|
ALL_Shabaab iyo Xisbul Islaam Sheekadu Ma diin baa Mise Xukun doonbaa
13 May 2009 SMC
Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxumad korkiisa ha ahaato.
Shalay waxaynu Taagnayn Dowlada Tan ka horeesay ee u Hogaaminayay Madaxweynihii Hore Mudane Abdullahi Yusuf, Haday qaataan Shareecada Islaamku Waynu aqbalaynaa oo waxbaynu ku darsan,
waxaan maanta aynu aragna hadaladii ka soo bixi jiray ururkii Midowga Maxaakimta la isku oran jiray in Qaybo badan oo ka mid ah Sida Sh,Xasan Daahir Aweys, aynu ku tilmaami karno in uu ogaa Dowladii Hore in aysan Heshiinayn, isaguna ula jeedkiisa ahaa, awr ku kicis diinta islaamku hadaydaan qaadanayn waynu idila dagalamin.
Hadaba dowladani Waxaa Hogaaminaya Ninkii Shalay Amirka Mu,miniinta Shalay aad u magacawdeen idinkoo ku dhan Goleh Shuuro iyo Gole Fulintaba in uu yahay Amiirka Soomaliyeed, hadaba Ninkii shalay ilaa heerkaas aad u aaminteen baynu hadaynu nahay Bulshada Soomaliyeed Weli u aamisan nahay, oo Weli Ma aynu arag Xumaan uu la yimid anan Wanaag ka ahayn.
Maxay Doonayaan All-Shabaab iyo Xisbul islaam.
Sh, Xasan dahir aweys ayaa Waxu Tan iyo burburkii soomaaliya siduu u bilowday 1991, waxuu ku jiray siduu u Qaban lahaa Talada dalka soomalia isagoo gabaad ka dhiganayay Qaab diimeed in uu dalka ku xukumi doono, isagoo ka mid ahaa saraakiishii Ciidanka Qarankii ee dowladii Maxamed Siyad Barre, ahaana darajo Coll, ayaa beryihii dambe galay ama isku badalay Qabqable diimeed halka Saraakiishii la midka ahaa ay u bateen Qabqale iska caadi ah, ShacabkaSoomaliduna ay u arkayeen rag Xukun doon ah,
Hadaba Xasan oo la oran karo Waa Nin awrkiisa ku kacsanaya Shareecada islaamka ayaan dalka ku dhaqayna. Hadaba Shacabka Soomaliyeed ma is Weydiiyeen Shareecada uu Xasan goonida u haysto, Madama dalku dowlad loo dhan yahay laga dhisay hadana uu Majaraha u hayo Nin kii shalay labada Gole ay Maxaakimtu ay ahaayeen u doorteen Amiirka Soomalida, Hadal Qabsigooduna ahaa waa amiirkayagu.
Waxaa jirtay Xiliyadii Dagaalku Bilamayay ee u dhaxeeyay DFGK iyo Midowgii maxaakimta ee hore, Mar dood Laanta BBC da qaybteeda afka Soomaligu ku baxdo ay u qabatay dood labada garab ee markaasi ka dhaxaysay dagaalkii afka anan la is guda gelin , Xasan Daahirna uu fadhiyo Villa Soomalia uuna ka eryaaday Xuseen Caydiid, ayuu BBCdu, waxuu galabtaasi kalaha aniga iyo Abdullahi Yusuf yaa Xaq u leh Talada dalka, madama anigu kaadi dayda dalka u soo cabay, Abdullahina Dalka Ethiopian u soo horkacay,
Galabtaasi Cidweliba oo Caqli leh hadalkaasi Wuu Fahmi karay, Xasan in uu Yahay Qabqablayaashii Saarkiishii Soomaliya ka haray hadana ah Qab Qable Xukun Doon ah.
Maanta Waa alle-Mahadii Hadii Kacdoonkii Maxaakimtu ay Cagta Wada marsheen Wixii Sarkaal ku abtirsan jiray Coll, iyo Genba, ayna dhalisay in Mogdisho oo 17sano la dejin wayay qabqalyaashii , ay dhacday 21 cisho loga saaray Wixii Qabqable ah.
