Somali 6.00
Rai Somali/Italia
Websiteyo muhiim ah:
(Read more)


Mowduca todbaadkan
Maxaynu dadka u booqana ballan la’aan?
(guji-riix)
28/11/06
Qolka Ogeysiska
(Read more)
Hambalyo Aroos iyo Dhalasho
(guji-riix)

Tacsi (guji-riix)


1.Wargeyska Sabuul : Xaaladdii ugu dambeysay ee Ayaxa

Magaceyga shankaroon ma dhabbaa misse waa dhalanteed Q: 12aad(guji-riix) Drs Caasho C Geesdiir
Dardaaran Qiso Jaceyl Q: 9aad
(guji-riix) Zahra Abdi Hersi

Qiso Dhaba ah Jacayl Baaxad Weyna Xambaarsan Qeybtii 12 (guji-riix)

Sheeko gaaban: Laba gelin
(guji-riix)
Sheeko: Shalay May Soo Noqoto
Q 4aad (guji-riix) ZahraQiso:
Jacaylkii Barni Seed
(guji-riix) Ibraahin
DHIBBAN IYO DHIILADII MUQDISHO
(Qiso dhab ah oo xiiso leh)(guji-riix)
Somali TV
Somfreemedia
Radio DALJIR
Radiofreesomalia
Ka Dhageyso Qur'aan
Radio Warsan
Radio Somali Copehagen
Radio Sahan London
Radio Hargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Radio Jigjiga
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali radio(DR) 17:30
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa

Somali Links

A

Ambaqaad.
Abaaji

Addacwa
Africanewsonline
Aftahan
Allceeldheer
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
Al-tawxiidonline
AN.C.I.S
Aqoon wadaag
Arlaadi
Awdal Development Organization

B
Baidoa
Banadirsoftware
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Barbaarin
Bile
BiyoKulule
Boosaaso
Boqolsoon
Boondheere
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba

C
Cadaado
Cadeyga
Calayaale
Cayaaraha
ceelbaraf
ceelbuurnet
Cigonet
Codka Soomaaliyeed
Cowslafil
CRD

D
Daawo
Dacwah
Dahabshiil
Dadkeyga
Dalka-online
Danjire
Darwiishland
Dawan Press
Dayniile
Deeyoo
Djibnet
Doollo

G
Gabilay
Ganacsiga
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
Goldogobsite Goobjoog
Guulane

H
Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews
Hamarey
Harardhere
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
Hornews
HornAfrik Online
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet

I
Ibrahimcadde
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI

J
Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JiimoNet
JowharOnline
Jowhar
Jubbalandonline
Jubbanet

K
Kasmo
Kenya Somalia
Kooshin
Kulmiye
Kulmis
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray

M
Maandeeq
Maaneed
Mareeg
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet

N
Nugaal
O
Onkod
Osmanart
Ogadensun
Ogadennews
OGADEN ONLINE

P
PACE Magazine
Puntlandpost


Q
Qalbifuran
Qalaalfe
Qabridahare
Qandala
Qaran News.
Qorahay

R
Raadi
Raasonet
Radio Sahan London
RadioSomaliland
Rakoraaxo
Ra'yi press
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet

S

Somalina
Samaddoon
Somaliland.org
Saaxil

Saylac
Save Somalia

Shabele
Shabaq
SBC
Sdwo
Shaaficiyah
Shareero

SIRC
Somalia Online
Somali Civic Web
somalimarket
Somali Medical Association
Somalitribune
Somaliwide
Somaali
Somaliasite
Somali Education
Somali information
Somaliainter
Somaliaonline
Somaliawatch
Somalihome
Somalihiphop
Somali IT
Somaaljecel
Somaliland.se
Somali lyrics
Somalinet
Somalitalk
Somalilandfuture
Somalilandmirror
Somalilandnews
Somalilandsoftware
Somaliland Sports
Somalilandtalk
Somalilandtimes
Somali post
Somaliroots
Somalishop
Somalisvensk
Somali Social UP
Somalistudents
somaliwide
Somaliwomen
SomaliUK
Somalivoices
Som Link
sssmalaysia
Ssup
STN-Worldmedia
Stnfm
Suxufi

T
Talowanaag
Telecomsomali
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..

W
Waaniye
Waano
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH

U
Ucidparty
UDUB
UMAK

X
Xaraash
xog-waran
Xamar daye

Y
Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Wargeys somali
Wargeyska Haatuf
Google
 
Web You Domainame
Webdesigner and administrator : Hussein Abdi Alasow
alasow@somaliweyn.com