Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


Saddexda Cumaamadood ee Muqdisho ka Taliya:-


12 May 2009 SMC

          
                                                                                      
“ Haddii Caamo is qabsato waxaa lagu kala saaraa  camal rag,haddiise culumo is qabsato waxaa lagu kala saaraa CADAABTA—waa hadal aad u culus”

Berigii hore marka aad aragto nin Cumaamad madaxa ku duubaan midabkay doontaba ha lahaatee  waxaa markiiba kugu soo dhaci jirtay in ninkaasi uu yahay  nin camalkiisu u badan yahay  dhinaca Diinta,amase aqoon  fiican u leh xaqa iyo baadilka,salad sax ah,balse manta waxaad moodaa in arintu sidaa ka fogtahay.

Muqdisho oo mar ahaan jirtay mid ka mid Caasimadaha ugu quruxda badan qaarada Afrika ,ayaa mudo  dheer   la baaxadegaysay dagaalo sokeeye oo wejiyo kala duwan lahaa ,balse aad moodo in ay xilligan gashay mid ka duwan dhamaanba noocyadii dagaal ee hore uga  jiri jiray Muqdisho.

Waxaan si fiican u xasuustaa dhamaan dagaaladaas kala duwan ee Muqdisho  soo martay  marka  laga soo bilaabo 1990,kuwii ugu muhiimsanaa ee aan si fiican u xasuustana waxaa ka mid ahaa :-
-Dagaalkii lagu ridayey keli taliyihii Kacaankii  Siyaad Barre
-Dagaalkii  Cali Mahdi iyo Maxamed Farax Caydiid.
-Dagaalkii  Beelaha
-Dagaalkii Kooxaha
-Dagaalkii Kooxaha iyo Maxaakiimta
-Dagaalkii Maxaakiimta iyo Itoobiyaanka
-Dagaalkii Cabdillahi yusuf  iyo reer Muqdisho

Haddii aan u soo noqdo dagaalka maanta Muqdisho ka jira ,dadka qaarkiis waxay rumaysan yihiin in  uu yahay mid ku salaysan Diin,dadka qaarna waxay rumaysan yihiin in uu yahay dagaal ku salaysan  xukun kala jiidasho ka dhaxaysa kooxo isku Qabiil ah,balse  ku kala duwan xaga mabaadida.

Sida ay aniga ila tahay  dagaalka maanta Muqdisho ka socdaa wuu ka gudbay,dagaal ay kooxo awooda ku kala  jiidanayaan ,welina ma gaadhin in la yidhaahdo waa dagaal Diimeed balse wuu ku sii socdaa in noqdo dagaal Diimeed.

Haddii aan si kale kuu fahan siiyo  maanta Muqdisho waxaa ka taliya saddexda Cumaamadood, waa Cumaamado isku midab ah,waa Cumaamad u badan midabka casaanka ah,balse leh dhibco cad cad.Cumaamadani asal ahan waxay ka soo jeedaa  oo aad loogu isticmaalaa  wadamada Muslimka ah,gaar ahaan wadamada  Carabta.

Inkastoo Cumaamada maanta Muqdisho  ay casaan iyo cadaan isugu jirto  balse  waxaa loo kala qaybin karaa  saddexdan qaybood oo aan filayo in ay ku kala duwan yihiin sida madax loogu xidho oo keliya,wxaana ka mid ah:-

  1. Cumaamada 1aad:- Waa Cumaamad saddex gees laysugu  laabo , oo   madax la soo saaro,labadeeda dacal ay si toos ah uga  laalaadaan,laabta shaqsiga sita,waxaana loo yaqaanaa (Cumaamada Maxaakiimta).
  1. Cumaamada 2aad:- Waa Cumaamad saddex gees  laysugu laabo  oo inta madaxa la soo saaro ,labadeeda  dacal dib qoorta loogu laabo amase labada garab dib loogu celiyo,waxaana loo yaqaan (Cumaamada  Ahlu-Suna wa jamaaca)
  1. Cumaamada 3aad:- Waa Cumaamad  lagu duubto madaxa oo dhan,waxaa gebi ahaanba lagu qariyaa  madaxa iyo wegija oo dhan, Indhaha oo keliya ayaana la  baneeyaa amase muuqda ,waxaana loo yaqaanaa (Cumaamada Al-shabaab).