Hadaba Umada Soomaliyeed Waxaa haray Laba Coll. isku magac ah Waa Labaa Xasan, hadaba Laba Xasanow maxaad Soomaliya ka damacsantihiin?
Markaan anigu Shaqsiyan adaroosay, Xasan ka dagaalka Xamar kawada waa mid Xukun ku doonayo hadana diin ku gambad ah.
Xasan Turky isaguna waa mid beesha Calamku u haystaan Qaraxyadii ka dhacay Kenya iyo Tanzania, Xasan Turky uma ekaa Nin Xukun sidaasi ah sii doonayo, laakin Waa nin Doonayo in uu Gabaadka dhigto Hoodka Jubooyinka, si uu uga Nabad galo, dadaalka beesha calamka ugu jiraan sidii loo soo qaban laha, Hadaba Dowladu Waxaa la gudboon isagoo kale in Heshiis gooni ah ay la gasho si uu helo Magan galyo. Dowladuna ay garab uga hesho.
All_Shabaab Maxaad Damacsan Yihiin.
Had iyo Jeer dhalinyarta All-Shabaab ee laab lakaca Diineed ku jirta, markaad gooni u waraysatid ma ahan kuwa garanayo u jeedada ee dagaalka anan dhamaad ka lahayn ugu jiran, iyo Talada meesha ay ka soo go,do laakin u ek rag hala galo hadii la is yiraahdo galaya meeshii loo iftiimiyo.
Ururka All-Shabaab ma ahan Kuwa Feker Soomaliyeed ku shaqeeya hadana aamisan Waxaa Soomali ay isku raacdo, Taasina Waxaa Marag u ah Hadalka ka soo Yeeray Sheekh Xuseen Ali Fiidow , oo ahaa in ay jiraan dad Muslimiin ah oo ka garab dagaalamaya hadana yiri laguma tilmaami karo ajaanib, Waa siduu hadalka u yiri.
Hadalkaasi hadal la mid ah waxaa Wareysii ahaan u baxshay Afhayeenka Ururka ALl_Shabaab Muqtaar Roobow, sanadkii hore, Ninka isku baxshay AL-Mansuur mar uu waramayay Jariirad ka soo baxda dalka marekanka ee loo Yiraahdo Los angels Time, Ku cadeeyay inay ka tirsan yihiin Ururuka All-Qaacida ,isla markaana Amarada ay uga qaataan si toos ah Hogaamiyaha All_Qaacida ee Osama Binladin , isla markaana ay ka soo Tababartaan Madaxdooda sida ku cada qoraalka wargeyska,We are negotioting how we can unite into one, said Muktar robow, a top military commander of shabab,Which the US. State department designated a terrorist organization this year,we will take our orders from our Sheik Osama Bin ladin, because we are his Student. All-Qaeda is the mother of holy war in somalia, He said Most of our leaders were trained in all-Qaeda Comps,We get our tactics and guidelines from them Money have spent time with osama bin ladin. ka aqriso http://articles.latimes.com/2008/aug/25/world/fg-shabab25
Maalmo ka bacdi ayay hadana soo bandhigeen cajalad ay all-shabaab ku muujinayaan in uu ku jiro ninka sida Weyn ee dowlada Marekanka u doon doonayaan ee la yirahdo Sheikh Saalax Nabhani.,Waxaana hadaladiisa ka mid ahaa ee cajaladu uu ka oranayay u soo baxaa jihaadka,Sheikhu waxuu la hadlayay dhamaan Mujaahidiinta Calamka.
isagoo ugu baaqay in ay ka soo qayb galaan,Jihaadka ka socda Soomaliya ee lagula dagaalamayo gaalada qabsatay dalka Soomaliya,iyo kuwa ridada ah ee kaalmaynaya Cadowga islaamka, Sheikhu mahadda illahay ka dib waxuu salaan u diray Amiirka Mujaahidiinta Sheikh Osama Bin Ladin, waxaa oo kale uu salamay dhamaan Mujaahidiinta Caalamka ee Jihaadka ka wada daafaha Calamka,
Sheikhu Qaybtiisa dambe waxuu kula hadlayay musliminta Caalamka waxuuna si gaaraa ah ula hadlayay mujaahidiinta, isagoo aad u adkayay in ay ka soo qayb galaan jihaadka ka soconaya Soomaaliya.
