Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


WADAAD HADUU DULOOBO DIINTIINA BEEN KA SHEEGAYO DALKII DARYEELI WAAYAA DAB DHAX MOODEY WEEYEE


14 May 2009 SMC

Waxaan salamayaa Tafatiraha bogab Somaliweyn Xogta, Bacda salaan Aan U Dhaadhoco Qormadeeyda
 
Soomalida waxay dhahaan Cimrigaada oo dheeraada Geel Dhalaayana Waa ku Tusaa, hadii tii baan taagan nahay Nin wadaad sheeganaya Garkii dheereystey welibana Caseystey oo aan illahay ka cabsaneyn dhiigyacab noqdey waa waxaan diinteen qaaliga ah macaan aan lagu aqoon, nin wadaad sheeganaaya hadana dagaal  islaan afkiisa kaga dhawaaqaya in dadka la dilo, nin wadaad sheeganaaya oo nin Muslin ah Gaal ku sheegaya waa wax nagu
cusub waana mid sub xaana lah, nin wadaad sheeganaya qabiilna ku qaraabanaya waa mid iyana nagu cusub waxa taa ka sii daran isagii oo ajaanib aan lakala heeyb soocin oo nooc walba leh wata oo laba dowladood oo afrikaana leh ajaanibka waa iney baxaan ayana waa mid nagu cusub, ajanibka la wato kuli waa dad dalkooda denbiyo ka soo galay oo dalkeena gabaad lagu siiyey, larabana in degaano laga siiyo, waaba tii loogu baaqay kaalaya Beero iyo Gabdhaba waa idiin heynaa hadii kuwaaba joogaan maxaa loo sheeganayaa kuwa aan beer
iyo gabadhaba kaa rabib oo beriba dalkiisii ku noqonaya iley waa dad dal lehe, kiinse waa danbiile dal uu ku noqdaana ma haysto, marka ma waxaad rabtaan in aad dadkii dalka u dhashay ka saartaan aad qowmiyada kale ku abuurtaan gabadhaheena aad guryaha ugu soo xirtaan taas waa habeynkii xalay ahaa haba ka yaabinainey taas idin dhaqan gasho inta qof soomaliya oo ddamiir leh nool yahay, waan la og yahay in eydan u naxeyn dadka shacabka ah oo aad leedihiin dadka iska daaya ha dhintaan ee jihaadka inoo wada ilaa aan kursi ku fariisa
neyno, oo aad tihiin dad aan diin shaqo ku lahayn oo kursi doona. Daahir Aweys sida C/llahi yuusuf ayuu weligii Kursi raadis ahaa welina wakaas samri waayey cimrina waa ku jiraa alle ka cabsina waa ka tegay oo wakaas kursi dhiig loo daadinayo hunguri ka hayo alla kuuma calfee, c/llahiba ma calfan adna kaba darnid insha alah waad ku fashilmi doontaa khariidada Erteraya kuu soo dhigeen meel darana waad ku danbeeyn doontaa dhiigaas iyo dad kaa la leynayana waa dushaada adaa u qoolan aakhiro iyo aduunba, hurtaa muqdisho waa degeneyd maalintaa
timid belaayo noogana horeyn allaan kaaga dacwooney ee hanaga kaa qabto fidma waleyohow aan diina wadin.
 
Baraawe waxa ka dhacaya cid og waaba iska yar tahay, dadkii masaakiinta ahaa ee reer baraawe waxaa ku dhacay in rag Garara Waaweyn oo Ajinebi ah la soo dul dejiyey guryahoodii laga saarey oo dadkaa la dejiyey ayaa waxaa loogu darey in weliba la yiraahdo ow hebeloow Gabadhaada wadaadkaan ayaa barakeysanaya ee keen sidaasna gabdho yar yar ragaas ajinebiga ah lagu qasbo ileyn balantii laga qadaa hayd beero iyo gabdho ayaa leydiin hayaa
in habrihii waayeelka ahaa oo diintuba ka cafisay iney Jalaabiib qataa ileyn waa waayeeele lagu qasbo iney xirtaan tii xiran weydana la karbaasho Inaa Lillah wa Inaa Illahay Raajicuun diin halkaa ayey ka taagan yihiin, waxaa iyana dhacdey in naag waayeel ah oo shaah karsaneysa oo meel suuq ah la fadhida la yiraahdo Jalaabiib xiro iayadana
ay ku andacootey baandhoow waayeel baan ahay guntiino isku laabana waa wataa oo jirkeyga meel muuata malah ee meeshaan aan fadhiyana waa kuleeyn ma xiran karo inta xabsi la geeyey saddex habeeyna lagu soo hayey lana karbaashay la yiri ama gurigaada ku jir ama waa inaad xirataa waan la ogeyne dadkaa reer baraawe waa ba'een.

