|
Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Talyaaniga oo Tacsi diraya
Mogadishu Arbaco 10 October 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Talyaaniga oo Tacsi diraya
Annagoo ka tiiraayeysan Geeridii lama filaanka ahayd ee ku timid Deeqa Aadan Guure waxaan dhanbaal Tacsi ah aan u wada diraaya Dhammaan Jaalliyada Soomaalida ee dalka Talyaaniga qaas ahaan Torino marxuumada oo shaley lagu aasey dalka Talyaaniag taariikhda -09/10/2012 , waxaan Ilaahay uga baryeynaa inuu Allah u Naxriisto kana waraabiyo Jannadii Fardowsa ahayd Samir iyo iimaanna naga wada siiyo aamiin dhammaan Ehelkiisa iyo walidiintisa Qaraabadii iyo Asxaabsidaa ay ka geeryootey .
Deeqa Aadan Guure oo aheeda qof qaran Soomaaliyed oo u gar garu jirtey shacabka soo maaliyed ee ku nool dalka talyaaniaga oo aan marnaba la iloobi dooni wax kabadkeed ay u sameysay shacabka somaalida
Guddoomiyaha Jaaluyada Talyaanuga ee Torino
Mustaf Cabdulle Maxamud
Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|