Sheikh Saalax oo ka mid aha Tiro Mujaahidiin ah oo warbaahintu caalamka wax ka sheegtay, in ay raadinayaan ayaa si lama filaan ah cajaladaasi uga soo muuqday isagoo taba baraya ciidamada All-shabaab isla markana ay wada joogaan Sh,Muqtaar Roobow.
Hadaba Sida ku cad Cajaladahaasi iyo Waraysiyada ay bixinayaan Ururka All-shabaan , ayaa ah kuwa iska cad in ururku uu xiriir adag la leeyahay ururka All-Qaida ayna soomaliya ku fidayeen, bilowgii All-shabaab laga hirgashay soomaliya, ayna ula jeedkooda u weyn yahay sidii dagaalada ka socda Afganistaan ama Ciraaq ay igu soo leexin lahayeen dhanka soomalia.
Hadaba Waxaa iska Cad in ururku All-Shabaab uusan Marnaba Qaadan doonin Talo Weliba oo ay kaga timaado dhanka Shacabka Soomalida Sida , indheer garadka,aqoonyahanada,Culumada, Hadaysan ahayn Talo kaga timid Dhanka Ururka All_Qaida Osama Bin Ladin.
Tani Ma Fidnaa Mise Jihaad la galayaa Weeye Waxaa Xamar ka soconaya?
Nin ayaa maalin u jeeday ninkale oo ku soo socdaa, markaasu si hoose naftiisa ugu yiri , illahayow adaan kaa magan galay wixii shar ah uu ninkaasi wado,(ama hadal sidaaso oo kale ah),ninkaasi waxuu alle ka magan galayo waa wiilkiisu uu dhalay '' ninkaasi waxuu ahaa falaartii ugu horeeysay ee jihaad ah cadowga uu ku riday. Wiilkiisu waxuu noqday ninkii ugu horeeyay ee hub ku rida durriyadii nebiga(CSw) ama waxuu ahaa ninkii hogaamiyaha ciidanka dilay Xuseen bin ali ibnu abuu daalib, awlaadi Nebiga (CSW)´war facaa iyo ragii kula midka ahaa xukun ayuu u hardamayaa adiguna halkaan ayaad fadhida oo baadiyo ayaad u labatay ayuu yiri wiilkii u yimid aabihii.
Hadaba Soomaliyay maanta miyaanan la is oran karin Qisadasi qiso la mid ah maanta waa tan Mogadisho ka socota, ee la rabo in lagu dilo amiirkii shalay aynu wada lahayn waa amiirka Soomaliyeed, miyanan la arkiin in la isku dilayo xukun, halka Culumada qaar ay u eg yihiin kuwa ku tilmaamay uun fidno oo ku gaabsaday, amase isaga aamusay.
Saxaabiga Sacaad ibnu abii waqaas allaha ka raali ahaade waxuu si fidnadaasi ka dheerado uu u laabtay miyigii baadiyaha in uu raaco Xoolaha , isagoo ku dhaqmayaa dardaarankii Nebiga (csw)ee markii fidno musliminta dhexdeeda la arko, sacaad oo ka mid ahaa 10-saxaabi ee iyago nool loogu bishaarayay Janada,ka dibna madaxdii ugu sareeysay dowladii islaamka ahayd, Xiligii Cumar iyo Cusmaanba.
waxuuna ahaa ninkii islaamka loo tiriyo in uu diinta gaarsiyay shiinaha, asxaabigaas oo ahaa Hogaamiyihii hogaaminayay Ciidankii muslimiinta ee cumar u diray in ay la diriraan ciidanka tirada badnaa lagana baqi jiray ee pershia , kuwaaso ciidankaasi ku jabiyay dagaalkii Qaadisiya, waxuuna ahaa ninkii qabsaday Caasumada Boqortooyadii pershia, ay ka xukumi jirtay dalalka manta loo yaqaan Ciraaq iyo Syria,ama magaaladii muslimku u yaqiinayn AL.Madar,
waxuuna mar ahaa boqorkii xukumi jiray Gobalka Najd iyo kufa ee ciraaq ku taala, Hadaba Sacaad maalintaasi waxuu arkay Fidno diinta islaamka soo gashay markaasuu go,aansaday in uu miyiga kaga magan galo Fidnadaasi , Wiilkiisuna Xukun rag isku dagaalayo uu aabihii u qalqalinayay in uu ka mid noqdo.
