Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


CIQAABTA ISLAAMKA MARSIIYO DADKA GALA DAMBIYADA


11 May 2009 SMC

Walaalayaal Soomaaliyeed iga guddoon salaam wacan. Runtii ma jecli in
aan faraha lagalo arrimo dadka qaarkiis ku kicin kara xasaariyo oo laygu
eedeyn karo, laakin waxaa ila soo gudboonatay in aan wax ka iraahdo ciqaab
gacan gooyo ah oo qolooyinka afka duubta ee la wareegay maamulka Jubbooyinka  oo lagu fuliyay wiil dhallinyaro ah magaalada Kismaayo. Runtii anigu wax ka sheegi mayo waxa uu Quraamka Kariimka ah oo ah Sharci Ilahay soo dajiyay waxa uu leeyahay.  Waana  run in Quraamka ah uu yahay digniin nala siiyay wuxuuna na farayaa wixii Ilaahayga Macbuudka ah uu raalli ka yahay iyo waxa uusan raalli ka ahayn.
Muddo hadda ka hor ah ee laga joogo sanooyin ayaa kaddib markii dhibkii
uu aad u badatay ay Beesha Bahwaynta Muddullood ee aan ka dhashay
qaadatay in wax lagu xukumo Shareecada Islaamka ; waxaa dhidibbada loo aasay Maxkamaddii Islaamiga ee muqdisho oo Guddoomiye looga dhigay
Mudane Sheekh Cali Maxamuud oo loo yaqaan Sheekh Cali Dheere.
Anigu waxaan kamid ah aqoonyahannadii loo xil saaray in ay dhisaan qaab dhismeedka Maxkamadda waxaan ahayn 11 qofood oo 10 ay rag ahaayeen
aniga kaliya ayaana haween ka ahaa.
Waxaan diyaarinay waxa afka qalaad loo yaqaan ORGANIRGAMMA o
ah dhismaha Maxkamadda min Guddoomiye ilaa xubno iyo sida ay xilalka
u kala hayaan Culimada waxaana Muddulood uu si wada jir ah u ansixiyay
qalinka ku duugaay. Runtii qof walibo maskax uu ku fekero ayuu leeyahay
oo uu waxa ku kala soocdo xume iyo sami oo waxa caqliga noola siiyay in aan tashanno oo waxa Ilaahay na faray iyo waajibaadkeena gudanno.
Maxkamaddii uu Shekh Cali Dheere uu madaxda ka ahaa qisas waa fulisay, sidoo kale gacan gooo iyo karbaash.
Runtii waa lagu diirsaday waa la mahadiyay, nabad ayaa la helay dhibkii
waa dhammaaday, waxaamarag ma doonto  ah in in saqdii dhexe qofkii
amuuri meel ka soo gasho ay nabad ku baxaysay nabadna gurigeeda dib
ugu soo noqonaysay. Waxan billawnay in aan dib u xiranno dahabkeennii
oo meel walbo aan ku maraynay annagoo qoof qabin iyo amaa lagu dhacaa
Waxaan xusuustaa intaan la dhisin maxkamadda Islaamiga ee Muqdisho
in maalin maalmaha ka mid ah uu iigu yimid gurigeyga nin aan qaraabo nahay oo aad iyo aad u murugaysnaa; waa ka naxay waxaamba u maleeyay in u geeri ii sheegi rabo. Markaan waraystay wuxuu ii sheegay in maalintaas maalintii ka horreysay uu gurigiisa ka soo tagay asagoo baahi awggeed  canug yar uu dhalay la oynaayo, misana xalay waaga ugu baray oohintii canuggii.

