Somali News
    Hees  

Suldaanka Beesha Celi oo Hambalyo udiray Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh

Mogadishu Sabti 15 September 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Suldaanka Beesha Celi oo Hambalyo udiray Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh

Ummadweynta somaliyeed ee xushmada iyo sharafta mudan, meelkasta aad joogtaan waxaad iga guddoontaa salaanta tan ugu sarreyso , hambalyo iyo bogaadin la xiriirta doorashada madaxweynaha cusub ee dalkeyna quruxda badan professor xassan sheeekh maxamuud.

nigoo ilahey uga baryaayo in madaxweynaha cusub noqdo kii u horseedi laha soo celinta degganaanta dalka, caddaaladda, midnimada iyo hor'umarka shacbiga somaliyeed islamarkaana soo celinlahaa kalsoonida dadka somaliyeed ay ku qabeen dalkooda iyo dowladooda.

Ummadda somaliyyedna waxaan ka codsanaa in ay garab iyo gacal u noqdaan madaxweynaha cusub, guddoomiyaha barlamaanka cusub iyo dowladda cusub ee immandoonto.

Mahad xushmeysan.

Suldaan awees suldaan maxamuud - suldaanka BLCC ee somaliyeed

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

 
 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)