Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


Maansadan waxaan u jeediyay good ahaan shicibka soomaliyeed gaar ahaan dadka Muqdisho


12 May 2009 SMC

By G/le Dh/xe Ing. Cabdi Hilowle Xassan

Maansadan waxaan u jeediyay good ahaan shicibka soomaliyeed gaar ahaan dadka Muqdisho.

Dadyahow doontu la daaday.
Dadyahow an dantiisa aqoon
Waxaa laysku dilayaa
Waa nimaadki  dowladnimo  
Iyo ciddi duubka qabanlahayd
Adiguna waa kala daadsantoho
Qabiil baa lagugu kala dilay
Ama qoonda diineed
Qarandeed baa ku dardaray
Iyo duul meel durugsan ka yimid
Af duub baa ku dubtayoo
Doorarkina kaa dilay
Dad aqooneed iyo culumau diinba
Waxay kula damacsanyihiin
Diifti Baqdaad, ama Kabuul
Iyo daafaha Pakistaane.
Waana meesha ay kasoo daalacdeen
Darsiga sheydaane
Maskaxda sida loo doorsho
Walaal an dakane kaa qabin
Sida raasas diirada lagu wadaa saaro
Mid ka sii daranna
Waa u dahsoontahoo
Wayna kula damacsanyihiin
Daimou diintada macaan
Dadku way  dugsanayaane
Wadaad doorsoon  iyo qabqable dagaal
Ama siyaasi an damqayn
Kuwaan dantooda u adeegsaday
Daliil been ah bay ku durugsadene
Wana daalumeen dadka isku dilaye 
Daimou naga dulqaad
Dalkana ugu deeq dowlad caadila
Dad an dowlad lahayn waa dayacane 
Sida duurjoogta xoolaha
Ama ari doog helay
Iyagoo dareen qabin
Baa dugaagu dig ku soo yiraah
Kolkay daafaha u kala didaan
Buu ka dishaa kii taagdarane
Soomaalidu waaba ka darantaho
Iyagaba laysku dilayahe
Hobiye an loo meel dayin
Bam dhulka lagu duugiyo
Intuu nin door naga dilay
Ama dumar iyo caruur
Ya dadoow Qiyaasi kara
Madfac an loo meel dayin
Qoriga darandooriga u dhaca
Dad an waxba galabsan
Inta lagu dul tuuro
Dhiigooda la daadiyo
Gaal baan ula dan lahaa
Diintay ku dhigantahay
Dadka miir qaabka ahow
Sow naar daalbo ma aha?
Sow dimbi qaran maaha?
Hadaydaan is dilin
Dad waalaalo ah laysku dirin
Doorkii Caydiid iyo Cali Mahdi
Dayacan UNISOM
Maraykan kan daamuray
Dalka ba ma yimaaden
Hubkaa diririgleeyo
Kan darandooriga u dhaca
Dayuurad hawada duushiyo
Dadka kuma duqeyeen
Isna maydkiisa dariiqa lagu ma jiideen
Dadku na ma basaasen
Diifta na abaartii dadku kuma hoobteen
Dunida macluusha laga ma daawadeen
Hadaydaan is dilin
Dad waalalo ah dagaan ku wadaa nool
Dabka kama dhax shideen
Amxaar an kuu damqayn
Dalkaba ma soo dageen
Madfac kuma duqeyeen
Iyo qoriga darandooriga u dhaca
Danyartii Xamar iyo dumar ma laayeen
Inkastoo dalka ad ka saarteen
Daayartii u dabka u gubay daafaha Baydhabo
Ayaa qalbigu ila damqayaa
Kuwa dalbadayna waa dimbilayaal
Dad yahow dood kale
Hadaan dib u jalleeco
Intuu dad wax dhisayaa
Idinna duminaysene
Intuu dad wax dawaynayaa
Idinna dilaysanee
Intuu dad wax dayactirayaa
Idinna daydka ka rogayseene
Darxumada Taalla
Iyo diifta ina haysa
Dadow hadaan idiin dulmaro
Dadkan hayaamay ee daaf walba dagay
Dunida dacaladeeda
Doonidan dadka lagu guray
Inta dollar laga qaatay
Marna ku dagtay daafaha cadmeed
Marna ka dabbalo la yiri
Ama daadku ha ku qaado
Dabadeedna yaxaasku diirto
Dadki haajirka ahaa
Dadow ma is daba qabataan?
Sidani dow maahae
Suntan badaa lagu daadiyay
Ee adan dareen ka qabin
Difaac iska daye
Duulka berri imaan
Waxad ugu dawgashay
Darxumo dugsi u noqon
Dad an dowlad lahayn
Dayacan weyaane
Tan taagta daran
Dacaayede ee dumi
Dabandaabyada ma ka daynaa?
Dowladnimo warkeedu waa dad is raacee
 Ee dagaal ma ka daynaa?
Dunidii nagu dawaqdaye
Ragoow dad ma noqonaa?
Burcad badeedan lagu dawaqay
Dadow daaf ma iska marinna?
Deeqdan batroolka dahabka iyo dheeman
Ee Daaim nagu manneeystay
Adiguna ad ka dawarsanaysid
Oo adan dan u ogayn
Dadow ummadda ma ku daryeelnaa?
Dowlad laan wa dulli iyo dayacane
Dadow taa ha la dareemo

