|
Jawaab gabaygii Maxaakiimta ee Abshir Bacadle by Abwaan Talaabacade
23 May 2009 SMC
Gabaygan waxan ku riyooday markii aan arkay faankii abshir bacadle meeshuu ku danbeeyey iyo marxaladaha dagaal ee gudahooda ah.
Waxaan ognahay maxkamadihii in ay labo u kala jabeen dirirta iyo silica ay bulshada soo marsheena aan lasoo koobi Karin iyadoo lagu gabanayo diinta islaamka balse waxaa is waydiin leh diintu dhiig islaam oo aan waxba galabsan in la dilo ma banaysay?
CURIYE: Engineer Mohamed Bashi Abdulahi (Talaabacade)
Abdhirow dabayl lama hayoo, dababkan aad sheeshay.
Dulmigaad duubtay baa huriyey deelkaane.
Dambaskiyo dacaskan aad tuurtay dabiib uma aha duul haraad qaba’e!
Dibno malaha ruuxii duufaan heshoo kor ugu sii duula.
Adigoon daacad ahayn baad doc u kashkaash dubatay.
Maxaakiim dirqigii nooga yimi dadkuba waa sheegi!
Deg degii badnaa inuu dumiyey daashkooda.
Oo ay daya’ceen danaha dayirkeena daliil uma baahna ee dib uga sheekeeya?
Muqdishaa dayacane dib uga sheekeeya?
Dambigii daris lagu noqdaa doog damuu kiciine!
Abshirow dawo looma hayoo, dababkan aad sheeshay.
Damiinimo duhursataa daahday damiirkiina.
Daa kii dhahaba galadaad doc ugu tuurtaane!
Diir soocid aan daw lahayn baad daba ruclaysaane.
Dumarkiyo dhalaankaba duugte dahabkooda!
Diiftaad dacal wadaan doorxumuu keenay!
Dugaag sidiisii murqaha aad daawateen, darajo muu keenin.
Adnigu waa kuwii daain caqli ugu deeqaaye.
Nimankeer dabaabadaha daarayow dowgu waa maxay dheh?
Dambigii daris lagu noqdaa doog damuu kiciin!
Daahir iyo dulaal jeebab wayn inaad noo daadisaan daacad ma ahaayne!
Kuwo badaha dubanaya oo darajo moodaaya inaad noo daadisaan daacad ma ahaayne!
Dininig iyo tooray daabate’e danahu waaxay dheh?
Duumadiyo daafkan aad faafiseen daba xumuu keenay!
Diintii nasteexada ahayd dacarise dacaladeediiye!
Dulqaadkii muslim lagu yiqiin dooxde miraheeda.
Daruurtaad dhagaxa moo deen saadamay di’ine.
Diraac dabadheerbaad tihiin dayirtu waa di’ine.
Dalkayguna daahimaaye Rabaa dacalka noo dhiibi.
Dugsi iyo darbaal u tola danyartan naafowday.
Toban kalena Abshir bacadlaan ugu deeqayaa duubcad ku ogaaye.
Damac xumada aad sheegataan daliil uba doonin.
Duryankiyo guuxa baxaya waa duryaadkaad daldashay duqaydoodi.
Xamar dumis anaad tahaa meesha ka dilaacday!
Dubaab baad tahay di’diyey hurdo goor horeee.
Duq doxosh ah oo dhalaan dilay inaad tahay miyaa meeshi ka dulyeertay.
Daba qabo naftaadan dugul ku diinka ah dheh.
Dalxiis inaad ku tahay duulkan (Somali) daah ba qarin mayo.
Dicaayad iyo cay ma aha dawada aan doonay!
Dirkaad taqaan iyo dibin daabyadaa lagugu dowgalaaye.
Aniguna damala wayn doog baaxadlaan dalbaday doorkaane?
Toban kalena dardaaran iyo ducaan uga dhigayaa duulkaloo dhalan doona.
Diirdiir ruxii noqdaa duli u doorsooma..
Dal shisheeye dheefmalaha daacad ha u noqonin.
Dirirtii dhaxdeena ah doc uga bayra.
Duulaan kii soo ahba xeelad ku daciifsha.
Doobigii culnaa iyo nabaddaa daalkan bi’ineeysa.
Midnimadu darbi waytahe dacalada u dhuuja
Illaah baa dartiis lagu socdaa daacad u ahaada.
Dabcigii xumaadaba doc uga soo jeesta.
Dayaxa kuwa gaarayaa damacu ii sheegay.
