Hambalyo-Meher: XASAN XAAJI CUMAR CALI IYO SHUKRI MAXAMUUD QAALIB
Hambalyo-Meher: XASAN XAAJI CUMAR CALI IYO SHUKRI MAXAMUUD QAALIB.
Anahoo kala ah asxaabta hoos ku qoran, waxaanu hambalyo iyo bogadin u diraynaa , Meherka XASAN XAAJI CUMAR CALI IYO SHUKRI MAXAMUUD QAALIB.
Maxamed Dubbe.
Khalid Bile Ciise Sayid Ismaaciil Xasan.
Cabdirisaaq Xuseen Xasan. Cali Abdlilaahi Daahir.
Xuseen Ibraahim (xusto) Maxamed ahmed xaaji.
Cabdikariim Maxamed Ibraahim.
Cabdicasiis Axmed Muuse. Xasan m.
Ibraahim (Xasan Buraale) Maxamed ladiif Daahir Jaamac.
Maxamed Cabdilaahi Ducaale (Ilkacase) Xasan sheekh maxamuud suufi.
iIyo Qaar kaloo badan....
Mohamed Dubbe
qarandoon@msn.com
HAMBALYO AROOS: MUUSE MUXUMED DIIRIYE IYO NIMCO AADAN ISMAACIIL
BARAKALAHU LAKA WA BARAKA CALAYKA WA JAMACA
BAYNAKUM FIL KHEYR
Dhammaan Gudida sare ee ururka Ardayda iyo
Jaaliyadda Somaliland ee magaalada Karachi (SOSAK) iyo weliba xubnaha
Guud ee ururka Ardayda Jaalliyadda Somaliland ee magaalada Karachi waxay
Hambalyo iyo Boogaadin aan la koobi karayn hawada u marinayaan
MUUSE MUXUMED DIIRIYE
IYO
NIMCO AADAN ISMACIIL
oo Arooskoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa
ee Xarunta Jamhuuriyadda Somaliland waxaanu leenahay Ilaahay ha idinka
dhigo reerkii lagu naste lagu nagaado ee Ilaahay ubad kheyr qaba kala
siiyo Nabad iyo Caano Bash bash iyo barwaaqo.
Gudida Sare ee Ururka iyo Jaaliyadda Somaliland
ee magaalada Karachi
1. Cali Ibraahim Ismaciil (Ali Dhoolayare)
2. Mohamed Muxumed Diiriye (Qawdhan)
3.Cabdirashiid Daahir Aaye (A. Aye)
MOHAMED ABDI HASSAN (DIRIDHABA)
KARACHI, PAKISTAN.
HAMBALYO MEHER KHEYR
LEH.
Anigoo ka Wakiil ah Dadka Magacyadoodu Hoos ku Xusan oo
Kala Degan Cirafyadda Aduunka,Kuwaas ah Qoyka iyo Eheladda Eng-Cusmaan
Max,ud Saciid Shibiin,oo
Mehersaday Warmo-Iimaan Maxamed Xassan Xuseen,Wuxuuna Meherku ka Dhacay
Gobolka Cajmaan ee Dalka Isu-taga Emaaraadka Carbeed,Anigoo ah Dr-Ibrahiim
Max,d
Saciid Shibiin(baal-ayax),Si Gaar ah Ayaan Ugu Hambalyeeynaayaa Mudanaha
iyo Marwada Is Mehersaday.
Haddaba,Waxaan Halkan ugu Gudbineeynaa Hambalyo Qaali ah,Eng-Cusmaan Max,ud
Saciid
Shibiin iyo Marwo-Iimaan Xassan Xuseen,Waxaanu Alle uga Rajeeynay in eey
Noqdaan Kuwii
Kheyr,Wanaag,Camal Suuban ku Waara,Iyo Qoyskii La Hirto oo Lagu Hagaago,Aamiin.
Magacyadda Dadka Hambalyadda Diraaya:-
1-Dr-Ibrahim Maxamed Saciid Shibiin.
2-Maxamed Ibrahim Max,d Saciid.
2-Anwar Ibrahim Max,d Saciid.
4-Hudda Ibrahim Max,d Saciid.
5-Maxamuud Ibrahim Max,d Saciid.
6-Marwo-Shukri Maxamed Loow.
7-Garyaqaan-Danjirre,Maxamed Xassan Saciid Shibiin.
8-Col-C/Casiis Xassan Saciid Shibiin.
9-Dr-Cumar Xassan Saciid Shibiin.
10-Eng-Warsamme Max,d Xassan Saciid.