Somaliweyn Media Center “SMC”

 
Arabic News
Today's News 24-Mar-2009

شيخ شريف ينفي طلب قوات إفريقية إضافية من السودان
(Read more) 24-Mar- 2009

السفن الحربية الروسية تتوجه الى خليج عدن فى اواخر مارس
(Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009

المحاكم الإسلامية تكتشف مقابر جماعية في مدينة مقديشوا
(Read more) 22-Mar- 2009

الإرياني:هناك قوى لها مآرب سياسية من القرصنة والحشد العسكري قد يولد قرصنة تهدد العالم
(Read more) 22-Mar- 2009

الأبرش يبحث ووفد صومالي سبل تطوير العلاقات البرلمانية
(Read more) 22-Mar- 2009

القراصنة الصوماليون يطلقون سراح سفينة هندية
(Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009

ابن لادن يحث الصوماليين علي الإطاحة بالرئيس الجديد
(Read more) 19-Mar- 2009

 افتتاح مركز تسجيل اللاجئين الصومال
(Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009

وفاة 72 شخصا معظمهم من الاطفال بسبب اسهال حاد في الصومال
(Read more) 17-Mar- 2009

الأمم المتحدة ترحب بالإفراج عن موظفيها الذين اختطفوا في الصومال وتؤكد مواصلة عملياتها هناك
(Read more) 17-Mar- 2009

أعلن السفير الأثيوبي في موسكو أن سلطات أثيوبيا تواصل تقديم المساعدة لحكومة الصومال الانتقالية
(Read more) 17-Mar- 2009

مجموعة الإتصال الدولية تعقد إجتماعا في القاهرة لمكافحة القرصنة
(Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009

مدينة مقديشو تشهد مظاهرات تندد بحكم المحكمة الدولية ضد الرئيس السوداني 
(Read more) 16-Mar- 2009

Today's News 14-Mar-2009

إصابة عمدة بلدية ودجر بعبوة ناسفة بالقرب من مطار مقديشوا الدولي 
(Read more) 14-Mar- 2009

جماعة أهل السنة تسيطر علي عدة بلدات في إقليم قلقذود بوسط الصومال
(Read more) 14-Mar- 2009

Today's News 12-Mar-2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد بمقديشوا 
(Read more) 12-Mar- 2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد
(Read more) 12-Mar- 2009

مخاوف من تجنيد أمريكيين صوماليين لتنفيذ هجمات إرهابية
(Read more) 12-Mar- 2009

الاتحاد الإفريقي يمدد بقاء قواته في الصومال
(Read more) 12-Mar- 2009

Today's News 11-Mar-2009

مقتل أربعة أفراد من  الشرطة الصومالية  بإنفجارعبوةناسفة  في مقديشوا صباح اليوم
(Read more) 11-Mar- 2009

مركز الجزيرة ينظم ندوة عن الصومال وملامح المرحلة القادمة
(Read more) 11-Mar- 2009

الناتو يوافق على تشكيل مهمة جديدة لمحاربة القرصنة
(Read more) 11-Mar- 2009

قوات حفظ السلام الافريقية تبقى في الصومال ثلاثة شهور إضافية
(Read more) 11-Mar- 2009

Today's News 10-Mar-2009

رئيس البرلمان شيخ أذن مذوبي ش يتسلم مقر البرلمان الصومالي المؤقت
(Read more) 10-Mar- 2009

