Somali News
 

Hambalyo Meher  

Meher Farxad leh

Cabdulaahi Cali Cabdi'Geeseey' iyo Muno Axmed Xasan oo Maanta Meherkoodu Ka dhacay Hotel Imperial ee Magaalada Hargeysa......

Anagoo kala ah
Habaryar  Caasho Xaaji Maxamuud 
Abti Cumar Xaaji Maxamuud.Xaaskiisa iyo caruurtiisa
Nuur Maxamed Xasan' Nuur Cade'
Axmed cabdulaahi maanjoor
Saciid Cali Cabdi
Sacad Cali Cabdi 
Axmed Maxamed cabdulle'Uurdoox'
Fuaad cabdi Gaas
Ayaan Maxamed Cabdulle

dhmaantood oo kala Jooga Kanada,Ingiriiska, Hargeysa,Barbera waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Meherka Cabdulaahi Cali Cabdi'Geeseey' iyo Muno Axmed Xasan oo meherkoodu Maanta ka dhacay Hoteelka Imperial ee Magaalada hargeysa,waxaana ay leeyihiin Meherkaasi ha noqdo Kii u Horseeda Qoskaasi Cusub cabdulaahi iyo Muna Aroos Loo aayo oo ay ku kala Helaan wiil iyo Caano iyo Gabar iyo Caano

Aamiin,Aamiin,Aaamiin Meherka loo aayo alaha ka dhigo

Hambalyo Meher  

Hambalyo Meher: Mubaarik Yuusuf Ducaale iyo Safiya Yuusuf Xasan

Dhammaan akhtaarta iyo asxaabta hoos ku qorani waxay hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Meherka

Mubaarik Yuusuf Ducaale

iyo

Safiya Yuusuf Xasan

oo meherkoodu shalay ka dhacay Hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa.

Hambalyo Meherka Mubaarik Yuusuf Ducaale iyo Safiya Yuusuf Xasan

Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago)

Xasan Maxamed Yuusuf

Mustafe Maxamuud Diiriye

Cali Jaamaca Maxamed

Yuusuf Khadar Cabdi

Deeq Yuusuf Ducaale

Amiin Biixi Aadan

Cabdifataax Ismaaciil Mursal.

Noqda qoyskii isku waara ee aqalgalkooda ku gaadha guul iyo gobonimmo

Hambalyo Meher  

Aabo Ibrahin maxamed  jamac iyo Ilma Ibraahim Oo kala ah


faysal ibaahin maxamed
 husseen x, cumbul 
 sahra ibraahin maxamed
cabdi ibraahin maxamed
samsam ibraahin maxamed
farxiya ibraahin maxamed

Dhamaan Dadkaasi Waxay Hambalyo U dirayaan Meherka

c/risaaq ciise maxamed  IYO saynab ibraahin maxamed 

oo maher koodu kadhacay magalada burco Waxay illaahay uga baryayaan inay aqalkooda ku gaadhaan bashbash iyo barwaaqo.......

 Sidoo Kale Waxa Hambalyo Taas Lamid ah dirayaa

maxamed ibraahin nuur 
casha maxamed
xaliima maxamed
maryama hoodo  maxamed 
nasra farah ciise
farhiya ali andan

Dhamaan Dadkaasi Waxay Hambalyo U dirayaan Meherka

 c/risaaq ciise maxamed Iyo saynab ibraahin maxamed


oo maher koodu kadhacay magalada burco Waxay illaahay uga baryayaan inay aqalkooda ku gaadhaan bashbash iyo barwaaqo.......


cali salah nasir
amima yuusuf
ilhaan  ali
sagal ali 
daahe ali
liibaan ali
shiine caaydiid


dhamaan dad kaasi oo kala jooga
mareykanka ingiriiska Somaliland,  burco barbera hargeeysa
 waxaay hanbalyo u dirayaan Meherka............


c/risaaq ciise maxamed Iyo saynab ibraahin maxamed

oo maher koodu kadhacay magalada burco Waxay illaahay uga baryayaan inay aqalkooda ku gaadhaan bashbash iyo barwaaqo.......