Dadkaan cimaamadaha sheydaan xiran waa Naasiyiin, waa argagixiso, waa ilama sheydaan oo isi soo urursadey MINII LA YAABO YAASIINKA ALLOW ADAAN KAA MAGAN GALNEY SHARTOODA SHEYDAAMADAAN AAN NAXARIISAN.
 
XASAN TURKI:-- Muxuu haduu run sheegaayo Kilinka shanaad u soo xoreysan waayey oo soomaliya ka yaala asagaab cidiisii gumeysigii ugu xumaa gumaad ku hayaane, maalin aale keeno gabadhahoodii iyo naagahoodii oo uur leh la dooxayaa cuna qabteyn dhaqaalena la saarey raashinkii xataa waa loo diiday muxuu uga dhii dhiyi waayey oo anaga la dul dhigay sow soomaliya yeysan degin maaha soow soomali ha dhamaato maaha, sow maaha beeraha dadka iska heyso, sow sumcadii soomali lahayd inuu dilo maaha Turki waa inuu dalka nooga baxaa umuusan dhalan ha aado Kilinka 5aad oo dadkiisa maalin walba lacagaha loo ururinayo ha soo xoreeyo cadowga gunimada ha kasaaro cal;anka Madowna ha kataago Kilinka Shanaad wiilasha yar yar oo raameystey ha ku garab istaago jihaadka runta ah ee ay kula jiraan cadowgooda waa hadii uu ka run sheegayo inuu gaalo la dagaalayo hadii kalena in badan waa ka bad baadey dabino badan balse kan waa kaad ku dhiman lahayd muqdisho inaad ku dagaalan tid lagaa yeeli maayee naftaad un ha ku waayin dhoohanoo, nin jira hadaad tahay halkaas ayaad ciyaalka kula garab istaagi lahayd.
 
MANSUUR Mansuur Bay iyo Bakool Gaaladu waa u furan tahay xafiisyo xataa waa ka furan karaan cunto waa keeni karaan Muqdishana dhulkaan dhigaaya gaalka yimaadana waa dilaayaa ma soconeysee sheeko kale ma haysaa, Xidhibanada iyo dowlada waa gaalo la jir kuwa Baay Iyo Bakoolna waa tolkeey oo gaalo xataa hadey la jiraan waa ceeb ka saliin ayadana waa lagugu fahmey balse adigana reer muqdisho waa meeshaad ka geshid
Yuhuuda aad dalka keentey ee aad gabdhaheen u xalaaleyseyna waa xisaab meessl kuu taala ee ogow. markaan eegay waxa muqdisho qasaaya waa dad aan degaanka ahayn ama aan ka soo jeedin ee waa dad Tahriib ku yimid, taana waa in reer muqdisho ka fekeraan dibna u fiiriyaan sidii Tahriibayaashaas looga sa feyn lahaa markaas ayaa Xamar Xamar noqoneysa inta ka horeysa waa qasnaaneysaa waa in la gaaro in dadka Teesare loo sameeyo oo wixii u dhashay maahine inta kale laga saraa, markey ayagoo aan rabsho wadin imaanayaan Vise ama dal ku gal loo sameeyaa dhaq dhaqaa qoodana lala socdaa sidaa ayaan kaga
bad baadi karnaa shartooda sheeydaamada. reer muqdisho ma fekereen maxaa Laamiyada xamar loo dhisi waayey kuwa Kismaayo, kuwa Bay loo dhisaayaa bal dib u raaca oo caqliga saliimka ah ha shaqeeyo Xamar wadaado waa lahayd waana joogaan maxaa keenay wadaad Tahriiba soo gar daro iyo dana gaara maahan, war hooy inta fekertaan oo maskaxda ka shaqeysiisaan dalkii dad kalaa lagu beeri rabaaye dadka Tahriiba u deymo lahaada kana bixiya dalka dadka iska leh ha maamulaan nabadna haka shaqeyan.
 
