Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


FAALLO:- XASAN DAAHIR & SHARIIF SH.AXMED WAA CEYDIID & CALI MAHDI CUSUB!.W/Q:-


15 May 2009 SMC  

Daahir Faarax Afdheere.
Shaki kuma jiro in soomaaliya ay ka jirto fara-gelin shisheeye tii ugu xumeyd,Waxaana dhab ah in shisheeyuhu ay mar walba ka ka shaqeynayaan sidii ay isaga hor keeni lahaayeen Damiir-laawayaasha madaxda sheegta ee soomaalida ah. Sidaas awgeed ayaa la rumeysan yahay in haatan ay Xasan Daahir iyo Shariif Axmed ay yihiin aaladdo cusub  loo adeegsado hurinta colaadaha daba dheeraadey ee ka jira soomaaliya.
Marka aad fiiriso hab-dhaqanka labadaan nin ee masuuliyadda sheegtay,waxaa isla markiiba maskaxdaada ku soo dhacayo,Caydiid iyo Cali Mahdi  oo lagu xasuusto dagaallo micno-darro ah oo lagu hoobtey, Kuwaasoo ujeeddooyinka ama ahdaafta ka dambeysa marka aad u kuurgasho aan dhaafsiisneyn Xukun jacayl Qabyaalad salka ku hayo “Anaa talin Iyo ii talin meysid ee anaa talin”
Marka aan sidaas leeyahay waxaa dad fara badan ay u qaadan karaan inaan meel ka dhacay oo aan xumaato ujeed ahay, balse aqriste/aqrisato isweydii maxay ku dhaceen dhawr arimood? haddiise ay dhaceen soow ku talagal ma,aha!:-

  • Haddii ay yihiin culumo dhab oo diinta alle ka run sheegayo, ilaahay-na ka baqayo,maxay isagu tanasuli waayeen?,iyagoo u turaya shacabka masaakiinta ah, waayo waxaynu og nahay in caqiidada islaamku ay ku dhisan tahay Dulqaad iyo Tanaasulaad.
  • Maxay u dhacday in labadaan nin ay ku kala xirnaadaan laba dal oo masiixi ah waa Itoobiya iyo Eretareeya ama Metlez iyo Afawerki?. Kuwaasoo oo aan wax dan ah u wadin inay mindiyaha isagu sii dhiibaan mooyee, Waxayna arintaan meesha ka saareysaa magacii diinta ee ay ku gabanayeen kaasoo ay markoodi horeba ku soo fuuleen masraxa siyaasasadeed.
  • Xasan Daahir iyo Shariif  waxay labadooduba ku jiraan xeyndaabka qabiilka,waxaana mid walba Gar iyo Gardaraba la garab taagan beesha uu ku abtirsado,iyagoo u heelan inay u dagaalamaan, taasna waa astaamihii lagu yiqiinay Caydiid iyo Cali mahdi.

Dhamaan arimahaas aan kor ku xusay iyo kuwo kale oo fara badanba waxay muujinayaan in Xasan Daahir iyo Shariif aanay waxba ka duwaneyn,Ceydiid iyo Cali Mahdi, Magaca diimeed ee ay wataana uu yahay mid bulshada lagu khaldayo oo lagu marin habaabinayo, maxaa wacay qofka ilaahay ka baqayo waa kan tanaasulaad sameeya haddii masuuliyadda uu sheegtay ay  dhibaato ka iminayso. Hase yeeshee waxaa muuqata in Xasan Daahir uu Asmara oga soo tegay inuu noqdo ceydiidkii labaad, Shariif  Sh. Axmed-na wuxuu wax walba ka doorbiday  Kursi Ujeeddada ka dambeysa tahay Fidno. Waxayna haatan labadooduba u tafa-xeyteen inay dhameystiraan inta ka hartey shacabka masaakiinta ah.Sidaas awgeed ma aha wax laga gabado in la yiraahdo waa Qab-qablayaal casriyeysan oo  aan waxba dhaamin Ceydiid iyo Cali mahdi.

Caqiidada  islaamka ma,aha mid wax lagu  dulmiyo in wax lagu bad-baadiyo mooyee, sidaa Darteed haddii Xasan Daahir iyo Shariif ay madaxooda ama sababtooda ay u dhiminayaan boqolaal shacab ah oo biri-mageyda ah oo aan waxba galabsan soow lama oran karo iyagaa kutalagaley inay noqdaan Ceydiid iyo Cali Mahdi Cusub.