11-Eng-Abdalla Muuse Saciid Shibiin.
12-C/Qani Max,d Xassan Saciid.
13-Dr-Shirwac Max,d Xassan Saciid.
14-Drs-Fadumo-Bilan Max,d Xassan Saciid.
15-Saciid Maxamed Saciid Shibbin.
16-Dr-Maxamed Muuse Saciid Shibiin.
17-Maxamed Ibrahim Saciid Shibiin.
18-C/Rashiid Xassan Max,d Shibiin.
19-Saalax Xassan Maxamed Shibiin.
20-Axmed Maxamed Xassan Saciid.
21-Maxamed Saciid Max,d Saciid.
22-C/Laahi Maxamed Saciid Shibiin.
23-Ayaan Xassan Maxamed Shibiin.
24-Shamis Xassan Maxamed Shibiin.
25-Caaqil-Axmed-Kheyr Xassan Max,d Shibiin.
26-Ismaciil Xassan Maxamed Shibiin.
27-Abukar Xassan Maxamed Shibiin.
28-C/Kariim Abukar Xassan Max,d.
29-Sacd Muuse Xuseen Mataan.
30-Qorsho Xuseen Mataan.
31-Xassan C/Laahi Sheekh(Xassan Carab).
Hambalyo-Hambalyo-Hambalyo.
-Qorre-Xassan C/Laahi Sheekh(Xassan Carab)-
-Jen-31-2005.
HAMBALYO
Anigoo ah Caaqil Cabdiraxman Sheekh Nuur
ahna Caaqilka Beesha Sacad islamarkaana ku hadlayah magaca waxgaradka
iyo aqoonyahanada beesha SacadWaxaan halkaan
Hambalyo iyo bogaadin ugadirayaa Madax waynaha Cusub ee Butlaan
Jenaraal Cade Muuse xirsi oo ku guu laysatay
jagada madax wayne nimada Butlaan waxaana u rajaynayaa in hawshiisa rabi
lagarab galo waxaan kale oon ugu baaqayaa
in uu dadka uu madaxda u noqday ay noqdaan kii ay ku diirsadaan kagana
baxaan jahawareerka siyaasadeed waxaana filayaa
in uu noqdo mid ku soo kordhiyah gobalada dhexe xasilooni iyo kala
dambayn dheeraad ah gaar ahaana gobalka Mudug,
Waxaana u rajaynayaa in uu noqdo kii
hawshiisa gutah si cadaalad kujito, AAMIIN. cshnur@hotmail.com
cabiraxman shekhnur
cabdiraxmanshekhnur@yahoo.com
HAMBALYO
waxaan hlkaan uga hambalyeeyneenaa anagoo
kala ah aabe macalain yuusuf m.caliiyo hooyo xakiimo sh.maxamuud iyo hooyo
madiino barreaxmad macalin yuusuf,cabdulaahi,cali,cumar,mahdi, fardoosa,samsam,sacdiya,
safiya,saciidsalaad,daahir,liibaan,intaa oo ah reer macalin yuusufiyo
waalidiinta oo kala ah abti macalin muuse ,eedo faadumo macalin cali.eedo
madiino macalin cali,adeer abuukar macalin profasore tuuryare iyo aayo
xaliimo sh.maxamuud iyo mahad macalin muuse, ilyaas m muuse. daahir m
muuse, xussen m muuse.nasra m muuse iyo c/raxmaan xaaji muxudiin, dhamaan
waxaan halkaan uga tahniyadeeneeyaa Arooskamaxamad cabdi kuulaale iyo
Aroosada saciida macalin yuusuf waxaanu leenahay noqda kuwii isku waara
ubad kheer qaba kala hela (wiiil iyo caano gabar iyo caano) Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
abdirahman muhyadiin
maalin77@hotmail.com
HAMBALYO
MEHER QAALI AH,MUDANE-CALI MAX,D XIRSI IYO MARWO,MUNIIRA AXMED CABDULLE.
Maalintii Sabtiddii 01/01/2005,Waxaa Meherkooddii
ka Dhacay Magaaladda London,England,
Mudane-Cali Maxamed Xirsi iyo Marwo,Muniira Axmed Cabdulle,Waxaana Munaasabadaas
Kasoo Qeyb-galay Dad aad iyo aad u Badan oo Isu Jirray Eheladda Labadda
Qoys,iyo Asxaab Badan.
