About Us
Abuot Us

Xafiiska Weyn ee somaliweyn ee magaalada Gothnborg, Sweden

Magac: Xusseen Cabdi Calasow
Degen: Gothenborg, Sweden
Xaas iyo sadax caruur
Tafatiraha somaliweyn.com
Waxbarshadiisa: hada Teknikada kombiutarka, waxbashadiisa hore shahaadada bajulaarka ee cilmiga beeraha (Agronom) iyo Musikiste .
Shaqo: Tarjume luqada Iswidhiska iyo Af somaliga, kalkaaliye caafimaad.
email: Alasow@somaliweyn.com

Magac: Cabdullahi Sheekh Xusseen (Hantiwadaag)
Degen: Gothenborg, Sweden
Xaas iyo afar caruur
Maamulka wararka somaliweyn.com
Waxbarshadiisa: Joornaaliste
Shaqo: Hore Maareeyaha golaha murtida iyo madadaalada (National Teater Muqdisho) Maalulayaasha cidaacadii radio Muqdisho. Hada Macalin
email: abdullahi@somaliweyn.com

Qoraalada somaliwey ee magaalada Gothenborg, Sweden

Ikraam Cali Kaar
Email: ikraam@somaliweyn.org

Mas'uulka somaliweyn ee magaalada Brussels, Belgium

Xafiiska somaliweyn ee magaalada Hargeysa, Somalia

Jamaal Ibraahim Mahamed
Email: mustaqbal7@hotmail.com
mustaqbal@somaliweyn.org