|
Gabay: Garbo-Badan
15 May 2009 SMC
Gabayga soo socda waxaa lagu maqagcaabaa Garbo-Badan, waxaa uu ka kooban yahay 60 beyd oo min afarey ah, waxaana sannadka 2009 curiyey Ibrahim Hassan Gagale (Reer Somaliland). Gabaygu waa dhaliil ku socota Beesha Hawiyaha kuna saabsan talo-seegga ku dhacay Beeshaas ka dib burburkii Taliskii Siyaad Barre ee Mogadiisho 1991 iyo sida arrintaasu u horseeday dagaallo sokeeye oo jiitama lagana dhaxlay geeri badan iyo burbur weyn isla markaan abuurtay xaalad ay ku soo duusho dawladda Itoobiya Somalia (2007-2008) una geysato dhibaatooyin laxaad leh oo leh naf iyo maalba iyada oo ka aargoosanaysa dagaalkii 1977.
Gabaygu wuxuu ku guubaabinayaa Beesha Hawiye, maadaama beeshu tahay ta ugu weyn Koonfurta Somalia waxna ka qabankarta dhibaatada Somalia, inay soo celiso nabadgelyada, dawladnimada, qaranimada iyo sharafta dalka Somalia sidii ay samaysay lixdii bilood (June ilaa July ee 2006) ee ka horreeyay duulaanka Itoobiya. .
Gabayga: Garbo-Badan
Dunidan la wada guud degee, Maars lagu guuray
Goorkastaba quruumaha tartama, guusha wada gaadhay
Dagaal joogto kuma gaadhinoo, garabba meel goostay
Qiimo dawladnimo dhab u gartoo, oo guddoonsada`e
Hawiyaba galladi soo martee, waase talo guuray
Marku guushi Xamar taabaye, Eebbe garabsiiyay
Dawladnimo halku garan lahaa, muran gadaashiiye
Jiitama colaadaa garbaha, goysay nabadiiye
Gidaarada dalooliyo wadada, googo`dee madhatay
Taalada dal kale loo gudshee, ganacsi loo dhoofshay
Tuubada guryaha laga fagtee, geesta laga diirtay
Goobaha jid-gooyada la dhigay, baadda laga guulay
Moryaanta guryihii degtee, aad gelgelin moodo
Ee ganafka ruuxii lahaa, lagu gujaynaayo
Ibna aadamkaa guri madaw, gooni la afduubay
Xoolaha sidoodi la gaday, gini intuu siistay
Gaadiidka jidka loo galee, gooshka laga caagay
Dhiigga goobkastaba geylane, maato lagu gooyay
Gowraca hal-doorkii ku dhacay, ee af-xidhan gaaday
Shacabkaa gu`yaal ooyayee, ee dulmigu gaadhay
Dalka Geeska cadawguu lahaa, gacanta loo haadshay
Xabashida gumaysiga madow, gaasas ku hujuumay
Gumaadki dadweynaha ku dhacay, iyo qaxii goohay
Aargoosi lagu goobayee, loo gilgilay Geeska
Gobanimo facaa dawladnimo, maanka kaba guurshay
Guuldarrada dalkaa ku habsatee, geeridii badatay
Gobolka gobolka loo gooyaye, reerba dhinac goostay
Qaranimadu gacal weydayee, ee god lagu tuuray
Gabbalkaa u dumay dawladnimo, hoogga laga goostay
Go`e nabadda kama talinayaan, gooye samihiiye
Geesbuu ka maray dawladnimo, oo gabbood-fala`e
Halisbu gudayaan gudcura, gabe danti guude
Hubka weli ka guuxaaaya Xamar, ama gariiraaya
Dekaddaa gu`yaal badan xanniban, ama garoonkeeda
Maataday u diidaan gargaar, gaajo lediweyda
Gurmadkay horjoogaan dunidu, garan la` xaalkooda
Wiirsiga kamay gubanayaan, Reer Galbeed xulaye
Xarragada dagaal waw gafeen, waana gudhiyeene
Waa kaa ujeedadi gabee, gudaya hayhaade
Goormu garaad yeelanoo, garan wuxuu dooni
Dawladnimadu hanti weeye guud, gole wadaageede
Waa loo gudboonyahay dhibtiyo, gacante dheefeede
Gacal looma siiyo qabiil, way ku gubataaye
Danta guud mid reer looma dilo, guulna lama sheegto
Geyigaba miyaan dhiidhijirin, geesi miyuu beelay
Miyay guurtay garashada dadki, guurti miyuu suulay
Damiirki maxaa idanka gaday, ee dadnimo guurshay