Mudane-Cali iyo Marwo Muniira Waxeey ka Soo Jeedaan Labo Qoys oo Balaaran,oo
Caan ah,
Waxaana Halkan Hambalyo Qaali ah Ugu Diraaya Amiirka iyo Amiiradda,Dadka
Hoos ku Xusan,Iyagoo u Rajeeyey in eey Noqdaan Qoyskii Kheyr,Wanaag,iyo
Ubad Wacan ku Soo
Kordhiya Ummadda Islaamka ah Guud ahaan iyo Somaaliyeed Gaar ahaan.
-Aabbe-Dr-Maxamed Xirsi Ducaalle.
-Hooyo,Zamzam Cali Caateeye.
-Ayeeyo-Xaaji,Amina Aw Maxamuud.
-Eedo-Saafi Xirsi Ducaalle.
-Eedo-Saado Xirsi Ducaalle.
Abti-Maxamed Cali Caateeye iyo Qoyskiisa.
-Abti-Max,ud Cali Caateeye.
-Abti-Axmed Cali Caateeye iyo Xaaskiisa.
-Abti-Dr-C/Risaaq Cali Caateeye iyo Xaaskiisa.
-Abti-Nuux Cali Caateeye iyo Qoyskiisa.
-Cali Axmed Ducaalle.
-Qareen-Axmed Max,d Xirsi(Jirre).
-Xirsi Max,d Xirsi iyo Xaaskiisa.
-Foosi Max,d Xirsi iyo Xaaskiisa.
-Bashiir Max,d Xirsi.
-Ibrahim Max,d Xirsi iyo Xaaskiisa.
-Khaaliid Max,d Xirsi.
-Aamina Max,d Xirsi.
-Zamzam Cumar Cabdi.
-Cali Cumar Cabdi iyo Xaaskiisa.
-C/Rashiid Cumar Cabdi iyo Xaaskiisa.
-C/Keyse Cumar Cabdi iyo Xaaskiisa.
Nasra Max,d Xirsi.
-Abshir C/laahi Sheekh.
-Idil Max,d Xirsi.
-C/Risaaq Axmed Jaamac.
-C/Qaadir Max,d Xirsi iyo Xaaskiisa.
-Xassan C/Laahi Sheek iyo Qoyskiisa.
-Abti-Cusmaan Cali Caateeye iyo Xaaskiisa.
-Iyo Dhammaan Ehelka Iyo Asxaabta Fara Badan.
-Meher Kheyr Leh-Aamiin,Aamiin,Aamiin-
-Qorre-XASSAN C/LAAHI SHEEKH(XASSAN CARAB)-
-Jen-07-2005.
-sharifhassan50@yahoo.com.
HAMBALYO AROOS
Anagoo Kalla ah Maxamed Muuse Seeraar Tifatiraha
Idaacada Radiowarsan Axmed Muusse Cabdulle(Idaawaqaca) Cabdirxmaan Maxamed
Adan Koronto, Axmed Yaasiin Maxamed Sooyaan Imaan Cali Cabdi Jaamac Dharbaaxo
Xasan Cali Gurxan Nafiso Nuur Cusmaan,
Hodman Cabdi Salaan Ismaaciil, Hibo Cabdi Salaan Ismaaciil
,Faadumo Cabdi Salaan Ismaaciil,Hayaan Cabdi Salaan Ismaaciil,iyo dhamaan
Xaasaskooda Ilmahooda iyo Asaxaabtooda oo kalla Jooga Gudaha Soomaaliya
iyo Daafaha Dunida waa la isku soo noqon wixii nool aduunyada
Waxaan kalkan hanbalyo Farxad iyo Bogaadin wadata uga
diraynaa Arooska iyo Aroosada Boqorada Maryan Cabdi Salaan Ismaaciil iyo
Boqorka Cismaan Abshir Muusse, oo dhawaan ku aqal galay Wadanka Norway
Oslo waa caasimadee,
Waxaan alaha Awooda Sare leh uga Baryeynaa Wiilal
iyo Gabdho Saalixaad ah oo wanaagsan iyagana waxaan u rajaynaynee in ay
Noqdaan kuwo Isku Jano Gala oo ku wada waara Wanaag,
HAMBALYO
AROOS
Haaji yaasiin ducaale bare & xaaskiisa
xuseen jaamac guud- cade &xaaskiisa iyo caruurtiisa ,shiriif maxamed
xaajicali xaaskiisa iyo caruurtiisa ,xaaji cabdilaahi maxamed xaaji cali
& xaaskiisa iyo caruurtiisa ,sheekh axmed dheere xaaskiisa iyo caruurtiisa
,barre axmed xiirey & xaaskiisa baashe hawd iyo xaaskiisa
dadkaas oo kala jooga harta sheekh ,wajaale hargaysa,burco,yurub iyo imaaraadka