WAXAAN HADALKEYGII KU SOO GUNAA NADAYAA;- WADAAD XUME YEEL KADISAA KAN DIINTA BEEN KA SHEEGAYA YEEL KADIISAA, CIMAAD XUME YEEL KADIISAA QOOR GOOYE YEEL KADIISAA GABAR AAN QAAN GAARIN DHAGAX KU DILE YEEL KADIISAA AJINEBI GABDHA SIIYE YEEL KADIISAA MA WAX BEY NAGA QAADAYEEN HORAANU U SOCONEYNAA INSHA ALLAH BI IDMI LLAAH.
 
 Wabillahi Towfiiq

maryan dhuux
midnimo22@hotmail.com

Somaliweyn Media Center “SMC”

 
Arabic News
Today's News 24-Mar-2009

شيخ شريف ينفي طلب قوات إفريقية إضافية من السودان
(Read more) 24-Mar- 2009

السفن الحربية الروسية تتوجه الى خليج عدن فى اواخر مارس
(Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009

المحاكم الإسلامية تكتشف مقابر جماعية في مدينة مقديشوا
(Read more) 22-Mar- 2009

الإرياني:هناك قوى لها مآرب سياسية من القرصنة والحشد العسكري قد يولد قرصنة تهدد العالم
(Read more) 22-Mar- 2009

الأبرش يبحث ووفد صومالي سبل تطوير العلاقات البرلمانية
(Read more) 22-Mar- 2009

القراصنة الصوماليون يطلقون سراح سفينة هندية
(Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009

ابن لادن يحث الصوماليين علي الإطاحة بالرئيس الجديد
(Read more) 19-Mar- 2009

 افتتاح مركز تسجيل اللاجئين الصومال
(Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009

وفاة 72 شخصا معظمهم من الاطفال بسبب اسهال حاد في الصومال
(Read more) 17-Mar- 2009

الأمم المتحدة ترحب بالإفراج عن موظفيها الذين اختطفوا في الصومال وتؤكد مواصلة عملياتها هناك
(Read more) 17-Mar- 2009

أعلن السفير الأثيوبي في موسكو أن سلطات أثيوبيا تواصل تقديم المساعدة لحكومة الصومال الانتقالية
(Read more) 17-Mar- 2009

مجموعة الإتصال الدولية تعقد إجتماعا في القاهرة لمكافحة القرصنة
(Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009

مدينة مقديشو تشهد مظاهرات تندد بحكم المحكمة الدولية ضد الرئيس السوداني 
(Read more) 16-Mar- 2009

Today's News 14-Mar-2009

إصابة عمدة بلدية ودجر بعبوة ناسفة بالقرب من مطار مقديشوا الدولي 
(Read more) 14-Mar- 2009

جماعة أهل السنة تسيطر علي عدة بلدات في إقليم قلقذود بوسط الصومال
(Read more) 14-Mar- 2009

Today's News 12-Mar-2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد بمقديشوا 
(Read more) 12-Mar- 2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد
(Read more) 12-Mar- 2009

مخاوف من تجنيد أمريكيين صوماليين لتنفيذ هجمات إرهابية
(Read more) 12-Mar- 2009

الاتحاد الإفريقي يمدد بقاء قواته في الصومال
(Read more) 12-Mar- 2009

Today's News 11-Mar-2009

مقتل أربعة أفراد من  الشرطة الصومالية  بإنفجارعبوةناسفة  في مقديشوا صباح اليوم
(Read more) 11-Mar- 2009

مركز الجزيرة ينظم ندوة عن الصومال وملامح المرحلة القادمة
(Read more) 11-Mar- 2009

الناتو يوافق على تشكيل مهمة جديدة لمحاربة القرصنة
(Read more) 11-Mar- 2009

قوات حفظ السلام الافريقية تبقى في الصومال ثلاثة شهور إضافية
(Read more) 11-Mar- 2009

Today's News 10-Mar-2009

رئيس البرلمان شيخ أذن مذوبي ش يتسلم مقر البرلمان الصومالي المؤقت
(Read more) 10-Mar- 2009

الرئيس الصومالي يتوجه إلي أوغندا ضمن  زيارته  الإفريقية
(Read more) 10-Mar- 2009

Today's News 9-Mar-2009

سقوط طائرة عسكرية متجهة إلي الصومال في مدينة كمبالا مخلفتا عشرة قتلي
(Read more) 9-Mar- 2009