Maxaa la Gudboon Dowlada Soomaaliya IYO Shacabka.
Shacabka Soomaliyeed ee dilatay gaajo,aqoondari, iyo diriirtuba ayaa ah kuwa u baahan xiligaan nabad iyagoo ku sabray qulqulotooyinkii ka soconayay dalka ee 20sano soo jirsan rabaa, ayaa ah maanta kuwa ka sugayaa Hogaamiyasha diineed ee talada dalka ku hardamayaa si Nabad dalka ugu soo dabaali lahayeen iyo kala dambayn, ayaa u muuqato kuwa ananba wax rajo dhaamo lahayn dhaqankii Qabqalaha ee ku dhaqmi jireen.
Shacabka soomaliyeed ayaa ah maanta kuwa kala garanaya wax weliba ee xaq ah ee qolo ku andacoon karto, iyadoo la arkayo dowladu in wada hadal ku baqayso ayaa hadana dhanka kale aysan hadal fiicnayn ka soo yeerayn ee dhankooda. jihaad ku dhawaqayeen iyo Cay ay u samaynayaan Dowlada oo uu hogaaminayo Amiirkooda shalay ee anan la garanayn meesha looga qaaday ama tiradii shalay u codaysay anan lahayn Meel ay kaga qaadeen amiirnamadiisa ay shalay u magacaabeen.shacabka reer mogdisho waxaa la gudboon in ay dowladu si adag u raacaan, ayna ka fogaadan in ay raacaan been dambe ee nooloshooda lagu jaribayo.
Dowlada waxaa la gudboon Nimanka dunida oo idil ka cambaaraysan in heshiis la gasho si ay ugu ogolaato in meelaha ay ka taliyaan sidooda ugu taliyaan, dowladana la shaqeeyaan, maxaa yeelay arintu waxay u egtahay Nimanku maadama ay yihiin kuwa listiga argagixisada Calamka ku jiro ee la doonayo in ay helaan meel ay gabaad ka dhigtaan ayna ku magan galaan,iyaguna u eg inaanba waxba ka galin waxaa dhimanaya iyo waxaa qaxayaa madama hadii nabad la helo ay sugayso in maxkamad la soo taago ama dawladaha shisheeeye ay oran karaan inoo soo taaga hebel dambi hebel baynu u haysana.
'Laakin Waxay u egtahay arintuu Sida uu wiilku aabihii ku yiri saaxibigii Sacaad ibnu abii waqaas, ee kac kursi doono ragu kursi iyo saldano ayuu isku haystaa,
marka All-shabaab iyo Xisbul islaam Ma Waxay arintu tahay ama shacabku u arkayaan kuwa Xukun doon inaad tihiin, madama aynu aragno Dalkii in ay ka baxeen Ciidamadii Eithopianka ahaa ay shalay taagnayd Ethiopianku dalkayaga ha inooga baxaan, dalkuna shareecada islaamka ayaynu ku dhaqayna.
Hadaba dowlada qaadatay sharaceeda islaamka ku soo biir hadaay ka ahayd shalay shareeco ayaan u dirirayaa cidii ka soo horjeestana waan la dagaalamaya,
maanta miyaysan ahayn idinku kuwa ka soo horjeystay shareecada islaamka uu qaatay barlamaanka dowlada soomaliya aysan cidka maqnay Qabiilada Soomaaliyeed oo idil.
hadaba Dowlada Midnimo qaran Shareecad islaamku qaadatay, maxaad doonaysiin?
mise way iska cadahay idinkuna inaad u xusul duubanaysiin inaad xukun rabtiin, laakin ma is weydiisen dowladani waqtiga ay haysato in uuba iska yaryahay, mise Xukun aanku habsado ayaadba la rabtiin shacabka soomaliyeed ee is jiid jiidka qabqable u gaystay midla mid ah, ama ka sii xun inaad u sii gaysataan.
