Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


Midowgii Woqooyiga iyo koonfurta Somalia iyo qodabadii lagu heshiiyay 1960 . Q1aad


21 May 2009 SMC  

Qabanqaabadii xorriyada
 
25tii Ogostos 1960 waxaa la qabtay kalfadhigii ugu horeeyay ee looga doodaday gobonimada iyo midnimada Ummada soomaaliyeed waxaana la isku waafaqay in la soo hormariyo wakhtigii loogu talo galay xorriyada oo ku beegnayd 2dii December 1960 lagana dhigo 1da July 1960. waxayna maamulkaas bayaan u direen dawladii Talyaaniga si ay ula socodsiiyaan badheedhaha ay soo jeediyeen maamulka ku meelgaadhka ah ee Soomaaliya
 
Golaha qaramada midoobay isagoo tixgalinaya codsiga iyo rabitaanka shacbiga  soomaliyeed ee Xukuumada hoosaadka maamulka soomaliya , wuxuu u gudbiyay qoraalkooda 27dii November 1959 kalfadhigiisii 14aad ee la qabtay 5tii dember 1959 wuxuuna goluhu isku raacay in gobanimada laga soo hormariyo 2da december 1960  lagana dhigo 1da july 1960. maalinta loo aqoonsado in Somaaliya wadan badaxbanaan U gogol xaadhkii midaynta Woqooyiga iyo koonfurta Markii ay soo dhowaatay mudadii 10ka sanadood ee Xukun hoosaadka Soomaliya ee Qaramada midoobay xukumaysay waxaana lama huran noqatay in Xukuumada Britain si degedega ay wax uga qabato xaalada siyasadeed ee Soomaliya  iyo isbedelka cusub e ka dhalanaya geeska, wakhtigaas oo gobollada woqooyi ay ka jireen dhadhaqaaq gobanimo doon ah oo ku talaabsaday guullo wax ku oola oo la taaban karo oo khuseeya Gobonimada
Gobollada Woqooyi ee British somaliland
 
U gogol xaadhkii Midaynta Labada Gobol ( Woqooyi iyo Koonfur )
 
Jan, 1959 waxaa gudoomiyaha mucaaaradka Igriiska loo magacaabay D.B.Hall, kaasoo badalay gudoomiyihii hore ee
Thedre Pike  oo wakhtigiisu ku ekaa May 1959. magacaabista Gudoomiyahan waxaa lagu tilmaamay in Gumaysigii Ingriisku u gogol xaadhayo gobanimada gobolada woqooyi iyo sidii ay ula mudoobi lahaayeen koonfurta oo gacanta ugu jirtay gumaysigii talyaaniga isla markaana la qabanqaabiya doorashooyin  ay ku soo doortaan gole sharci dejin
 
9Feb,1959 Mr Lennox Boyd oo ahaa Wasiiru dawlaha Britain ayaa faras magaalaha Hargaysa  ka cadeeyay bayaanka Britain, bayaankaas oo  ku saabsanaa mustaqbalka dambe ee British Somaliland, bayaankaas waxaa ka mid ahaa in dawlada Britain ay la xidhiidhay dawladii daakhiliga ahayd ee Somalia ee talyaanigu Xukumayey. iskuna waafaqeen midaynta labada gobol lana soo dedejiyo wada hadalada dhexmari mari lahaa maamulka Boqortooyada Britain iyo xukuumada daakhiliga ee Soomaaliya ayna ka qayb qaadanayaan Xubnaha laga soo dooranayo goloha sharci dejinta ee laga soo dooranayo Gobollada woqooyi.
 
Doorashadii Golaha Sharci dejinta ee Gobollada Woqooyi
 
Feb.1960 Waxaa la qabtay doorashadii ugu horaysay ee Golaha sharci dejinta ee Gobolada woqooyi
waxaana loo qoondeeyay kuraas cadadkoodu dhanyahay 13kursi iyadoo ay ka qayb qaateen dhamaan xisbiyadii

siyaasadeed e ka jiray gobolada woqooyi natiijadooduna waxay ku dhamaatay sidan
Somali national Leuge SNL   20 Kursi
United Somali Party   USP   12 Kursi
Somali National Front SNL    1 Kursi
                                    ________
                                    33 Kursi
 
Xisbiyadani dhamaantood waxay ka sinaayeen Midaynta Somalia isla markaana aan wax shuruuda lagu xidhan rabitaanka iyo midaynta Dawlad Soomaliyeed.
 