waxay hambalyo iyo tahniyad u dirayaan arooska
AXMED DUCAALE XUSEEN
&
HINDA MAXAMUUD XUSEEN
OO todobaadkan ka dhacay magaalada harrta sheekh
waxaanu leenahay
baaraka laahu laka wabaaraka calayka wajamaca baynakumaa bilkhayr ow fil
khayr
HANBALYO AROOS: Wariyaha
Radio Hargeysa iyo Hargeysa TV
Salaamu Aleekum;
Waxa aanu halkan uga diraynaa hanbalyo arooskooda oo
ka dhacay magaalada Hargeysa ee dalka Somaliland
Khadar Maxamed Cakule oo ah wariye Radio Hargeysa iyo
Hargeysa TV labdaba iyo marwadiisa Suhuur Muxumed
Aw-Cabdi. Waxa aaanu Illaahay uga baryaynaa inuu ka
dhigo reerkii nabad qab ku waaara , Ubad Khayr qabana
inuu Illaahay siiyo. Aamiin
Waa dadka kala ah:
1) Hooyo Mako Xassan Aadan
2) Axmed Yussuf Cakule iyo Wiilkiisa
3) Kaltuun Yussuf Cakule iyo reerkeeda
4) Cabdalle Yussuf Cakule iyo Xaaskiisa Bahja Ismaciil
Cubuli
5) Yurub Cabdi Cakule iyo reerkeeda
6) Safiya Cabdi Cakule iyo reerkeeda
7) Rooda Cabdi Cakule iyo reerkeeda
8) Foosiya Cabdi Cakule iyo reerkeeda
9) Muna, Samsam, Asma, Ismaciil, Deeqa, iyo Hodan oo
dhamaan ilsma Cabdi Cakule ah.
10) Dhamaan Ilma Maxamed Cakule
11) Dhamaan Ilma Nuur Cakule
Dadkaas oo kala jooga Somaliland, Canada iyo
Maraykanka.
Mahadsanid
Rashiid Abdi
arashiid@yahoo.com
TAHNIYAD MUNAASABADA
MEHER
Taariikhdu markey aheyd 17/09/2004,waxaa
Magaaladda London ee
Carigga Ingiriiska ka dhacday Munaasabada Qaali ah,oo Mudane,Cali
Xaaji Cusmaan Abokor ku Mehersaday,Raxmo Sheekh Cali Sh.Cumar.
Munaasabadaas oo si weyn looga soo qeyb-galay,si wacana loo Soo
Agaasimay,una dhacday si Farxad iyo Maamuus Wanaag leh oo
Waafaqsan Hab Shareecada Islaamka,iyo Hanaan Wanaaga Dhaqanka
Ummadeena,Waxaanu Halkan Hambalyo qaali ah ugu Gudbineeynaa,
Qoyska Xaaji Cusmaan Abokor(Berberaawi),iyo Qoyska Sheekh Cali
Sheekh Cumar,Iyo Amiirka,Cali Xaaji Cusmaan iyo Amiirada,Raxmo
Sh.Cali,Meher Kheyr leh,Ku Dayasho leh,Wanaag iyo Mustaqbal Wacan
leh,Aamiin,Aamiin,Aamiin.
Xaflad isla Meherkan lagu maamuusayey,si aad iyo aad u Sareeysa loo
Soo Diyaariyey ayaa taariikhdu markey aheyd 24/09/2004,ka dhacday
Magaaladda London,Taasoo eey ka Soo qeyb galeen Eheladda,
Qaraabadda,Asxaabta iyo Macaariif badan oo lagu Marti qaaday,oo
Farxad iyo Riyaaq halkaas ka muujiyey.
Dadka Tahniyadda Diraaya:-
-Cali Abokor(Cambara-Cad),iyo Qoyskiisa,
-C/laahi Abokor,iyo Qoyskiisa.
-Cabdi Yuusuf Axmed iyo Qoyskiisa,
-Cali Yuusuf Axmed iyo Qoyskiisa.
-Abwaan,maxamed Ibrahim(Hadraawi) iyo Xaaskiisa.
-Sheekh C/Raxmaan Sh,Cumar iyo Qoyskiisa.
-C/Raxmaan Cawil iyo Qoyskiisa.
-Axmed X,C/laahi(Rooraaye) iyo Qoyskiisa.
-Cabdi Jibriil Caateeye iyo Qoyskiisa.
-Reer-Mijir Qaadi Maxamuud.
-Mahdi Jaamac Rooble iyo Qoyskiisa.
-Axmed Ismaciil Warsame iyo Qoyskiisa.
