Somali News
    Hees  

Gudiga Xiiriirka Soomaaliyeed ee K/Cagta oo ka dalbaday AMISOM inay baneeyaan Garoonka Kubadda Cagta Muqdisho

Mogadishu sabti 20 October 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Muriidi Abanuur, M.Xaaji, Muqtaar Maxamed iyo Maxamed Ismaaciil oo isagu soo Haray Finalka Weeraryaahnkii Ugu Wanaagsana Kubada Cagta Soomaaliya

Waxaa aan idiin soo gudbineynaa Manata sida ay u dhacday natiijadiiw areegii loogu soo baxayay Kama Dambeysta Weeraryaahnkii Ugu Wanaagsanaa Kubada Cagta Soomaaliya Xiligii barisamaadka oo ay u Tartamaayeen Wareegiisa Hore 12 Musharax Kuwaasoo 4ta ugu cod badata ay markaasi u gudbayeen Finalak Waxaana Codeyntoodu socotay intii ud ahxeysay 13-20 bishaan.

Hadaba Natiijada Codeynta Weeraryahankii Ugu Wanaagsanaa Soomaaliya oo ay codkooda dhibteen dad aad u fara badan aaya waxa ay noqotay sidatan

Saciid Ducaale                                                     Horseed                    6 cod


Muqtaar Maxamed Axmed’ M. Cuti’                         Batroolka                  8 cod


Muriidi Abanauur Abati                                             MBC                      11 cod


Maxamed Ismaaciil ‘ Siteey                                    Horseed                    9 cod



Nuur Suufi ‘Nuur Gaab’                                            D. Hoose                  3 cod


Cabdulaahi Maxamuud Sarxaan’ eenow’                    MBC                        6 cod


Maxamed Xaaji Uureey                                           LLPP                          9 cod


Khaliif Shire Muuse’ Riiko                                         Badda                         4 cod

Xasan Cafiif                                                             Horseed                     2 cod



Cabdi Cismaan Nuur’ Budiiste’                                     Batroolka                   4 cod



Axmed Cabaas Busuri                                                  Muqdisho                 2 cod




Axmed Nuur Shiino                                                      Wagad                    1 cod


Waxaa Halaabay 3 cod.


Wareega Finalka Codeyntii Loo Qaadayay Weeraryahankii Ugu Wanaagsanaa Soomaaliya waxaa isagu soo haray $ta Ciyaaryahn ee kala ah. Muriidi Abanuur Abati, Maxamed Ismaacil Siteey.Muqtaar Maxamed Axmed Axmed ' Muqtaar Cuti' iyo Maxamed Xaaji Uureey waxana Codeyntoodu soconeysaa inta u dhaxeysa 20-26 Oktoobar 2012 iyadoo natiijada Weeraryahnka ku Guuleysta Codeyntii loo Qaadayay Weeraryahnkii ugu Wanaagsanaa Soomaaliya aanu idiin soo gudbin doono Hadii alle idmo Khamiista 26ka Bishaan Oktoobar 2012.

N.B . Codeeeyuhu 4ta Musharax Mid ka mida ayuu codkiisa siin karaa,ma dooran karo 2  ama ka badan waxaana Finalak ku hardami doona Musharxiinta kala ah.


Muriidi Abanuur Abati                          MBC


Maxamed Ismaaciil Siteey                    Horseed


Muqtaar Maxamed Axmed' M.Cuti'    Batroolka


Maxamed xaaji UUreey                     LLPP


ku soo codee Iimeylkaan

Uurdoox2011@hotmail.com

Waxaa Diyaariyay.




Axmed Maxamed Cabdulle' Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com

Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com  
www.somaliweyn.com 

   
 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)