Somali News
    Hees  

Gudoomiyihii Guddiga Dib uheshiisiinta Qaranka Somaliyeed SDSI oo u hambalyeynaayo Raisalwasaaraha cusub

Arbaco 10 October 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Gudoomiyihii Guddiga Dib uheshiisiinta Qaranka Somaliyeed SDSI oo u hambalyeynaayo Raisalwasaaraha cusub

Wuxuu hambalyo u dirayaa dhammaan shacabka Soomaliyeed Guusha ay Gaareen oo ah in heleen Madaxweyne,iyo Raysalwasaara iyo Raysal Baarlamaan aqoon leh oo aan aheyn dambiilayaal.

Waa Guul iyo Tilaabo horay loo qaaday,waxaana leeyahay siiwada hawlaha la iidiin doortay qaranka.
Sidoo kale Baarlamaanka oo aan horay uga baranay is qabqabsi iyo Hadal isgarabyaac waxaan idin ka cad sanaynaa in aad Garab istaagtaan madaxda daladda,una shaqaysaan qaranka somaliyeed. Ururka SDSI wuxuu shacbiga soomaaliyeed ka codanayaa in ay midoobaan garabna istaagaan madaxdooda cusub

1-Ururka Alshabaab waxaan ka cadsnayaa intii Soomaaliah in ay dagaalka joojiyaan lana hadlaan dawladda cusub lana qaybsdaan maamulka dawlada, taas oo looga fagaanayo in Ashnabigu sii joogo dalka hooyo iyo badbaadin diinta islaanka oo lagu kale fakar duwanyahay.

2-dawladdaha dariska ah waxaan ka codsanayaa in aad ixtiraantaan Qarannimada umma soomaaliyeed Cirka, Dhulka Iyo Baddaba, taas oo aan nahay dawlad dhan,Lahna Xuduudo Cayiman,marka laga reebo wixii dan ah oo u dhaxaysa Dawladda aduunka iyo darisyada wax wada qabsi laysla ogolyahay ah.

3-Madaxda dawladda waxaan ka cadsanayaa in aan lagu mashquulin,nin dabshidankara ee lagu mashquulo
sidii nin aan dab shidankarin loogu shidi lahaa.

CUMAR JAMAC CLI JIIR
GUDDOOMIYHA DIB UHESHIISINTA URUR SDSI

Masuuliyiin iyo Shacabka Scandeneviamka ku dhaqan oo hambalyeeyey Raysal Wasaaraha dalka

Tan iyo markii uu madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaliya Mudane Xasan Shikh maxamuud ku dhawaaqay Raysal Wasaaraha dalka Dr Saacid Faarax Shirdoon ayaa waxaa soo baxaya hambalyo iyo bogaadin eey meel walba kasoo dirayaan Shacabka Soomaliyeed, Shirar iyo Xafladdo lagu taageerayo ayaa si wayn looga abaabulay wadamadda la usku dhaho Scandeneviamka kuwaas oo si kal iyo laab leh looga soo dhaweeyay Dr Saacid Faarax Shirdoon oo loo arkay inuu yahay hogaamiye Aragti fog leh haatanna ka samata bixin karra Shacabka Soomaliyeed Siyaasadda dhibaatooyinka daashaday.

Sikastooy ahaataba waxaa bulshadda iyo wax garadka Soomaliyeed ee ku dhaqan dalalka Sweden iyo Norwayd aay Raysal Wasaare Saacid ka codsadeen inuu soo dhiso Xukuumad hufan oo Dalka iyo dadka bad baadisa,

Odayashii iyo Aqoon yahankii Soo saaray baaqa taageeridda iyo Bogaadinta uskugu jira ayaa waxaa kamid ahaa,

Xaaji Cabdixakiin Caydiid Cali Waal
Generaal Cabdi Faadaco
Aqoon yahan Xasan Cabdul Isxaaq
Axmed Daahir Geele
Eng: Karar Shugri Dhoomeey
COL CUMAR DIIRIYE EGAL
SULDAAN FARAH HAASHI
JAMA MAHAMED OSMAN DHAGAF
XUDUMEY CAANOOD GIIR
YUSUF SAID DIIRIYE
AHMED MAHAMED URUR
AHMED MAHAMED FAAQID
CABDI RISAAQ MAHAMED BARQADLE
CADI JAMA
MAHAMED CALI QALWAYNE
C\LLAAHI QUTUR SH DOON
NABADOON BADAL
CABDI AHMED GAAYAC
C\SALAAN C\LLAAHI URUSHE
GALLAD MAHAMED SOOFE
XASSAN CABDULL ISAXAAQ
C\LLAAHI DAAD QAATAA
C\QAADIR MUUSE MIRE

Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com  
www.somaliweyn.com 

 
 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)