Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


ALLAH!! SOO WAXAAN KABAQAAYEY MADHICIN!!

23 May 2009 SMC

Waxay ahayd galab isniin ah oo aad loogu bogay, waa galab taariikhda soomaalida bog wayn looga qoray, waa galab uu aaskii habeenimmo siii dumayo, oo kii magaalo iyo miyiba kusugnaa uu dareemayo inay qoraxdii iftiinka badnayd ay sii iilatay si ay ugu hoyoto halkii eebe wayne ugu talo galay, qaybta aan dunida kajoognana ay kagalbanayso, maxusuusataa galabkaas? xagayse kudanbaysay guushaas?
 
  Waa 7april 2006,waa galabkii ay maxakmadiihii islaamka ay kasaareen magaalada muqdisha hogaamiye kooxeedyadii koodii ugu danbeeyey, si ay gacanta ugu qabtaan magaalo dhib badan oo dunida oo dhan waxba kaqaban kari waysay,maalintaas maalinki xigay ayaan waxaan telefoonka gacanta la,istaagay isgoyskii Barmuda ee mooryaantii umadda HAH! iyo HUU kagayeersiin jirtay, anigoo aan kabaqanayn cid aan Eebe weyne ahayn,
 
Moobeelkaas oo aan isla galabtaas iibsaday, waxaad moodaa inaan nabaddaa lagaaray aan udabaaldagayo, mase kufikirin in sheekadu dhan kale isu rogi doonto, kaligayse ma'ahayn dadka jilbaysan ee soomaali oo dhanbaa ila qabtay xadrada, aniga iyo dadkaas marnaba kumaynaan kifirin in wadaadadan labaacsan doono hadana ay intay isasoo abaabulaan iyagii isbaacsan doonaan, wax badan kamasoo wareegin markaan goostay inaan nabaddaas kasoo guuro oo aan dhabihii kismaayo soo qaado, si aan kenya usoo galo,Allah soo waxan kabaqaayey madhicin!!!
 
 wallee waa kuwan wadaadadii oo wadadayda soo haya, oo illaahay cadowgii amxaaraduu ku imtixaamay.Taasna waxay ahayd galab kaloo murugo badan lagase baxay kadib, waa galabkii 28/12/06 ay xoogaga itoobiyaanka Xamar agteeda kusoo caraabeen, waxay sheekadu sii socotaba ciidamadii soo duulay baxe oo dalka katage siday doonaanba haku baxaane, maxaa noo xigay taaas? waxa noo xigay wax kaloo aynaan filayan, Allah soo waxan kabaqaayey madhicin!!!
 
Waa tan galab kaloo yaab badan iyana, waa galabtii ay taariikhdu ahayd  30janaayo ee 2009  waa maalintii  hogaamiyihii maxkamadaha loo doortay jagada madaxweynenimada qaranka ee aadka uculus, waa jago uusan kuriyoon waligiis xitaa xiligii uu yaraa uu kubar baaraayey magaalada yar ee Jowhar, waxay socotaba judhiiba waxay iska horyimaadeen saaxiibadiisii  shalay oo layaabay sida fudud uu salaanka madaxweynimo kufuulay, runtii waa wax lalayaabo asii dunida kadhacda, waase madaxweyne sharci lagu doortay, waxa uu halkaas kusagootiyey kalimmadii uu wax ka alifay oo uu maanta layaaban yahay,Allah soo waxaan kabaqaayey madhicin!!! 
 
 Hebel waa murtadd iyo waa Gaal waxay ahaayeen waxaan shariif iyo saaxiibadiis looga horayn inay kuyiraahdaan shaqsiyaad  islaamnimo lagu ogaa,waxaase igala yaab badnayd sida uu uga jawaabay markii saaxiibadaas ay dalbadeen inuu dalka kusoo rogo kudhaqanka shareecada islaamka oo la oran karo waxay ahayd xujo isaga laguxujaynayo aysanse dhanka ahayn.In shareecada islaamka lagu maamulo dalkastoo muslim ah, waa wax waajib ah oo ilaahay loogu dhawaanayo, cidii aan sidaas samayna ay hareer martay waajib diini ah oo qoran. 
 
 Wuxuu murankaa socdaba, sheekadu waxay kabadin wayday in isagana markiisa loo laqimo kalmadihii uu ku alifay hoteeelkii Ereteriya, Shariifku waa Murtadd, waa Gaalo asxaabtiisa, soo maahan waxa hadda taagan,ee uu dhakafaarka layahay,subxaaanka!! soo waxaan kabaqaayey madhicin!!  maxaa inoo xigay. Waa tan maalinkaloo murugo badan, subax ay reer muqdisha kusoo tooseen fiyoowaan iyo cafaimaad qab,waa subax ay  sabaaxal khayr isdhaasadeen balse aysan kuraagin sidaas,asii uun labanaysano wax islaamnimadaba kuxun, waa kan dagaal meel uu usocdo iyo meel uu kasocdo aan lagaranayn,qax iyo  barkac uusan islaamka banayn ayaa labanaystay laakinse anigu aan ufahmay in lahirgalinayo hadafkii aan BBCda kadhagaystay,
 
