|
DAAWO SAWIRRADA:-Socdaalkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uu Ku Tagey Magaalada Beledweyn
Mogadishu Khamiis 4 October 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

DAAWO SAWIRRADA:-Socdaalkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uu Ku Tagey Magaalada Beledweyn
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada socdaalkii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud shalay ku tagay magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyey.
FG:-Waxaan ka cudur daaraneysaa Sawirrada oo aan idinkala soo daahnay daruufo ku aadan roobab lexaad leh oo xalay magaalada ka da’ay kuwaasi oo saameyn ku yeeshay korontada iyo internetka.































Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|