Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


Dagaalada Muqdisho kama Madhana Waji Qabiil


13 May 2009 SMC

Marka hore salaanta Islaamka (SCW). Marka xigta Alle mahad leh Nebigii suubana ee Maxamed (CSW) ayaa Sharaf leh ( Hadii aad wax badan BBC-da ka dhegeysan jirtey Qabqableyaal dagaal oo ciidankiisu mooriyaan yihiin oo si dilaya, hada waxa kuu badelay Culimo ku sheeg ciidankoodu yahey Mujaahidiin oo caara dhuubta isla dhacaya.

Keliya magacaya ayuunba is badelay lakiin maadaafiicadii iyo raasaastii habowga aheyd sidii bey u gumaadeysa Shicibka ayaanka daran ee Koonfurta Somalia Gaar ahaan Xamar Cadey ku nool.
Waa laba Sheikh oo gadh waaweyn leh oo cimaamaduna madaxa u saaran tahey, Salaad dhaafta ma jirto lakiin lama yaqaan, waxa calooshada galaa  xaraan iyo xalaal  ka uu yahey. Waa laba Mujaahid oo labada Sheikh soo kal direen inkasta oo ay isku diin, af, iyo diirba yihiin hadana waxaa mid walba ku qufulan in hadii uu ka kale dilo ama isaga la dilo uu yahey nin Darka Rasuulka ka cabaya maalinta Qiyaamaha.
Dagaalka maanta ka holcaya Koonfurta Somalia gaar ahaan caasimada Muqdisho waxaa hada ku sawiran oo Atoorayaal ka ah sadex kooxood oo kala ah.

  1. Dawlada KMG ee Sheikh Shiriif uu hogaamiyaha u yahey
  2. Kooxda Alshabaab ee mayalka adag wadata
  3. Kuwo loogu yeedho Xisbil Islaam ama Maxaakiin oo iyagu aan si aada isu raacsaneyn ama aan isku duba dhacsaneyn

Sedexdan kooxood ayaa waxa ay mid walba ka danbeeya Gacmo shisheeye oo mid kastaa uu ujeedadiisa gaarka ah fushanayo, iyadoo sida muuqata aan haba yaraate la arki doonin in sadex qolo mid ka midi ay qaado koobka lagu hirdamyo ee ah ugu yaraan xukunka Koonfurta dalkii Somalia la odhan jiray.

 Dawlada Sheikh Shiriif oo ah ururis asal ahaa ka soo kala jeeda dawladii Cabdilahi Yusuf, Garabkii Sheikh Shiriif raacay ee ka go`ay ka dib khilaafkii Asmara ayaa waxa awoodeeda u badani ay ku tiirsan tahey dawlada Caalamka Gaar ahaan kuwa reer Galbeedka, waxana keliya dawlada hiil iyo hoo u ah caalamka intiisa jecel in Somalia ay ka dhalato dawlad aaney hogaamineyn kooxaha loogu yeedho Argagixisadu.

Kooxaha magacayada Islaamka sheegta ee aan aheyn kooxda Al-Ashabaab ayaa waxaa iyagu arintoodu u badan tahey kooxo hab qabiil u aabaabulan balse Cimaadamadu qoorta ugu duuban tahey, qoladan ayaa u aragta in ku biirada Dawlada Sheikh Shiriif aaney ku heleyn mansabyadii ay qoriga u qaateen.

Kooxda awooda badan misna cawodga bada nee Al-Shabaab ayaa iyagu waxa keliya ee dhagahooda maqlaan waa xabada iyo in dhiigi dooto ilaa xadrata, ama in dadku noqdaan qaar diinta iyo nolashaba u qaata sida ay Shaabaabiyiintu u arkaan!!!!. Ma jirto baayactan iyo ogalaansho ay ogol yihiin in qofka kale ee diinta yaqaana tiisa la dhageysto amaba meel dhexe la isugu yimaado.

Iyadoo duursta laga bartey taariikhda gaar ahaan dhadooyinka Somaliyada Koonfureed ay ina caawineyso ayaa waxa hubaala in dagaalka ka socda Muqdisho ama koonfurta Somalia aaney jiri doonin cid guul taarikhiya gaadha ayaa waxa uu noqon doona dagaal  aan ka fursan doonin iney soo galaan Ciidamo shisheeye oo imaanshahoodu kowaad uu ku xidhnaan doonto hadaba inta ay kooxda Alshaabab awoodu ku sii fido Caaasimada Muqdisho.

