Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


WAA KUMA SHEEKH MUKHTAAR (ABUU-ZUBEYR)?


13 May 2009 SMC

Amiirka ururka Al-shabaab Sh Mukhtaar Abuu-Zubeyr ayaa maalintii shalay 13/05/2009, markii ugu horreysay soo diray cajalad maqal ah oo saxaafadda laga sii daayay isaga oo uga hadlay arrimo badan oo ay ugu horreeyaan dagaallada lagu hoobtay ee Muqdisho ka socda.

Haddaba, waxaan jeclaystay in aan akhristeyaasha waxyar uga iftiimiyo ninkaas xogtiisa dhabta ah inta aan ka warhayo, si aanay ugu jaha wareerin magaca dad-sameega ahe aanay ummadda badankeedu hore u maqal.

Axmed Cabdi Ow-Maxamuud (Godane) wuxuu u dhashay beesha ugu badan Somaliland ee Isaaq, gaar ahaan jilibka Arab, wuxuuna xilligii maxaakiimta noqday xoghayohooda guud, keddibna wuxuu la baxay Sheekh Mukhtaar Cabdiraxmaan (Abuu-Zubeyr).

Axmed (Godane), isaga iyo rag kale ayaa mas’uul ka ahaa hawl galladii lagu qarxiyay Somaliland iyo Puntland hawl galladaas oo lagu maal geliyay lacag dhan boqol kun ($100,000.00) oo dollar, taas oo xawaaladda Qaran xarunteeda Garowe uu ka qaaday taliyaha ururka Al-Shabaab ee Puntland Fu-aad Maxamed Khalaf (Shongolle), sida ku cad dukuminti hore loogu faafiyay warbaahinta Waaga-cusub, lana saxiixay July 3,2008.

Qaraxyadii Hargeysa waxaa ku dhintay 20 ruux waxaana ku dhaawacmay 31 kale. Madaxtooyada Hargeysa waxaa ku dhintay Saraakiil muhiima oo ay ka mid ahaayeen xogheyntii madaxweyne Reyaale, Beeldaajiye kamid ahaa golaha guurtida iyo rag kale. Waxaa sidoo kale raggii dhaawacmay ku jiray taliyahii nabad-sugidda gobolka Hargeysa Ibrahim Hutu.

Qunsuliyadda Ethiopia ee Hargeysa dadkii ku hoobtay sida la sheegay waxay dhamaantood ahaayeen rayid safaaradda ka doonayay fiisooyin halka xarunta UNDP Hargeysa uu ku dhintay madaxii amaanka oo ahaa nin Somaliland kasoo jeeda.

Puntland waxay sheegteen inuu qaraxyada kaga dhintay hal nin, toddoba kalena ay kaga dhaawacmeen, hase yeeshee tirada dhimashada waxay dad madax bannaani ku sheegeen 11 ay ka mid ahaayeen Masuuliyiin.

Ahmed Godane waxaa lagu tilmaamaa nin aamusnaan badan, jab yar oo cad, Wuxuu ka shaqeyn jiray Shirkaddii Barakaat iyo isgaarsiinta Telesom Somaliland,

Axmed Godane wuxuu wax ku bartay Bakistan, wuxuuna lixdii biloodba 43 cisho tababar Millateri kusoo qaadan jiray Afghanistan, sida uu Muxaadaro ku qirtay, horena eheladiisu uga faalloodeen.

Ahmed Godane waxaa Somaliland lagu qabtay xilli uu lacag dhacay, waxaana jaaniska uu ku baxsaday siiyay nin ay walaalo yihiin oo taliye ciidan waqtigaas ka ahaa Somaliland. Hase yeeshee 1994 tii waxaa la helay in Godane iyo Ibrahim Xaaji Jaamac Meecaad (Afqaani) laba jeer isku dayeen fal ay doonayeen inay ku dilaan madaxweynihii Somaliland ee geeriyooday Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo waqtigaas socdaal ku marayay Boorame.

Dadka la shaqeyn jiray Ahmed Godane way rumeysan waayeen inuu yahay nin ku kacaya fal dhac iyo dimbi, waxaana warku shaac baxay markii laga war helay inuu gaari dheereeya kaga gudbay xadka u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya ee degaanka Togdheer.

Ibrahim Xaaji Jaamac Meecaad (Afqaani) oo dhalasho ahaan ka soo jeeda beesha Sacad Muuse ee Isaaq, wuxuu sanado badan ku noolaa Maraykanka kadibna tababar ayuu ku qaatay Afqanistaan, waxaana dadka yaqaanna sheegeen inuu ka shaqeyn jiray kaalin Shidaal oo ku taal Minnesota.