Dadaalaa dhargee duhur iyo mugdiga daxal ka dhowursooma.
MAHAD EEBE AYAA LEH
Qormadan iyo gabaygaba waxaa iskaleh qoraha ku saxiixan
Eng: Mohamed Bashi (Talaabacade)
Email: mbaashimbc@hotmail.com
Somaliweyn Media Center “SMC”
| Arabic News
شيخ شريف ينفي طلب قوات إفريقية إضافية من السودان
(Read
more) 24-Mar-
2009
السفن الحربية الروسية تتوجه الى خليج عدن فى اواخر مارس
(Read
more) 24-Mar-
2009
المحاكم الإسلامية تكتشف مقابر جماعية في مدينة مقديشوا
(Read
more) 22-Mar-
2009
الإرياني:هناك قوى لها مآرب سياسية من القرصنة والحشد العسكري قد يولد قرصنة تهدد العالم
(Read
more) 22-Mar-
2009
الأبرش يبحث ووفد صومالي سبل تطوير العلاقات البرلمانية
(Read
more) 22-Mar-
2009
القراصنة الصوماليون يطلقون سراح سفينة هندية
(Read
more) 22-Mar-
2009
ابن لادن يحث الصوماليين علي الإطاحة بالرئيس الجديد
(Read
more) 19-Mar-
2009
افتتاح مركز تسجيل اللاجئين الصومال
(Read
more) 19-Mar-
2009
وفاة 72 شخصا معظمهم من الاطفال بسبب اسهال حاد في الصومال
(Read
more) 17-Mar-
2009
الأمم المتحدة ترحب بالإفراج عن موظفيها الذين اختطفوا في الصومال وتؤكد مواصلة عملياتها هناك
(Read
more) 17-Mar-
2009
أعلن السفير الأثيوبي في موسكو أن سلطات أثيوبيا تواصل تقديم المساعدة لحكومة الصومال الانتقالية
(Read
more) 17-Mar-
2009
مجموعة الإتصال الدولية تعقد إجتماعا في القاهرة لمكافحة القرصنة
(Read
more) 17-Mar-
2009
مدينة مقديشو تشهد مظاهرات تندد بحكم المحكمة الدولية ضد الرئيس السوداني
(Read
more) 16-Mar-
2009
إصابة عمدة بلدية ودجر بعبوة ناسفة بالقرب من مطار مقديشوا الدولي
(Read
more) 14-Mar-
2009
جماعة أهل السنة تسيطر علي عدة بلدات في إقليم قلقذود بوسط الصومال
(Read
more) 14-Mar-
2009
البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد بمقديشوا
(Read
more) 12-Mar-
2009
البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد
(Read
more) 12-Mar-
2009
مخاوف من تجنيد أمريكيين صوماليين لتنفيذ هجمات إرهابية
(Read
more) 12-Mar-
2009
الاتحاد الإفريقي يمدد بقاء قواته في الصومال
(Read
more) 12-Mar-
2009
مقتل أربعة أفراد من الشرطة الصومالية بإنفجارعبوةناسفة في مقديشوا صباح اليوم
(Read
more) 11-Mar-
2009
مركز الجزيرة ينظم ندوة عن الصومال وملامح المرحلة القادمة
(Read
more) 11-Mar-
2009
الناتو يوافق على تشكيل مهمة جديدة لمحاربة القرصنة
(Read
more) 11-Mar-
2009
قوات حفظ السلام الافريقية تبقى في الصومال ثلاثة شهور إضافية
(Read
more) 11-Mar-
2009
رئيس البرلمان شيخ أذن مذوبي ش يتسلم مقر البرلمان الصومالي المؤقت
(Read
more) 10-Mar-
2009
الرئيس الصومالي يتوجه إلي أوغندا ضمن زيارته الإفريقية
(Read
more) 10-Mar-
2009
سقوط طائرة عسكرية متجهة إلي الصومال في مدينة كمبالا مخلفتا عشرة قتلي
(Read
more) 9-Mar-
2009
رئيس الجمهورية الصومالي يلتقي مع نظيره الكيني في مدينة نيروبي في جولته لعدة دول إفريقية
(Read
more) 9-Mar-
2009
ليبيا: بيرلسكونى يدعو القذافى لحضور القمة المقبلة للدول الثماني الصناعية الكبرى.
(Read
more) 9-Mar-
2009
الأمن الشخصي تغلب على الأمن القومي فأهملنا الصومال وتناسينا مخاطر القراصنة على قناة السويس.
