Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


Baaq aan aqbali karin haddaan Soomaali nahay


14 May 2009 SMC

Waxaan akhriyay goor dhowayn baaq oo u soo gubiyay Shabakadda Somaliweyn .com nin aanan doonayn in me shaan magaciisa carrabka ku dhufto. Baaqa uu ninkaasi soo jeediyay waa wax caqliga ka wayn waxaana is leeyah ay in ninnkaasi walaalkeey ah ma mid hurdo oo calwasaa daya amaba caqligiisa iyo aqoontiisa aysan gaarsiin karin.

Waxa ay tahay Dawladnimo iyo siiba waxa ay tahay Dawladda uu Madaxda ka yahay Sheekh Shariifwaa mid salka ku haysa rabitaanka Shacabwaynaha Soomaaliyeed  Waxaan la yaabay oo la amakaagay in Madaxawanaha Soomaaliya oo aan ognahay sidii lagu soo doortay, tanaasulkii dad fara badan ee Madax ah uu uu horreyo Allaha daaye Mudane Nuur Cadde iyo rag kale ee qiima badan ay sameeyeen oo ay u garteen in loo doorto in Dalkeenna Soomaaliya maadaama uu yahay shaqsiga kaliga ay ku mideysaan yihiin.
Haddii uu oghayahay ninkaasi iyo inkale baaqaasi wuxuu mee ka dhac ku yahay Ummadda Soomaaliyeeed.
Markuu  leeyahay Sheekh Shariif Sheekh Axmed ha ka dago gursiga uu ku fadhiyo miyuu garan waayay in kursiga Madaxwaynenimo ay Soomaali leedahay oo lagu aminay uusanna marnaba ahayn mid uu ku dayaci ama kaga dagi karo sahlanaan iyo wax ay ku xadaaqaan shaqsiyaad. Waxaan uu sheegayaa ninkaasi walaalkeey ah ee u sheejiyay baaq in uu isaga dago gursiga madaxwaynimada in kursigaasi ay Soomaali leedahay hadduu si dhib yar uu ku dayaco Wadaadkaasi wuxuu ku sifoobayaa nin qa'imeeyay Somaliweyn waxaana meel u taal in asagana uu waxba dhaamin kuwa qaa'imiinta ah oo duullanka ku hayo Dawladda si aan loo helin nidaan kala Dambeyn oo u muuqdaan in ay riixayaan hunguri wayni iyo in ay xoog awood ku helaan ayaa lala xisaabtami doonaa.

Ninkaasi soo jeediyay baaqa dalabta leh oo kaga dalbanaayo Shekh Shariif iyo kuwa sidaasi ku fekeraayo ha joojiyeen; waxaan u garanaynaa in aysan maslaxo wadin oo ayadoo iska dhigaayo rag dhiigga daadanayo.

ee muslinka u naxayo misana hoos ka wata dano gaar ahaaneed. Walaalkeey waxaan u sheegaa haddii uu danaynaayo xornimada Ummadda sharaafta iyo karaamada soomaaliyeed rag ayaa Ilaahay ka dhigay ee dhinaciisa Dawladdiisa ha ka daafacaco ama meelo uu naftiisa la galo ha daydaydo. Nin aanan geeri ku maqlin allaha daayee ayaa yiri , kaddib Markii Mudane Cali Mahdi loo doortay Madaxweyne ku meel gaar ah oo loo quuri waayay in uu Madaxnimada uu hayo labo sano oo dhinac badan dagaal aan laysu tureen lagu soo qaaday kaasoo aan ognahay in ninkii damaci haayay  ee ahaa Janaraal Caydiid ay asaga xabbadii salfatay, wuxuu yiri" ANNA MAXAAN RABOOW RORGAA NINNA INOOW RIDOOW RABAA, waa la kala war la'yahay runtii maxaayeelay waa taariikh soo noqootee, hadda ayeey taagan tahay "anna mahaan raboow rorgaa ninna inoow.

ridoow rabaa" oo hoosta aan ka xariiqayo. Sheekh Shariif waa nin muslin qaalis ah wuxuu ku taaqan yahay musaa lixo, dib u heshiisiin iyo walaal jecli. Miyaad garan waysaysay in Ummadda Soomaaliyeed ay soo food saartay musiibo tii ugu xumayd oo meeshii cir laga filaayay ay ceeryaamo ka timid. Musiibada waxay tahay in raggii diinta yaqaannay oo wadaadada ahaa ee la rabay in ay ummadda wacdiyaayaan isu soo dumaan garab iyo gaaashaan u noqdaan Dawladda Islaamiga ee curatay hubka u soo qaatay ee laynaayay Ummaddii.

