|
Aragti:
Nin hurdo kasoo toosay iyo nin hore aan u joogin howl iyo xamarba waa uga daraan
Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda KMG ah oo howlgallo dad lagu soo qabqabtay ka sameeyay suuqa xoolaha iyo degaanada ku dhow
Aroornimadii hore ee saakay ayaa waxaa guri kasta oo ku yaala degaanka Suuqa Xoolaha lagu arkay cutubyo ka tirsan ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM, kuwaasi oo howlgallo geed iyo guri lagu baaray ka sameeyay degaanada uu ka kooban yahay suuqa xoolaha iyo degaanada kale ee ku dhow dhow.
Wararku waxay sheegayaan in howlgaladaasi oo socday ku dhowaad muddo ka badan laba saac lagu soo qabqabtay tiro dhallinyaro ka badan tobaneeyo ruux, kuwaasi oo saraakiisha ciidamada Dowladda hoggaamineysa ay sheegeen inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab, walow qaarkood la sheegayo in kiiskoodu yahay tuhun oo kaliya.
Howlgalada Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ka sameeyeen saakay Suuqa Xoolaha ayaa la sheegayaa inuu hakad geliyay isu socodka dadka iyo gaadiidka, waxayna ciidamada si gaar ah u bartilmaameedsanayeen guryo iyo goobo ay ku sugan yihiin kooxaha ururka Al-Shabaab ee halkaasi ka fuliya falalka amni darrida ah.
Dhinaca kale howlgalada ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM sida wadajirka ah uga sameynayaan suuqa xoolaha ayaa ku soo beegmeysa xilli maalintii shalay degaankaasi ay ka dhaceen qaraxyo is xigxigay oo geystay qasaarooyin dhimasho iyo dhaawac isugu jira.
Marka hore waxaa mahad iska leh allaha way nee waaxida ee ina siiyay ama ina garan siiyay in aan nabada ku adkaano
Marka labaad waxaan si xushmad iyo sharafi ku dheehantahay aan halkan uga mahad celinayaa
Madax waynaheena sheekh shariif sh axmad oo mudan in lagu mahadiyo heerka uu gaadhsiiyay manta umada soomliyeed
In ay ku shiraan wadanka dhexdiisa gaar ahaan magaalo madaxda muqdisho tasoo ah wax ilaahay looga mahad celiyo
Laguna amaano madaxwaynheena sh.shariif sheekh axmad tasoo uu u huray naf iyo maalba waana wax aduunwaynahoo
dhani ku faraxsan yahay wax qabadkiisa iyo idiidiiladiisa siyaasadeed ee uu manta ku gaadhsiiyay heer ka ay dawladaha dunidu marayaan
ee nidaamka doorasho iyo nabad galyoba waxaana uu madanyahay in loogu celiy
o doorashada madaxnimo sababtoo ah waxa uu manta
qabtay waxii ka qabyo ah si uu u dhamystiro
mana wacna in manta ladoorto qof cusub waayo waxa ay soomaalidu hore ugu maahmaahday
nin hurdo kasoo toosay iyo nin hore aan u joogin howl iyo xamarba waa uga daraan
umad waliba waxa ay qabsato ayaa ayaa u yaal gaar ahaan baarlamaanka ama xildhibaanada oo la socda heerka ay taagnayd Somali
iyo heerka ay manta marayso waxaan marnaba la iska indho tiri Karin nabad galyada iyo ninkasta oo qurbaha joogay oo usoo laabtay dalkiisa
rabana in uu xil qabto ama uu waalidkiisii iyo wehelkiisii uu amaandarada ugu soo laaban waayay ahna in uu ilaahay ka sokow uu madaxwayne
sh shariif ku mahadiyo tasoo uu manta kusoo laabtay si nabad galyo lehna ugu baashaalayo gurigiisii ama uu ugu dalxiisayo xeebaha liido iyo geel liq tasoo ah
wax lagu farxo horumarinta amaan ee uu sameeyay madaxwayne sh shariif waxa uu isaguna mudanyahay in loogu celiyo
waayo shicibku waa uu dareen sanyahay waxqabadka ay leedahay nabadi horena waxaa loogu maahmaahay
waxaanan kusoo gaba gabaynaynaa guul wacan
tallo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noolla
amiin xaji cige aadan 27739989251
ibraahin alli muuse 27788678538
shariifo alli 27735666600
south Africa
capetown
khadervandeross@gmail.com
Xasuusin: Aragtida dadweynaha waxay khaas u tahay qofka soo qoray qormada, webka Somaliweyn lama qabaan aragtidiisa qoraaga
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|