|
Maamulka Shabakadda Somaliweyn oo Hambalyo iyo Bogaadin u diraya dhamaan Aqristayaasheeda iyo shaqaalaheeda ku kala sugan Daafaha dunida ugu Hambalayaynaya Munaasabadda Ciidu Adxaa
Mogadishu Jimco 26 October 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Maamulka Shabakadda Somaliweyn oo Hambalyo iyo Bogaadin u diraya dhamaan Aqristayaasheeda iyo shaqaalaheeda ku kala sugan Daafaha dunida ugu Hambalayaynaya Munaasabadda Ciidu Adxaa.
Dhamaan Aqritayaasha Sharafta leh ee Shabakadda Somaliweyn waxaan ugu Hambalyeyneynaa Munaasabada Ciidul Adxaa, waxaana Alle uga baryaynaa inay sanadkaan kiisa xiga inay ku gaaraan iyagoo nabad qaba iyo barwaaqo dalka oo idil Camimta.
Dhamaan Shaqaalaha Webka Somaliweyn oo isku duuban waxaan halkan Hambalyo ugaga soo gudbineynaa Akhristayaasheena Sharafta Mudan iyo guud ahaan Umada Soomaaliyeed iyo kuwa Islaamka .
Waxaan leenahay ku ciida Caafimaad Alle Nabad, Naxariis iyo Barwaaqaba hanagu gaarsiiyo Ciidan Ciideeda kale, Aamiin Aamiin Aamiin.
Mar kale Hambalyo Hambalyo Ciid wanaagsan:
Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|