|
Xaflad lagu taageerayo maamulka jubbooyinka
Stockholm Axad 21 October 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Xaflad lagu taageerayo maamulka jubbooyinka
Waxa magaalada Stockholm ee dalka Sweden lagu qabtay xaflad si wanaagsan loo soo abaabulay laguna taageerayo isbedelka ka dhacay soomaaliya gaar ahaan jubbooyinka xafladaas oo ay soo qabanqaabiyeen dadweyne fara badan oo aan loo kala harin soomaali oo idil taas oo la isku weydaarsadey khudbado aad u soo jiitey dadkii meesha isugu yimid shirkaas oo ay soo abaabuleen gabdho ka soo jeeda gobaladaas iyo rag waxa laga hadlay taariikhda iyo maamulka cusub eeka dhashay gobaladaas shirka waxa ka qayb galay isimo iyo waxgarad fara badan oo soomaaliyeed ka daawo hoos sawira qurux badan oo laga qabtay xafladaas waxa sidoo kale loogu mahad celiyey ciidamada huwanta ee gaarey guushaas dadka soo qabanqabiyey ee gabdhaha u badnaa waxa ka mid ahaa oo halkaa lagu xusi kara sida
1.-salaado axmed xassan salaado geeley
2.-duniyo maxamud cali xarbi
3.-saciida cabdi maxamuud
Dadka khudbadaha qaaliga ah ka jeediyey Enj. maxamed Xuseen
Gen. Maxamed Sheiikh Daahir iyo Maxamed Suldaan Deeqow waxaa xafladda daadihinayey Dr. Cabdi Jamac oo si qurux badan u soo jiitey dadweynihii ka soo qayb galay shirweynaha








Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|