Somali News  
   
News from Somalia in Somali .:News from Somalia in Somali .:News from Somalia in Somali .:News from Somalia in Somali .:News from Somalia in Somali .:News from Somalia in Somali .:News from Somalia in Somali .:News from Somalia in Somali .:News from Somalia in Somali .:News from Somalia in Somali .:News from Somalia in Somali .:


News from Somalia in Somali
Xaalada Caafimaad Ee Fanaan ka Katirsan kooxda Waayaha Cusub Shiine Akhyaar oo Soo Wanaag Sanaanaysa ka dib marki la dhaawacay

Nairobi Talaado , November 13 2007 SMC



Xaalada Caafimaad Ee Fanaanka Dad yar kana mid ah Dhalin yarada Fanaaniinta ah ee Waayah Cusub Shiine C/laahi Cali Qanaanuf ayaa soo wanaagsanaanaysa kadib mar kii Fanaanka Kooxo Hubaysan ay Habeen hore ku weerareen Gurigiisa oo ku Yaala Xaafada 8 Street ee Magaalada Nairobi, Fanaanka ayaa waxaa soo weeraray 6 nin oo Biskoolado ku Hubaysan balse xaalkiisa Caafimaad ayaa Hada Soo yara Wanaag sanaanaya.

Shiine ayaa Xabaduhu waxa ay uga dheceen Kilada Hoos teeda iyadoona la seex shay isbitaalka Nairobi Hosbitan halkaas oo lagu qalay kadibna loo wareejiyey Nairobi West Hosbital oo ku Yaala Xaafada Nairobi West ee Caasimada Nairobi.

Fanaanka ayaa mar labaad hadana lagu qalay isbitaalka isagoona Dhakhtarkii daweynayey uu sheegay in Xaaladiisu ay in badan aad uga soo wanaagsanaayso sidii hore ee ay ahayd.

Dhalinyarada Fanaaninta ah ee ka tirsan Waayaha Cusub ayaa waxa ay aad uga wada xumaadeen Weerar ka loo Gaystay Xubinta ka tirsan Ururkooda Waayaha Cusub.

Shiine Qanaanuf ayaa Waayaha Cusub waxa uu ka ahaa Xubin Firfircoon oo kala wada iyagoona udoortay Gudoomiyahooda kadib mar kay ar keen Dadaal kiisa.

Dhamaan Dhalinyarada Somaaliyeed gaar ahaan Dhalinta jecel Fanka ayaa aad uga wada xumaaday Dhaawaca loo gaystay Shiine oo Katirsanaa Waayaha Cusub iyagoona ilaahay uga baryey Caafimaad Buuxa in uu siiyo.

Sidoo kale Maamulka Iyo Shaqaalaha Idaacada TV iyo Radio Somaliweyn ayaa aad uga Xumaaday Falkaan Foosha xun ee lagu Weeraray Dhalinyarada Fanaaninta Ah ee Waayaha Cusub iyagoona ilaah uga Baryey in uu Shiine Caafimaad kiisi usoo celiyo uuna ka kac sho Dhaawacaan yar ee loo gaystay.


Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:
Wararka Maanta 06-Nov-2007
Minnesota man sets sights on Somali prime minister position (Read more) AP

POLITICS-SOMALIA: "Humpty Dumpty Has Fallen Off the Wall"
(Read more) IPS

Varför lyckas somalierna i USA men inte i Sverige? (Read more)

Somalia: More Chances (Read more) Monitor

Puntland Govt Has 30 Days to Recapture Las Anod, Says Parliament (Read more) Garowe

Fresh fighting in Somalia kills civilian (Read more) Agencies

40 drown in Gulf of Aden (Read more) AP

Ethiopia deploys more troops to Somali capital (Read more) AFP

Crew of ship hijacked off Somalia is safe, captain tells Japanese owner (Read more) AP

Nearly 90,000 flee Somalia fighting (Read more) AP

Somaliska fäder överger sina barn (Read more) GP

Somalia 'on brink of collapse' (Video) BBC

US military tracking hijacked ships (Read more) AP

Aid organizations in Somalia warn of worsening situation (Read more) DPA

Mogadishu violence displaces 88,000 people(Read more) Reuters

Somalia – Resigna- tion of Ali Mohamed Gedi (Read more) state.gov

Mogadishu violence frustrating aid response (Read more) IRIN

Ethiopian FM in Somalia to discuss political crisis (Read more) AFP

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)