|
Yaa ku guuleystay Santuuqii 4 geesoodka Fanka 2012-2013
Mogadishu Sabti 6 October 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Yaa ku guuleystay Santuuqii 4 geesoodka Fanka 2012-2013
Waxaan Maanta idiin soo Gudbineynaa Natiijada Codeyntii 4 geesoodka fanka ee loo Qaadayay Abwaanka Sanadka 2012-2013,Mulaxamiistaha Sanadka 2012-2013,Fanaanka iyo fananaada Sanadka 2012-2013 Hadaba Codeyntaasi o aheyd mid adag ayaa Waregega Finalka waxa ay socotay Mudadii u dhaxeysay 26 Sabtembar 2012 ilaa 6 Oktoobar 2012
Santuuqa A ee Abwaanka Sanadka 2012-2013 waxaa ku Tartamayay Abwaan Biixi vs Abwaan Ilko Jiir.
Abwaan Cabdirashiid Sheekh Biixi waxa au codeeyay.
Xasan Cabdi Cali........ Kenya
Cabdirisaaq Xuseen Maxamed iswidhan
Amaal Sheekh Cali Uk
Mahad Maxamed Cali Hoolan
Axmed xasan Cabdi Ugaandha
Cali Yuusuf Cabdulaahi KSA
Xasan Gacal Maxamed Uk
Muqtaar Cabdiraxmaan Macalin Itoobiya
Deeq Shariif Maxamed Yaman
Farxiyo Axmed Faarax UK
Cabdirisaaq Cali Axmed uk
faarax Maxamed Maxamuud Boosaaso
Xuseen Cali Hilowle Kenya
Cabdirashgiid cabdulle Maxamed Muqdisho
Fardowso Sheekh Maxamed Uk
Bashiir Cali Xaaji K.Afrika
Muqtaar Aweys Xasan Muqdisho
faadumo Cabdulaahi Cali Itoobiya
Kamaal abshir Muxumed Muqdisho
Jaamac cabdulaahi saciid KSA
Abwaan Cabdirishiid Sheekh Biixi waxa uu helay 20 cod
Abwaan Saciid Sheekh Abuubakar'ilkojiir waxaa u codeeyay.
Ibraahim Axmed Sugule USA
Axmed Rooble Muxumed kenya
maryan Maxamed Xuseen Holland
Ismaacil Cabdulaahi Cali Hargeysa
Maxamed Warsame xasan UK
Cabdinaasir Xasan Maxamuud Uk
Yaasiin Macalin Maxamed Muqdisho
Abshir Yuusuf Maxamed Boosaaso
Farxiyo aadan Nuur Kenya
Abwaan Saciid Ilko Jiir waxa uu helay 9 cod
Waxaa ku guuleystay Abwaanka Sanadka 2012-2013 Abwaan Cabdirashiid Sheekh Biixi oo helay 20 cod.
Santuuqa B ee Laxansameeyaha Sanadka 2012-2013 waxa aku Tartamayaya Maxamed Karaama vs Xasan Cujeer Cajabi
Laxansameeye Maxamed karaama waxa u codeeyay.
Ibraahim Axmed Sugule USA
Maxamed Warsame Xasan Uk
Kamaal Abshir Muxumed Muqdisho
cabdinaasir xasan Maxamuud Uk
Muqtaar Aweys Xasan Muqdisho
Ifraax Cabdulaahi Jaamac Holland
Laxansameeye maxamed karaama waxa uu helay 6 cod
Laxansameeye Xasan Cujeer cajabi waxaa u codeeyay
faadumo Cabdulaahi Cali Itoobiya
Mowliid Xuseen Axmed K.Afrika
Laxan sameeye Xasan Cujeer cajabi waxa uu helay 2 cod.
Laxansameeye Maxamed Karaama ayaa ku Guuleystay Kaalinta 1 ee laxansameeyaha Sanadka 2012-2013
Santuuqa C ee Fanaanka Sanadka 2012-2013 waxa ku tartamayay Axmed cabdiukariin Maxamed' Axmed Biif' . cabdi shire Jaamac' Jooqle' iyo Cabdifitaax Axmed Tacabir' Cabdifitaax Yare'.