Waxay labadaan nin ay ku sifoobeen, wax walba oo astaama ah oo lagu yiqiinay, dagaal oogayaashii Caydiid iyo Cali mahdi, Waxaase ay dad badan rumeysan yihiin inay ba-kasii xag jiraan oo ayba ka sii liitaan,Maxaa yeelay sida lawada ogsoon yahay shariifka xukuumaddiisa waxay muran gelisay badda soomaaliya oo ah qeyb ka mid ah hantida maguurtada ah ee qaranka soomaaliyeed taasoo ah arin aan horey oga dhicin taariikhda soomaaliya.
Abwaanka caanka ah ee Xuseen Cabdille Deeroow ayaa gabaygiisa caan baxay ee uu ugu magac-darey “Qaab-tusaale” waxaa ku jiray meerisyada ah:-
Qarankiisa nimuu beec ka yahay ee qalcadda geeya!.
Qariidadda adduunka laguma arag tan iyo qaabiile!.
Quud lagugu dili miyaa sidaa kuu qaribi hoogge!.
Sidaa darteed Haddii shaley Cali mahdi uu  badda sun ku shubay, maantana xukuumad ku sheegta shariifka waxay afka oga dhacday Dambiga ah khiyaano qaran!, Kadib markii la xaqiijiyay inay dawladda Kenya u saxiixeen heshiis ay in mudda ah raadineysey, iyadoo  dawlada Kenya  ka faa,iideysanaysa, shaqsiyaad aqoontooda iyo waddaniyadooduba liidato,Waxaana arintaan ayka wada careysiisay guud ahaan shacabka soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan,taasoo iyagana ku noqotey fadeexad aan harin ama boog aan daawo lahayn oo ku taallo, waxaadse qof walboow isweydiisaa su,aasha ah maxaa badda soomaaliya gor-gortan geliyay?!!! 

Isku soo wada duuboo Xasan Daahir iyo Shariif Sh.Axmed waa ceydiid iyo cali mahdi cusub waxayna diyaar u yihiin iyagoo ilaashanaya danahooda gaarka ah inay  xasuuqaan inta  ka hartey shacabka.

Daahir Faarax Afdheere.
Email:-gulan1969@yahoo.co.uk

Somaliweyn Media Center “SMC”

 
Arabic News
Today's News 24-Mar-2009

شيخ شريف ينفي طلب قوات إفريقية إضافية من السودان
(Read more) 24-Mar- 2009

السفن الحربية الروسية تتوجه الى خليج عدن فى اواخر مارس
(Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009

المحاكم الإسلامية تكتشف مقابر جماعية في مدينة مقديشوا
(Read more) 22-Mar- 2009

الإرياني:هناك قوى لها مآرب سياسية من القرصنة والحشد العسكري قد يولد قرصنة تهدد العالم
(Read more) 22-Mar- 2009

الأبرش يبحث ووفد صومالي سبل تطوير العلاقات البرلمانية
(Read more) 22-Mar- 2009

القراصنة الصوماليون يطلقون سراح سفينة هندية
(Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009

ابن لادن يحث الصوماليين علي الإطاحة بالرئيس الجديد
(Read more) 19-Mar- 2009

 افتتاح مركز تسجيل اللاجئين الصومال
(Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009

وفاة 72 شخصا معظمهم من الاطفال بسبب اسهال حاد في الصومال
(Read more) 17-Mar- 2009

الأمم المتحدة ترحب بالإفراج عن موظفيها الذين اختطفوا في الصومال وتؤكد مواصلة عملياتها هناك
(Read more) 17-Mar- 2009

أعلن السفير الأثيوبي في موسكو أن سلطات أثيوبيا تواصل تقديم المساعدة لحكومة الصومال الانتقالية
(Read more) 17-Mar- 2009

مجموعة الإتصال الدولية تعقد إجتماعا في القاهرة لمكافحة القرصنة
(Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009

مدينة مقديشو تشهد مظاهرات تندد بحكم المحكمة الدولية ضد الرئيس السوداني 
(Read more) 16-Mar- 2009

Today's News 14-Mar-2009

إصابة عمدة بلدية ودجر بعبوة ناسفة بالقرب من مطار مقديشوا الدولي 
(Read more) 14-Mar- 2009

جماعة أهل السنة تسيطر علي عدة بلدات في إقليم قلقذود بوسط الصومال
(Read more) 14-Mar- 2009

Today's News 12-Mar-2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد بمقديشوا 
(Read more) 12-Mar- 2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد
(Read more) 12-Mar- 2009

مخاوف من تجنيد أمريكيين صوماليين لتنفيذ هجمات إرهابية
(Read more) 12-Mar- 2009

الاتحاد الإفريقي يمدد بقاء قواته في الصومال
(Read more) 12-Mar- 2009

Today's News 11-Mar-2009

مقتل أربعة أفراد من  الشرطة الصومالية  بإنفجارعبوةناسفة  في مقديشوا صباح اليوم
(Read more) 11-Mar- 2009

مركز الجزيرة ينظم ندوة عن الصومال وملامح المرحلة القادمة
(Read more) 11-Mar- 2009

الناتو يوافق على تشكيل مهمة جديدة لمحاربة القرصنة
(Read more) 11-Mar- 2009

قوات حفظ السلام الافريقية تبقى في الصومال ثلاثة شهور إضافية
(Read more) 11-Mar- 2009

