|
Sadex Musharax oo iminka is casishay kana hartay Doorashada.
Mogadishu Isniin 10 September 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Sadex Musharax oo iminka is casishay kana hartay Doorashada.
Gudiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa iminka kudhawaaqay in sadex kamid ah 25-ki musharax ee utaagnaa xilka madaxtinimada Soomaaliya ay isaga baxeen tartanka iyagoo utanasulay madaxda kale ee wili tartanka kujirto
Sadexda Musharax ee gudiga warqada is casilaada usoo gudbiyay ayaa waxa magacyadooda lagu sheegay
Xuseen Khaliif Jaamac
Bashiir Nuur Xasan Bidaar
C/raxman Cabdishakuur
Iyadoo gudigana amaan iyo duco usoo jeediyay kuna tilmaamay geesiyaal ufududeeyay baarlamaanka iyo umada Soomaaliyeedba wareega dheeraa ee musharaxiinta kuwaasi waqti aad udheer qaadan doonto kala xulashadooda.
Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|