Somali News
    Hees  

Tartanka Madaxwayne-nimadda Maraykanka: B. Obama iyo M. Romney oo Jaanta isla helay

Sabti 6 October 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Doodi loo qabtay labadda nin ee ku tartamaaya madaxweynenimadda dalka maraykanka (Obama Vc Romney) farta sano ee soo socda oo ku dhamatay barbaro, ayaa waxaa laga sameyey hees darardooriya oo ay wadda qaadayaan labadda tartame tii oo laga soo qaatay qodobadii ugu muhiimsahaa iyodoo ay si fiican iskula jaanqaadayaan labadda mudane, su'aaliina dhextaal looga dhigay ee daawasho fiican, adoo gujinaaya lingaxan hoose.

Mohamoud Arrale 
arrale3@yahoo.com

Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com  
www.somaliweyn.com 

 
 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)