رئيس الجمهورية الصومالي   يلتقي مع نظيره الكيني في مدينة نيروبي في جولته  لعدة دول إفريقية
(Read more) 9-Mar- 2009

ليبيا: بيرلسكونى يدعو القذافى لحضور القمة المقبلة للدول الثماني الصناعية الكبرى.
(Read more) 9-Mar- 2009

الأمن الشخصي تغلب على الأمن القومي فأهملنا الصومال وتناسينا مخاطر القراصنة على قناة السويس.
(Read more) 9-Mar- 2009

ماهو سر ودوافع  إهتمام جريدة الشرق الأوسط بالقضية الصومالية في ظل إهمال وسائل الإعلام هذا الشأن :
(Read more) 9-Mar- 2009

English News
Today's News 24-Mar-2009
Somalia: Uganda deploys more peacekeepers in volatile Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Al-Shabab bans Khat and cars with opaque glasses in Baidoa  (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: 10 died in a lorry accident 14 others wounded in central Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Bula-Hawo district authority sends warning signal to Kenya (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Foreign Minister Omaar notes deployment of foreign troops (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Hizbul-Islam remarks upon the defect members (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Somali owned 5 star hotel turned to ashes (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia not seeking Sudanese peacekeepers - president (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: AU Hails Somalia Milestone; Donor Conference Planned (Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 23-Mar-2009
Somalia: Prominent Somali cleric detained in Puntland Tension High (Read more) 23-Mar- 2009

Hijab debate lifts veil on limits of Norway's tolerance (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: 18 students died in a road accident in Kenya 9 (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Hisbul-Islam endorse the efforts of the clerics (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Islamic Courts Union takes control of Shibis district (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: A Somali girl kidnapped by Somalis in Mogadishu (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Sudanese president calls for support for new Somali gov't (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Japan says pirates fire on ship off Somalia (Read more) 23-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009
The skeletons of 5 people found in Mogadishu (Read more) 22-Mar- 2009

No deployment of Extra Troops Information Minister (Read more) 22-Mar- 2009

Statement by the UN Special Representative for Somalia Mr Ahmedou Ould-Abdallah  (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “No single government soldier surrendered” governor (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “Demanding for extra troops would jeopardize stability” Elder Diriye (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: Insecurity at Bulahubey a section of Wadjir district (Read more) 22-Mar- 2009

Somali: pirates free hijacked ship with 16 Indians (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: open meeting on Somalia (Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 21-Mar-2009
Somali FM Says Peace and Security New Government's Top Priority (Read more) 21-Mar- 2009

Ecoterra – Somali Marine & Coastal Monitor - Part VI. The Latest Piracy News from Somalia, Kenya (Read more) 21-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009
Somalia: World Food Program contractor gunned down in Mogadishu (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN debates bolstering African Union peacekeeping (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN chief says defeating piracy requires restoration of law in Somalia (Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 18-Mar-2009
Somalia: Al-Shabab commander says 16 killed in daybreak battle (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: Ferocious battle at Rabdhure district in Bakool region (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: AU Peacekeepers wounded in twin blasts (Read more) 18-Mar- 2009

Somalia: ETN TV director is not arrested for his journalism line of work (Read more) 18-Mar- 2009

Swedish citizen senior leader of Somali terror alliance (Read more) 18-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009
Somali Olympics committee to elect a new leadership this week (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: MPs condemned fighting at Galgadud region in central Somalia (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 15 people died starvation in lower Shabelle region (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Justice Minster meets with the administration of central jail (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Former Somali officer surrenders to Al-Shabab (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 4 kidnapped UN personnel released (Read more) 17-Mar- 2009

Abducted UN staff in Somalia released safely (Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009
Statement from the United Nations in Somalia on abduction of UN staff in South Central Somalia (Read more) 16-Mar- 2009

Local teens look up to Somali hip-hop artist (Read more) 16-Mar- 2009

FSAU : Release of NEW monthly Climate Data Update (Read more) 16-Mar- 2009

Demonstration against the warrant arrest of Al-Bashir in Mogadishu (Read more) 16-Mar- 2009

Somalia: 4 UN officers kidnapped in at Wajid district in Bakool region (Read more) 16-Mar- 2009

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)