Ficil li`idda doofaarka gubay, waa gadaad tahaye
Mooryaanta geesaha kamara, gooya dabarkeeda
Dawlad-diidka god madow ku rida, yaanu gacal yeelan
Gadhwadaha Axmaarada ka diga, meelkastaba gooba
Daba-dhilifka goonyaha kamara, ee gunnada qaata
Sooyaalka geyigoo muslima, Diinta garab siiya
Seef-laboodka Wahaabiga gefsane, gaalka kugu sheega
Dalabaanka garabkaa noqdee, ee firqada gaara
Gacantooda xukun yaanu gelin, Geeska ka ilaasha
Guddoon dawladnimo waan jeclaa, gadaal u aydaane
Gurmadoo u kaca dawladnimo, oo gunnimo diida
Geyigaba mideeyoo dadkaba, nabadda gaadhsiiya
Dawladnimo inaad dhab u geydaan, dunida gaadhsiiya
Dhammaan
Curiye: Ibrahim Hassan Gagale
Email:Ibrahim_hg@yahoo.com
Somaliweyn Media Center “SMC”
| Arabic News
شيخ شريف ينفي طلب قوات إفريقية إضافية من السودان
(Read
more) 24-Mar-
2009
السفن الحربية الروسية تتوجه الى خليج عدن فى اواخر مارس
(Read
more) 24-Mar-
2009
المحاكم الإسلامية تكتشف مقابر جماعية في مدينة مقديشوا
(Read
more) 22-Mar-
2009
الإرياني:هناك قوى لها مآرب سياسية من القرصنة والحشد العسكري قد يولد قرصنة تهدد العالم
(Read
more) 22-Mar-
2009
الأبرش يبحث ووفد صومالي سبل تطوير العلاقات البرلمانية
(Read
more) 22-Mar-
2009
القراصنة الصوماليون يطلقون سراح سفينة هندية
(Read
more) 22-Mar-
2009
ابن لادن يحث الصوماليين علي الإطاحة بالرئيس الجديد
(Read
more) 19-Mar-
2009
افتتاح مركز تسجيل اللاجئين الصومال
(Read
more) 19-Mar-
2009
وفاة 72 شخصا معظمهم من الاطفال بسبب اسهال حاد في الصومال
(Read
more) 17-Mar-
2009
الأمم المتحدة ترحب بالإفراج عن موظفيها الذين اختطفوا في الصومال وتؤكد مواصلة عملياتها هناك
(Read
more) 17-Mar-
2009
أعلن السفير الأثيوبي في موسكو أن سلطات أثيوبيا تواصل تقديم المساعدة لحكومة الصومال الانتقالية
(Read
more) 17-Mar-
2009
مجموعة الإتصال الدولية تعقد إجتماعا في القاهرة لمكافحة القرصنة
(Read
more) 17-Mar-
2009
مدينة مقديشو تشهد مظاهرات تندد بحكم المحكمة الدولية ضد الرئيس السوداني
(Read
more) 16-Mar-
2009
إصابة عمدة بلدية ودجر بعبوة ناسفة بالقرب من مطار مقديشوا الدولي
(Read
more) 14-Mar-
2009
جماعة أهل السنة تسيطر علي عدة بلدات في إقليم قلقذود بوسط الصومال
(Read
more) 14-Mar-
2009
البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد بمقديشوا
(Read
more) 12-Mar-
2009
البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد
(Read
more) 12-Mar-
2009
مخاوف من تجنيد أمريكيين صوماليين لتنفيذ هجمات إرهابية
(Read
more) 12-Mar-
2009
الاتحاد الإفريقي يمدد بقاء قواته في الصومال
(Read
more) 12-Mar-
2009
مقتل أربعة أفراد من الشرطة الصومالية بإنفجارعبوةناسفة في مقديشوا صباح اليوم
(Read
more) 11-Mar-
2009
مركز الجزيرة ينظم ندوة عن الصومال وملامح المرحلة القادمة
(Read
more) 11-Mar-
2009
الناتو يوافق على تشكيل مهمة جديدة لمحاربة القرصنة
(Read
more) 11-Mar-
2009
قوات حفظ السلام الافريقية تبقى في الصومال ثلاثة شهور إضافية
(Read
more) 11-Mar-
2009
رئيس البرلمان شيخ أذن مذوبي ش يتسلم مقر البرلمان الصومالي المؤقت
(Read
more) 10-Mar-
2009
الرئيس الصومالي يتوجه إلي أوغندا ضمن زيارته الإفريقية
(Read
more) 10-Mar-
2009
سقوط طائرة عسكرية متجهة إلي الصومال في مدينة كمبالا مخلفتا عشرة قتلي
(Read
more) 9-Mar-
2009
رئيس الجمهورية الصومالي يلتقي مع نظيره الكيني في مدينة نيروبي في جولته لعدة دول إفريقية
(Read
more) 9-Mar-
2009
ليبيا: بيرلسكونى يدعو القذافى لحضور القمة المقبلة للدول الثماني الصناعية الكبرى.