Waxaa la yiri "TALE E' IL PADRE E" IL FIGLIO" oo micna heeda ah " wiilka waa aabbihii oo la yaaqaanno" laakin waxaan leenahay Xasan Daahir Aweys waa Caydiid oo doorsoomin.
Marka baaqaasi qalloocan la soo jeedinaayo Sheekh Shariif, ma baaq ninka dulmina u soo guntaday loo jeediyo, ninka Adduunkaan la diriraa leh maa loo soo jeediyo, maa xaqa la tusaaleeyo oo reerihiisa kuwa

gacan qabadkiisa leh ay qabtaan miirka ka tagayna u celiyaaan oo wax u sheegaan. Ma wuxuu rabaa in Soomaali ayaa jiriri jirtay in nala gaarsiiyo oo laysku bas beelo ninka runtii geed kama dhalan dhulkana kama dhalan dibna waa aygu yaqaan; sow ma wanaagsana in dambiyada ay raggaani galeen oo ah in qubuurihii Culumada Geyigani sharafta ku lahaa ku lahay ay faageen lafihiina la baxeen , in caruur inta la kufsaday misana dhagax lagu dilay in nin dhallinyaro ah oo baahi hayso oo ay kalliftay in uu dambi galo ay ka jareen gacanta midigta ayagoo 90 doollar ay kala qiimo badnaatay gacanta walaalkood. Waxaan lla soconnaa in Shekh Cali Dheere uu joojiyay gacan gooyada asagoo ka amba qaadayo Amiirul Mu'miniin Cumar Binu Khaddaad uu joojiyay gacan gooyada mar carrigii ay ku habsatay abaaro ba'an oo saameeyeen dad iyo duunyo.

Walaalayaal ninkii damiir lahoow waa in aad ka gilgilataa dhalan rogga nagu soo food haayo.
Somaaliyeey waxaa iga dardaaran ah in mabdi'iinu noqdaan gobanimo ama guul darro iyo cawaaqifxumo. Waa in nimankaas laga hor tagaa oo laga xoroobaa. 
Haddaan u maro dhigto qabiil oo mar walbo afkayga ka dhawri jiray Beesha Madarkicis Hiraab oo walaaheenna ah, shalay waa ogeyn maantana waa tii oo soo noqonaysa waxaa roon oo talo iga ah wax badan ayaan qabnay utun xaggiina ah ee wax ka qabta wadaadkaan aan fiyoobeen ee idinka dhashay oo sharci gaalo iyo mid muslin mid uu ku taagan yahay aadan u jeedin, walaalkiin waxaad ugu hiilisaan xaq in aad tustaan haddii uu qaadan waayayana xaqa u hiillisaan, waxay wallaahi runtii ku socotaa in ehel walaalo ah oo horeba wax u jireen ay kala baadiyoobi doonaan. Wadaadkaan wuxuu garan waysan yahhay in dunida oo dhan uu argagixiso liiskeeda ku jiro saas daraadeena uusan xitaa ku riyoon karin in uu Dalkan Madaxweyne ka noqdo. Walaalkiis Sheekh Shariif ayuu ku jisaaray oo u dalbay in liiskaasi laga saaro, waa indha tiran yahay wuxuu arkaa oo kaliya kursiga Sheekh kaasaa u birbiraa. Madarkicisoow walaalayaal Soomaalina idinka aqbali mayso in mar walbo Dawladnimada nagala dhexeyso aad  ciidaysaan maalin walbo waxay noqonaysaa godob aan laga gar bixi karayn.
 
