Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


Culumada Waxaa laga Sugayaa Fadwo Cad


11 May 2009 SMC

Culumada somalia ilama aha in eey garan waayaan ayadahaa hoos ku qoran balse waxaa quman in eey Ilaah ka dhowrsadaan si uu ugu naxariisto,Sh.X.Daahir waa uu diiday islaaxaha  iyo nabada wax walbana waa uu cadeeyay miyaad wax ka sugeeysaan X.Daahir ??? waayo waxaa uu u gafay culumadii islaaxa waday, wax tixgelin ah ma uusan siin balse waxaa uu ka doortay in uu caalamka kala hadlo qaranimada somalia, waxaa uu diiday odayada dhaqanka xamar hadaba maxaa laga sugaayaa ??? sow colaad maaha iyo daadinta dhiiga muslimka ee sida xaqdarada ah loo daadinayo yaa masuul ka ah ?? dabcan waxaa shaki ku jirin in culumada eey yihiin kuwa ugu horeeysa ee lagu imtixaanaayo sida eey u wajahaan islaaxa iyo badbaadinta shacabka dulmanaa in ka badan 19 sanno,dhiiga muslimka in la daadiyo X.Daahirne baneeyo waxaa ciribteeda ama dunuubteeda qaadan Culumadii dhahay waxaan nahay dhaxalka ambiyada cid-naga danbeeysa oo wax la weeydiinayo ma jirto iyo X.Dahir iyo inta dagaalka jecel. wallaalayaal Ilaah asaga oo la hadlayo muslimiinta qaabkii eey ugu bixi lahaayeen haddii eey is qabtaan :

وَإِن طَائِفَتَانِ مِنَ الْمُؤْمِنِينَ اقْتَتَلُوا فَأَصْلِحُوا بَيْنَهُمَا فَإِن بَغَتْ إِحْدَاهُمَا عَلَى الْأُخْرَى فَقَاتِلُوا الَّتِي تَبْغِي حَتَّى تَفِيءَ إِلَى أَمْرِ اللَّهِ فَإِن فَاءتْ فَأَصْلِحُوا بَيْنَهُمَا بِالْعَدْلِ وَأَقْسِطُوا إِنَّ اللَّهَ يُحِبُّ الْمُقْسِطِينَ إِنَّمَا الْمُؤْمِنُونَ إِخْوَةٌ فَأَصْلِحُوا بَيْنَ أَخَوَيْكُمْ وَاتَّقُوا اللَّهَ لَعَلَّكُمْ تُرْحَمُونَ

Haddeey laba koox ama qolo oo muminiin ah dagaalamaan heshiisiiya dhexdooda,haddeey mid ka mid ah xadgudubto oo diido islaaxa dhexdhexaadinta waxaa quman in la la diriro si loogu soo celiyo xuduuda Ilaah sameeyay ilaa eey kaga soo noqoneeyso,haddii eey u soo noqoto xuduuda Ilah u cadaalad fala oo u garsoora  Ilaah waxaa uu jecel yahay kuwa cadaalada fala oo garsoora, muminiinta waa uun wallaalo ee wanaajiya wallaalihiin dhexdooda, Ilaahna ka dhowrsada waxaad u dhawdihiin in uu idiin naxariistee. Mumin waxaa la dhahaa qofkii raaca oo rumeeya Ilaah iyo nabigiisa (scw ) aayadaa waa mid dusha ugu dhaceeysa kooxihii lahaa waxaan u dagaalameeyna koryeelida hadalka Ilaah. 

