Somali News
    Hees  

Aragti: jawaari iyo madaxweyn xassanoow rasulwassarha qardho baa isklah

 

jawaari iyo madaxweyn xassanoow rasulwassarha qardho baa isklah

jamhurida federalka somalia tubta toosan ay cagta sartay iyo dhamadka kumal garka in sii wangsana lo mamulo siii umada somalia oo 21 sano dhibtu garta lo so uruursho hoogan iyo mamul fiicaan oo la hallo wuxu daawo yahay dhibkii somalia ku habsaday 42 sano ka hor sasdarted somalia waxa u billooday dowladnimo hadii somali dowlada la,aan hanjirtay manta waa dowlada dhamastiran in kasto ay jirto kal qaybsanan bulshad somaliyeedd sida mamulo kal gooni gooni ah hadan waxan gaarnay horumar madam an doornay qof wangsan cusub wadani ah caqli fiyo taasi waa mid wanagsan.

Doorashad gudomiyah baarlmanka prof jawaari iyo mid madaxweynah somalia dr xasan shikh maxamud. waxay tusaale wanagsan u tahay somalia iyo somalida.

rasulwassarha cusub somalia
madaxweynh somalia wuxu kaso magacabay mudo dhan 30 cisho gudhood qofkii noqoon laha wasirka kowada
ila hada ma jiro cid sii rasamiya u oga nink nasibkas yeeldoon. lakin waxan ognahay meesha u ka imanyo rasulwasare ah cusub iyo sida u ku imanyo (4.5)
%1oo beesha darood.
%99 beelah darood puntland deegan.

madaxweyn xasan shikh maxamud iyo taallooyinka muhimka
gudoomiyha barlmaanka somalia
beesha calamka iyo dowladah danyaha arrimah somalia uganda, kenya jabouti iwm
(ururka al islaxa)
lakin go,aanka u damaya waxa isklah madaxweyha
howsha xukumada cusub socota,
1 amaank guud dalka somalia iyo samayant ciidan qaran
2 dibdhiska dalka
3 midinmo qaran
4 horumarinta arrimah bulshada
5 wada hadala somalia iyo somaliland
6 samaynta iyo hirgelinta xirxirka dibda
7 so celint qaxootiga somalia
8 shaqo abuurid iyo bahant kharda dalka
9 tirtirka iyo baabinta qabyaladda iwm
hadba sii lo garo dhaman gulahn waweyn ee muhimka u ah dowladnimada somalia waa in la hallo rasulwassare cusub oo aqoon iyo karti u lah howshan qaran oo xogxogal ah wadani ah ah qof nadif ah. dowlada tayo lah oo la hallo waxa muhim u ah wasirka kowda, FG
rasulwasarshi hore somalia dowladai kmg ahy dwaxay kaso jeeden gobolada mudug iyo galguudud
dr cumar cabdirshid cali iyo cabdiweli cali gas gobolka (mudug)
dr maxamed cabdlahi farmaajo (galdudud)
sasdarted waa in qardho bari somalia prime minister ka yimada waa gobolka ug weyn 18 gobol somalia

منتدىمغتربين بونتلاد
سلطنة عمان

jaliyad puntland ee cuman
(pdf oman)
pdfoman@gomali.com

Xasuusin: Aragtida dadweynaha waxay khaas u tahay qofka soo qoray qormada, webka Somaliweyn lama qabaan aragtidiisa qoraaga  

Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)