الرئيس الصومالي يتوجه إلي أوغندا ضمن  زيارته  الإفريقية
(Read more) 10-Mar- 2009

Today's News 9-Mar-2009

سقوط طائرة عسكرية متجهة إلي الصومال في مدينة كمبالا مخلفتا عشرة قتلي
(Read more) 9-Mar- 2009

رئيس الجمهورية الصومالي   يلتقي مع نظيره الكيني في مدينة نيروبي في جولته  لعدة دول إفريقية
(Read more) 9-Mar- 2009

ليبيا: بيرلسكونى يدعو القذافى لحضور القمة المقبلة للدول الثماني الصناعية الكبرى.
(Read more) 9-Mar- 2009

الأمن الشخصي تغلب على الأمن القومي فأهملنا الصومال وتناسينا مخاطر القراصنة على قناة السويس.
(Read more) 9-Mar- 2009

ماهو سر ودوافع  إهتمام جريدة الشرق الأوسط بالقضية الصومالية في ظل إهمال وسائل الإعلام هذا الشأن :
(Read more) 9-Mar- 2009

English News
Today's News 24-Mar-2009
Somalia: Uganda deploys more peacekeepers in volatile Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Al-Shabab bans Khat and cars with opaque glasses in Baidoa  (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: 10 died in a lorry accident 14 others wounded in central Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Bula-Hawo district authority sends warning signal to Kenya (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Foreign Minister Omaar notes deployment of foreign troops (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Hizbul-Islam remarks upon the defect members (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Somali owned 5 star hotel turned to ashes (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia not seeking Sudanese peacekeepers - president (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: AU Hails Somalia Milestone; Donor Conference Planned (Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 23-Mar-2009
Somalia: Prominent Somali cleric detained in Puntland Tension High (Read more) 23-Mar- 2009

Hijab debate lifts veil on limits of Norway's tolerance (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: 18 students died in a road accident in Kenya 9 (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Hisbul-Islam endorse the efforts of the clerics (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Islamic Courts Union takes control of Shibis district (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: A Somali girl kidnapped by Somalis in Mogadishu (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Sudanese president calls for support for new Somali gov't (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Japan says pirates fire on ship off Somalia (Read more) 23-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009
The skeletons of 5 people found in Mogadishu (Read more) 22-Mar- 2009

No deployment of Extra Troops Information Minister (Read more) 22-Mar- 2009

Statement by the UN Special Representative for Somalia Mr Ahmedou Ould-Abdallah  (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “No single government soldier surrendered” governor (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “Demanding for extra troops would jeopardize stability” Elder Diriye (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: Insecurity at Bulahubey a section of Wadjir district (Read more) 22-Mar- 2009

Somali: pirates free hijacked ship with 16 Indians (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: open meeting on Somalia (Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 21-Mar-2009
Somali FM Says Peace and Security New Government's Top Priority (Read more) 21-Mar- 2009

Ecoterra – Somali Marine & Coastal Monitor - Part VI. The Latest Piracy News from Somalia, Kenya (Read more) 21-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009
Somalia: World Food Program contractor gunned down in Mogadishu (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN debates bolstering African Union peacekeeping (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN chief says defeating piracy requires restoration of law in Somalia (Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 18-Mar-2009
Somalia: Al-Shabab commander says 16 killed in daybreak battle (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: Ferocious battle at Rabdhure district in Bakool region (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: AU Peacekeepers wounded in twin blasts (Read more) 18-Mar- 2009

Somalia: ETN TV director is not arrested for his journalism line of work (Read more) 18-Mar- 2009

Swedish citizen senior leader of Somali terror alliance (Read more) 18-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009
Somali Olympics committee to elect a new leadership this week (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: MPs condemned fighting at Galgadud region in central Somalia (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 15 people died starvation in lower Shabelle region (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Justice Minster meets with the administration of central jail (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Former Somali officer surrenders to Al-Shabab (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 4 kidnapped UN personnel released (Read more) 17-Mar- 2009

Abducted UN staff in Somalia released safely (Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009
Statement from the United Nations in Somalia on abduction of UN staff in South Central Somalia (Read more) 16-Mar- 2009

Local teens look up to Somali hip-hop artist (Read more) 16-Mar- 2009

FSAU : Release of NEW monthly Climate Data Update (Read more) 16-Mar- 2009

Demonstration against the warrant arrest of Al-Bashir in Mogadishu (Read more) 16-Mar- 2009

Somalia: 4 UN officers kidnapped in at Wajid district in Bakool region (Read more) 16-Mar- 2009

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)