Mabdaá shiicada waxaa eey aaminsan yihiin qofkii raaca A-i-mada ama Imaamkiisa waxaa uu raacay rasuulkiisa maxed (scw) iyo Ilaah, qofkii ka soo horjeedsadana waxaa uu ka soo horjeedsaday rasuulkiisa maxed (scw) iyo Ilaah, xaqiiqdii waa mida keentay in loo tiriyo in eey yihiin dad baadi ah sabbabtoo ah Ilaah iyo adoonkiisa cid u dhaxeeyn karta ma jirto, sida oo kale towbada Ilaah ayaa leh oo cid la wadaagto ma jiro,waxaad maqleeysaa kuwo leh horta ma towbad keenay hebel ?? Ilaah waxaa uu dhahay: Ilaah waa abuuraha wax walba asagaana ka wakiil ah ama maamula اللَّهُ خَالِقُ كُلِّ شَيْءٍ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ  وَكِيلٌ waxaad moodaa in al shabaab in eey maamulaan wax walba sida fudud oo eey u qaadanayaan goáamada aadka ugu fog diinta raxmada badan, Qabuuraha eey qodayaan xaqiiqdii waa mid qalad ah waayo Ilaah ayaa la xisaabtamaya cidwalba oo qaldan ama saxsan, al shabaab waxaa lagaga baahan yahay in eey umada u caqli celiyaan tusaan quraanka iyo sunada u sheegaan waxa Ilaah uu naga xarimay iyo waxa uu noo xalaaleeyay, marar faro badan ayaad qoraanka ku arkeeysaa Ilaah oo la hadlaya Nabi Maxed (scw) oo la lee-yahay adiga u dig wakiil kama tihide, Adiga waxaad tahay dige oo kaliya iwm Ilaah asga ayaa og waxa dhulka iyo cirka dhaxdooda ah إِنَّ اللَّهَ يَعْلَمُ غَيْبَ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ وَاللَّهُ بَصِيرٌ بِمَا تَعْمَلُونَ

Sh.X.Daahir dadka daba socda oo u haysta in uu yahay Iimaamka reerka ama sheekh reerka  waxaan leeyahay ha ku qaldamina xiriirka Adoonka iyo Ilaahiisa cid u dhaxeeyso ma jiro haddii Ilaah kula doonana hanuun cid kaa leexin karta ma jirto sida uu Ilaah sheegay.وَمَن يَهْدِ اللَّهُ فَمَا لَهُ مِن مُّضِلٍّ أَلَيْسَ اللَّهُ بِعَزِيزٍ ذِي انتِقَامٍ

Culumada waxeey dhaheen waxaan nahay dhaxalka ambiyada cid-naga danbeeysa oo wax la weeydiinayo ma jirto,19 sanno ayaa danuub waaweeyn laga galaayay shacbka xamar ku dhaqan welina waa eey socotaa danuubtaa, hadaba haddii eeyan culumada soo saarin Fadwo kala saarta xaqa iyo badilka si shacabka uu u kala garto meesha qaladka uu ka socdo, dhibka somali waxaa uu soo jiray mudo dheer waxii laga dhaxlayne waa aan aragnay oo ah hoog iyo halaag iyo in ILaah nagu salado qom kale (Ethiopia)  oo aan noo naxariisan, culumada waxaa looga fadhiyaa in eey soo saaraan Fadwo la raaco xaqa iyo baadilka kala saarta caqliga saliimka u saaxiib ah,waxaa uu Musse Cabdi Caraale dhahay haddii dalka lagu xukumo shareeco, ciidamada Amisona eey baxaan dagaalka waan sii wadeeynaa waa eey duuban tahay sida oo kale Sh.X.Daahir waxaa uu dhawaan dhahay lama kulmayo Sh.Shariif waxaan isweeydiiayay sheekha X.Daahir la kulanka gaalada ayuu ka jecel yahay miyaa midka muslimiinta wallaalahiisa ah sida oo kale Fuaad Shongole iyo Al Shabaab waxaa eey dhaheen dowlada waa mid rido ah,waa ridoobeen naagahooda waa ka furan yihiin xoolaha eey qalaan lama cuni karo intaba waxaa sabbabay aqoon daro iyo jahli sidee Culumada islaax ugu dhex sameeyn kartaa kuwa jahliga ka buuxo sidee wax loogu sheegi karaa, waxaa waajib ah in culumada eey qoraan fadwo lagu kala baxo fadwo cadeeysa cida qaldan iyo sida loo saxi karo Ilaah waxaa uu dhahay: 

قُلْ يَا عِبَادِيَ الَّذِينَ أَسْرَفُوا عَلَى أَنفُسِهِمْ لَا تَقْنَطُوا مِن رَّحْمَةِ اللَّهِ إِنَّ اللَّهَ يَغْفِرُ الذُّنُوبَ جَمِيعًا إِنَّهُ هُوَ الْغَفُورُ الرَّحِيمُ
waxaad dhahdaa nabiyow adoomadeeyda ku xad-gudbaya naftooda haka quusanina ama haka rajo dhigina naxariista Ilaah, Ilaahaa dhaafa danbiyada dhamaan tood, waana danbi dhaaf-badane naxariis-badane.
 
