Somali News
    Hees  

Ceel Qodis Golayaala Caafimaad , Waxbarasho iyo Xafiisyo Maamul, Ka Bilaabatey Degmooyinka Boholgaras iyo Qooneey

Jimco 28 September 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Ceel Qodis Golayaala Caafimaad , Waxbarasho iyo Xafiisyo Maamul, Ka Bilaabatey Degmooyinka Boholgaras iyo Qooneey

image

Waxaa halkaan Idiinkugu Soo Gudneynaa In Walaalaha Beesha Fiqi Mahamed ee kala Joogo wadanka gudihiisa iyo dibadiisa Ay u istageen in ay wax ka qabtaan dhulkaas oo aan kor ku soo sheegney dadkii isku howliyayna ay ahaayeen dad ka soo jeeda degaankaas oo kala ah

1-Ing Abdullahi Arab (Somalia)

2-suldaan mahamed khaliif ( Kenya)

3-Ugaas gaarane aden (soamlia boholgarasle)

2-xildhibaan Abdinasir gaarane (somalia)

3-Ganacsade mahamed ahmed sahal (kenya)

4- Danjire Abdullahi Abdiaziz Hassan ( USA)

5-Abdirizaq Ali yare ( Canada)

6-Dahir Muhumed Omar Duqow ( Somalia boholgarasle)

Dadkaan oo u istaagey beeshooda si ay wax weyn ugu qabtaan kuan guuleystey in ay hirgeliyaan ceelal laga kala qodayo degmooyinkaas oo ay hadda howsheedii gacanta lagu hayo, waxaa kaloo jira xurumo caafimaad , iskuulo iyo golayaal xafiisyo ah oo ay ka hirgeliyeen degmada bohol garasle, waxaa kaloo oo qorshaha soo socda ugu jira marka ay ka soo dhamaadaan in degmada madhawey ay ka hirgeliyaan dhul beereed aad u weyn dhinaca ka saaran wabiga

waxaa kaloo Mahad u celinayaa hayadii nagala qeeb qaadatey ee uu Masuulka dibada uga yahay Ing Abdirahmaan huseen Almanhal

wa mahad alle qofkii dad masaakiin ah wax u qabto in uu ka helayo ajar iyo xasanaad dadkaas aan kor ku soo xusnayna kheer alaaha ka sii yo howsha aad dadka u qabataana khey alaha diinka siiyo

Abdullahi Hassan
garoowe1@gmail.com

 
 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)