|
Arbacada oo ay ku egtahay Wareegii 2 ee Codeynta 4 geesoodka,iyo Tartamayaasha oo Codeyntoodu meel adag mareyso
Mogadishu Sabti 15 September 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Arbacada oo ay ku egtahay Wareegii 2 ee Codeynta 4 geesoodka,iyo Tartamayaasha oo Codeyntoodu meel adag mareyso
wareegaan oo ah mid adag ayaa waxa uu socon doonaa 9-19 Sabtembar 2012,waxaan 4ta Santuuq Santuuqa A v B ka soo bixi doona 2 Abwaan iyo 2 Mulaxamiiste ee ugu cod bata kuwaasoo fooda isku dari doona Finalka,halka Santuuqa C iyo D ee dhinaca Heesaaga Wiilasha iyo hablaha ay u gudbi doonaan Wareega Kama dambeysta 3 Hobol ee ugu Cod bata Santuuqa C iyo Santuuqa D iyadoo codeyntu aanta Gashay maalintii 5 isala markaana loolanku sii xoogeystay
Santuuqa A............... Santuuqa Abwaanada. waxaa loo codeynayaa
Abwaan Cabdirashiid Sheekh Biixi
Abwaan Xasan Daahir Weedhsame
Abwaan Saciid Sh. Abuubakar'ilko jiir'
Abwaan Maxamuud Cumar Yare
Santuuqa B................. Santuuqa Mulaxamiistaha waxaa loo codeynayaa
Maxamed Karaama
Maxamed Saalax Qaasim
Bashiir Hanuuniye oo helay
Xasan Cujeer Cajabi
Santuuqa C.................... Santuuqa Fanaaniinta Dhinaca Wiilasha waxaa loo codeynayaa
Axmed Cabdikariin Maxamed' Axmed Biif'
Cabdi shire Jaamac 'Jooqle'
Saciid Daauud Cali Masxaf
Cabdifitaax Axmed Tacabir' Cabdifitaax Yare'
Fuaad Cumar Yare
Maxamed Daauud ' M.Jacbur'
Santuuqa D..................... Santuuqa Fanaaninta dhinaca Dumarka waxaa loo codeynayaa
Saynab 2 dhagax
Xaawo kiin
Falis Cabdi
Ikraan Caraale
Farxiyo Fiska
Surqa yareey
N.B Codeeyuhu waxa uu u codeyn karaa 5 santuuq ama mid ka mida,ama 2 ka mida,ama 3 ka mida laakiin uma codeyn karo 2 Abwaan.2 Mulaxamiiste. 2 Fananaiin dhinaca Wiilasha iyo 2 Fanaan dhinaca Hablaha
Ku soo Codee Iimeylkaan.
uurdoox2011@hotmail.com.
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com
Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|