Hambalyo Meher  

Tahniyad meher oo loo diraayo Cumar Abukar Nuur iyo Zeyna Cumar Nuur oo maanta meheroodu uu ka dhacay Soomaaliya gaar ahaan Degmada Marka cadeey.


Dhamaan Mas'uuliyiinta iyo Shaqalaaha Shabakadaha kala ah Shaaciye.com Calanka.com Cisaleey.com Soomaalidamaanta.com Deeyoo.com iyo Somaliweyn.com iyo gudiga Dhalinyarada Dooy iyo Deex waxaa ay Tahniyad Qaali ah u diraayaan Arooska Cumar Abuukar Nuur iyo Aroosadda Zayna Nuur Cumar oo maanta oo ay Taariikhdu tahay 08-08-2010 Meherkoodu ka dhacay Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelada Hoose gaar ahaa Xaafadda waxaa kaloo Tahniyadaan qaaliga ah si qaas ah-

u diraayo Eheleda iyo qaraabada Labada Lamaane oo kala ah:

  1. Hooyo Madiino Maxamed Nuur

  2. Aabe Xuseen Maxamuud Cosoble

  3. Xaaji Maxamed Abuukar iyo Xaaskiisa Caruurtiisa

  4. Dahabo Cali Gacal iyo Caruurteeda

  5. Ceyni Xuseen Maxamuud iyo Caruurteeda

  6. Sacdiyo Xuseen Maxamuud iyo Caruurteeda

  7. Cawil Xuseen Maxamuud iyo Caruurtiisa

  8. Maryan Xuseen Maxamuud

  9. Axmed Cali Maxamed

  10. Naciimo Xuseen Maxamuud

  11. Ismaaciil Xuseen Maxamuud

  12. Cabdi Xuseen Maxamuud

  13. Cabdul-qaadir Maxamed Abuukar iyo Caruurtiisa

  14. Sahro Maxamed Abuukar iyo Caruurteeda

  15. Abti Cali Maxamed Nuur

  16. Nuur Cali Maxamed

  17. Yuusuf Cali Maxamed

  18. Raxmo Cali Maxamed

  19. Nicmo Cali Maxamed Nuur

  20. Nafiso Muude Xasaneey iyo Caruurteeda

  21. Xamdi Faarax Nuur Muudeey iyo Caruuurteeda

  22. Zam Zam .........................

  23. Diini---------------------------

  24. Cabdi rashiid.......................

  25. Cabdi Ciid.........

  26. Cabdirisaaq Xasan Maxamuud Koofi

  27. Cabdiraxiim Maxamed Coon

  28. Maxamuud Axmed Hiloowle

  29. Cabdullaahi Abkoow

  30. Xaajiyo Mako Xasan Maxamuud

  31. Madiina Xasan Maxamuud

  32. Maama Xabiibo

Hambalyo Meher  

Dhamaan dadkan hoos ku xusani waxay hanbalyo meher kal iyo laaba hawada u marinayaanmudane ayaanle mahamed mahamuud [ayaanle oday] iyo marwo sagal ahmed mahamed siciidoo meherkoodu kadhacay  24\7\2010 hutel ambassator ee magalada hargaysa waxay illaahay uga baryayaaninay noqdaan qoyskii aqalgalkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo iskuna waara ubad khayr qabana kala hella
                      
                             aamiin aamiin aaamiin  aaamiin aamiin
 
 
 
hooyo shuun biixi oday
hooyo canab biixi oday
hooyo dhudi  biixi oday
hooyo halimo biixi oday
hooyo sulekha biixi oday
hooyo jamad biixi oday
hooyo yurub biixi oday
 
abtiyo sanyare biixi oday
abtiyo haaruun biixi oday
abtiyo ahmed cabdi oday
abtiyo ibraahin xasan oday
abtiyo yuusuf cabdi oday
abtiyo aadan qayre cabdi
abtiyo yuusuf qayre cabdi
adeero sitiin mahamud cilmi
adeero bedel mahamud cilmi
 