Shacabku markii Ciidamada Ethiopianku baxayeen waxay isha ku hayeen idinkoo hal mar labadiina garab ee hada dowlada ka soo horjeeda waxaad bilawdeen faafitaan Gobolada dalka, iyadoo la arkayay inaad maalin weliba isku haysatiin Maxkamado iyo ALL-Shabaab baa magalada qabsatay ama All-shabaab baa ku soo hormartay sida Magalada Kismaayaba ka dhacday. halka gabarka Maxkamadaha Sh,shariif Xamar iska joogeen ay kujireen daadaal sidii Ethiopianka looga faaruqin lahaa dalka, idinkuna aaad ku kala tartamayseen gobalada ay ka sii baxayeen Ethiopianka.
Hadaladu Ay all-Shabaab ay u badan yihiin ayaa ah, Ciidama Gaalo ah baa dalka soo galay,
hadaba ma is weydiiseen anaga iyo burundiis maxaa inaga dhaxeeya aanan ka ahayn in ay dalkayaga hubka dhigis ka sameeyaan, dadkaan qoriga madaxa maray, iyadoo la arkayo kuwa ka tagay yurubtan ee wata passporo ay ku dhegan yihiiin calamada Christianka ah.
Hadaba Sawirak calamada geeska kaga taala miyaysan ahayn calamaad gaalo aad xajka ku aadid hadana jihaadka xamar aad kaga qaybgalaysid qaarkiin ka mid ah all-shabaab anan magacooda magacbi doonin, laakin halkaan ka orday iyagoo ku hayo xamar baa jiihaad u aaday. oo gaalo ayaa soo gashay, kamuunada dalka aadka soo tagtay kuu siyaan lacag aad ka been sheegtay inaad xaaskaaga qabin laakin kula joogtid saaxibtimo.
hadana sheeganayo in ay gaalo la dagalamayaan oo ilmahooda gaalada uga soo tageen, hadana ahayeen kuwa agtaagnaan jiray Kaniisadaha yurub, ka diwaan gashan, iyagoo u raadinaya mucaawino dadka xamar ka soo qaxay ee ceelasha biyaha degan, iyagoo wato sawiro been ah dad anan waxba loo qabanayn, markii lacaguhu la isku qabsaday meesha ay martay ku andacoodeen jihaadka xamar ka soconaya ayaynu u dirnay, hadaladooda ka mid ahaa gaajo looma dhinto ee dulinimo ayaa ka daran.
Laakin la isma weydiin kaad lacagta ka soo qadanaysid ee calamada weyn ee Christianka ah ay qorta u sarantahay, ma ahan gaal ee kan kuu jiirka eg baa gaal ah.
Hadaba ma la is Weydiiyay Ciidama Burundisku meelaha ay somalia ka degan yihin ma cid bay guryahooda ka degan yihin, mise waa kuwa u joogo ilaalo kana
ilaaliyana dowlada ilaaha muhiimka ah ee dowlada u baahantahay inloo difaaco, ma daama aysan jirin ciidan dhexe oo ay leedahay dowladu iyaduna aysan tabar u haynin ay ku difaacato, Mise shacabka ayaa raba in looga kacsho sidii xamar ilahaasi muhiimka u ah dowlada , si ay xamar u noqoto sidii lagu yaqiinay ee ahayd in dekada oo kale ay iska xirnaato oo qolo weliba isbaaro dhigato, ama qayb saami ah laga siiyo.