Waan  tan galabkaloo aan idaacada ay soomalida aadka udhagaysato aan anigana dhankayga dhagta kataagayo,mise Wariyaha  Bbcda ee Washington ayaa war aan laqarin akhrinaaya, Caynte wuxuu leeyahay dowladda Maraykanka waxay qiratay inay dagaalkii tooska ahaa ay kulajirtay islaamiyiin dunida ay kufashilantay markaas maraykan wuxuu doorbiday in islaamiyiinta iyaga la,isku hubeeyo oo ay iyaga faraha islagalaan,taas soo waxan kabaqaayi ma'ahayn asii soo madhicin!!! saaxiib sidaas ma'u argtaa adigu?! 
 
Waxaase layaab kale noqonaysa markii ay islaamiyiintu ay dagaalka siiwadaan, oo dowladiina yaabto, ciidamaddii shisheeye ee awalba laga cabanaayey kuwa aad ugabadan soogalaan dalka, maxay  kuhadli doonaan markaas??? taase soo kumasocoto hadeerba maxaad kalabayrka kamaqlaysaa?? soo Ethiopia soo guuxi mayso? soo Ameerikankuna diyaar maahan?? ileyn wadaadu mawaanno qaataan?? ilayn wixii horeba maxusuustaan??  hadaysan taas  dhicin oo ay guulaystaan hadana yaakala celinaya intii soo wada guulaysatay?? soo  hadana dib udagaalami maayaan??? soo waxaan kabaqaayi madhici doonaa!!soo lama oran   nin aan waxa jooga  garan waxa soo socda  magarto?  Illaahay baana kamagan galaynaa wixii xun ee soo socda towfiiqdana warsanaynaaa
 
                                                 xuseen aadan kaneec
 
                                                 kaneecyare@hotmail.com
 

Somaliweyn Media Center “SMC”

 
Arabic News
Today's News 24-Mar-2009

شيخ شريف ينفي طلب قوات إفريقية إضافية من السودان
(Read more) 24-Mar- 2009

السفن الحربية الروسية تتوجه الى خليج عدن فى اواخر مارس
(Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009

المحاكم الإسلامية تكتشف مقابر جماعية في مدينة مقديشوا
(Read more) 22-Mar- 2009

الإرياني:هناك قوى لها مآرب سياسية من القرصنة والحشد العسكري قد يولد قرصنة تهدد العالم
(Read more) 22-Mar- 2009

الأبرش يبحث ووفد صومالي سبل تطوير العلاقات البرلمانية
(Read more) 22-Mar- 2009

القراصنة الصوماليون يطلقون سراح سفينة هندية
(Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009

ابن لادن يحث الصوماليين علي الإطاحة بالرئيس الجديد
(Read more) 19-Mar- 2009

 افتتاح مركز تسجيل اللاجئين الصومال
(Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009

وفاة 72 شخصا معظمهم من الاطفال بسبب اسهال حاد في الصومال
(Read more) 17-Mar- 2009

الأمم المتحدة ترحب بالإفراج عن موظفيها الذين اختطفوا في الصومال وتؤكد مواصلة عملياتها هناك
(Read more) 17-Mar- 2009

أعلن السفير الأثيوبي في موسكو أن سلطات أثيوبيا تواصل تقديم المساعدة لحكومة الصومال الانتقالية
(Read more) 17-Mar- 2009

مجموعة الإتصال الدولية تعقد إجتماعا في القاهرة لمكافحة القرصنة
(Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009

مدينة مقديشو تشهد مظاهرات تندد بحكم المحكمة الدولية ضد الرئيس السوداني 
(Read more) 16-Mar- 2009

Today's News 14-Mar-2009

إصابة عمدة بلدية ودجر بعبوة ناسفة بالقرب من مطار مقديشوا الدولي 
(Read more) 14-Mar- 2009

جماعة أهل السنة تسيطر علي عدة بلدات في إقليم قلقذود بوسط الصومال
(Read more) 14-Mar- 2009

Today's News 12-Mar-2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد بمقديشوا 
(Read more) 12-Mar- 2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد
(Read more) 12-Mar- 2009

مخاوف من تجنيد أمريكيين صوماليين لتنفيذ هجمات إرهابية
(Read more) 12-Mar- 2009

الاتحاد الإفريقي يمدد بقاء قواته في الصومال
(Read more) 12-Mar- 2009

Today's News 11-Mar-2009

مقتل أربعة أفراد من  الشرطة الصومالية  بإنفجارعبوةناسفة  في مقديشوا صباح اليوم
(Read more) 11-Mar- 2009

مركز الجزيرة ينظم ندوة عن الصومال وملامح المرحلة القادمة
(Read more) 11-Mar- 2009