-Xassan C/laahi Sheekh iyo Qoyskiisa.
-Axmed Xuseen Ismaciil iyo Qoyskiisa.
-Axmed Meecaad iyo Qoyskiisa.
-Axmed Askir Cali Baalle.
-Maxamuud Xuseen(Dhega-dheere)iyo Qoyskiisa.
-Cabdi Aadan iyo Qoyskiisa.
-Jaamac Ramaaqiye iyo Qoyskiisa.
-Nuux Cali Yuusuf iyo Qoyskiisa.
-Cali Hawd iyo Qoyskiisa.
-Cabdi Dahir Qodax iyo Qoyskiisa.
-Ustaad-Maxmuud Qodax iyo Qoyskiisa.
-Max,d Sh.ibrahiim Sh.Xujaale iyo Qoyskiisa.
-Maxmamed Cali Uurdoox iyo Qoyskiisa.
-Axmed Cli Qaafil iyo Qoyskiisa.
-Axmed Xassan Cali-Yarre iyo Qoyskiisa.
-C/Caalim Faarax iyo Qoyskiisa.
-Reer,Saciid Aden Xuseen.
-Reer,Xaaji Axmed Boodhle.
-Cumar Gaheydh iyo Qoyskiisa.
-Reer Boqor,C/laahi Sh.Xasan Gaboobe.
-Sheekh Cali Wadaad iyo Qoyskiisa.
-Yaasiin Quulle iyo Qoyskiisa.
-Rashiid Axmed Dhigane iyo Qoyskiisa.
-Khatin Qambi iyo Qoyskiisa.
-Xassan Gaab iyo Qoyskiisa.
-Nageeye iyo Qoyskiisa.
-Reer,Yuusuf Xeyd,(Yuusuf Daqare).
-Reer,Jaamac Faarax(Roodiishiyo).
-Axmed Cusmaan Nuux iyo Qoyskiisa.
-Nuur Maxamed Aadan iyo Qoyskiisa.
-Cabdi Caseeyr iyo Qoyskiisa.
-Axmed Caseeyr iyo Qoyskiisa.
-Fahad Al-Baqdaadi iyo Qoyskiisa.
-Reer,Xaaji Cali.
-C/Qani Saciid Aden iyo Qoyskiisa.
-Cali Muuse Cawad iyo Qoyskiisa.
-Maxamed Ismaciil buudh iyo Qoyskiisa.
-Sheekh Axmed Sheekh.
-Cabdi Xassan iyo Qoyskiisa.
-Abwaan,Ismaciil Aw Aadan.
-Axmed Qadaafi iyo Qoyskiisa.
-Axmed Suleymaan Faarax iyo Qoyskiisa.
-Maxamed X.C/laahi(Rooraaye),iyo Qoyskiisa.
-Maxamuud Saciid Ayaanle iyo Qoyskiisa.
-Axmed Cabdi Guleed iyo Qoyskiisa.
-Khaalid Al-Cadami.
-Axmed C/laahi iyo Qoyskiisa.
-Iyo Jaaliyadda Reer Somaliland ee Degan dalkan Uk.
-QORRE-XASSAN C/LAAHI SHEEKH(XASSAN CARAB)-
-YORKSHIRE-SEP-26-2004.
HAMBALYO HAMBALYO AROOS
Salaamu calykum
Khadar Guun Jaamac
Cabdishakuur Cabdi Xaaji Good
Waxay hambalyo iyo ducooyin badanba u dirayaan Warsame Jaamac Maxamed
Qaalib iyo Marwo Nimco Ahmed Cilmi Bulaale oo dhawaan aqalgalkoodu ka
dhacay magaalada Colombus ee carriga Maraykanka.
