|
Barcelona vs Real Madrid oo Caawa wajihi doona 2 kulan oo adag,yey la kala ciyaari doonaan.....
Mogadishu Sabti 15 September 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Barcelona vs Real Madrid oo Caawa wajihi doona 2 kulan oo adag,yey la kala ciyaari doonaan.....
Kooxaha Xafiiltanka Hanashada la ligaha isbeyn uu ka dhxeeyo ee barcelona vs Real Madrid ayaa caawa wada wajihi doona 2 kulan oo adag kana mida Kulamada Lugta hore ee La ligaha Isbeyn 2012-2013
Kooxda Hogaamineysa Horyaalka Isbeyn 2012-2013 ee Barcelona waxa ay caawa u tagi doontaa Kooxda Getafe oo ka soo badisay Real Madrid halka Real madrid ay iyaduna Booqon doonto Kooxda Savilla oo mar marna adag mar marna habacsanaan ay ka muuqato.
Horyaalka laligaha isbeyn 2012-2013 oo caawa Guda gali doona Meertadiisii 4 ee Lugta Hore ee Horyaalkaasi ayaa labada Koox ee Xifaaltanku u dhaxeeyo ee Barcelona iyo Real madrid waxa ay kala leeyihiin 9 dhibcood o ay leedahay Barcelona iyo 4 dhibcood oo ay Daadaheyneyso Real madrid oo caawa daneyneysa in sidii Getafe ay u qabatay oo kale ay caawa barcelona ugu dhegto si marka ay ka soo badiso Saville ay ugu sood ahwaato dhanka kala horeynta.
Real madrid dhawaan waxa ay ka qaaday Koobka Super Cupka Isbeyn Kooxda Barcelona,balse Barcelona waxa ay Real cadadis kus aari doontaa si aysan u difaacan markale Horyaalak Laligaha Isbeyn 2012-2013.
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle' Uurdoox'
uurdoox2011@hotmail.com
Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|