الناتو يوافق على تشكيل مهمة جديدة لمحاربة القرصنة
(Read more) 11-Mar- 2009

قوات حفظ السلام الافريقية تبقى في الصومال ثلاثة شهور إضافية
(Read more) 11-Mar- 2009

Today's News 10-Mar-2009

رئيس البرلمان شيخ أذن مذوبي ش يتسلم مقر البرلمان الصومالي المؤقت
(Read more) 10-Mar- 2009

الرئيس الصومالي يتوجه إلي أوغندا ضمن  زيارته  الإفريقية
(Read more) 10-Mar- 2009

Today's News 9-Mar-2009

سقوط طائرة عسكرية متجهة إلي الصومال في مدينة كمبالا مخلفتا عشرة قتلي
(Read more) 9-Mar- 2009

رئيس الجمهورية الصومالي   يلتقي مع نظيره الكيني في مدينة نيروبي في جولته  لعدة دول إفريقية
(Read more) 9-Mar- 2009

ليبيا: بيرلسكونى يدعو القذافى لحضور القمة المقبلة للدول الثماني الصناعية الكبرى.
(Read more) 9-Mar- 2009

الأمن الشخصي تغلب على الأمن القومي فأهملنا الصومال وتناسينا مخاطر القراصنة على قناة السويس.
(Read more) 9-Mar- 2009

ماهو سر ودوافع  إهتمام جريدة الشرق الأوسط بالقضية الصومالية في ظل إهمال وسائل الإعلام هذا الشأن :
(Read more) 9-Mar- 2009

English News
Today's News 24-Mar-2009
Somalia: Uganda deploys more peacekeepers in volatile Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Al-Shabab bans Khat and cars with opaque glasses in Baidoa  (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: 10 died in a lorry accident 14 others wounded in central Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Bula-Hawo district authority sends warning signal to Kenya (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Foreign Minister Omaar notes deployment of foreign troops (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Hizbul-Islam remarks upon the defect members (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Somali owned 5 star hotel turned to ashes (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia not seeking Sudanese peacekeepers - president (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: AU Hails Somalia Milestone; Donor Conference Planned (Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 23-Mar-2009
Somalia: Prominent Somali cleric detained in Puntland Tension High (Read more) 23-Mar- 2009

Hijab debate lifts veil on limits of Norway's tolerance (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: 18 students died in a road accident in Kenya 9 (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Hisbul-Islam endorse the efforts of the clerics (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Islamic Courts Union takes control of Shibis district (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: A Somali girl kidnapped by Somalis in Mogadishu (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Sudanese president calls for support for new Somali gov't (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Japan says pirates fire on ship off Somalia (Read more) 23-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009
The skeletons of 5 people found in Mogadishu (Read more) 22-Mar- 2009

No deployment of Extra Troops Information Minister (Read more) 22-Mar- 2009

Statement by the UN Special Representative for Somalia Mr Ahmedou Ould-Abdallah  (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “No single government soldier surrendered” governor (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “Demanding for extra troops would jeopardize stability” Elder Diriye (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: Insecurity at Bulahubey a section of Wadjir district (Read more) 22-Mar- 2009

Somali: pirates free hijacked ship with 16 Indians (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: open meeting on Somalia (Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 21-Mar-2009
Somali FM Says Peace and Security New Government's Top Priority (Read more) 21-Mar- 2009

Ecoterra – Somali Marine & Coastal Monitor - Part VI. The Latest Piracy News from Somalia, Kenya (Read more) 21-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009
Somalia: World Food Program contractor gunned down in Mogadishu (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN debates bolstering African Union peacekeeping (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN chief says defeating piracy requires restoration of law in Somalia (Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 18-Mar-2009
Somalia: Al-Shabab commander says 16 killed in daybreak battle (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: Ferocious battle at Rabdhure district in Bakool region (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: AU Peacekeepers wounded in twin blasts (Read more) 18-Mar- 2009

Somalia: ETN TV director is not arrested for his journalism line of work (Read more) 18-Mar- 2009

Swedish citizen senior leader of Somali terror alliance (Read more) 18-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009
Somali Olympics committee to elect a new leadership this week (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: MPs condemned fighting at Galgadud region in central Somalia (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 15 people died starvation in lower Shabelle region (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Justice Minster meets with the administration of central jail (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Former Somali officer surrenders to Al-Shabab (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 4 kidnapped UN personnel released (Read more) 17-Mar- 2009

Abducted UN staff in Somalia released safely (Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009
Statement from the United Nations in Somalia on abduction of UN staff in South Central Somalia (Read more) 16-Mar- 2009

Local teens look up to Somali hip-hop artist (Read more) 16-Mar- 2009

FSAU : Release of NEW monthly Climate Data Update (Read more) 16-Mar- 2009

Demonstration against the warrant arrest of Al-Bashir in Mogadishu (Read more) 16-Mar- 2009

Somalia: 4 UN officers kidnapped in at Wajid district in Bakool region (Read more) 16-Mar- 2009

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)