Wa billaahi Towfiiq
 
Faduma Axmed Maxamuud Cadde
 
            ( Qoorwayne ) 

faaycadde1@hotmail.com

Somaliweyn Media Center “SMC”

 
Arabic News
Today's News 24-Mar-2009

شيخ شريف ينفي طلب قوات إفريقية إضافية من السودان
(Read more) 24-Mar- 2009

السفن الحربية الروسية تتوجه الى خليج عدن فى اواخر مارس
(Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009

المحاكم الإسلامية تكتشف مقابر جماعية في مدينة مقديشوا
(Read more) 22-Mar- 2009

الإرياني:هناك قوى لها مآرب سياسية من القرصنة والحشد العسكري قد يولد قرصنة تهدد العالم
(Read more) 22-Mar- 2009

الأبرش يبحث ووفد صومالي سبل تطوير العلاقات البرلمانية
(Read more) 22-Mar- 2009

القراصنة الصوماليون يطلقون سراح سفينة هندية
(Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009

ابن لادن يحث الصوماليين علي الإطاحة بالرئيس الجديد
(Read more) 19-Mar- 2009

 افتتاح مركز تسجيل اللاجئين الصومال
(Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009

وفاة 72 شخصا معظمهم من الاطفال بسبب اسهال حاد في الصومال
(Read more) 17-Mar- 2009

الأمم المتحدة ترحب بالإفراج عن موظفيها الذين اختطفوا في الصومال وتؤكد مواصلة عملياتها هناك
(Read more) 17-Mar- 2009

أعلن السفير الأثيوبي في موسكو أن سلطات أثيوبيا تواصل تقديم المساعدة لحكومة الصومال الانتقالية
(Read more) 17-Mar- 2009

مجموعة الإتصال الدولية تعقد إجتماعا في القاهرة لمكافحة القرصنة
(Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009

مدينة مقديشو تشهد مظاهرات تندد بحكم المحكمة الدولية ضد الرئيس السوداني 
(Read more) 16-Mar- 2009

Today's News 14-Mar-2009

إصابة عمدة بلدية ودجر بعبوة ناسفة بالقرب من مطار مقديشوا الدولي 
(Read more) 14-Mar- 2009

جماعة أهل السنة تسيطر علي عدة بلدات في إقليم قلقذود بوسط الصومال
(Read more) 14-Mar- 2009

Today's News 12-Mar-2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد بمقديشوا 
(Read more) 12-Mar- 2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد
(Read more) 12-Mar- 2009

مخاوف من تجنيد أمريكيين صوماليين لتنفيذ هجمات إرهابية
(Read more) 12-Mar- 2009

الاتحاد الإفريقي يمدد بقاء قواته في الصومال
(Read more) 12-Mar- 2009

Today's News 11-Mar-2009

مقتل أربعة أفراد من  الشرطة الصومالية  بإنفجارعبوةناسفة  في مقديشوا صباح اليوم
(Read more) 11-Mar- 2009

مركز الجزيرة ينظم ندوة عن الصومال وملامح المرحلة القادمة
(Read more) 11-Mar- 2009

الناتو يوافق على تشكيل مهمة جديدة لمحاربة القرصنة
(Read more) 11-Mar- 2009

قوات حفظ السلام الافريقية تبقى في الصومال ثلاثة شهور إضافية
(Read more) 11-Mar- 2009

Today's News 10-Mar-2009

رئيس البرلمان شيخ أذن مذوبي ش يتسلم مقر البرلمان الصومالي المؤقت
(Read more) 10-Mar- 2009

الرئيس الصومالي يتوجه إلي أوغندا ضمن  زيارته  الإفريقية
(Read more) 10-Mar- 2009

Today's News 9-Mar-2009

سقوط طائرة عسكرية متجهة إلي الصومال في مدينة كمبالا مخلفتا عشرة قتلي
(Read more) 9-Mar- 2009

رئيس الجمهورية الصومالي   يلتقي مع نظيره الكيني في مدينة نيروبي في جولته  لعدة دول إفريقية
(Read more) 9-Mar- 2009

