Somali News
    Hees  

Ya u soo Baxay Wareega 2 Codeyntii 4 Geesoodka aheyd ee Sanadka 2012-2013 oo loo Qaadayay Abwaanka Sanadka, Laxamiistaha Sanadka, fanaanka iyo Fananaada Sanadka

Mogadishu Arbaco 5 September 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Ya u soo Baxay Wareega 2 Codeyntii 4 Geesoodka aheyd ee Sanadka 2012-2013 oo loo Qaadayay Abwaanka Sanadka, Laxamiistaha Sanadka, fanaanka iyo Fananaada Sanadka


Waxaan Idiin soo Gudbineynaa Codeyntii Looqaadayay Maalmahaan bahda Fanka ee soo Caanbaxay waxii ka dmabeeyay 1991 waxana Codeyntani ay aheyd Sanadka 2012-2013 iyadoo ka koobneyd 4 Gesood.

Codeyntaan ayaan Daahfurnay 29 Ogosto 2012 waxana Maanta la soo Gabagabeeyay Wareegii 1aad.

Hadaba Natiijada Wareega 1 ee Codeynta oo aheyd mid Furan oo ay ka wada qeybgalayeen Dhamaan Abwaanada,Mulaxamiistaha,Fanaanka ,iyo Fanaanada soo Caan baxay Waxii ka dmabeeyay 1991 aaya waxaa u Gudbay Wareega 2aad

Sanadka 2012-2013
Santuuqa Codeynta.


Santuuqa A............... Santuuqa Abwaanada.


Abwaan Cabdirashiid Sheekh Biixi oo helay 12 cod.

Abwaan Xasan Daahir Weedhsame oo helay 7 cod

Abwaan Saciid Ilkojiir oo helay 6 cod


Santuuqa B................. Santuuqa Mulaxamiistaha.


Maxamed Karaama oo helay 10 cod

Maxamed Saalax Qaasim oo helay 7 cod


Bashiir Hanuuniye oo helay 4 cod

Santuuqa C.................... Santuuqa Fanaaniinta Dhinaca Wiilasha.


Axmed Cabdikariin Maxamed' Axmed Biif' oo helay 15 cod

Cabdi shire Jaamac 'Jooqle' oo helay 9 cod

Saciid Daauud Cali Masxaf oo helay 7 cod

Maxamed Daauud Axmed' Maxamed Jacbur' oo helay 7 cod

Cabdifitaax Yare oo helay 7 cod


Fuaad Cumar Yare oo helay 6 cod


Santuuqa D..................... Santuuqa Fanaaninta dhinaca Dumarka.


Saynab 2 dhagax oo heshay 9 cod

Xaawo kiin oo heshay 7 cod

Ikraan Caraale oo heshay 6 cod


Farxiyo Fiska oo heshay 5 cod


Surqa yareey oo heshay 5 cod

Falis Cabdi oo heshay 5 cod


N.B. Abwaanada,Mulaxamiistayaasha,Fanaaniinta dhinaca Wiilsha iyo Hablaha ee Codeyntaan ka qeybgalaya waa Kuwii soo Caanbaxay 22kii sano ee Kala guurka 1991-2012.


N.B Wareega 2 waxa uu Bilaabanayaa Hadii Alle idmo 9-9-2012 waxana uu socon doonaa Ilaa 19-9-2012................


Ku soo Codee Iimeylkaan.


uurdoox2011@hotmail.com.



Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)