Cabdifitaax yare waxaa u codeeyay.
Ifraax Cabdulaahi jaamac..................Holland
Keyse Xasan yuusuf Uk
cabdikariin Maxamed cali Kenya
Saalax cabdulaahi shirwac Hargeysa
Alfanaan Cabdifitaax yare waxa uu helay 4 cod
Jooqle waxaa u codeeyay.
Ibraahim Cabdul Sugule USA
Yaasiin Macalin maxamed Muqdisho
Nuur faarax Muxumed Kenya
'
Qaalid Aadan Cabdule Norwey
faarax Maxamed Axmed Muqdisho
Nasro Cabdiraxmaan Xasan Hargeysa
Malyuun Aadan Cali Kenya
Alfanaan Cabdi shire Jaamac' Jooqle' waxa uu helay 7 cod
Alfanaan Axmed Biif waxa au codeeyay
Muqtaar Cabdiraxmaan Xasan Muqdisho
Ismaacil Xuseen cabdi K.Afrikas
Faarax Cabdulaahi Hilowle Maleysiya
Guure Xuseen Axmed Boosaaso
Hibo Cali Maxamed Holland
Farxiyo Aadan Nuur Kenya
Guuleed Yuusuf ismaaciil Boosaaso
Khaliif Muxumed shire USA
Maxamed Macalin Axmed K.Afrika
Cabvdilaahi Maxamed Cabdi Iswidhen
Cabdulaahi Maxamed Maxamuud Baydhabo
Anwar Cabdiraxmaan Xasan Muqdisho
farax Cabdi Guuleed Hargeysa
Saalax Xuseen Cabdi Kenya
Canab maxamed Cabdulaahi Itoobiya
Alfanaan Axmed Cabdikariin Maxamed' Axmed Biif'waxa uu helay 15 cod
Fanaanka Sanadka 2012-2013 waxaa Ku Guuleystay Axmed Cabdikariin Maxamed' Axmed biif' oo helay 15 cod
Santuuqa D ee Fanaanada Sanadka 2012-2013 waxaa loo codeynayay Ikaraan caraale,Falis cabdi,Xaawo Kiin.
Ikraan Maxamed Caraale waxa au codeeyay.
jaamac Yuusuf aadan............................K.Afrika
Canab Maxamed cabdulaahi Itoobiya
Qaalid aadan cabdulle Norwey
Ikaraan Maxamed caraale waxa ay hehsay 3 cod
Falis Cabdi ( waayaha) waxaa u codeeyay
Ciise Axmed Maxamed Norwey
Maxamed Abuukar gaywaroow Mombasa
Yaasiin Macalin Maxamed' Muqdisho'
Anwar Cabdiraxamaan xasan Muqdisho
Cabdikariin Maxamed Cali' Kenya
Hodan Yuusuf cabdi Boosaaso
Fanaanada falis Cabdi' Waayaha' waxa ay heshay 6 cod
Fananada Xaawo ki8n Maxamuud wardheere'Xaawo kiin' waxaa u codeeyay
canab cabdlaahi Wali hargeysa
Ibraahim Axmed Sugule USA
Maxamed Khaliif Cabdiraxmaan K.afrika
Cabdulahai Maxamed Cabdi Iswidhan
Faarax cabdullaahi Hilowle Maleysiya
Keyse Xasan Yuusuf Uk
Maryan Maxamed Xuseen Holland
Malyuun Aadan Cali Kenya
Maxamed Warsame Xasan Uk
Fanaanada Xaawo kiin waxa ay heshay 9 cod iyadana ayaana ku guuleystayay Fananaada Sanadka 2012-2013.
Waxaan halkan Mahadcelin uga jeedinayaa dadki codeeyay iyo fannaaintii loo codeeyay ee isagui jiray Abwanada,laxansameeyaha,fanaanka iyo fanaanada gaara haan Kuwii ku guuleystay Codeyntii 4 geesoodka fanka oo aheyd codeyn aa du xiiso iyo xamaasad badan
Waxaa diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdule'Uurdoox' Uurdoox2011@hotmail.com
Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|