Hees cusub oo lamagac baxaday Somaaliyay maqal, lagu talagalay Taranka Doorashada madaxweynenimada ee dalka Soomaaliya
Toronto Jimco 7 September 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype)
Hees cusub oo lamagac baxaday Somaaliyay maqal, lagu Talagalay Taranka Doorashada madaxweynenimada ee Dalka soomaaliya oo lagu balansan Yahay 10 bishan in aay ka dhacdo Dalka Soomaaliya garahan Casimada Soomaaliya ee Muqdish Heestan Waxa Laga soo saraay Magalada Toronto ee Dalka Canada.
Heestaan Cusub oo lagu magacawo Somaaliyay maqal ayaa waxa wada Qadaya Labada Fanan ee Canbaxay ee ka Tirsana hobalada waaberi una xuub siibtay Koxada qaran doon ee Ka Dhisaan Magalada Toronto ee Dalka Canada Waxa aay kala Yahiin Faduma Cali Nagruma- Cumar muse Cade Cumar Boonge, Halka miraha hesta uu sameyay Mursul Saleman Suugle Musigi Cumaar Boonge Soo Saristi shiiirkada Fimida ee Bakrimedia oo Dagan Dalka Canada Xaga Codka Mahad Carabow.
hestaan Cusub ayaa Lagu Talagalay in aay Wax ka Badasho Darenka Madaxweyneha Cusub iyo kuba u Tagan Taratankaas madaxweynenimo ee Loo balansanyahay san Yahay 10 bishaan in u ka dhaco Magalada muqdisho , Halkaan ka Dawo heesto Soomaaliyay Maqaal.