ليبيا: بيرلسكونى يدعو القذافى لحضور القمة المقبلة للدول الثماني الصناعية الكبرى.
(Read more) 9-Mar- 2009

الأمن الشخصي تغلب على الأمن القومي فأهملنا الصومال وتناسينا مخاطر القراصنة على قناة السويس.
(Read more) 9-Mar- 2009

ماهو سر ودوافع  إهتمام جريدة الشرق الأوسط بالقضية الصومالية في ظل إهمال وسائل الإعلام هذا الشأن :
(Read more) 9-Mar- 2009

English News
Today's News 24-Mar-2009
Somalia: Uganda deploys more peacekeepers in volatile Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Al-Shabab bans Khat and cars with opaque glasses in Baidoa  (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: 10 died in a lorry accident 14 others wounded in central Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Bula-Hawo district authority sends warning signal to Kenya (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Foreign Minister Omaar notes deployment of foreign troops (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Hizbul-Islam remarks upon the defect members (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Somali owned 5 star hotel turned to ashes (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia not seeking Sudanese peacekeepers - president (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: AU Hails Somalia Milestone; Donor Conference Planned (Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 23-Mar-2009
Somalia: Prominent Somali cleric detained in Puntland Tension High (Read more) 23-Mar- 2009

Hijab debate lifts veil on limits of Norway's tolerance (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: 18 students died in a road accident in Kenya 9 (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Hisbul-Islam endorse the efforts of the clerics (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Islamic Courts Union takes control of Shibis district (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: A Somali girl kidnapped by Somalis in Mogadishu (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Sudanese president calls for support for new Somali gov't (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Japan says pirates fire on ship off Somalia (Read more) 23-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009
The skeletons of 5 people found in Mogadishu (Read more) 22-Mar- 2009

No deployment of Extra Troops Information Minister (Read more) 22-Mar- 2009

Statement by the UN Special Representative for Somalia Mr Ahmedou Ould-Abdallah  (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “No single government soldier surrendered” governor (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “Demanding for extra troops would jeopardize stability” Elder Diriye (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: Insecurity at Bulahubey a section of Wadjir district (Read more) 22-Mar- 2009

Somali: pirates free hijacked ship with 16 Indians (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: open meeting on Somalia (Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 21-Mar-2009
Somali FM Says Peace and Security New Government's Top Priority (Read more) 21-Mar- 2009

Ecoterra – Somali Marine & Coastal Monitor - Part VI. The Latest Piracy News from Somalia, Kenya (Read more) 21-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009
Somalia: World Food Program contractor gunned down in Mogadishu (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN debates bolstering African Union peacekeeping (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN chief says defeating piracy requires restoration of law in Somalia (Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 18-Mar-2009
Somalia: Al-Shabab commander says 16 killed in daybreak battle (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: Ferocious battle at Rabdhure district in Bakool region (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: AU Peacekeepers wounded in twin blasts (Read more) 18-Mar- 2009

Somalia: ETN TV director is not arrested for his journalism line of work (Read more) 18-Mar- 2009

Swedish citizen senior leader of Somali terror alliance (Read more) 18-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009
Somali Olympics committee to elect a new leadership this week (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: MPs condemned fighting at Galgadud region in central Somalia (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 15 people died starvation in lower Shabelle region (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Justice Minster meets with the administration of central jail (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Former Somali officer surrenders to Al-Shabab (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 4 kidnapped UN personnel released (Read more) 17-Mar- 2009

Abducted UN staff in Somalia released safely (Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009
Statement from the United Nations in Somalia on abduction of UN staff in South Central Somalia (Read more) 16-Mar- 2009

Local teens look up to Somali hip-hop artist (Read more) 16-Mar- 2009

FSAU : Release of NEW monthly Climate Data Update (Read more) 16-Mar- 2009

Demonstration against the warrant arrest of Al-Bashir in Mogadishu (Read more) 16-Mar- 2009

Somalia: 4 UN officers kidnapped in at Wajid district in Bakool region (Read more) 16-Mar- 2009

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)