Kooxaha sheegta Maxkamdaha Islaamiga ah iyo Alshaab waxey ka mideysan yihiin hal argtiya arigtidaas oo ah in la rido Dawlada Jabuuti lagu soo dhisey ee Sheikh Shariif, marka taa laga tago ma jirto wax kale oo ay isku raacsan yihiin labadan kooxood. Lakiin waxaan meesha laga saari karin inuu yimaado isku dhac ka dhex Qarxa Sheikh Daahir Aweys oo isu arka inuu yahey Aabaha Halganka iyo Hogaamiyayaasha kooxda Al-shaabab oo iyagu aan sinaba u rumeysneyn inuu Sheikh Hasan Daahir Aweys yahey nin aamisan ama ku dhaqma Aydoolajiyada Al-Shabaab ee ah inaguna Muslin khaalisa inta kalena gaala Gaalo weliba cawaana. Sheekadu waa maan Barey iyo Maan Bilaal.

Gebagabadii iyo Guntii dagaalka dhiigu badani ku daadanayo ayaa waxey badan tahey inuu 90% noqdo dagaal qabiileed diinta loogu  gabanayo iyadoo hadaba la arkayo calaamado muujinaya in sheekadu u socoto hab Qabileed toosa. Waxa kale oo suurto gal badan noqon karta in Ciidamo shisheeye ay ku soo biiraan kuwa hadaba jooga iyagoo aakhirka isa sii kaba raaciyaan hanbada ka soo hadha inta Somalidu iska disho.

Alla  mahad leh
Qaliinki
Osman Omar Dool
Oslo Norway

 

Somaliweyn Media Center “SMC”

 
Arabic News
Today's News 24-Mar-2009

شيخ شريف ينفي طلب قوات إفريقية إضافية من السودان
(Read more) 24-Mar- 2009

السفن الحربية الروسية تتوجه الى خليج عدن فى اواخر مارس
(Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009

المحاكم الإسلامية تكتشف مقابر جماعية في مدينة مقديشوا
(Read more) 22-Mar- 2009

الإرياني:هناك قوى لها مآرب سياسية من القرصنة والحشد العسكري قد يولد قرصنة تهدد العالم
(Read more) 22-Mar- 2009

الأبرش يبحث ووفد صومالي سبل تطوير العلاقات البرلمانية
(Read more) 22-Mar- 2009

القراصنة الصوماليون يطلقون سراح سفينة هندية
(Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009

ابن لادن يحث الصوماليين علي الإطاحة بالرئيس الجديد
(Read more) 19-Mar- 2009

 افتتاح مركز تسجيل اللاجئين الصومال
(Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009

وفاة 72 شخصا معظمهم من الاطفال بسبب اسهال حاد في الصومال
(Read more) 17-Mar- 2009

الأمم المتحدة ترحب بالإفراج عن موظفيها الذين اختطفوا في الصومال وتؤكد مواصلة عملياتها هناك
(Read more) 17-Mar- 2009

أعلن السفير الأثيوبي في موسكو أن سلطات أثيوبيا تواصل تقديم المساعدة لحكومة الصومال الانتقالية
(Read more) 17-Mar- 2009

مجموعة الإتصال الدولية تعقد إجتماعا في القاهرة لمكافحة القرصنة
(Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009

مدينة مقديشو تشهد مظاهرات تندد بحكم المحكمة الدولية ضد الرئيس السوداني 
(Read more) 16-Mar- 2009

Today's News 14-Mar-2009

إصابة عمدة بلدية ودجر بعبوة ناسفة بالقرب من مطار مقديشوا الدولي 
(Read more) 14-Mar- 2009

جماعة أهل السنة تسيطر علي عدة بلدات في إقليم قلقذود بوسط الصومال
(Read more) 14-Mar- 2009

Today's News 12-Mar-2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد بمقديشوا 
(Read more) 12-Mar- 2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد
(Read more) 12-Mar- 2009

مخاوف من تجنيد أمريكيين صوماليين لتنفيذ هجمات إرهابية
(Read more) 12-Mar- 2009

الاتحاد الإفريقي يمدد بقاء قواته في الصومال
(Read more) 12-Mar- 2009

Today's News 11-Mar-2009

مقتل أربعة أفراد من  الشرطة الصومالية  بإنفجارعبوةناسفة  في مقديشوا صباح اليوم
(Read more) 11-Mar- 2009

مركز الجزيرة ينظم ندوة عن الصومال وملامح المرحلة القادمة
(Read more) 11-Mar- 2009

الناتو يوافق على تشكيل مهمة جديدة لمحاربة القرصنة
(Read more) 11-Mar- 2009

قوات حفظ السلام الافريقية تبقى في الصومال ثلاثة شهور إضافية
(Read more) 11-Mar- 2009

