Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


Sidee Deg deg loogu Taajiraa Waddamada reer Yurub iyo Mareykanka adiga oo aan hal maalina shaqo tagin?


11 May 2009 SMC

Sidee Deg deg loogu Taajiraa Waddamada reer Yurub iyo Mareykanka adiga oo aan hal maalina shaqo tagin?
Waa Su´aal Da´ weyn oo Madaxa Daalineysee Faadumooy Jawaab Deggen iga sii.
Jawabta Su´aashaas waa mid fudud oo  haddii aad soo buuxiso Shuruudahaan Hoos ku qoran oo kala ah:-

  1. Waa in aad Been badan taqaan
  2. Waa in aad ooyi taqaan Markii loo baahdo si dantaadu kuugu fusho.
  3. Waa in aad caayi taqaan Culimadii hore oo uu ugu horeeyo Macalinkii wax ku soo baray.
  4. Waa in aad Madaxa Xiirataa Gadhkana Deysaa
  5. Waa in aad leedahay Cimaamad Guduudan iyo Sarwaal Gaaban .
  6. Waa in aad tahay Aftahan Beentiisa meel marin kara.
  7. Waa in aan Jeebkaaga laga weyn Caday gaaban iyo Seddex baal ah .
  8. Waa in aad leedahay Dumar kula shaqeeya.
  9. Aqoon inaad leedahay Muhiim ma aha.

Sagaalkaas Qodob Ninkii Buuxiya ee deggan waddamadaan reer galbeedka waa xaqiiqo in uu deg deg ku taajirayo Sababtoo ah waxaan kala soo dhex baxay Qisooyin dhab ah oo aan anigu goob joog u ahaa iyo kuwa kale oo aay goob joog ka ahaayeen Gabdho kale oo Saaxiibadeey ah , balse waxaan soo hormarinayaa Qiso dhab ah oo aay goob joog u aheyd Gabar Saaxiibteey ah oo waagaas deggeneyd Waddanka Sweden waxeyna u dhacday sida tan:-
Maalin Maalmaha ka mid ah ayaa waxaan Muxaadaro isu raacnay ayaa tiri saaxiibteey Gabar deris la aheyd, waxaa Muxaadareynaayey Wadaad Garweyn oo Madax Xiiran oo Cimaamad Lix yaardi ah oo Guduudan Madaxa ku celcelinaya markii aay ka dhici rabtaba .

Wadaadku Muxaadaradiisu waxeey ku aaddaneyd Masjid qabyo ah oo u kala dhantaalan Lacag Shan Kun oo Doolar ah haddii la helana uu Masjidkaasi Dhammeystirmaayo isagoo soo daliishanaya Aayado Qura´aan ah oo ka hadlaya ajirka laga helo Masjid wax lagu darsado, isaga oo weliba ku kabaya ooyin aan dhammaanteen la wada ooynay Isaga oo leh waxaan u baahanay Shan Dumar ah oo min ku Doollar Dhiibta waxaan waa aduunyo waana laga tagaaye.

Anigu Arrinkaas kumaba soo tala gelin Balse Nasiib wanaag waxaa markiiba istaagtay Gabadhii aan wada soconay oo iska soo xayuubisay Katiinad weyn oo Takham ah Dhegeheedii iyo Faraantigeedii kuna tiri sheekh Laba kun ka badan ayey iigu fadhisaa  intaan isku xishooday ayaan aniguna Faraanti aan dahab oo dhan ka waty markaas ayaan ku daray markaas ayaa Dumar waa taqaane tii Bakheyl aheyd iyo tii kaleba mar Dahabkii saas loo wada shubay adiga yaanan war idinku daaline wadaadkii wuxuu halkaas kala tegay Dahab aan ka yaren 15.000/Doollar (Shan iyo Toban kun Doollar) iyada oo waxa uu na warsadana aay aheyd 5.000/Doollar (shan kun Doollar).

Bil kama soo wareegin markii aay gabdhii saaxiibteey aheyd mar labaad i geysay Muxaadaro uu isla wadaadkii hore ka muxaadareynayo isla wadadii horana wax ku radinaya oo leh Masjid hebel ayaa Qabyo naga ah Waxaan maqli jiray sheeko la yiraahdo Alfu layl wa layl ma Sartii ma dhammaato la dhihi jiray baa ee ku taalay Kismaay waa yaab sidii Caadada u aheydba waxaa markiiba istaagay oo Dahabkii aay horay Bil ka hor u bixisay oo kale haddana dhiibtay Gabadhii aan wada soconay Shaki ayaa i galay markaas ayaan waxaan weydiiyey Dahabkaan isku nooc ah halka uu ugu xareysan yahay oo aay ka soo qufeyso.

