|
Habeenada Rajada oo La Ciyaarayo Caawa iyo Habeen Danbe Champions Liguae 2012-2013
Mogadishu Talaado 23 October 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Habeenada Rajada oo La Ciyaarayo Caawa iyo Habeen Danbe Champions Liguae 2012-2013
Mertada 3 ee Lugta Hore ee Champions Liguae 2012-2013 waa ka Xiiso iyo Xamaasad duwan tahay 2 meerto ee ka Horeeyay waxaana Kooxuhu Xooga Saarayaan Rajadooda Higsashada inaysan ku Harin Wareega Hor.Kooxda leh 0 waxa a dooneysaa 3 dhibcood marka ay ugu yaraato inay ka Hesho Lugta 1aad ee Guruubyada,sidoo kale Kooxda leh 6 dhibcood ama 4,3 iyo 2 dhibcood iyaduna waa la mid oo Kulanka Meertada 3 Xoga ayey Saareyaa.
Hadaaba Kulmada Meertada 3 ee Wareega Guruubyada ee Caawa iyo Habeen danbe La ciyarayo waxa ku jira Kuwa adag waxana Kulmada sida Gaarka ah loo Xiiseynayo ka mida.
Talaado 23-10-2012
Guruub H.
Man Utd vs Braga
Guruub G.
Spartak Moscow vs Benfica
Guruub F.
Lile vs Bayer Munich
Guruub E.
Shakhtar Donetsk vs Chelsea
Arbaco 24-10-2012.
Guruub D( Guruubka Dhimashada )
Ajex vs Man city
Guruub C.
Malaga vs Ac Milan
Guruub B.
Arsenal vs Schalke
Guruub A
Fc Porto vs Dynamo Kyiv.
N.B Guruubka dhimashada Kulanka Ajex vs Man city Kooxda Man city waxa la eegi doonaa bal waxa ay kala kulanto Ciyaartaasi,sidoo kale Ajex waa la mid,GuruubC 3 Kooxood Buu u dhaxeeyaa waa Kooxaha Chelaea,Shakhtar Donetsk iyo Juventus,Kooxda Juventus 3 dhibcood caawa inay hesho waa u muhiim.

Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com
Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|