jamaal mahamed mahamud
istaahil mahamed mahamud
nimco mahamed mahamud
mahamed siciid  cismaan iyo xaaskiisa suleekha cabdi cawad
istaahil ahmed caydiid iyo inanteeda najma cali warsame
farhiya wadaad yare
halimo cali yusuf halimo fodcade
sagal  awhassan.....
hamda curi .............
rahma muhumed ahmed
hooda jaamac yuusuf
mahamuud qoslaaye fanaanka sanadka ee germeny munchen
Ahmed mahamed samatar
nimco daahir faarah
suhuur daahir faarah
muna    daahir faarah
cali        daahir faarah
nuura   yuusuf cabdi
fuaad    yuusuf cabdi
asma     yuusuf cabdi
nimco    yuusuf cabdi
ahmed   yuusuf cabdi
ibraahin yuusuf cabdi
halgan   yuusuf cabdi
mah.ed  yuusuf cabdi
warda  sitiin mahamud
samiira sitiin mahamud
khadar sitiin mahamuud
ayaan iimaan mahamud
najax iimaan mahamud
niciima iimaan mahamud
c.salan iimaan mahamud
 
dhamaan dadkan waxay kala joogaan. hargaysa finland sweden london germeny norwey italia america canada australia south africa

Hambalyo Meher Wacan


Dhamaan shaqaalaha. Qorayaasha,weriyayaasha iyo Tifatrirayaasha  shabakada wararka ee somaliweyn meelkasta oo ay ka joogaan dunida waxa ay hambalyo aan la soo koobi karin u dirayaan Boqorka iyo Boqorada hoos ku qoran oo dhawaan isku mehersaday magaalada Hargeysa, waxananuna leenahay noqda kuwii isku raaga ee isku reeya ubad khayr qabana ilaahay idin kala siiyo, waxa sidoo kale hambalyo taasi la mid ah dirayaa dadka iyagan hoo ku qoran.

 Dahir maxamed axmed iyo xaskiisa ,cabdiwahab maxamed axmed iyo xaaskiisa cabdiqani maxamed axmed ,cabdifataax maxamed axmed  ,shukri maxamed axmed  deqa maxamed axmed , hodo maxamed axmed ,nimco maxamed axmed  ,khadra maxamed axmed ,  xamda maxamed axmed , ifrax maxamed axmed ,aabo maxamed axmed sugule , hoyo canab xaaji ismaciil yoonis dhamaan reer maxamed axmed  waxay hamblayo u dirayaan meherka baashe cabdilahi axmed iyo deeqa axmed xasan oo meher koodu ka qabsoomay hotel summer time ee magalada Hargeisa.

Baashe Cabdilaahi Axmed

 Iyo

Deeqa Axmed Xasan
 
oo isku mehersay Hotel Summer Time oo ku yaala Magaalada Hargeysa.
waxaanu leenahay ilaahay ha idinka dhigo labadii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela

 

Hambalyo Meher  

Meher Wacan Oo ka Dhacay Berbera:

Axmed Kaahin Axmed, Siciid Maxamed Kaahin  & Xaaskiisa, C/kariim Maxamed Kahin, Maxamuud Maxamed Kaahin, Axmed qani maxamed kaahin, Asma Maxamed Kaahin iyo odeygeeda, muna maxamed kaahin, safiya maxamed kaahin, foosiya maxamed kaahin iyo caruurteeda iyo dhamaan reer Calas waxay hambalyo iyo bogaadin iyo tahniyad u dirayaan meherka:

Cabdiweli Axmed Cabdi

Iyo

Khadra Maxamed Kaahin

Oo Meherkoodu ka dhacay Hotel Maansoor Berbera (iyagoo Jooga yurub) salaasa 04.05.2010 waxaanay illaahay uga baryayaa inay noqdaan kuwii isku waara ee Eebe kala siiyo ubad khayr qaba. Aamin Aamin aamin,…..

