Somali News
    Hees  

Jaaliyadd Puntland Sultante Oman oo taageertay MW Hasaan Shikh Maxamud

 

منتدى مغتربين بونتلاند 
سلطنة عمان

jaaliyadda puntland sultnate of oman
(pdf oman)
gudiga jaaliyadd puntland ee cuman waxay hanbaallyo u dirayaan madaxewayhan jamhuryadda somaliya 
prof hassan shikh maxamud
hanbaallyo hanbaallyo hanbaallyo
kusocota madaxweynha jamhuriyada somalia
prof hasan shikh maxamud
gudiga jalliyadda puntland ee oman waxay u sheegaya dhamaan umada somaliyeda in laala shaqayo madaxweyha cusub ee somalia
taaageer buuxda lasiiyo
madaxweyne  xassan shikh maxamud 
waa nin ka fiyow falal danbiyeedyo siyassaded, dagal sokeye iyo masuqmasuq
waa wadani isku wadikara  dadka somaliyeed ee kala tagsan manta 
waa wadani xogogal ah oo mudan hooganka umadda somaliyeeda
(national and realistic man)
wadani lagu amni karo masiirka somalia ee burbursan manta
jaaliyadda pdf oman waxay u rajaynaysa madaxewnaha khayra iyo dowlada wanaagsan oo aqoon iyo taayo fiicaan leh
(new Prime Minister)
 
 
pdfoman@gmail.com

 

Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)