Somali News
    Hees  

Muslimiinta Caalamka oo maanta taagan Banka Carafo si ay u gutaan Waajibaadka Xajka sanadkaan

Mogadishu Khamiis 25 October 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Muslimiinta Caalamka oo maanta taagan Banka Carafo si ay u gutaan Waajibaadka Xajka sanadkaan.

Waxaa maanta oo khamiis ah dhamaan Dadka Muslimiinta ah oo ay ka mid tahay Soomaaliya u dareereen aadista Banka carafe si ay u gutaan waa jibaadka xajka Xujayda ka soo kala xajisay Caalamka oo idil.

Soomaalida Xujayda ah qaarkood ayaa sheegay inay gaareen Banka Carafo, iyagoo ka anbabaxay magaalada Mina oo malinimadii shalay ahayd ay diyaar garow ku aadan aadista Banka carafe ay ka sameenayeen magaladaasi.

Magalada Mina ee Wadankaasi Sacuudi Carabiya ayaa waxay qiyaastii 10-KM ilaa 12-KM u jirtaa Banka Carafo oo maantay la filayo in Xujayda Muslimiinta ka kala timid caalamka ay iskugu ururaan , iyadoo Muslimiintu halkaasi ka samaynaya Ducooyin iyo Alle barri.

Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com  
www.somaliweyn.com 

   
 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)