Somali News
    Hees  

Shirkada Xawaalada AMAANA oo deeqdii ugu badneed maanta gaarsiisay dadkii ka barakacay fatahaadii ka dhacday Baladweyne

Mogadishu Sabti 6 October 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Shirkada Xawaalada AMAANA oo deeqdii ugu badneed maanta gaarsiisay dadkii ka barakacay fatahaadii ka dhacday Baladweyne.

Shirkada xawaalda amaano ayaa manata deeq iskugu jiro Bur Bariis Saliid Bacaha roobka laga gallo waxa ay garsiisay dadkii dhawaan ka barakacay magaalda baledweyne oo ay sameynta ku yesheen fatahaadii ka dhacaday dabayaqadii bishii aynu ka soo gudubnay.

Mamulka iyo shaqaalaha shirkada xawalada amaano ayaa kaqeyb qadanaayay qeybinta raashin ay ugu talagashay dadka dhibanayaasha ee ku sugan degaanada loga barakacay fatahada wabiga shabeelle.

Xasan Ibraahim madaxa shirkada xawalada Amaano xarunta baledweyne ayaa shegay in ay Amaano ka xuntahay dhibatadii dhawaan ku dhufatay dadka ku nool magaalada baledweyne ee xarunta gobolka hiiraan shirkaduna ay ugu talagashay deeqdan iskugu jirto bur bariis sokor iyo saliid bacaha roobka laga galo.

Qaarkamid ah dadkii lagaarsiyaya ayaa shegay in aysan wax katari karin baahida ay qabeen dadka barakacayaasha.

Shirkada xawalada Amaano ayaa ah shirkada ugu badneed ee deeq garsiisay dadka barakacayaasha ee ku wax yeloway fatahadii dhawaan kadhacaday magaalda baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.













Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com  
www.somaliweyn.com 

 
 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)