Chief Caaqil Cabdi hadoodil, Xaaji Cabdi Rooble Axmed, C/laahi Ismaaciil Cade, Dr Shiine Cabdi barkhdle, Axmed Colaad, Xaaji Bucurde,  cabdale Baalo, , Ismaaciil daahir kaahin xaliye, Axmed Lixle, mubaarik maxamed maxamud , jaamac axmed isamaciil, xamse xasan maxamed, maxamed xusen sanca, c/casiis siciid saalax,

waxay hambalyo iyo bogaadin iyo tahniyad u dirayaan meherka:

Cabdiweli Axmed Cabdi

Iyo

Khadra Maxamed Kaahin

Oo Meherkoodu ka dhacay Hotel Maansoor Berbera salaasa 04.05.2010 waxaanay illaahay uga baryayaa inay noqdaan kuwii isku waara ee Eebe kala siiyo ubad khayr qaba. Aamin Aamin aamin,…..

Hambalyo Meher Wacan ........

Badhasaabka Gobolka Saaxil Maxamed Cabdilaahi Maxamed, Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Bebera Cabdale MAxamed Cali, Maareeyaha Dekeda Berbera Cali Cumar maxamed (Cali xoor xoor), isuduwaha waxbarashada g/saaxil maxamed axmed cilmi dhaman masuuliyiintasi waxay hambalyo u dirayaan

Isuduwaha Diinta & Awqaafta g/saxil

Sheekh Saleebaan Saciid Cali

Iyo

Ashra Sh. C/laahi Sh. Cali jowhar

Aadan Axmed Diiriye (A. baradho), Cali Ibraahim Warsame, Faysal  Cabdi Xasan, Cabdi Biindhe Muxumed, C/wahaab cige axmed, axmed maxmed ciise, maxamed ibraahim ciise, C/naasir Cali Xayd, Rashiid C/lkaahi, Cismaan Axmed Cismaa (Cimbir), Nuux Xasan Maax, Sheekh Axmed cabdi jaamac,

Agaasimaha Fullinta Ururka Yovenco Mubaarik Maxamed Maxamuud, Gudoomiyaha Ururkaasi, Axmed Abokor, IDiris Xuseen Cabdilahi, Jaamac axmed ismaaciil, Cabdicasii Siciid Saalax, Ciise Maxamuud Cige, maxamed Aadan dheere, iyo Dhamaan Xubnaha ururkaasi waxay hambalyo bogdin iyo tahniyad gadhsiinayaan meherka

Isuduwaha Diinta & Awqaafta g/saxil
Sheekh Saleebaan Saciid Cali

Iyo

Ashra Sh. C/laahi Sh. Cali jowhar

Oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Borama Khamiistii  April. 29. 2010 waxaanay ILLAAHAY uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waara Eebena kala siiyo Ubad Khayr qaba. AAamin… Aaamiin. Aamiin..

Hambalyo Meher.....Gacal Iyo Sukeeyaba Guurkiina Lagu Farax (Hoodo Abdillahi Diiriye Aw-guuleed Iyo Mukhtaar Cumar Nuur)
 
Dadweynaha Somaaliyeed ee ku dhaqn dalka Denmark ayaa Hambalyo ay ku dheehantahay Farxad iyo Kal-gacaltooyo u soo gudbinaaya Mukhtaar Cumar Nuur iyo Hoodo Abdillahi Diiriye Aw-guuleed oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Copenhagen (Denmark) Maalintii Jimcihii oo Taariikhdu ahayd 02/04/2010.
 
Waxa si gaara u soo hambalyeynaaya una soo ducaynaaya Hoodo iyo Mukhtaar iyaga oo leh Gacal Iyo Sukeeyaba Guurkiina Lagu Farax Ehelka iyo Asxaabta hoos ku qoran.
 
1-Aabe...Professor Abdillahi Diiriye Aw-guuleed (Abwaan Caraale)
2-Hooyo Caagan Warsame.
3-Mahad Abdillahi Diiriye iyo Xaaskiisa.
4-Mohamed Abdillahi Diiriye iyo Xaaskiisa.
5-Fuaad Abdillahi Diiriye iyo Xaaskiisa.
5-Hodan Abdillahi Diiriye iyo Odaygeeda.
6-Deeq Abdillahi Diiriye iyo Xaaskiisa.
7-Farxaan Muxumed Aw-guuleed.
8-Dhamaan Reer Diirye Aw-guuleed iyo Reer Muxumed Aw-guuleed.
9-Osman Abdillahi Sool iyo wiilashiisa.
10- Shabcaan Yussuf Sheikh Osman Nuur.
11-Sahra Aw-Hussein Farah-dhinac-weyn.
10- Fuaad Adan Biixi iyo Xaaskiisa.
11- Farax Saleebaan-kali....Odaygeeda iyo Caruurteeda.
12- Suldaan Mohamoud Hersi Muse ( Mohamoud-Captain)
 