Labada xagjir ee u dhashay Somaliland waxaa hore uga fashilmay qorshe ay la doonayeen inay ku burburiyaan madaxtooyadda iyo bankiga dhexe ee Hargeysa, waxaana la qabtay ninkii falkaas hogaaminayay oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Maxamuud Jaamac (Indha-cadde) una dhashay beesha uu  madaxweyne Reyaale kasoo jeedo ee Samaroon (Gadabuursi).

Indha-cadde oo jidka Berbera lagu qabtay isagooy gacan uu ka dhaawacmay u duubnayd, xirnaana niqaabka dumarka, wuxu ku haminayay inuu qaraxyadiisa fuliyo maalintii doorashadda baarlamaanka Somaliland 2005, waxaana lagu xukumay 20 sano oo xarig ah, hase yeeshee, madaxweynaha Somaliland Daahir Reyaale Kaahin ayaa 31/05/07 cafis u fidiyay isaga iyo rag falka kula jiray oo qaarkood qirasha sameeyay.


Sabriye Macallin Muuse

sabkaxaaji@hotmail.com

Minnesota-United States

 

Somaliweyn Media Center “SMC”

 
Arabic News
Today's News 24-Mar-2009

شيخ شريف ينفي طلب قوات إفريقية إضافية من السودان
(Read more) 24-Mar- 2009

السفن الحربية الروسية تتوجه الى خليج عدن فى اواخر مارس
(Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009

المحاكم الإسلامية تكتشف مقابر جماعية في مدينة مقديشوا
(Read more) 22-Mar- 2009

الإرياني:هناك قوى لها مآرب سياسية من القرصنة والحشد العسكري قد يولد قرصنة تهدد العالم
(Read more) 22-Mar- 2009

الأبرش يبحث ووفد صومالي سبل تطوير العلاقات البرلمانية
(Read more) 22-Mar- 2009

القراصنة الصوماليون يطلقون سراح سفينة هندية
(Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009

ابن لادن يحث الصوماليين علي الإطاحة بالرئيس الجديد
(Read more) 19-Mar- 2009

 افتتاح مركز تسجيل اللاجئين الصومال
(Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009

وفاة 72 شخصا معظمهم من الاطفال بسبب اسهال حاد في الصومال
(Read more) 17-Mar- 2009

الأمم المتحدة ترحب بالإفراج عن موظفيها الذين اختطفوا في الصومال وتؤكد مواصلة عملياتها هناك
(Read more) 17-Mar- 2009

أعلن السفير الأثيوبي في موسكو أن سلطات أثيوبيا تواصل تقديم المساعدة لحكومة الصومال الانتقالية
(Read more) 17-Mar- 2009

مجموعة الإتصال الدولية تعقد إجتماعا في القاهرة لمكافحة القرصنة
(Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009

مدينة مقديشو تشهد مظاهرات تندد بحكم المحكمة الدولية ضد الرئيس السوداني 
(Read more) 16-Mar- 2009

Today's News 14-Mar-2009

إصابة عمدة بلدية ودجر بعبوة ناسفة بالقرب من مطار مقديشوا الدولي 
(Read more) 14-Mar- 2009

جماعة أهل السنة تسيطر علي عدة بلدات في إقليم قلقذود بوسط الصومال
(Read more) 14-Mar- 2009

Today's News 12-Mar-2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد بمقديشوا 
(Read more) 12-Mar- 2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد
(Read more) 12-Mar- 2009

مخاوف من تجنيد أمريكيين صوماليين لتنفيذ هجمات إرهابية
(Read more) 12-Mar- 2009

الاتحاد الإفريقي يمدد بقاء قواته في الصومال
(Read more) 12-Mar- 2009

Today's News 11-Mar-2009

مقتل أربعة أفراد من  الشرطة الصومالية  بإنفجارعبوةناسفة  في مقديشوا صباح اليوم
(Read more) 11-Mar- 2009

مركز الجزيرة ينظم ندوة عن الصومال وملامح المرحلة القادمة
(Read more) 11-Mar- 2009

الناتو يوافق على تشكيل مهمة جديدة لمحاربة القرصنة
(Read more) 11-Mar- 2009

قوات حفظ السلام الافريقية تبقى في الصومال ثلاثة شهور إضافية
(Read more) 11-Mar- 2009

Today's News 10-Mar-2009

رئيس البرلمان شيخ أذن مذوبي ش يتسلم مقر البرلمان الصومالي المؤقت
(Read more) 10-Mar- 2009