Qaabkii loo qaybshay Golihii sharci dejinta
 
. 13Xubnood oo la soo doortay iyo 3 xubnood oon ramsi ahayn oo maxmiyadu soo magacowdo
  waxaana laga dhex samaynayaa xaakimka Gobolka. Gudoomiyaha iyo 3 xubnood oo aan ramsi ahayn
 
. 17xunboon  oo an ramsi ah iyo 16 xubnood oo aan ramsi ahayn, xubnahaasina waxay ka kala imanayaan qaybaha kala    duwan ee maamulka si ay taladooda uga dhiibtaan golaha fulinta
 
Doorashadii Maxmiyada Woqooyiga
 
Doorasshadii ka dhacday maxmiyadii Britain ee gobolada woqooyi waxaa ka dhashay xukuumad maamusha maamulka arimaha gudaha oo ka koobnayd 6 wasaradood iyo xeer illaaliye guud waxaana hogaaminayay Maxamed Xaaji Ibraahim Egal illahay naxariistii jano ka waraabiyo, talabadani waxay dhistay niyadii shacabka in la mideeyo labada Gobol, laakiin waxaa jiray aragti kala duwan ooy ku kala qaybsanaayeen labada xisbi ee ugu tunka waynaa ee SNL iyo USP. wakhtigaas oo USP doonaysay in la xaqiijo lana cayimo wakhtiga ay midoobayaan labada Gobol ,halka qaybo ka mida xisbiga SNL ay aaminsanaayeen in aan lagu degedgin midaynta labada gobol sobobtoo ah in marka hore la isku dheeli tiro
dhaqaalaha iyo horuumarka labada gobol kafadana la saaro miisaanka siyaasada. USP waxay aaminsanaayeen hadii siyasad curadka ah looga faa'iidaysan wayo midaynta labada gobol in ay adkaan doonto midowga labada gobol.
 
Dhamaad Qaybta 1aad
 
Fiirog Gaara: Taariikhdan qaybo ka mida waxaan ka soo Xiganay Ahmed Sabriye Gabow iyo Indheergarato Somaaliya
 
Isku dubaridkii
Mahdi Farah aden ( Mahdi Ghandi )
Amsterdam

Somaliweyn Media Center “SMC”

 
Arabic News
Today's News 24-Mar-2009

شيخ شريف ينفي طلب قوات إفريقية إضافية من السودان
(Read more) 24-Mar- 2009

السفن الحربية الروسية تتوجه الى خليج عدن فى اواخر مارس
(Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009

المحاكم الإسلامية تكتشف مقابر جماعية في مدينة مقديشوا
(Read more) 22-Mar- 2009

الإرياني:هناك قوى لها مآرب سياسية من القرصنة والحشد العسكري قد يولد قرصنة تهدد العالم
(Read more) 22-Mar- 2009

الأبرش يبحث ووفد صومالي سبل تطوير العلاقات البرلمانية
(Read more) 22-Mar- 2009

القراصنة الصوماليون يطلقون سراح سفينة هندية
(Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009

ابن لادن يحث الصوماليين علي الإطاحة بالرئيس الجديد
(Read more) 19-Mar- 2009

 افتتاح مركز تسجيل اللاجئين الصومال
(Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009

وفاة 72 شخصا معظمهم من الاطفال بسبب اسهال حاد في الصومال
(Read more) 17-Mar- 2009

الأمم المتحدة ترحب بالإفراج عن موظفيها الذين اختطفوا في الصومال وتؤكد مواصلة عملياتها هناك
(Read more) 17-Mar- 2009

أعلن السفير الأثيوبي في موسكو أن سلطات أثيوبيا تواصل تقديم المساعدة لحكومة الصومال الانتقالية
(Read more) 17-Mar- 2009

مجموعة الإتصال الدولية تعقد إجتماعا في القاهرة لمكافحة القرصنة
(Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009

مدينة مقديشو تشهد مظاهرات تندد بحكم المحكمة الدولية ضد الرئيس السوداني 
(Read more) 16-Mar- 2009

Today's News 14-Mar-2009

إصابة عمدة بلدية ودجر بعبوة ناسفة بالقرب من مطار مقديشوا الدولي 
(Read more) 14-Mar- 2009

جماعة أهل السنة تسيطر علي عدة بلدات في إقليم قلقذود بوسط الصومال
(Read more) 14-Mar- 2009

Today's News 12-Mar-2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد بمقديشوا 
(Read more) 12-Mar- 2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد
(Read more) 12-Mar- 2009

مخاوف من تجنيد أمريكيين صوماليين لتنفيذ هجمات إرهابية
(Read more) 12-Mar- 2009

الاتحاد الإفريقي يمدد بقاء قواته في الصومال
(Read more) 12-Mar- 2009

Today's News 11-Mar-2009

مقتل أربعة أفراد من  الشرطة الصومالية  بإنفجارعبوةناسفة  في مقديشوا صباح اليوم
(Read more) 11-Mar- 2009

مركز الجزيرة ينظم ندوة عن الصومال وملامح المرحلة القادمة
(Read more) 11-Mar- 2009

الناتو يوافق على تشكيل مهمة جديدة لمحاربة القرصنة
(Read more) 11-Mar- 2009

قوات حفظ السلام الافريقية تبقى في الصومال ثلاثة شهور إضافية
(Read more) 11-Mar- 2009