(Read
more) 9-Mar-
2009
الأمن الشخصي تغلب على الأمن القومي فأهملنا الصومال وتناسينا مخاطر القراصنة على قناة السويس.
(Read
more) 9-Mar-
2009
ماهو سر ودوافع إهتمام جريدة الشرق الأوسط بالقضية الصومالية في ظل إهمال وسائل الإعلام هذا الشأن :
(Read
more) 9-Mar-
2009 |
English News
Somalia: Uganda deploys more peacekeepers in volatile Somalia (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Al-Shabab bans Khat and cars with opaque glasses in Baidoa (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: 10 died in a lorry accident 14 others wounded in central Somalia
(Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Bula-Hawo district authority sends warning signal to Kenya (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Foreign Minister Omaar notes deployment of foreign troops (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Hizbul-Islam remarks upon the defect members (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Somali owned 5 star hotel turned to ashes (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia not seeking Sudanese peacekeepers - president (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: AU Hails Somalia Milestone; Donor Conference Planned (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Prominent Somali cleric detained in Puntland Tension High (Read
more) 23-Mar-
2009
Hijab debate lifts veil on limits of Norway's tolerance (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: 18 students died in a road accident in Kenya 9 (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: Hisbul-Islam endorse the efforts of the clerics (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: Islamic Courts Union takes control of Shibis district (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: A Somali girl kidnapped by Somalis in Mogadishu (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: Sudanese president calls for support for new Somali gov't (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: Japan says pirates fire on ship off Somalia (Read
more) 23-Mar-
2009
The skeletons of 5 people found in Mogadishu (Read
more) 22-Mar-
2009
No deployment of Extra Troops Information Minister (Read
more) 22-Mar-
2009
Statement by the UN Special Representative for Somalia Mr Ahmedou Ould-Abdallah (Read
more) 22-Mar-
2009
Somalia: “No single government soldier surrendered” governor (Read
more) 22-Mar-
2009
Somalia: “Demanding for extra troops would jeopardize stability” Elder Diriye (Read
more) 22-Mar-
2009
Somalia: Insecurity at Bulahubey a section of Wadjir district (Read
more) 22-Mar-
2009
Somali: pirates free hijacked ship with 16 Indians (Read
more) 22-Mar-
2009
Somalia: open meeting on Somalia (Read
more) 22-Mar-
2009
Somali FM Says Peace and Security New Government's Top Priority (Read
more) 21-Mar-
2009
Ecoterra – Somali Marine & Coastal Monitor - Part VI. The Latest Piracy News from Somalia, Kenya (Read
more) 21-Mar-
2009
Somalia: World Food Program contractor gunned down in Mogadishu (Read
more) 19-Mar-
2009
Somalia: UN debates bolstering African Union peacekeeping (Read
more) 19-Mar-
2009
Somalia: UN chief says defeating piracy requires restoration of law in Somalia (Read
more) 19-Mar-
2009
Somalia: Al-Shabab commander says 16 killed in daybreak battle (Read
more) 18-Mar-
2009
Somalia: Ferocious battle at Rabdhure district in Bakool region (Read
more) 18-Mar-
2009
Somalia: AU Peacekeepers wounded in twin blasts (Read
more) 18-Mar-
2009
Somalia: ETN TV director is not arrested for his journalism line of work (Read
more) 18-Mar-
2009
Swedish citizen senior leader of Somali terror alliance (Read
more) 18-Mar-
2009
Somali Olympics committee to elect a new leadership this week (Read
more) 17-Mar-
2009
Somalia: MPs condemned fighting at Galgadud region in central Somalia (Read
more) 17-Mar-
2009
Somalia: 15 people died starvation in lower Shabelle region (Read
more) 17-Mar-
2009
Somalia: Justice Minster meets with the administration of central jail (Read
more) 17-Mar-
2009
Somalia: Former Somali officer surrenders to Al-Shabab (Read
more) 17-Mar-
2009
Somalia: 4 kidnapped UN personnel released (Read
more) 17-Mar-
2009
Abducted UN staff in Somalia released safely (Read
more) 17-Mar-
2009
Statement from the United Nations in Somalia on abduction of UN staff in South Central Somalia (Read
more) 16-Mar-
2009
Local teens look up to Somali hip-hop artist (Read
more) 16-Mar-
2009
FSAU : Release of NEW monthly Climate Data Update (Read
more) 16-Mar-
2009
Demonstration against the warrant arrest of Al-Bashir in Mogadishu (Read
more) 16-Mar-
2009
Somalia: 4 UN officers kidnapped in at Wajid district in Bakool region (Read
more) 16-Mar-
2009 |
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|