Today's News 10-Mar-2009

رئيس البرلمان شيخ أذن مذوبي ش يتسلم مقر البرلمان الصومالي المؤقت
(Read more) 10-Mar- 2009

الرئيس الصومالي يتوجه إلي أوغندا ضمن  زيارته  الإفريقية
(Read more) 10-Mar- 2009

Today's News 9-Mar-2009

سقوط طائرة عسكرية متجهة إلي الصومال في مدينة كمبالا مخلفتا عشرة قتلي
(Read more) 9-Mar- 2009

رئيس الجمهورية الصومالي   يلتقي مع نظيره الكيني في مدينة نيروبي في جولته  لعدة دول إفريقية
(Read more) 9-Mar- 2009

ليبيا: بيرلسكونى يدعو القذافى لحضور القمة المقبلة للدول الثماني الصناعية الكبرى.
(Read more) 9-Mar- 2009

الأمن الشخصي تغلب على الأمن القومي فأهملنا الصومال وتناسينا مخاطر القراصنة على قناة السويس.
(Read more) 9-Mar- 2009

ماهو سر ودوافع  إهتمام جريدة الشرق الأوسط بالقضية الصومالية في ظل إهمال وسائل الإعلام هذا الشأن :
(Read more) 9-Mar- 2009

English News
Today's News 24-Mar-2009
Somalia: Uganda deploys more peacekeepers in volatile Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Al-Shabab bans Khat and cars with opaque glasses in Baidoa  (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: 10 died in a lorry accident 14 others wounded in central Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Bula-Hawo district authority sends warning signal to Kenya (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Foreign Minister Omaar notes deployment of foreign troops (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Hizbul-Islam remarks upon the defect members (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Somali owned 5 star hotel turned to ashes (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia not seeking Sudanese peacekeepers - president (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: AU Hails Somalia Milestone; Donor Conference Planned (Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 23-Mar-2009
Somalia: Prominent Somali cleric detained in Puntland Tension High (Read more) 23-Mar- 2009

Hijab debate lifts veil on limits of Norway's tolerance (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: 18 students died in a road accident in Kenya 9 (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Hisbul-Islam endorse the efforts of the clerics (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Islamic Courts Union takes control of Shibis district (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: A Somali girl kidnapped by Somalis in Mogadishu (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Sudanese president calls for support for new Somali gov't (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Japan says pirates fire on ship off Somalia (Read more) 23-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009
The skeletons of 5 people found in Mogadishu (Read more) 22-Mar- 2009

No deployment of Extra Troops Information Minister (Read more) 22-Mar- 2009

Statement by the UN Special Representative for Somalia Mr Ahmedou Ould-Abdallah  (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “No single government soldier surrendered” governor (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “Demanding for extra troops would jeopardize stability” Elder Diriye (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: Insecurity at Bulahubey a section of Wadjir district (Read more) 22-Mar- 2009

Somali: pirates free hijacked ship with 16 Indians (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: open meeting on Somalia (Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 21-Mar-2009
Somali FM Says Peace and Security New Government's Top Priority (Read more) 21-Mar- 2009

Ecoterra – Somali Marine & Coastal Monitor - Part VI. The Latest Piracy News from Somalia, Kenya (Read more) 21-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009
Somalia: World Food Program contractor gunned down in Mogadishu (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN debates bolstering African Union peacekeeping (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN chief says defeating piracy requires restoration of law in Somalia (Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 18-Mar-2009
Somalia: Al-Shabab commander says 16 killed in daybreak battle (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: Ferocious battle at Rabdhure district in Bakool region (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: AU Peacekeepers wounded in twin blasts (Read more) 18-Mar- 2009

Somalia: ETN TV director is not arrested for his journalism line of work (Read more) 18-Mar- 2009

Swedish citizen senior leader of Somali terror alliance (Read more) 18-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009
Somali Olympics committee to elect a new leadership this week (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: MPs condemned fighting at Galgadud region in central Somalia (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 15 people died starvation in lower Shabelle region (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Justice Minster meets with the administration of central jail (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Former Somali officer surrenders to Al-Shabab (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 4 kidnapped UN personnel released (Read more) 17-Mar- 2009

Abducted UN staff in Somalia released safely (Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009
Statement from the United Nations in Somalia on abduction of UN staff in South Central Somalia (Read more) 16-Mar- 2009

Local teens look up to Somali hip-hop artist (Read more) 16-Mar- 2009

FSAU : Release of NEW monthly Climate Data Update (Read more) 16-Mar- 2009

Demonstration against the warrant arrest of Al-Bashir in Mogadishu (Read more) 16-Mar- 2009

Somalia: 4 UN officers kidnapped in at Wajid district in Bakool region (Read more) 16-Mar- 2009

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)