Qalbiga al shabaab Qaran kuma jeedaan ee Qabuureey ku jeedaan  
 
 
 
Dr.Ali.A.Hirabe                Hirabe_a@hotmail.com
 

Somaliweyn Media Center “SMC”

 
Arabic News
Today's News 24-Mar-2009

شيخ شريف ينفي طلب قوات إفريقية إضافية من السودان
(Read more) 24-Mar- 2009

السفن الحربية الروسية تتوجه الى خليج عدن فى اواخر مارس
(Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009

المحاكم الإسلامية تكتشف مقابر جماعية في مدينة مقديشوا
(Read more) 22-Mar- 2009

الإرياني:هناك قوى لها مآرب سياسية من القرصنة والحشد العسكري قد يولد قرصنة تهدد العالم
(Read more) 22-Mar- 2009

الأبرش يبحث ووفد صومالي سبل تطوير العلاقات البرلمانية
(Read more) 22-Mar- 2009

القراصنة الصوماليون يطلقون سراح سفينة هندية
(Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009

ابن لادن يحث الصوماليين علي الإطاحة بالرئيس الجديد
(Read more) 19-Mar- 2009

 افتتاح مركز تسجيل اللاجئين الصومال
(Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009

وفاة 72 شخصا معظمهم من الاطفال بسبب اسهال حاد في الصومال
(Read more) 17-Mar- 2009

الأمم المتحدة ترحب بالإفراج عن موظفيها الذين اختطفوا في الصومال وتؤكد مواصلة عملياتها هناك
(Read more) 17-Mar- 2009

أعلن السفير الأثيوبي في موسكو أن سلطات أثيوبيا تواصل تقديم المساعدة لحكومة الصومال الانتقالية
(Read more) 17-Mar- 2009

مجموعة الإتصال الدولية تعقد إجتماعا في القاهرة لمكافحة القرصنة
(Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009

مدينة مقديشو تشهد مظاهرات تندد بحكم المحكمة الدولية ضد الرئيس السوداني 
(Read more) 16-Mar- 2009

Today's News 14-Mar-2009

إصابة عمدة بلدية ودجر بعبوة ناسفة بالقرب من مطار مقديشوا الدولي 
(Read more) 14-Mar- 2009

جماعة أهل السنة تسيطر علي عدة بلدات في إقليم قلقذود بوسط الصومال
(Read more) 14-Mar- 2009

Today's News 12-Mar-2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد بمقديشوا 
(Read more) 12-Mar- 2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد
(Read more) 12-Mar- 2009

مخاوف من تجنيد أمريكيين صوماليين لتنفيذ هجمات إرهابية
(Read more) 12-Mar- 2009

الاتحاد الإفريقي يمدد بقاء قواته في الصومال
(Read more) 12-Mar- 2009

Today's News 11-Mar-2009

مقتل أربعة أفراد من  الشرطة الصومالية  بإنفجارعبوةناسفة  في مقديشوا صباح اليوم
(Read more) 11-Mar- 2009

مركز الجزيرة ينظم ندوة عن الصومال وملامح المرحلة القادمة
(Read more) 11-Mar- 2009

الناتو يوافق على تشكيل مهمة جديدة لمحاربة القرصنة
(Read more) 11-Mar- 2009

قوات حفظ السلام الافريقية تبقى في الصومال ثلاثة شهور إضافية
(Read more) 11-Mar- 2009

Today's News 10-Mar-2009

رئيس البرلمان شيخ أذن مذوبي ش يتسلم مقر البرلمان الصومالي المؤقت
(Read more) 10-Mar- 2009

الرئيس الصومالي يتوجه إلي أوغندا ضمن  زيارته  الإفريقية
(Read more) 10-Mar- 2009

Today's News 9-Mar-2009

سقوط طائرة عسكرية متجهة إلي الصومال في مدينة كمبالا مخلفتا عشرة قتلي
(Read more) 9-Mar- 2009