Posted by: Osman Abdillahi Sool....sooldhuub@hotmail.com

Hambalyo Meher  
 

MEHER FARXAD LEH

Anagoo kala  ah

Cabdi Rashiid Omar Khaliif.
Cabdi Risaaq Omar Khaliif.
Naciimo Omar Khaliif .
Fardawsa Omar Khaliif.

C/Samad Cabduqadir Hanad.
Xuseen Yusuf Adan (Kanava.)

Hooyo Salin Mahamuud Haybe.
Aabo Mohamed Dahir Ibraahim.
Kamaal Mohamed Dahir .
Axmed Rabiic Mohamed Dahir.
Kifaax Mohamed Dahir.
Bashiir Mohamed Haybe.

Maryan sh. ALI
Faduma Mohamuud Haybe.
Xamdi Mohamed Dahari

Yasmiin Dhancade
Ruqiya Omar Muuse.
Ilwaad siciid..
Suleekho Yuusuf Kaad.
Cayni mohamed Heybe.
Asad Mahmud Haybe.
 
Dhammaan Asxaabtan iyo ehliyadan oo kala jooga .  Dalka gudahiisa iyo dibada khaas ahaan ,Swdan ,Denmark , uk,holland ,Jigjiga .Qabri dahare ee ismaamulka somalida ethoopia waxay tahniyad  aroos u dirayaan

Boqorka iyo boqoradda Faraska iyo Geenyada

MOHAMED-AMIIN OMAR KHALIIF
IYO

SAHRA MOHAMED DAHIR.

Oo meherkoodu ka dhacay magaalada lagu magacaabo KRISTIANSTAD  ee ku taala dalka Sweden

Hambalyo Meher  

Waxaan tahniyad Meher farxad leh hawada u marinaynaa Arooska iyo Aroosada kala ah
Xuseen Max,uud Faras (faras dheere)  & Fartuun Dhicisow Cali (filsan)
   oo todobaadkaan gudahiisa  maharkoodu dhacay dalka somalia gaar
ahaan caasimada dalkayna hooyo ee muqdisho
 tahniyadaan waxaa diraayo asaxaabta kala ah


   1 jabraaiil max,uud faras
2 c/laahi max,uud faras
3 max,ed max,uud faras 
4 saalax max,uud faras
5 aadan max,uud faras
6 ow abshir max,uud faras
7 ow c/raxmaan max,uud faras
8 ow liibaan max,uud faras
9  nafiso max,uud faras
10 xamda max,uud faras
11 hodaney max,uud faras 
12 raaxo max,uu faras
13 safiyo max,uud faras
14  farxiyo max,uud faras
15 bishaar cali mocow (bashka)
16 caaliyo cali mocow 
17 saynab cali mocow
18 luul max,uud jagni
19 daahir fooleey
20 muxumad weheliye max,uud
22 shiikh yaxye axmed
23 shiikh c/laahi weheliye
24 muxumud xasan burfuule
25 yaasiin burfuule
26 suudi max,uud rooble
27 maxamuud max,ed yuusuf abgaaalow
28 max,ed deeqo muuse nuur
29 cabdi max,ed cali ( awaalla)
30 hibo max,ed axmed (hibo faraxley)
31 iidoow muuse max,ed cali
32 safiyo cali mocow
33 biibaaye caraay
34 aamino max,ed cumar
35 muqtaar qadaaye
36 max,ed deeq cali
37 max,ed axmed warsame geele yare
38 yuusuf xasan yuusuf
39 faliz max,ed cabdi
40 duniyo suudi macow
 

Waxaan leenahay hambalyo hambalyo xuseen iyo fartuun walaalayaal  noqda kuwii loo aayo ubad qayr qabana kala hela  Wada Noolaada oo Nabad ku Waara ayaa Idin leenahay Aamiin Aamiin aalahayow Aamiin

