Somali News
 

OGEYSIIS DHAMAAN DADKA DEGA GOBOLADA JUBOYINKA IYO GEDO XAFLAD TAGERO AH

DHamaan dadka dega gobalada jubooyinka iyo gedo waxaa lalla socodsinayaa in la qaban dono xaflad lagu tagerayo mamul eey yeshaan gobaladaas dhamaan umada somaaliyeed ee degta hadaba xafladaas waxaa lagu qabanaya haduu alla idmo magaalada stockholm sweden gaar ahaan xafada somaalidu ku badan tahay ee rinkby hoolka weyn ee folkahus tariqda 19.10.12 waa maalinta jimcaha sacadu markey tahay sadaxda galabnimo ama sagaal saac galabtii hadaba ka soo qayb galkiina waa muhiim wixii fahfahin dheeri ah kala xiriir gudiga qabanqaabada talefonka 0739654559 duniya gaabo ama 0762835117 siciido ama suldaan deqoow 0765740638