رئيس الجمهورية الصومالي   يلتقي مع نظيره الكيني في مدينة نيروبي في جولته  لعدة دول إفريقية
(Read more) 9-Mar- 2009

ليبيا: بيرلسكونى يدعو القذافى لحضور القمة المقبلة للدول الثماني الصناعية الكبرى.
(Read more) 9-Mar- 2009

الأمن الشخصي تغلب على الأمن القومي فأهملنا الصومال وتناسينا مخاطر القراصنة على قناة السويس.
(Read more) 9-Mar- 2009

ماهو سر ودوافع  إهتمام جريدة الشرق الأوسط بالقضية الصومالية في ظل إهمال وسائل الإعلام هذا الشأن :
(Read more) 9-Mar- 2009

English News
Today's News 24-Mar-2009
Somalia: Uganda deploys more peacekeepers in volatile Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Al-Shabab bans Khat and cars with opaque glasses in Baidoa  (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: 10 died in a lorry accident 14 others wounded in central Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Bula-Hawo district authority sends warning signal to Kenya (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Foreign Minister Omaar notes deployment of foreign troops (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Hizbul-Islam remarks upon the defect members (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Somali owned 5 star hotel turned to ashes (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia not seeking Sudanese peacekeepers - president (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: AU Hails Somalia Milestone; Donor Conference Planned (Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 23-Mar-2009
Somalia: Prominent Somali cleric detained in Puntland Tension High (Read more) 23-Mar- 2009

Hijab debate lifts veil on limits of Norway's tolerance (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: 18 students died in a road accident in Kenya 9 (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Hisbul-Islam endorse the efforts of the clerics (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Islamic Courts Union takes control of Shibis district (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: A Somali girl kidnapped by Somalis in Mogadishu (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Sudanese president calls for support for new Somali gov't (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Japan says pirates fire on ship off Somalia (Read more) 23-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009
The skeletons of 5 people found in Mogadishu (Read more) 22-Mar- 2009

No deployment of Extra Troops Information Minister (Read more) 22-Mar- 2009

Statement by the UN Special Representative for Somalia Mr Ahmedou Ould-Abdallah  (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “No single government soldier surrendered” governor (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “Demanding for extra troops would jeopardize stability” Elder Diriye (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: Insecurity at Bulahubey a section of Wadjir district (Read more) 22-Mar- 2009

Somali: pirates free hijacked ship with 16 Indians (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: open meeting on Somalia (Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 21-Mar-2009
Somali FM Says Peace and Security New Government's Top Priority (Read more) 21-Mar- 2009

Ecoterra – Somali Marine & Coastal Monitor - Part VI. The Latest Piracy News from Somalia, Kenya (Read more) 21-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009
Somalia: World Food Program contractor gunned down in Mogadishu (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN debates bolstering African Union peacekeeping (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN chief says defeating piracy requires restoration of law in Somalia (Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 18-Mar-2009
Somalia: Al-Shabab commander says 16 killed in daybreak battle (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: Ferocious battle at Rabdhure district in Bakool region (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: AU Peacekeepers wounded in twin blasts (Read more) 18-Mar- 2009

Somalia: ETN TV director is not arrested for his journalism line of work (Read more) 18-Mar- 2009

Swedish citizen senior leader of Somali terror alliance (Read more) 18-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009
Somali Olympics committee to elect a new leadership this week (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: MPs condemned fighting at Galgadud region in central Somalia (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 15 people died starvation in lower Shabelle region (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Justice Minster meets with the administration of central jail (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Former Somali officer surrenders to Al-Shabab (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 4 kidnapped UN personnel released (Read more) 17-Mar- 2009

Abducted UN staff in Somalia released safely (Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009
Statement from the United Nations in Somalia on abduction of UN staff in South Central Somalia (Read more) 16-Mar- 2009

Local teens look up to Somali hip-hop artist (Read more) 16-Mar- 2009

FSAU : Release of NEW monthly Climate Data Update (Read more) 16-Mar- 2009

Demonstration against the warrant arrest of Al-Bashir in Mogadishu (Read more) 16-Mar- 2009

Somalia: 4 UN officers kidnapped in at Wajid district in Bakool region (Read more) 16-Mar- 2009

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)