Somali News
    Hees  

QM iyo Midowga Yurub oo isku mid ah u soo dhaweeyay magacaabista Ra'iisul wasaaraha cusub ee dowladda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid

Mogadishu axad 7 October 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!




QM iyo Midowga Yurub oo isku mid ah u soo dhaweeyay magacaabista Ra'iisul wasaaraha cusub ee dowladda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid

War saxaafadeed uu soo saaray uqaabilsanaha Q,M Soomaaliya AugosiyanFilib Mahiiga ayuu ugu mahad celiyay Raysil wasaaraha cusub eeSoomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo salaadii maqrib ka dib xalay lagudhawaaqay.
Ampassidor Augostiina mahhiiga ayaa dhanka kale ka codsaday Ra’isilwasaaraha Cusub in uu layimaado shaqo wanaagsan oo ku dhisandaacadnimo iyo xukuumad tayo leh oo la jaan qaada isbadalkaan cusub eeka dhacay Soomaliya waa dhanka siyaasade.

"Qaramadda midoobay waxay soo dhaweyneesaa Ra’sil wasaaraha cusub eeSoomaaliya Cabdi faarax shirdoon waxana ugu baaqayaa in uu layimaadowax qabad iyo isbadal muuqda kaa oo la socon kara isbadalkasiyaasadeed ee ka dhacay Dalka Soomaaliya"Ayuu war saxaafadeed kiisaku yiri Aagustina mahiiga.

Sidoo kale ergeyga gaarka ah ee midowga yurub u qaabisan arimahasomalia haweeneyda la yiraahdo Michele Cervone d’Urso ayaawarsaxaafadeed ay soo saartay waxa ay ku soo dhaweysay reysulwasaaraha cusub , waxana ay kula talisay inuu soo dhiso xukuumad tayo.

Michele Cervone d’Urso ayaa sidoo kale sheegtay in midowga yurub uu lashaqeenayo reysul wasaaraha cusun iyo xukuumadda uu soo magacaabidoono.

Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com  
www.somaliweyn.com 

 
 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)