Somali News
 

Ogeysiis: Casuumaad xaflada soo dhaweynta madaxweynaha cusub iyo Katrineholm

Dhamaan waxaa la ogeysiinayaa dadweynaha ku nool magaalada Katrineholm iyo agagaarkeda in maalinta sabtida ah saacadu markey tahay 2da duhurnimo ama sideed saac duhurki ey dhici doonto xaflad lagu soo dahweynayo madaxweynaha jamhuuriya federaalka soomaliya mudane Xasan sheikh maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka mdane jawaari laguna sagootinayo madaxweynihi hore ee dowlada ku meel garka ah mudane Sheikh shariif sh axmed.

waxaan ka codsaneynaa mar labaad dhamaan reer katrineholm iyo deganada ku xeeran iney si sharaf leh noogala soo qeyb galaan.

Mahadsanidiin

Gudiga qabanqaabada xafladda 0734796708 ama 0736943706