Subaxaasna isla sidii uu ugasoo tagay; wuxuu yiri shaqo ma hayo oo wa
xaan u taago uma heli karo meel kasto aan galayna dayro maahine
wax kalama kulmin, Fadumooy waa is qaybay iyo in aan fal dambyeed galo
ayaan ku siganahay oo wax booboo oo wax dhaco wuxuu go’aansaday in
sharaftiisii iyo odaynimadiisii tuuro duruuf adag oo la soo daristay awgeed.
Sida la wada ogsoon yahay baahi iyo calool maran waxay ku marsiinayaan
wax aad ku aayo beeli karto. Ummaddayna tabaalaysan waxa ay ku sugan
tahay waa og nahay; waxa kallifay in dhallinyaradaynii ay saxaraha iyo badaha ku xalaagmaan waa nolol xumo la soo daristay. Waxaan dhawr beri ka hor ku arkay joornaalka “ Corriere della sera “ in dad kor u dhaafay 200
qofood dib loogu soo celiyay Dalka Liibiya markeey galeen Dalka Talya
niga oo ay doonayeen in ay uga tallaabaan meel nolol leh. Waxay soo ma
reen socdaal dheer iyo xakaar waxaa dib layskaga soo celiyay meeshii
ay doonida ka soo raaceen ooy ay  ka soo ambabaxeen.
Haddaan dulucda qormadayda dib ugu soo noqdo, sharcigii markuu hirgalay oo maxkamaddii ay shaqaysay waa la neefsaday inkastoo ay mararka qaarko
od wax dhici jireen.

 Mudane Shekh Cali Dheere Guddoomiyihii Maxkamadda wuxuu go’aansaday markii dambe in uu joojiyo gacan goynta oo lagu beddelay in la karbaasho ama la xiro qofka wax xada ama dhaca. Waa la waydiiyay sababta kalliftay wuxuuna yiri in Dalka ay u dan ahayn dhallinyaro wada curyaan ah wuxuu garwaaqsaday in dadku baahan yihiin naftana ay kallifayso in ay ku geliso dambi tuugo si ay ubadbaado wuxuuna
noo sheegay in berigii asaxaabihii Khaliifkii Muslimiinta Amiirul Mu’mini
in SAYID CUMAR  BINU KHADDAAB wakkhti dhibaato iyo nolol xumi oo abaar saameysay carrigii awgood  uu joojiyay ciqaabta
ah gacan gooyada wuxuuna ku beddelay in si kale loo abaal mariyo.
Waxaan ku arkay webka gacantii oo la goynaayo iyo ayadoo la gooyay, wa
xaan is waydiiyay nimanka miskiinkaasi gacanta uga goynaayo qiimo wax uu xaday ee dhan 90 dollar. Ragga fulinayayagu maxay yihiin yaa talo saartay yaa siiyay
awoodda, horta ceeb ka saliim ma yihiin , cilmigooda xaggee gaarsiisan yahay. Waxaan arkay sidoo kale nin la daaf wareegayo nin muslin ah oo walaal soomaaliyeed ah toorreyoo uu rabo in uu ku  bireeyo.

Magaalada Kisaayo waa tii ay ka dhacday arrintii gabadhii saqiirta ahayd ee lagu dilay si xaqdarro dhagaxa. War xaggee loo socdaa, waa yaabe iyo amkaage yaa noo maqan ! Ilaahay ayaa noo maqan runtii laakin yanaan
noqon doqontii qaddar Alle baratay Ilaahay waa na baray danteenna. gumeystihii caddaaba iyo kii madoobaa ayaan iska xoreynee kuwa dhiigyacabka ah oo beer naxa aan lahayn aan iska xoreyno.!
Haddii ay mas’uuliyadi jirto qofkaasi dambiga laga fuliyay oo curyaamay
waxna aan mustaqbalka qabsan karin yaa damaana qaadaya noloshiisa?
Waxaa lagu sii daynayaa beledka iska celi waaye magaalada waaye,xitaa daawo iyo nafaqo heli mayo.

Waxaan nahay waddan sabool ah oo burburay oo ilaa iyo hadda inkastoo Ilaahay albaabadiisa oodi saarnayn yaa u gargaarayo ninkaasi la addin
tiray ee dhallinyarada ah.  Bal aam damiirkeena ku noqonno (0 doolar nin gacantiis ma la siisan karaa? Aaway arxankiii, muslinnimadii iyo walaanimadii? Ninka soo ashtakeeya caawa hurdo macaan ma hurdi karyaa? Waxaa dhici karta xitaa in uu lahaa xaas iyo
caruur; ma u malaysiin in qoyskiisa sii dhaqnaanayo, ilmihiisa mujtamaca
sideey ugu dheh jiri doonaan, mase laga filanayaa in ay noqdaan muwaadi
niin tosan ee Dalka wax tara, caruurta asagood ah dugsima ma la dhigan karaan?. Nimanka gararka waaweyn oo leh waxaan nahay caalimiin oo Shuyuukh
 abuu hebel ayaa lay yiraahdaa oo ayaga habeemba walbo aroos ee caloolaha waawayn waa waano beeleene naganma tirsanee waa wax cilloon oo masiibo nagu ah ee Soomaaliyeed iska qabanno. Dad waa dhammaaday ee
hambaa hertee ha la caymiyo. Dawlad waa leenahay waxayse ka dhimatay
Shicib, maalin ayaan ku kalsoonahay in xaqa soo daahiri doono ee Ilaahay
ka kaso bixin doonooo  in intaan aakhiro la gaarin ay adduunyada ku yiraahdaan Ilaahayoow turaab maxaa nooga dhigi waysay?