Abdifitah Hamud Mohamad(Xaamid Yare)
xaamid4@gmail.com
Örebro Sweden
Somaliweyn Media Center “SMC”
| Arabic News
شيخ شريف ينفي طلب قوات إفريقية إضافية من السودان
(Read
more) 24-Mar-
2009
السفن الحربية الروسية تتوجه الى خليج عدن فى اواخر مارس
(Read
more) 24-Mar-
2009
المحاكم الإسلامية تكتشف مقابر جماعية في مدينة مقديشوا
(Read
more) 22-Mar-
2009
الإرياني:هناك قوى لها مآرب سياسية من القرصنة والحشد العسكري قد يولد قرصنة تهدد العالم
(Read
more) 22-Mar-
2009
الأبرش يبحث ووفد صومالي سبل تطوير العلاقات البرلمانية
(Read
more) 22-Mar-
2009
القراصنة الصوماليون يطلقون سراح سفينة هندية
(Read
more) 22-Mar-
2009
ابن لادن يحث الصوماليين علي الإطاحة بالرئيس الجديد
(Read
more) 19-Mar-
2009
افتتاح مركز تسجيل اللاجئين الصومال
(Read
more) 19-Mar-
2009
وفاة 72 شخصا معظمهم من الاطفال بسبب اسهال حاد في الصومال
(Read
more) 17-Mar-
2009
الأمم المتحدة ترحب بالإفراج عن موظفيها الذين اختطفوا في الصومال وتؤكد مواصلة عملياتها هناك
(Read
more) 17-Mar-
2009
أعلن السفير الأثيوبي في موسكو أن سلطات أثيوبيا تواصل تقديم المساعدة لحكومة الصومال الانتقالية
(Read
more) 17-Mar-
2009
مجموعة الإتصال الدولية تعقد إجتماعا في القاهرة لمكافحة القرصنة
(Read
more) 17-Mar-
2009
مدينة مقديشو تشهد مظاهرات تندد بحكم المحكمة الدولية ضد الرئيس السوداني
(Read
more) 16-Mar-
2009
إصابة عمدة بلدية ودجر بعبوة ناسفة بالقرب من مطار مقديشوا الدولي
(Read
more) 14-Mar-
2009
جماعة أهل السنة تسيطر علي عدة بلدات في إقليم قلقذود بوسط الصومال
(Read
more) 14-Mar-
2009
البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد بمقديشوا
(Read
more) 12-Mar-
2009
البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد
(Read
more) 12-Mar-
2009
مخاوف من تجنيد أمريكيين صوماليين لتنفيذ هجمات إرهابية
(Read
more) 12-Mar-
2009
الاتحاد الإفريقي يمدد بقاء قواته في الصومال
(Read
more) 12-Mar-
2009
مقتل أربعة أفراد من الشرطة الصومالية بإنفجارعبوةناسفة في مقديشوا صباح اليوم
(Read
more) 11-Mar-
2009
مركز الجزيرة ينظم ندوة عن الصومال وملامح المرحلة القادمة
(Read
more) 11-Mar-
2009
الناتو يوافق على تشكيل مهمة جديدة لمحاربة القرصنة
(Read
more) 11-Mar-
2009
قوات حفظ السلام الافريقية تبقى في الصومال ثلاثة شهور إضافية
(Read
more) 11-Mar-
2009
رئيس البرلمان شيخ أذن مذوبي ش يتسلم مقر البرلمان الصومالي المؤقت
(Read
more) 10-Mar-
2009
الرئيس الصومالي يتوجه إلي أوغندا ضمن زيارته الإفريقية
(Read
more) 10-Mar-
2009
سقوط طائرة عسكرية متجهة إلي الصومال في مدينة كمبالا مخلفتا عشرة قتلي
(Read
more) 9-Mar-
2009
رئيس الجمهورية الصومالي يلتقي مع نظيره الكيني في مدينة نيروبي في جولته لعدة دول إفريقية
(Read
more) 9-Mar-
2009
ليبيا: بيرلسكونى يدعو القذافى لحضور القمة المقبلة للدول الثماني الصناعية الكبرى.
(Read
more) 9-Mar-
2009
الأمن الشخصي تغلب على الأمن القومي فأهملنا الصومال وتناسينا مخاطر القراصنة على قناة السويس.
