Somali News
    Hees  

Hellary Clinton : "Mareykanku waxa uu ballanqaadayaa in dowladda cusub ee Soomaaliya oo loo soo doortay habka dimuqurtaadiyadda ah wada shaqeyn buuxda uu la yeelan doono.."

Mogadishu Khamiis 13 September 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Hellary Clinton : "Mareykanku waxa uu ballanqaadayaa in dowladda cusub ee Soomaaliya oo loo soo doortay habka dimuqurtaadiyadda ah wada shaqeyn buuxda uu la yeelan doono.."

Xogeyaha arimaha Dibada Mareekanka Hillary Clinton oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa sheegtay in ay lagarab istaagayaan Dowlada Cusub ee uu Madaxweenaha ka yahay Xasan Shikh Maxamuud Calasoow taageero Dhinac kasta ah.

Haweeneda Xogayaha arimaha Dibada Mareekanka Hellary Clinton ayaa Shaaca ka qaaday Qorsha Mareekanka Dowlada Cusub ee Soomaaliya ayadoona Tibaaxday inay Sidii ay Hore ulashaqeen jireen Madaxdii Soomartay Dalka iyo Si kawanagsan ay u lashaqeenayaan Madxweenaha Cusub ee Soomaaliya xasan shiikh max’ud.

"Mareykanku waxa uu ballanqaadayaa in dowladda cusub ee somalia oo loo soo doortay habka dimuqurtaadiyadda ah wada shaqeyn buuxda uu la yeelandoono hadii ay ahaan laheyd dhinacyada ammaanka , dhaqaalaha iyo horumarka dalka somalia "ayay hellary kilinton ku tiri warsaxaafadeedkeeda , waxana ay intaasi sii raacisay in dowladda fedraalka somalia ay u rajeenayaan inay noqoto mid dalkeeda horumar u horseedda.

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

 
 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)