WA BILLAAHI TOWFIIQ

Waxaa qortay

Faduma Axmed Maxamuud Cadde

         ( Qoorwayne )

faaycadde1@hotmail.com

Somaliweyn Media Center “SMC”

 
Arabic News
Today's News 24-Mar-2009

شيخ شريف ينفي طلب قوات إفريقية إضافية من السودان
(Read more) 24-Mar- 2009

السفن الحربية الروسية تتوجه الى خليج عدن فى اواخر مارس
(Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009

المحاكم الإسلامية تكتشف مقابر جماعية في مدينة مقديشوا
(Read more) 22-Mar- 2009

الإرياني:هناك قوى لها مآرب سياسية من القرصنة والحشد العسكري قد يولد قرصنة تهدد العالم
(Read more) 22-Mar- 2009

الأبرش يبحث ووفد صومالي سبل تطوير العلاقات البرلمانية
(Read more) 22-Mar- 2009

القراصنة الصوماليون يطلقون سراح سفينة هندية
(Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009

ابن لادن يحث الصوماليين علي الإطاحة بالرئيس الجديد
(Read more) 19-Mar- 2009

 افتتاح مركز تسجيل اللاجئين الصومال
(Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009

وفاة 72 شخصا معظمهم من الاطفال بسبب اسهال حاد في الصومال
(Read more) 17-Mar- 2009

الأمم المتحدة ترحب بالإفراج عن موظفيها الذين اختطفوا في الصومال وتؤكد مواصلة عملياتها هناك
(Read more) 17-Mar- 2009

أعلن السفير الأثيوبي في موسكو أن سلطات أثيوبيا تواصل تقديم المساعدة لحكومة الصومال الانتقالية
(Read more) 17-Mar- 2009

مجموعة الإتصال الدولية تعقد إجتماعا في القاهرة لمكافحة القرصنة
(Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009

مدينة مقديشو تشهد مظاهرات تندد بحكم المحكمة الدولية ضد الرئيس السوداني 
(Read more) 16-Mar- 2009

Today's News 14-Mar-2009

إصابة عمدة بلدية ودجر بعبوة ناسفة بالقرب من مطار مقديشوا الدولي 
(Read more) 14-Mar- 2009

جماعة أهل السنة تسيطر علي عدة بلدات في إقليم قلقذود بوسط الصومال
(Read more) 14-Mar- 2009

Today's News 12-Mar-2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد بمقديشوا 
(Read more) 12-Mar- 2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد
(Read more) 12-Mar- 2009

مخاوف من تجنيد أمريكيين صوماليين لتنفيذ هجمات إرهابية
(Read more) 12-Mar- 2009

الاتحاد الإفريقي يمدد بقاء قواته في الصومال
(Read more) 12-Mar- 2009

Today's News 11-Mar-2009

مقتل أربعة أفراد من  الشرطة الصومالية  بإنفجارعبوةناسفة  في مقديشوا صباح اليوم
(Read more) 11-Mar- 2009

مركز الجزيرة ينظم ندوة عن الصومال وملامح المرحلة القادمة
(Read more) 11-Mar- 2009

الناتو يوافق على تشكيل مهمة جديدة لمحاربة القرصنة
(Read more) 11-Mar- 2009

قوات حفظ السلام الافريقية تبقى في الصومال ثلاثة شهور إضافية
(Read more) 11-Mar- 2009

Today's News 10-Mar-2009

رئيس البرلمان شيخ أذن مذوبي ش يتسلم مقر البرلمان الصومالي المؤقت
(Read more) 10-Mar- 2009

الرئيس الصومالي يتوجه إلي أوغندا ضمن  زيارته  الإفريقية
(Read more) 10-Mar- 2009

Today's News 9-Mar-2009

سقوط طائرة عسكرية متجهة إلي الصومال في مدينة كمبالا مخلفتا عشرة قتلي
(Read more) 9-Mar- 2009