(Read
more) 9-Mar-
2009
ماهو سر ودوافع إهتمام جريدة الشرق الأوسط بالقضية الصومالية في ظل إهمال وسائل الإعلام هذا الشأن :
(Read
more) 9-Mar-
2009 |
English News
Somalia: Uganda deploys more peacekeepers in volatile Somalia (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Al-Shabab bans Khat and cars with opaque glasses in Baidoa (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: 10 died in a lorry accident 14 others wounded in central Somalia
(Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Bula-Hawo district authority sends warning signal to Kenya (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Foreign Minister Omaar notes deployment of foreign troops (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Hizbul-Islam remarks upon the defect members (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Somali owned 5 star hotel turned to ashes (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia not seeking Sudanese peacekeepers - president (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: AU Hails Somalia Milestone; Donor Conference Planned (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Prominent Somali cleric detained in Puntland Tension High (Read
more) 23-Mar-
2009
Hijab debate lifts veil on limits of Norway's tolerance (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: 18 students died in a road accident in Kenya 9 (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: Hisbul-Islam endorse the efforts of the clerics (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: Islamic Courts Union takes control of Shibis district (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: A Somali girl kidnapped by Somalis in Mogadishu (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: Sudanese president calls for support for new Somali gov't (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: Japan says pirates fire on ship off Somalia (Read
more) 23-Mar-
2009
The skeletons of 5 people found in Mogadishu (Read
more) 22-Mar-
2009
No deployment of Extra Troops Information Minister (Read
more) 22-Mar-
2009
Statement by the UN Special Representative for Somalia Mr Ahmedou Ould-Abdallah (Read
more) 22-Mar-
2009
Somalia: “No single government soldier surrendered” governor (Read
more) 22-Mar-
2009
Somalia: “Demanding for extra troops would jeopardize stability” Elder Diriye (Read
more) 22-Mar-
2009
Somalia: Insecurity at Bulahubey a section of Wadjir district (Read
more) 22-Mar-
2009
Somali: pirates free hijacked ship with 16 Indians (Read
more) 22-Mar-
2009
Somalia: open meeting on Somalia (Read
more) 22-Mar-
2009
Somali FM Says Peace and Security New Government's Top Priority (Read
more) 21-Mar-
2009
Ecoterra – Somali Marine & Coastal Monitor - Part VI. The Latest Piracy News from Somalia, Kenya (Read
more) 21-Mar-
2009
Somalia: World Food Program contractor gunned down in Mogadishu (Read
more) 19-Mar-
2009
Somalia: UN debates bolstering African Union peacekeeping (Read
more) 19-Mar-
2009
Somalia: UN chief says defeating piracy requires restoration of law in Somalia (Read
more) 19-Mar-
2009
Somalia: Al-Shabab commander says 16 killed in daybreak battle (Read
more) 18-Mar-
2009
Somalia: Ferocious battle at Rabdhure district in Bakool region (Read
more) 18-Mar-
2009
Somalia: AU Peacekeepers wounded in twin blasts (Read
more) 18-Mar-
2009
Somalia: ETN TV director is not arrested for his journalism line of work (Read
more) 18-Mar-
2009
Swedish citizen senior leader of Somali terror alliance (Read
more) 18-Mar-
2009
Somali Olympics committee to elect a new leadership this week (Read
more) 17-Mar-
2009
Somalia: MPs condemned fighting at Galgadud region in central Somalia (Read
more) 17-Mar-
2009
Somalia: 15 people died starvation in lower Shabelle region (Read
more) 17-Mar-
2009
Somalia: Justice Minster meets with the administration of central jail (Read
more) 17-Mar-
2009
Somalia: Former Somali officer surrenders to Al-Shabab (Read
more) 17-Mar-
2009
Somalia: 4 kidnapped UN personnel released (Read
more) 17-Mar-
2009
Abducted UN staff in Somalia released safely (Read
more) 17-Mar-
2009
Statement from the United Nations in Somalia on abduction of UN staff in South Central Somalia (Read
more) 16-Mar-
2009
Local teens look up to Somali hip-hop artist (Read
more) 16-Mar-
2009
FSAU : Release of NEW monthly Climate Data Update (Read
more) 16-Mar-
2009
Demonstration against the warrant arrest of Al-Bashir in Mogadishu (Read
more) 16-Mar-
2009
Somalia: 4 UN officers kidnapped in at Wajid district in Bakool region (Read
more) 16-Mar-
2009 |
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|