Gabadhii ayaa inta Afka ii soo dhaweysay igu tiri Ukhtii Dadkaan haddaan loo billaabin wax bixin maayaan marka dahabkaan waa isla Dahabkii aan Bishii hore bixiyey oo aniga waa la ii soo celiyey sidaas ayaana had iyo jeer yeelaa hadduuba sheekhaan Muxaadareynaayo Sheekh walibana Gabdho saas ugu camira ayuu leeyahay meel kasta oo uu ka Muxaadareynaayo Mar i dagi allaha dago mar labaad i dagana aniga allaha i dago la soco qaybaha dambe.

Faadumo Jeelle London Uk
Warxoolo_114@hotmail.com

Somaliweyn Media Center “SMC”

 
Arabic News
Today's News 24-Mar-2009

شيخ شريف ينفي طلب قوات إفريقية إضافية من السودان
(Read more) 24-Mar- 2009

السفن الحربية الروسية تتوجه الى خليج عدن فى اواخر مارس
(Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009

المحاكم الإسلامية تكتشف مقابر جماعية في مدينة مقديشوا
(Read more) 22-Mar- 2009

الإرياني:هناك قوى لها مآرب سياسية من القرصنة والحشد العسكري قد يولد قرصنة تهدد العالم
(Read more) 22-Mar- 2009

الأبرش يبحث ووفد صومالي سبل تطوير العلاقات البرلمانية
(Read more) 22-Mar- 2009

القراصنة الصوماليون يطلقون سراح سفينة هندية
(Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009

ابن لادن يحث الصوماليين علي الإطاحة بالرئيس الجديد
(Read more) 19-Mar- 2009

 افتتاح مركز تسجيل اللاجئين الصومال
(Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009

وفاة 72 شخصا معظمهم من الاطفال بسبب اسهال حاد في الصومال
(Read more) 17-Mar- 2009

الأمم المتحدة ترحب بالإفراج عن موظفيها الذين اختطفوا في الصومال وتؤكد مواصلة عملياتها هناك
(Read more) 17-Mar- 2009

أعلن السفير الأثيوبي في موسكو أن سلطات أثيوبيا تواصل تقديم المساعدة لحكومة الصومال الانتقالية
(Read more) 17-Mar- 2009

مجموعة الإتصال الدولية تعقد إجتماعا في القاهرة لمكافحة القرصنة
(Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009

مدينة مقديشو تشهد مظاهرات تندد بحكم المحكمة الدولية ضد الرئيس السوداني 
(Read more) 16-Mar- 2009

Today's News 14-Mar-2009

إصابة عمدة بلدية ودجر بعبوة ناسفة بالقرب من مطار مقديشوا الدولي 
(Read more) 14-Mar- 2009

جماعة أهل السنة تسيطر علي عدة بلدات في إقليم قلقذود بوسط الصومال
(Read more) 14-Mar- 2009

Today's News 12-Mar-2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد بمقديشوا 
(Read more) 12-Mar- 2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد
(Read more) 12-Mar- 2009

مخاوف من تجنيد أمريكيين صوماليين لتنفيذ هجمات إرهابية
(Read more) 12-Mar- 2009

الاتحاد الإفريقي يمدد بقاء قواته في الصومال
(Read more) 12-Mar- 2009

Today's News 11-Mar-2009

مقتل أربعة أفراد من  الشرطة الصومالية  بإنفجارعبوةناسفة  في مقديشوا صباح اليوم
(Read more) 11-Mar- 2009

مركز الجزيرة ينظم ندوة عن الصومال وملامح المرحلة القادمة
(Read more) 11-Mar- 2009

الناتو يوافق على تشكيل مهمة جديدة لمحاربة القرصنة
(Read more) 11-Mar- 2009

قوات حفظ السلام الافريقية تبقى في الصومال ثلاثة شهور إضافية
(Read more) 11-Mar- 2009

Today's News 10-Mar-2009

رئيس البرلمان شيخ أذن مذوبي ش يتسلم مقر البرلمان الصومالي المؤقت
(Read more) 10-Mar- 2009

