|
Dr. C/Weli Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta si diiran loogu soo dhoweeyey magaaladatani Bossaso
Mogadishu Isniin 29 October 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Dr. C/Weli Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta si diiran loogu soo dhoweeyey magaaladatani Bossaso
Raiisul wasaarihii hore ee xaukuumadii xilkeedu dhamaaday ee Soomaliya Pr C/wali maxamad cali gaas aya manta si heer sare ah loogu soodhoweeyey magaalada Bossaso ee xarunta Gobolka Bari
Raiisulwasaraha ayaa socdaal kusoo kala bixiyey maamul Goboleedka Puntland isagoona uu ugasoo bilawday Gobolka Mudug EE Magaalada Galkacyo
Waxaa sidiiran usoo dhoweeyey raiisul wasaaraha daweyne, iyo masuuliyiinta Gobolka,iyo kan Degmada ,odayaal iyo xubno kale ayaa wafdiga raisul wasaraha ugaga hortagay goobo kabaxsan magaalada halkaas oo siweyn loogu soodhoweeyey
Kadib ayaa waxaa loosii galbiyey gudaha magaalada gaar ahaan halkii uu kadegi lahaa ee Madaxtooyada magaalada Bossaso
 
 
 
 
 

Qore Mubaarak Salad (Bossaso)
Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|