Somali News
    Hees  

Maxaa  ugu xiiso badan Lugta 8 ee Horyaalada England,Italy vs Isbeyn ee 20 vs 21 Octobar 2012

Mogadishu Jimco 19 October 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Maxaa  ugu xiiso badan Lugta 8 ee Horyaalada England,Italy vs Isbeyn ee 20 vs 21 Octobar 2012

Waxaa Laga Ciyaari doonaa Garoomada Ku Yaala Wadamada Ingiriiska,Talyaaniga iyo isbeyn Kulmada Lugta 8 ee wareega Hore ee Horyaalka wadamadaasi 2012-2013.

Kulmada Todobaadkaan ee Meertada 8 ayaa ah kuwa Xiiso badan marka la fiiriyo Dhinaca Ingiriiska iyo Talyaaniga waxaan isku dhacaya Kooxo waaweyn.

Horyaalka Ingiriiska 2012-2013 Lugta 8 ee wareega Hore.

Sabti 20-10-2012.....


Totenham vs Chelsea   2-45 Pm Duhurnimo

Man utd vs Stoke City  5-00 Pm Galabnimo

West Brom vs Man city 5-00 Galabnimo


Horyaalka Talyaaniga Meertada 8 ee Wareega Hore

Sabti 20-10-2012.

Juventus Vs Napoli   8-00 Fiidnimo Kulanka ugua dag Todobaadkaan Horyaalada IngiriiskaTalyaaniga iyo isbeyn waa kulan labada Kooxood Tii badisa ay Hoganaka ku qaban doonto 19 dhibcood waa ciyaara dag oo Koox kasta Dooneyso inay Hogaanka Qabato gaar ahaan Kooxda Loo Martida Yahay ee difaacaneysa Horyaalak talyaaniga 2012-2013 Juventus.

Lazio vs Ac Milan . 9-45 Pm


Axada 21 Oktoobar 2012.

Inter Milan vs Catania



Horyaalka la ligaha Isbeyn 2012-2013.

ma jiraan Todobaadakaan kulamoa dag Horyaalka La ligaha isbeyn Meertadiisa 8 

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed cabdulle' Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com 

Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com  
www.somaliweyn.com 

   
 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)