Hadal iyo dhamaan maanta waxaa Muqdisho ku dagaalamaya saddex Cumaamadood oo kala ah,Cumaamada Maxaakiimta,Cumaamada Ahlu-Suna Wajamaaca iyo cumaamada Al-shabaab.Cumaamadahaas oo mid walba si gooni ah madaxa loo saaro amase loogu xidho,mana garanayo tan xoog roonaan doonta xilliyada soo socda.

nabarkaad u dagan tahay
eegmo kuma dawooboo
boog hadal ma deeqee
ha ka daato mililkuye
ka dillaaci qoloftoo
kula daal wixii dana.

(erayadii  Abwaanka -Qoraaga -Ibraahin Yuusuf Axmed Hawd)

Mahadsanidin

Abdi M.Saleiman(Mingiste)
abdi_saleiman@hotmail.com

Somaliweyn Media Center “SMC”

 
Arabic News
Today's News 24-Mar-2009

شيخ شريف ينفي طلب قوات إفريقية إضافية من السودان
(Read more) 24-Mar- 2009

السفن الحربية الروسية تتوجه الى خليج عدن فى اواخر مارس
(Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009

المحاكم الإسلامية تكتشف مقابر جماعية في مدينة مقديشوا
(Read more) 22-Mar- 2009

الإرياني:هناك قوى لها مآرب سياسية من القرصنة والحشد العسكري قد يولد قرصنة تهدد العالم
(Read more) 22-Mar- 2009

الأبرش يبحث ووفد صومالي سبل تطوير العلاقات البرلمانية
(Read more) 22-Mar- 2009

القراصنة الصوماليون يطلقون سراح سفينة هندية
(Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009

ابن لادن يحث الصوماليين علي الإطاحة بالرئيس الجديد
(Read more) 19-Mar- 2009

 افتتاح مركز تسجيل اللاجئين الصومال
(Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009

وفاة 72 شخصا معظمهم من الاطفال بسبب اسهال حاد في الصومال
(Read more) 17-Mar- 2009

الأمم المتحدة ترحب بالإفراج عن موظفيها الذين اختطفوا في الصومال وتؤكد مواصلة عملياتها هناك
(Read more) 17-Mar- 2009

أعلن السفير الأثيوبي في موسكو أن سلطات أثيوبيا تواصل تقديم المساعدة لحكومة الصومال الانتقالية
(Read more) 17-Mar- 2009

مجموعة الإتصال الدولية تعقد إجتماعا في القاهرة لمكافحة القرصنة
(Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009

مدينة مقديشو تشهد مظاهرات تندد بحكم المحكمة الدولية ضد الرئيس السوداني 
(Read more) 16-Mar- 2009

Today's News 14-Mar-2009

إصابة عمدة بلدية ودجر بعبوة ناسفة بالقرب من مطار مقديشوا الدولي 
(Read more) 14-Mar- 2009

جماعة أهل السنة تسيطر علي عدة بلدات في إقليم قلقذود بوسط الصومال
(Read more) 14-Mar- 2009

Today's News 12-Mar-2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد بمقديشوا 
(Read more) 12-Mar- 2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد
(Read more) 12-Mar- 2009

مخاوف من تجنيد أمريكيين صوماليين لتنفيذ هجمات إرهابية
(Read more) 12-Mar- 2009

الاتحاد الإفريقي يمدد بقاء قواته في الصومال
(Read more) 12-Mar- 2009

Today's News 11-Mar-2009

مقتل أربعة أفراد من  الشرطة الصومالية  بإنفجارعبوةناسفة  في مقديشوا صباح اليوم
(Read more) 11-Mar- 2009

مركز الجزيرة ينظم ندوة عن الصومال وملامح المرحلة القادمة
(Read more) 11-Mar- 2009

الناتو يوافق على تشكيل مهمة جديدة لمحاربة القرصنة
(Read more) 11-Mar- 2009

قوات حفظ السلام الافريقية تبقى في الصومال ثلاثة شهور إضافية
(Read more) 11-Mar- 2009

Today's News 10-Mar-2009

رئيس البرلمان شيخ أذن مذوبي ش يتسلم مقر البرلمان الصومالي المؤقت
(Read more) 10-Mar- 2009

الرئيس الصومالي يتوجه إلي أوغندا ضمن  زيارته  الإفريقية
(Read more) 10-Mar- 2009

Today's News 9-Mar-2009

سقوط طائرة عسكرية متجهة إلي الصومال في مدينة كمبالا مخلفتا عشرة قتلي
(Read more) 9-Mar- 2009