Khadar Guun
HAMBALYO
HAMBALYO AROOS WACAN
1-Abdirahman Ali Ubaxle iyo Xaaskiisa Ruun
C/casiis Saalax
2-Cabdi Ali Maxamud iyo Xaaskiisa Caasha H Galaal
3- Abdirashid Maxamud Axmed(Xiimaaye)
4- Bare Cali Maxamud
5- Fadumo Ducale Shine
6- Fadumo Cali Xaaji Xasan
7- Xabiiba Cali Xoogsade
8-Mustafe Saalax X Xasan iyo Xaaskiisa Yaasmin
9-Axmed Maxamud Axmeed
10-Magool Maxamud axmed
11-yuusuf cali Faarax iyo Xaaskiisa Luul Xayraan
Dhaman Dadkaasi Iyo kuwo kale oo badan waxay tahniyad u dirayaan
Keysa Maxamed Biixi iyo C/raxman Nuur Ganey oo arooskoodu ka dhacay Magaalada
Birmingham ee cariga ingiriiska 4/9/2004
Abdirahman Ali Ubaxle
HAMBALYO
HAMBALYO AROOS WACAN
Anagoo ah ilmo c/qani muxumed wacays iyo
aabyo c/ani iyo hooyo khadiijo maxamed yarow iyo adeeradeena :
- Asad muxumed wacay iyo xaaskiisa
-Maxamed muxumed wacay iyo xaaskiisa
iyo waliba :
Maxamed Maxamud Oday
C/fataax C/laahi Maxamed
Madiino C/laahi Maxamed
oo kala joogno USA-SWEDEN-FINLAND-KUWAIT-QATAR- IYO SOMALIYA-waxaan ´bogaadin
kal iyo laab ah u direynaa Arooska iyo aroosada
KHAALID MAXAMUD ODAY & FOWSIA C/WAHAAB,
oo ku aqal galay Muqdisho Somalia waxaana ilaah oogu tuugeynaa inuu ka
dhigo arooskooda kii laguwaaaro oo ubad kheyr qaba kala hela .
AAMIIN AAAAMIIIN AAAMIIIN ALLOW.
Maxamed C/qani Maxamed (khadar)
Karlstad Sweden.
Tahniyad Meher
CABDIRAXMAN CALI UBAXLE & XAASKIISA RUUN C/CASIIS SAALAX & CARURTODA
FADUMO C/CASIIS IYO CARUURTEEDA
CAASHA MAXAMED CALI & ODEYGEDA CISMAN YUSUF & CARUURTODA
KEYSA MAXAMED BIIXI & ODEYGEEDA C/RAXMAN
FAARAX SICIID BULALEH
YUSUF BULALEH WARSAME
MAXAMED CALI UBAXLE
XARAKAAD CALI UBAXLE
FIHIMA CALI UBAXLE
SAMIYA CALI UBAXLE
JAMAC YUSUF UBAXLE
SALEBAN DUCALE UBAXLE
AXMED CALI UBAXLE
ISMACIL YUSUF UBAXLE
DHAMAAN DADKAASI OO KALA JOOGA UK . DENMARK.USA.SOMALILAND & CANADA
WAXAY TAHNIYAD IYO BOGAADIN U DIREYAAN
FARDUUS CALI UBAXLE & MAXAMUD CALI HAYSTE OO AY UGU TAHNIYADEYNAYAAN
MEHERKA SHIRIN MAXAMUD CALI & C/XAKIIN YUSUF CARTAN OO KA DHACAY MAGAALADA
COLUMBOS OHIO EE CARIGA MARAYKANKA SABTIDII 17/7/04
Aubaxle@aol.com
TAHNIYAD IYO BOGAADIN
AROOSSKA IYO AROOSADA
anagoo ah dhamaan dadka hoos kuqoran waxaanu tahniyad iyo
bogaadinba u dirayaan c/qani xaaji ciise iyo farxiya saalax cilmi oo dhawaan
ku aqal galay , magaalada laascaanood.
c/risaaq cali kaneec
iyo hay ada soolsanaag infor.centre
cawil farax dabshid
c/khaliq xasan farax
maxamed jaamac farax {{dhulqas}}
maxamed jaamac sahal
maxaed cali qotonsade
mubarak xasan farax
cali jamac farax {{dhulqas}}
maxaed cali qambi
nimco jamac farax
xusseen jaamac farax
naciima cawil farax {{dabshid}}
saleebaan warsame ismaaciil mirre
MAHADSANIDIIN
Hambalyo
waxaan dhamaan salaamayaa hormuudada shokaanta uhaya somaliwayn
aniga ooah akhristayaasha somaliwayn kuna kalsoon wararka iyo barnaamijyada
kala duwan ee ay soo saaraan kuna kalsoon 100%100 inay raadiyaan runta
dhabta ah waxaan maanta doonayaa inaan u hambalyeeyo madax dhaqameedka
loo caleema saaray reerka naaleeye axmed DR/garaad saleebaan daahir afqarshe
inuu ilaahay ka dhigo kii naftiisa iyo dadka uumaanta garaadka u noqdayba
uu ku hogaamiyo magaca alle
Tahniyad aroos waa muhim
Ardayda reer punt land ee wax ka baratah dalka masar waxaa
ay tahiyad kal iyo laaba udirayaan :
axmad khayr c/risaaq warsame [dhiico] iyo 2- laylo siciid axmad[ xeewal
] oo uu maherkoodu xalay oo jimaca ah uu ka dhacay magaalada qardho ,
waxaanu urajayn inuu noqdo aroos lagu bar waaqoobo , waxaanu sidoo kalana
leenahay iksu waara ubad khayrana kala hela
wiil iyo caano , gabar iyo caano
aamiin amiin aamiin
ardayda tahniyada diraaya :
1- asad cabdi faarax [gufurre]
2-sharmarke c/risaq cilmi[wlac walac]
3-raage cusmaan cumar [raage cade]
4-maxamad khaliif barre
4-maxmad cabdi shire
5-cali xuseen barre
6-c/qadir ciise mici
7-c/ladiif xuseen
8-fahad faarax kolyaale
9-maxamad maxamuud diis
10-sharmarke xuseen bare
11-maxamad warsame
12-cabdi raxmaan cismaan cumar [gura]
13-maxmad mirre
14-cabaas ismaaciil
15-c/laahi cali islaan
16-maxamad yasiin
17-siciid macalin maxmad
18-axmad cumar haashim
19-c/xakiim cabdi [gurbaale]
20-c/raxman jamacac bare
iyo dhamaan ardayda kale oo aan magac yadood halkaan lagu xisin .