(Read
more) 9-Mar-
2009
ماهو سر ودوافع إهتمام جريدة الشرق الأوسط بالقضية الصومالية في ظل إهمال وسائل الإعلام هذا الشأن :
(Read
more) 9-Mar-
2009 |
English News
Somalia: Uganda deploys more peacekeepers in volatile Somalia (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Al-Shabab bans Khat and cars with opaque glasses in Baidoa (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: 10 died in a lorry accident 14 others wounded in central Somalia
(Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Bula-Hawo district authority sends warning signal to Kenya (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Foreign Minister Omaar notes deployment of foreign troops (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Hizbul-Islam remarks upon the defect members (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Somali owned 5 star hotel turned to ashes (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia not seeking Sudanese peacekeepers - president (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: AU Hails Somalia Milestone; Donor Conference Planned (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Prominent Somali cleric detained in Puntland Tension High (Read
more) 23-Mar-
2009
Hijab debate lifts veil on limits of Norway's tolerance (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: 18 students died in a road accident in Kenya 9 (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: Hisbul-Islam endorse the efforts of the clerics (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: Islamic Courts Union takes control of Shibis district (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: A Somali girl kidnapped by Somalis in Mogadishu (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: Sudanese president calls for support for new Somali gov't (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: Japan says pirates fire on ship off Somalia (Read
more) 23-Mar-
2009
The skeletons of 5 people found in Mogadishu (Read
more) 22-Mar-
2009
No deployment of Extra Troops Information Minister (Read
more) 22-Mar-
2009
Statement by the UN Special Representative for Somalia Mr Ahmedou Ould-Abdallah (Read
more) 22-Mar-
2009
Somalia: “No single government soldier surrendered” governor (Read
more) 22-Mar-
2009
Somalia: “Demanding for extra troops would jeopardize stability” Elder Diriye (Read
more) 22-Mar-
2009
Somalia: Insecurity at Bulahubey a section of Wadjir district (Read
more) 22-Mar-
2009
Somali: pirates free hijacked ship with 16 Indians (Read
more) 22-Mar-
2009
Somalia: open meeting on Somalia (Read
more) 22-Mar-
2009
Somali FM Says Peace and Security New Government's Top Priority (Read
more) 21-Mar-
2009
Ecoterra – Somali Marine & Coastal Monitor - Part VI. The Latest Piracy News from Somalia, Kenya (Read
more) 21-Mar-
2009
Somalia: World Food Program contractor gunned down in Mogadishu (Read
more) 19-Mar-
2009
Somalia: UN debates bolstering African Union peacekeeping (Read
more) 19-Mar-
2009
Somalia: UN chief says defeating piracy requires restoration of law in Somalia (Read
more) 19-Mar-
2009
Somalia: Al-Shabab commander says 16 killed in daybreak battle (Read
more) 18-Mar-
2009
Somalia: Ferocious battle at Rabdhure district in Bakool region (Read
more) 18-Mar-
2009
Somalia: AU Peacekeepers wounded in twin blasts (Read
more) 18-Mar-
2009
Somalia: ETN TV director is not arrested for his journalism line of work (Read
more) 18-Mar-
2009
Swedish citizen senior leader of Somali terror alliance (Read
more) 18-Mar-
2009
Somali Olympics committee to elect a new leadership this week (Read
more) 17-Mar-
2009
Somalia: MPs condemned fighting at Galgadud region in central Somalia (Read
more) 17-Mar-
2009
Somalia: 15 people died starvation in lower Shabelle region (Read
more) 17-Mar-
2009
Somalia: Justice Minster meets with the administration of central jail (Read
more) 17-Mar-
2009
Somalia: Former Somali officer surrenders to Al-Shabab (Read
more) 17-Mar-
2009
Somalia: 4 kidnapped UN personnel released (Read
more) 17-Mar-
2009
Abducted UN staff in Somalia released safely (Read
more) 17-Mar-
2009
Statement from the United Nations in Somalia on abduction of UN staff in South Central Somalia (Read
more) 16-Mar-
2009
Local teens look up to Somali hip-hop artist (Read
more) 16-Mar-
2009
FSAU : Release of NEW monthly Climate Data Update (Read
more) 16-Mar-
2009
Demonstration against the warrant arrest of Al-Bashir in Mogadishu (Read
more) 16-Mar-
2009
Somalia: 4 UN officers kidnapped in at Wajid district in Bakool region (Read
more) 16-Mar-
2009 |
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|