رئيس الجمهورية الصومالي   يلتقي مع نظيره الكيني في مدينة نيروبي في جولته  لعدة دول إفريقية
(Read more) 9-Mar- 2009

ليبيا: بيرلسكونى يدعو القذافى لحضور القمة المقبلة للدول الثماني الصناعية الكبرى.
(Read more) 9-Mar- 2009

الأمن الشخصي تغلب على الأمن القومي فأهملنا الصومال وتناسينا مخاطر القراصنة على قناة السويس.
(Read more) 9-Mar- 2009

ماهو سر ودوافع  إهتمام جريدة الشرق الأوسط بالقضية الصومالية في ظل إهمال وسائل الإعلام هذا الشأن :
(Read more) 9-Mar- 2009

English News
Today's News 24-Mar-2009
Somalia: Uganda deploys more peacekeepers in volatile Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Al-Shabab bans Khat and cars with opaque glasses in Baidoa  (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: 10 died in a lorry accident 14 others wounded in central Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Bula-Hawo district authority sends warning signal to Kenya (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Foreign Minister Omaar notes deployment of foreign troops (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Hizbul-Islam remarks upon the defect members (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Somali owned 5 star hotel turned to ashes (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia not seeking Sudanese peacekeepers - president (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: AU Hails Somalia Milestone; Donor Conference Planned (Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 23-Mar-2009
Somalia: Prominent Somali cleric detained in Puntland Tension High (Read more) 23-Mar- 2009

Hijab debate lifts veil on limits of Norway's tolerance (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: 18 students died in a road accident in Kenya 9 (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Hisbul-Islam endorse the efforts of the clerics (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Islamic Courts Union takes control of Shibis district (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: A Somali girl kidnapped by Somalis in Mogadishu (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Sudanese president calls for support for new Somali gov't (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Japan says pirates fire on ship off Somalia (Read more) 23-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009
The skeletons of 5 people found in Mogadishu (Read more) 22-Mar- 2009

No deployment of Extra Troops Information Minister (Read more) 22-Mar- 2009

Statement by the UN Special Representative for Somalia Mr Ahmedou Ould-Abdallah  (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “No single government soldier surrendered” governor (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “Demanding for extra troops would jeopardize stability” Elder Diriye (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: Insecurity at Bulahubey a section of Wadjir district (Read more) 22-Mar- 2009

Somali: pirates free hijacked ship with 16 Indians (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: open meeting on Somalia (Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 21-Mar-2009
Somali FM Says Peace and Security New Government's Top Priority (Read more) 21-Mar- 2009

Ecoterra – Somali Marine & Coastal Monitor - Part VI. The Latest Piracy News from Somalia, Kenya (Read more) 21-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009
Somalia: World Food Program contractor gunned down in Mogadishu (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN debates bolstering African Union peacekeeping (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN chief says defeating piracy requires restoration of law in Somalia (Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 18-Mar-2009
Somalia: Al-Shabab commander says 16 killed in daybreak battle (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: Ferocious battle at Rabdhure district in Bakool region (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: AU Peacekeepers wounded in twin blasts (Read more) 18-Mar- 2009

Somalia: ETN TV director is not arrested for his journalism line of work (Read more) 18-Mar- 2009

Swedish citizen senior leader of Somali terror alliance (Read more) 18-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009
Somali Olympics committee to elect a new leadership this week (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: MPs condemned fighting at Galgadud region in central Somalia (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 15 people died starvation in lower Shabelle region (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Justice Minster meets with the administration of central jail (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Former Somali officer surrenders to Al-Shabab (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 4 kidnapped UN personnel released (Read more) 17-Mar- 2009

Abducted UN staff in Somalia released safely (Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009
Statement from the United Nations in Somalia on abduction of UN staff in South Central Somalia (Read more) 16-Mar- 2009

Local teens look up to Somali hip-hop artist (Read more) 16-Mar- 2009

FSAU : Release of NEW monthly Climate Data Update (Read more) 16-Mar- 2009

Demonstration against the warrant arrest of Al-Bashir in Mogadishu (Read more) 16-Mar- 2009

Somalia: 4 UN officers kidnapped in at Wajid district in Bakool region (Read more) 16-Mar- 2009

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)