الرئيس الصومالي يتوجه إلي أوغندا ضمن  زيارته  الإفريقية
(Read more) 10-Mar- 2009

Today's News 9-Mar-2009

سقوط طائرة عسكرية متجهة إلي الصومال في مدينة كمبالا مخلفتا عشرة قتلي
(Read more) 9-Mar- 2009

رئيس الجمهورية الصومالي   يلتقي مع نظيره الكيني في مدينة نيروبي في جولته  لعدة دول إفريقية
(Read more) 9-Mar- 2009

ليبيا: بيرلسكونى يدعو القذافى لحضور القمة المقبلة للدول الثماني الصناعية الكبرى.
(Read more) 9-Mar- 2009

الأمن الشخصي تغلب على الأمن القومي فأهملنا الصومال وتناسينا مخاطر القراصنة على قناة السويس.
(Read more) 9-Mar- 2009

ماهو سر ودوافع  إهتمام جريدة الشرق الأوسط بالقضية الصومالية في ظل إهمال وسائل الإعلام هذا الشأن :
(Read more) 9-Mar- 2009

English News
Today's News 24-Mar-2009
Somalia: Uganda deploys more peacekeepers in volatile Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Al-Shabab bans Khat and cars with opaque glasses in Baidoa  (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: 10 died in a lorry accident 14 others wounded in central Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Bula-Hawo district authority sends warning signal to Kenya (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Foreign Minister Omaar notes deployment of foreign troops (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Hizbul-Islam remarks upon the defect members (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Somali owned 5 star hotel turned to ashes (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia not seeking Sudanese peacekeepers - president (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: AU Hails Somalia Milestone; Donor Conference Planned (Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 23-Mar-2009
Somalia: Prominent Somali cleric detained in Puntland Tension High (Read more) 23-Mar- 2009

Hijab debate lifts veil on limits of Norway's tolerance (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: 18 students died in a road accident in Kenya 9 (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Hisbul-Islam endorse the efforts of the clerics (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Islamic Courts Union takes control of Shibis district (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: A Somali girl kidnapped by Somalis in Mogadishu (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Sudanese president calls for support for new Somali gov't (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Japan says pirates fire on ship off Somalia (Read more) 23-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009
The skeletons of 5 people found in Mogadishu (Read more) 22-Mar- 2009

No deployment of Extra Troops Information Minister (Read more) 22-Mar- 2009

Statement by the UN Special Representative for Somalia Mr Ahmedou Ould-Abdallah  (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “No single government soldier surrendered” governor (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “Demanding for extra troops would jeopardize stability” Elder Diriye (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: Insecurity at Bulahubey a section of Wadjir district (Read more) 22-Mar- 2009

Somali: pirates free hijacked ship with 16 Indians (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: open meeting on Somalia (Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 21-Mar-2009
Somali FM Says Peace and Security New Government's Top Priority (Read more) 21-Mar- 2009

Ecoterra – Somali Marine & Coastal Monitor - Part VI. The Latest Piracy News from Somalia, Kenya (Read more) 21-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009
Somalia: World Food Program contractor gunned down in Mogadishu (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN debates bolstering African Union peacekeeping (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN chief says defeating piracy requires restoration of law in Somalia (Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 18-Mar-2009
Somalia: Al-Shabab commander says 16 killed in daybreak battle (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: Ferocious battle at Rabdhure district in Bakool region (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: AU Peacekeepers wounded in twin blasts (Read more) 18-Mar- 2009

Somalia: ETN TV director is not arrested for his journalism line of work (Read more) 18-Mar- 2009

Swedish citizen senior leader of Somali terror alliance (Read more) 18-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009
Somali Olympics committee to elect a new leadership this week (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: MPs condemned fighting at Galgadud region in central Somalia (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 15 people died starvation in lower Shabelle region (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Justice Minster meets with the administration of central jail (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Former Somali officer surrenders to Al-Shabab (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 4 kidnapped UN personnel released (Read more) 17-Mar- 2009

Abducted UN staff in Somalia released safely (Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009
Statement from the United Nations in Somalia on abduction of UN staff in South Central Somalia (Read more) 16-Mar- 2009

Local teens look up to Somali hip-hop artist (Read more) 16-Mar- 2009

FSAU : Release of NEW monthly Climate Data Update (Read more) 16-Mar- 2009

Demonstration against the warrant arrest of Al-Bashir in Mogadishu (Read more) 16-Mar- 2009

Somalia: 4 UN officers kidnapped in at Wajid district in Bakool region (Read more) 16-Mar- 2009

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)