Today's News 10-Mar-2009

رئيس البرلمان شيخ أذن مذوبي ش يتسلم مقر البرلمان الصومالي المؤقت
(Read more) 10-Mar- 2009

الرئيس الصومالي يتوجه إلي أوغندا ضمن  زيارته  الإفريقية
(Read more) 10-Mar- 2009

Today's News 9-Mar-2009

سقوط طائرة عسكرية متجهة إلي الصومال في مدينة كمبالا مخلفتا عشرة قتلي
(Read more) 9-Mar- 2009

رئيس الجمهورية الصومالي   يلتقي مع نظيره الكيني في مدينة نيروبي في جولته  لعدة دول إفريقية
(Read more) 9-Mar- 2009

ليبيا: بيرلسكونى يدعو القذافى لحضور القمة المقبلة للدول الثماني الصناعية الكبرى.
(Read more) 9-Mar- 2009

الأمن الشخصي تغلب على الأمن القومي فأهملنا الصومال وتناسينا مخاطر القراصنة على قناة السويس.
(Read more) 9-Mar- 2009

ماهو سر ودوافع  إهتمام جريدة الشرق الأوسط بالقضية الصومالية في ظل إهمال وسائل الإعلام هذا الشأن :
(Read more) 9-Mar- 2009

English News
Today's News 24-Mar-2009
Somalia: Uganda deploys more peacekeepers in volatile Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Al-Shabab bans Khat and cars with opaque glasses in Baidoa  (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: 10 died in a lorry accident 14 others wounded in central Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Bula-Hawo district authority sends warning signal to Kenya (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Foreign Minister Omaar notes deployment of foreign troops (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Hizbul-Islam remarks upon the defect members (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Somali owned 5 star hotel turned to ashes (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia not seeking Sudanese peacekeepers - president (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: AU Hails Somalia Milestone; Donor Conference Planned (Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 23-Mar-2009
Somalia: Prominent Somali cleric detained in Puntland Tension High (Read more) 23-Mar- 2009

Hijab debate lifts veil on limits of Norway's tolerance (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: 18 students died in a road accident in Kenya 9 (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Hisbul-Islam endorse the efforts of the clerics (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Islamic Courts Union takes control of Shibis district (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: A Somali girl kidnapped by Somalis in Mogadishu (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Sudanese president calls for support for new Somali gov't (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Japan says pirates fire on ship off Somalia (Read more) 23-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009
The skeletons of 5 people found in Mogadishu (Read more) 22-Mar- 2009

No deployment of Extra Troops Information Minister (Read more) 22-Mar- 2009

Statement by the UN Special Representative for Somalia Mr Ahmedou Ould-Abdallah  (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “No single government soldier surrendered” governor (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “Demanding for extra troops would jeopardize stability” Elder Diriye (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: Insecurity at Bulahubey a section of Wadjir district (Read more) 22-Mar- 2009

Somali: pirates free hijacked ship with 16 Indians (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: open meeting on Somalia (Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 21-Mar-2009
Somali FM Says Peace and Security New Government's Top Priority (Read more) 21-Mar- 2009

Ecoterra – Somali Marine & Coastal Monitor - Part VI. The Latest Piracy News from Somalia, Kenya (Read more) 21-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009
Somalia: World Food Program contractor gunned down in Mogadishu (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN debates bolstering African Union peacekeeping (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN chief says defeating piracy requires restoration of law in Somalia (Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 18-Mar-2009
Somalia: Al-Shabab commander says 16 killed in daybreak battle (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: Ferocious battle at Rabdhure district in Bakool region (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: AU Peacekeepers wounded in twin blasts (Read more) 18-Mar- 2009

Somalia: ETN TV director is not arrested for his journalism line of work (Read more) 18-Mar- 2009

Swedish citizen senior leader of Somali terror alliance (Read more) 18-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009
Somali Olympics committee to elect a new leadership this week (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: MPs condemned fighting at Galgadud region in central Somalia (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 15 people died starvation in lower Shabelle region (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Justice Minster meets with the administration of central jail (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Former Somali officer surrenders to Al-Shabab (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 4 kidnapped UN personnel released (Read more) 17-Mar- 2009

Abducted UN staff in Somalia released safely (Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009
Statement from the United Nations in Somalia on abduction of UN staff in South Central Somalia (Read more) 16-Mar- 2009

Local teens look up to Somali hip-hop artist (Read more) 16-Mar- 2009

FSAU : Release of NEW monthly Climate Data Update (Read more) 16-Mar- 2009

Demonstration against the warrant arrest of Al-Bashir in Mogadishu (Read more) 16-Mar- 2009

Somalia: 4 UN officers kidnapped in at Wajid district in Bakool region (Read more) 16-Mar- 2009

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)