wasalaamu calaykum warax matulaahi wabarakaatuh
Hambalyo meher
hooyo hadoan xaashi shire
aabo maxamed cisman awaadan
axmed maxamed cisman
faadumo maxamed cisman
koos maxamed cisman
mustafe maxamed cisman
niciima maxamed cismaan
c/lahi maxamed cisman
dhaman reer maxamed cisman waxaan hanablaayo iyo bogaadin u diranaa maherka
abdirahman maxamed cisman (xaaji) iyo
khadra xusen cabdi
oo maherkoodu ka dhacay gotenborg sweden bashan aan ku jirno waxaan leenahay
gacal iyo xigaalba guurkiin lagu farax isku waaran
walalshaday ikraan waad mahad santahay walalo wanu wada xidhiidhanaa
hambalyo aroos
anagoo ah ibrahim dhimbiil aadan,iyo xaaskiisa,
jamac dhimbiil aadan iyo
xaaskiisa, maxammed dhimbiil aadan iyo xaaskiisa,faadumo dhimbiil aadan
iyo
caruurteeda, aamina dhimbiil aadan, farduus dhimbiil aadan, faisal cilmi
cali,
cali maxammed abokor iyo xaaskiisa, siraad saleebaan cawed iyo caruurteeda,
cabdiraxmaan cali ubaxle iyo xaaskiisa,cabdiraxmaan awcali,jaamac xassan
seed
samiira muuse liibaan, aamina cali maxammed, samsam goox saciid, cabdirisaaq
adan
cali,maxamuud ibraahim iyo xaaskiisa aamina xirsi xandulle iyo caruurtooda
waxaanu hambalyo iyo bogaadin u diraynaa
XASSAN DHIMBIIL AADAN IYO HINDA MAXAMMED AXMED oo arooskoodu ka dhacay
magaalada
birmirngham ee dalka ingiriiska 24/4/2004
waxaanuna leenahay ilaahay ha ka dhigo kuwii isku waara ubad khayr qabana
kala
siiyo aamiin
Ibrahim Dhimbil
ibrahim.dhimbil@h2h.newham.net
Jaaliyadda Somaliland
ee Norway waxay hambalyo u diraysaa
HAMBALYO MEHER
MAXAMED CABDI JAAMAC (CAQLI)
IYO
SAMIIRA JAAMAC CILMI
OO MEHERKOODU KA DHACAY MAGAALADA HARGEYSA
Khamiistii 08.04.04
Cabdilaahi Baaruud Cige
Xaaji Cali Xussen
Xamse Maxamed (Soomajeeste)
Maxamed Aadan Xassan
Musse Gilingil
Cismaan Maxamed Obsiiye (Giriig)
Cabdiraxiim Sh.Daa'ud (Ilkacasse)
Maxamed Jaamac Xujaale (AABI)
Maxamed Aw Faarax
Sidoo kale
Maamulka
Jaaliyadda Somaliland ee Norway
Maxamed Axmed (Kuuriya) Gudoomiye
Siciid Maxamed Amiin G.ku xigeen
Xamse Maxamed Xubin
Xasan Axmed (Kalak) Xubin
C/qaadir Axmed Warsame
waxay hambalyo u dirayaan
MAXAMED CABDI JAAMAC (CAQLI)
IYO
SAMIIRA JAAMAC CILMI
OO MEHERKOODU KA DHACAY MAGAALADA HARGEYSA
Khamiistii 08.04.04
Waxay leeyihiin ha noqdaan kuwii isku waara bash bash iyo barwaaqana ku
noolaada.