Today's News 10-Mar-2009

رئيس البرلمان شيخ أذن مذوبي ش يتسلم مقر البرلمان الصومالي المؤقت
(Read more) 10-Mar- 2009

الرئيس الصومالي يتوجه إلي أوغندا ضمن  زيارته  الإفريقية
(Read more) 10-Mar- 2009

Today's News 9-Mar-2009

سقوط طائرة عسكرية متجهة إلي الصومال في مدينة كمبالا مخلفتا عشرة قتلي
(Read more) 9-Mar- 2009

رئيس الجمهورية الصومالي   يلتقي مع نظيره الكيني في مدينة نيروبي في جولته  لعدة دول إفريقية
(Read more) 9-Mar- 2009

ليبيا: بيرلسكونى يدعو القذافى لحضور القمة المقبلة للدول الثماني الصناعية الكبرى.
(Read more) 9-Mar- 2009

الأمن الشخصي تغلب على الأمن القومي فأهملنا الصومال وتناسينا مخاطر القراصنة على قناة السويس.
(Read more) 9-Mar- 2009

ماهو سر ودوافع  إهتمام جريدة الشرق الأوسط بالقضية الصومالية في ظل إهمال وسائل الإعلام هذا الشأن :
(Read more) 9-Mar- 2009

English News
Today's News 24-Mar-2009
Somalia: Uganda deploys more peacekeepers in volatile Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Al-Shabab bans Khat and cars with opaque glasses in Baidoa  (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: 10 died in a lorry accident 14 others wounded in central Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Bula-Hawo district authority sends warning signal to Kenya (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Foreign Minister Omaar notes deployment of foreign troops (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Hizbul-Islam remarks upon the defect members (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Somali owned 5 star hotel turned to ashes (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia not seeking Sudanese peacekeepers - president (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: AU Hails Somalia Milestone; Donor Conference Planned (Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 23-Mar-2009
Somalia: Prominent Somali cleric detained in Puntland Tension High (Read more) 23-Mar- 2009

Hijab debate lifts veil on limits of Norway's tolerance (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: 18 students died in a road accident in Kenya 9 (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Hisbul-Islam endorse the efforts of the clerics (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Islamic Courts Union takes control of Shibis district (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: A Somali girl kidnapped by Somalis in Mogadishu (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Sudanese president calls for support for new Somali gov't (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Japan says pirates fire on ship off Somalia (Read more) 23-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009
The skeletons of 5 people found in Mogadishu (Read more) 22-Mar- 2009

No deployment of Extra Troops Information Minister (Read more) 22-Mar- 2009

Statement by the UN Special Representative for Somalia Mr Ahmedou Ould-Abdallah  (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “No single government soldier surrendered” governor (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “Demanding for extra troops would jeopardize stability” Elder Diriye (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: Insecurity at Bulahubey a section of Wadjir district (Read more) 22-Mar- 2009

Somali: pirates free hijacked ship with 16 Indians (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: open meeting on Somalia (Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 21-Mar-2009
Somali FM Says Peace and Security New Government's Top Priority (Read more) 21-Mar- 2009

Ecoterra – Somali Marine & Coastal Monitor - Part VI. The Latest Piracy News from Somalia, Kenya (Read more) 21-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009
Somalia: World Food Program contractor gunned down in Mogadishu (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN debates bolstering African Union peacekeeping (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN chief says defeating piracy requires restoration of law in Somalia (Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 18-Mar-2009
Somalia: Al-Shabab commander says 16 killed in daybreak battle (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: Ferocious battle at Rabdhure district in Bakool region (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: AU Peacekeepers wounded in twin blasts (Read more) 18-Mar- 2009

Somalia: ETN TV director is not arrested for his journalism line of work (Read more) 18-Mar- 2009

Swedish citizen senior leader of Somali terror alliance (Read more) 18-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009
Somali Olympics committee to elect a new leadership this week (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: MPs condemned fighting at Galgadud region in central Somalia (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 15 people died starvation in lower Shabelle region (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Justice Minster meets with the administration of central jail (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Former Somali officer surrenders to Al-Shabab (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 4 kidnapped UN personnel released (Read more) 17-Mar- 2009

Abducted UN staff in Somalia released safely (Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009
Statement from the United Nations in Somalia on abduction of UN staff in South Central Somalia (Read more) 16-Mar- 2009

Local teens look up to Somali hip-hop artist (Read more) 16-Mar- 2009

FSAU : Release of NEW monthly Climate Data Update (Read more) 16-Mar- 2009

Demonstration against the warrant arrest of Al-Bashir in Mogadishu (Read more) 16-Mar- 2009

Somalia: 4 UN officers kidnapped in at Wajid district in Bakool region (Read more) 16-Mar- 2009

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)