الرئيس الصومالي يتوجه إلي أوغندا ضمن  زيارته  الإفريقية
(Read more) 10-Mar- 2009

Today's News 9-Mar-2009

سقوط طائرة عسكرية متجهة إلي الصومال في مدينة كمبالا مخلفتا عشرة قتلي
(Read more) 9-Mar- 2009

رئيس الجمهورية الصومالي   يلتقي مع نظيره الكيني في مدينة نيروبي في جولته  لعدة دول إفريقية
(Read more) 9-Mar- 2009

ليبيا: بيرلسكونى يدعو القذافى لحضور القمة المقبلة للدول الثماني الصناعية الكبرى.
(Read more) 9-Mar- 2009

الأمن الشخصي تغلب على الأمن القومي فأهملنا الصومال وتناسينا مخاطر القراصنة على قناة السويس.
(Read more) 9-Mar- 2009

ماهو سر ودوافع  إهتمام جريدة الشرق الأوسط بالقضية الصومالية في ظل إهمال وسائل الإعلام هذا الشأن :
(Read more) 9-Mar- 2009

English News
Today's News 24-Mar-2009
Somalia: Uganda deploys more peacekeepers in volatile Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Al-Shabab bans Khat and cars with opaque glasses in Baidoa  (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: 10 died in a lorry accident 14 others wounded in central Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Bula-Hawo district authority sends warning signal to Kenya (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Foreign Minister Omaar notes deployment of foreign troops (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Hizbul-Islam remarks upon the defect members (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Somali owned 5 star hotel turned to ashes (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia not seeking Sudanese peacekeepers - president (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: AU Hails Somalia Milestone; Donor Conference Planned (Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 23-Mar-2009
Somalia: Prominent Somali cleric detained in Puntland Tension High (Read more) 23-Mar- 2009

Hijab debate lifts veil on limits of Norway's tolerance (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: 18 students died in a road accident in Kenya 9 (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Hisbul-Islam endorse the efforts of the clerics (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Islamic Courts Union takes control of Shibis district (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: A Somali girl kidnapped by Somalis in Mogadishu (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Sudanese president calls for support for new Somali gov't (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Japan says pirates fire on ship off Somalia (Read more) 23-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009
The skeletons of 5 people found in Mogadishu (Read more) 22-Mar- 2009

No deployment of Extra Troops Information Minister (Read more) 22-Mar- 2009

Statement by the UN Special Representative for Somalia Mr Ahmedou Ould-Abdallah  (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “No single government soldier surrendered” governor (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “Demanding for extra troops would jeopardize stability” Elder Diriye (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: Insecurity at Bulahubey a section of Wadjir district (Read more) 22-Mar- 2009

Somali: pirates free hijacked ship with 16 Indians (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: open meeting on Somalia (Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 21-Mar-2009
Somali FM Says Peace and Security New Government's Top Priority (Read more) 21-Mar- 2009

Ecoterra – Somali Marine & Coastal Monitor - Part VI. The Latest Piracy News from Somalia, Kenya (Read more) 21-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009
Somalia: World Food Program contractor gunned down in Mogadishu (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN debates bolstering African Union peacekeeping (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN chief says defeating piracy requires restoration of law in Somalia (Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 18-Mar-2009
Somalia: Al-Shabab commander says 16 killed in daybreak battle (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: Ferocious battle at Rabdhure district in Bakool region (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: AU Peacekeepers wounded in twin blasts (Read more) 18-Mar- 2009

Somalia: ETN TV director is not arrested for his journalism line of work (Read more) 18-Mar- 2009

Swedish citizen senior leader of Somali terror alliance (Read more) 18-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009
Somali Olympics committee to elect a new leadership this week (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: MPs condemned fighting at Galgadud region in central Somalia (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 15 people died starvation in lower Shabelle region (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Justice Minster meets with the administration of central jail (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Former Somali officer surrenders to Al-Shabab (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 4 kidnapped UN personnel released (Read more) 17-Mar- 2009

Abducted UN staff in Somalia released safely (Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009
Statement from the United Nations in Somalia on abduction of UN staff in South Central Somalia (Read more) 16-Mar- 2009

Local teens look up to Somali hip-hop artist (Read more) 16-Mar- 2009

FSAU : Release of NEW monthly Climate Data Update (Read more) 16-Mar- 2009

Demonstration against the warrant arrest of Al-Bashir in Mogadishu (Read more) 16-Mar- 2009

Somalia: 4 UN officers kidnapped in at Wajid district in Bakool region (Read more) 16-Mar- 2009

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)