Somali News
    Hees  

Hiilqaran oo u hambalyeeyo Soomaalida munaasabadda barakaysan ee Ciiddul Adxa

Mogadishu Jimco 26 October 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


As-salaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh

Waxaa Xisbiga HiilQaran sharaf weyn u ah in uu xubnahiisa iyo guud ahaan ummadda soomaaliyeed muslimiinta ah ugu hambalyeeyo munaasabadda barakaysan ee Ciiddul Adxa.

Waxaan Allah uga duco dalbaynaynaa inuu naga aqbalo acmaasheena wanaagsan, sidoo kalena dhaafo gafafkeena.

Dhamaan umadda Soomaaliyeed meelwaliba ay ku suganyihiin waxaan ugu hambalyeynaynaa munaasabaddan CIIDDUL ADXA ALMUBAARAK, waxaana Alle ka baryeynaa in uu dalkeena iyo dadkeenaba dhibaatada ka qaado, na waafajiyo waddada midnimada iyo caddaaladda. Waxaynu leenahay ku ciida nabad iyo caafimaad.

HiilQaran: Somalinimo Islamnimo
Cabdifataax Baanacaymuun

Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com  
www.somaliweyn.com 

   
 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)