رئيس الجمهورية الصومالي   يلتقي مع نظيره الكيني في مدينة نيروبي في جولته  لعدة دول إفريقية
(Read more) 9-Mar- 2009

ليبيا: بيرلسكونى يدعو القذافى لحضور القمة المقبلة للدول الثماني الصناعية الكبرى.
(Read more) 9-Mar- 2009

الأمن الشخصي تغلب على الأمن القومي فأهملنا الصومال وتناسينا مخاطر القراصنة على قناة السويس.
(Read more) 9-Mar- 2009

ماهو سر ودوافع  إهتمام جريدة الشرق الأوسط بالقضية الصومالية في ظل إهمال وسائل الإعلام هذا الشأن :
(Read more) 9-Mar- 2009

English News
Today's News 24-Mar-2009
Somalia: Uganda deploys more peacekeepers in volatile Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Al-Shabab bans Khat and cars with opaque glasses in Baidoa  (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: 10 died in a lorry accident 14 others wounded in central Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Bula-Hawo district authority sends warning signal to Kenya (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Foreign Minister Omaar notes deployment of foreign troops (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Hizbul-Islam remarks upon the defect members (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Somali owned 5 star hotel turned to ashes (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia not seeking Sudanese peacekeepers - president (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: AU Hails Somalia Milestone; Donor Conference Planned (Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 23-Mar-2009
Somalia: Prominent Somali cleric detained in Puntland Tension High (Read more) 23-Mar- 2009

Hijab debate lifts veil on limits of Norway's tolerance (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: 18 students died in a road accident in Kenya 9 (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Hisbul-Islam endorse the efforts of the clerics (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Islamic Courts Union takes control of Shibis district (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: A Somali girl kidnapped by Somalis in Mogadishu (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Sudanese president calls for support for new Somali gov't (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Japan says pirates fire on ship off Somalia (Read more) 23-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009
The skeletons of 5 people found in Mogadishu (Read more) 22-Mar- 2009

No deployment of Extra Troops Information Minister (Read more) 22-Mar- 2009

Statement by the UN Special Representative for Somalia Mr Ahmedou Ould-Abdallah  (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “No single government soldier surrendered” governor (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “Demanding for extra troops would jeopardize stability” Elder Diriye (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: Insecurity at Bulahubey a section of Wadjir district (Read more) 22-Mar- 2009

Somali: pirates free hijacked ship with 16 Indians (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: open meeting on Somalia (Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 21-Mar-2009
Somali FM Says Peace and Security New Government's Top Priority (Read more) 21-Mar- 2009

Ecoterra – Somali Marine & Coastal Monitor - Part VI. The Latest Piracy News from Somalia, Kenya (Read more) 21-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009
Somalia: World Food Program contractor gunned down in Mogadishu (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN debates bolstering African Union peacekeeping (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN chief says defeating piracy requires restoration of law in Somalia (Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 18-Mar-2009
Somalia: Al-Shabab commander says 16 killed in daybreak battle (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: Ferocious battle at Rabdhure district in Bakool region (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: AU Peacekeepers wounded in twin blasts (Read more) 18-Mar- 2009

Somalia: ETN TV director is not arrested for his journalism line of work (Read more) 18-Mar- 2009

Swedish citizen senior leader of Somali terror alliance (Read more) 18-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009
Somali Olympics committee to elect a new leadership this week (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: MPs condemned fighting at Galgadud region in central Somalia (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 15 people died starvation in lower Shabelle region (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Justice Minster meets with the administration of central jail (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Former Somali officer surrenders to Al-Shabab (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 4 kidnapped UN personnel released (Read more) 17-Mar- 2009

Abducted UN staff in Somalia released safely (Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009
Statement from the United Nations in Somalia on abduction of UN staff in South Central Somalia (Read more) 16-Mar- 2009

Local teens look up to Somali hip-hop artist (Read more) 16-Mar- 2009

FSAU : Release of NEW monthly Climate Data Update (Read more) 16-Mar- 2009

Demonstration against the warrant arrest of Al-Bashir in Mogadishu (Read more) 16-Mar- 2009

Somalia: 4 UN officers kidnapped in at Wajid district in Bakool region (Read more) 16-Mar- 2009

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)