Hambalyo iyo tahniyad
aroos weyn ooka dhacay toronto
ANAGA OO KALA AH Dr abdulahi axmed karani iyo xaaskiisa
eng saciid axmed karaani iyo xaaskiisa
hagi omar axmed karano iyo xaaskiisa
sheekh abdicasiis axmed karani iyo xaaskiisa
sheekh ismaciil aw yusuf iyo xaaskiisa
isloow cali jamac tuke
xaajiyo ruqiyo axmed karaani
DHAMAAN WAXAY DUCO IYO HAMBALYO IYO TAHNIYAD UDIRAYAAN
ABDULAHI SHEEKH ABUUKAR IYO RUQIYO ABDIRAXMAN ISFIILATO
OO DHAWAAN AROOSKOODU KADHACAY TORONTO
-----------------------------------------------------------------------------------------------------------------
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN ALOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
-----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
SIDOOKALE WAXAA AROOSKAA MID LAMID AH KADHACAY OHAIO USA
IYAGANA WAXAAN U DIRAYNAA HAMBALYO LAMID AH TAAS OO KALE
ABDINASIR SHEEKHAXMED ISFIILATO IYO BILAN IBRAAHIM
AAMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN AAMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
HAMBALYO,HAMBALYO, AROOS
WACAN
Waxaan kuu soo gudbinayaa salaan qaali ah waxaan doonayaa
inaad soo daabacda hambalayada & tahniyada guurka ee ka dhacday magaalada
Oslo ee wadanka Norway,
Waxaan halkaan tahniyada & hambalyo uga soo jeedinaynaa
anagoo kala ah Mohamed Rashiid Sh mohamed, xaaskiisa , nimco sheekh Abdulaahi
, mohamed rashiid ahmed hadi, xaaskisa, ubax ahmed, hadi Bashiir sheekh
Abdullahi, Ahmed mukhtaar sh mohamed, xaaskiisa, Abdi sayid moalin yusuf
& xaaskiisa, Abdi fatah yusuf urur , & xaaskiisa
Ahmed_Nuur Sheekh Abdullahi & Ruqiya seed cilmi
oo axadii ku aqal galay magaalada Oslo ,waxaan allah uga baryayanaa kuwii
isku waara ee ubad khayr qaba oo dalkooda & diintooda anfaca AAMIIN,
AAMIIN, AAMIIN
Ahmed Sheekh Abdullahi
ahmedpo@hotmail.com
Hanbalyo
Aroos
Waxa aanu halkan u soo marinaynaa
Hanbalyo Aroos
Khadar Maxamed Cakule oo ah Radio Hargeysa iyo
Hargeysa TV labada iyo Marwadiisa Suhuur Maxamud
Aw-Cabdi oo shalay meherkoodu ka dhacay magaalada
Hargeysa, Somaliland. Waxaanu leenahay "Labdii is
hantee Hoywada Galee Hoodale noqdoo Hibo iyo Ducaba
naga hooya Hooyo Hooooyo Hibo iyo Ducab NAGA HOOYA EE"
1) Hooyo Mako Hassan Aadan
2) Cabdalle Yussuf Cakule iyo Xaaskiisa Bahja Ismaciil
Cubule
3) Kaltuun Yussuf Cakule iyo reerkeeda
4) Yurub Cabdi Cakule iyo Maxamad Siciid Cali Diiriye
iyo Caruurtooda
5) Ismahaan Cabdi Cakule iyo Ahmed Quule iyo
Caruurtoooda
6) Rooda Cabdi Cakule iyo reerkeeda
7) Foosiya Cabdi Cakule iyo reerkeeda
8) Mustafe Cabdi Cakule
9) Ismaciil Cabdi Cakule
10) Xariir Nuur Cakule
11) Khadar Nuur Cakule
12) Axmed Yussuf Cakule
13) Muna Cabdi Cakule
14) Samsam Cabdi Cakule
15) Asma Cabdi Cakule
16) Farduus Cabdi Cakule
17) Hodan Cabdi Cakule
18) Deeqa Cabdi Cakule
19) Foosiay Cabdi Cakule iyo reerkeeda
20) Iyo Dhamaan reer Cakule meel kasta oo ay kala
joogaanba waxa ay Duco iyo Bogaadin u soo gudbinayaa
Khadar iyo Suhuur.
Rashiid
arashiid@yahoo.com
This Page!