Hambalyo Meher  

Aabo Siciid Saalax Raage, Hooyo sanynab axmed xayir, iyo dhamaan ilma siciid saalax, Aadan Dubad Cismaan Xaaskiisa iyo caruurtiisa, abtiyo ismaaciil Axmed Xayir iyo xaaskiisa iyo caruurtooda, cabdiraxman axmed xayir, iyo xaaskiisa iyo caruurtooda, abti jaamac axmed xayir iyo xaaskisa iyo dhamaanba ilma axmed xayir, abti cabdilahi, adeero maxamed saalax.

Dhamaan Dadkaasi waxay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan

Cabdicasiis Siciid Saalax

iyo

Foosiya Cabdi Yaasiin

 

Oo Meherkoodu ka dhacay hotel Mansoot Berbera, 28.12.2009. waxaanay u rajaynayaa kuwii aqalgalkooda kugaadha bash iyo barwaaqo.

Mubaarik Maxamed Maxamuud, Shekh Saleebaan Axmed Ibrahim,Maxamed Aadan dheere, Idiris Xuseen Cabdilahi, Cali Jaamac Caraale, Yaasiin Carab, Maxamuud Maxamed Kaahin, Jaamac Axmed iyo Waliba Xubnaha Ururka Yovenco Berbera.

Waxay dhamaan dadkaasi hambalyo u dirayaan  :

Cabdale Xaaji Cali Axmed, Maxamed Cabdi Yaasiin, Farxaan Xaaji Cali Axmed, Cabdixakiin Maxamud Shirwac, MAxamed Cabdi Ilig, Caydaruus ismaacil Cabdi iyo dhamaan Hawlwadeenada Faaco iyo Televishanka HCTV,

Cabdicasiis Siciid Saalax

iyo

Foosiya Cabdi Yaasiin

OoMeherkoodu ka dhacay hotel Mansoot Berbera, 28.12.2009. waxaanay u rajaynayaa kuwii aqalgalkooda kugaadha bash iyo barwaaqo.

Waxa iyana hambalyo taas oo kale ah diraya Bahda Saxaafada Gobolka Saaxil, Cabdisalaan Xariir, Maxamed Biid, Cabdikariim Siciid Saalax, Yaasiin Jaamac, Axmed Aadan dheere iyo ismaaciil cali.

Hambalyo Meher  

Waxaan tahniyad aroos farxad leh hawada u marinaynaa arooska iyo aroosada kala ah C/qaadir c/laahi muxumed nuur iyo xamdi max,uud faras oo nikaaxooda todobaadki hore ka dhacay dalka somalia gaar ahaan maagaalada tan muqdisho

Tahniyadaan ayaa waxa dirayo dhamaan dadka hoos ku qoran

1 xuseen max,uud faras
2 c/laahi max,uud faras
3 max,ed max,uud faras 
4 saalan max,uud faras
5 aadan max,uud faras
6 ow abshir max,uud faras
7 ow c/raxmaan max,uud faras
8 ow liibaan max,uud faras
9  nafiso max,uud faras
10 xamda max,uud faras
11 hodaney max,uud faras 
12 raaxo max,uu faras
13 safiyo max,uud faras
14  farxiyo max,uud faras
15 bishaar cali mocow (bashka)

16 caaliyo cali mocow 
17 saynab cali mocow
18 luul max,uud jagni

19 daahir fooleey
20 muxumad weheliye max,uud

22 shiikh yaxye axmed

23 shiikh c/laahi weheliye
24 muxumud xasan burfuule
25 yaasiin burfuule
26 suudi max,uud rooble
27 maxamuud max,ed yuusuf abgaaalow
28 max,ed deeqo muuse nuur

29 cabdi max,ed cali ( awaalla)
30 hibo max,ed axmed (hibo faraxley)

 
 
waxaan leenahay hambalyo hambalyo c/laahi  iyo xamdi walaalayaal  noqda kuwii loo aayo ubad qayr qabana kala hela  Wada Noolaada oo Nabad ku Waara ayaa Idin leenahay Aamiin Aamiin aalahayow Aamiin