Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


MA LAGA YAABAA IN KUWII SHALAY MUDAHARAADAYAY AAN ARAGNO IYAGOO BERRI KU MUDAHARAADAYA DALKA ARGAGIXISADA HA NALOOKA SAARO IWM

23 May 2009 SMC

 
Akhristoow, ma laga yaabaa inaan aragno kuwii shalay C/laahi Yuusuf iyo Itoobiya ku mudaharaadi jiray oo waddaniyiinta isaga keen dhigi jiray oo berri caasimadaha Yurub iyo Maraykanka ka mudaahradaya iyagoo markaan ku qaylinaya dhulkayaga Al-qaacida iyo Aragagixisada ha nalooka saaro .. dhulakaygii shisheeyaa ku soo duulay oo haysta iwm.

Kooxdaan Sh. Shariif (oo aan shakhsi ahaan u arko nin miskiin ah oo dabin wayn loo dhigay) hoos fadhida oo ka soo kala safray waddamo kala duwan waxaan labadii sano oo la soo dhaafay ka joogi weynay baqbaqdooda, hanjabaadooda, calyadooda, iyo caydooda iyagoo ku hadaaqi jiray erayo ay ka mid yihiin Hebel Itoobiyuu u shaqeeyaa, safaaradda Itoobiyaa ayaa lacag intaas le’eg siisay, kaligii taliyaha kaliya ee Geeska Afrika jooga waa Meles Zenawi iwm ah  ilaa ay Jabuuti u soo calaf doonteen oo intii Asmara loo diiday inay ka baxaan mooyee intii soo dhuuman kartay iyo kuwii Yurub iyo Maraykanka joogay ay hoteelladii Jabuuti markay ka buuxsameen waddooyinka iyo mafrashyada seexseexdeen.  

Dad badan ayaa shalay u qabay in dadkaan mudaharaadka iyo qabqabtu ay xabashi nacayb ka ahayd hase yeeshee, maanta markii ay caddaatay in dadkaani hunguri/kursi doon ahaayeen oo xitaa ay mudaharaadkii shalay Meles Zenawi lagu mudaaharadayay ee G20ga ay ka qaybgeli waayeen oo walaalohood ONLF dhabarka u duween maadaama wixii ay u mudaharaadi jireen ay heleen iyadoo la ogyahay sida ay taageerayaasha ONLF qolyahaan ula mudaharaadi jireen, ayaa maanta ay xaaladdu ku dhanaan tahay... xagga iyo xaggaba waa laga soo galay .... kor iyo hoosba waa looga yimid .... kooxahay isku halleeynayeen oo dhammi waa uga bexeen..... godkoodiibaa biyo ugu soo galeen .. Yugaandhees taangiyadood ayaa manta gaashan u ah.

Kooxdaani markii ay gaareen hadafkooodii riqiiska ahaa waxay horay ka bilaabeen hawlihii lagu yaqaanay kuwa la midka ah. Markiiba waxay bilaabeen, allaylehe hadda magacaygu diiwaanka  xildhibaan ama wasiir gelyaye, xaggee ugu dhow oo wax kaga dhuftaa. Qaar iyagoon weli kabaha iska bixin markay xamar yimaadeen ayay Meles Zenaawigii ay shalay caayayeen soo dhunkadeen,  Qaar baddii bay iibsadeen, qaarna odaygii Walad Cabdalle ahaa bey la hadleen oo yiraahdeen war meesha waan ku jactadnaye, shariifkuna nin wax fahmaya ma ahee safiir iyo bal wax noo fiiri, qaarna weli waxay ka warsugayaan bal jagooyin cusub oo soo baxa iyo in Shariifku si fiican u saldhigto oo weli waxay sii ilaalainayaan ururradii ay lacagta ku cuni jireen oo ku mudaharaadi jireen  si markaa, iyagoo saaxiibadood la tashanaya, ay iyaguna meel u ciriirsadaan.

Kuwaan dambe oo badankoodu Yurub iyo Maraykanka weli joogaan si ay u sii ilaaliyaan ururradii lagu mudaaharadi jiray (oo runtii shaqo la’aan ba’ani ay soo food saartay iyagoo aan mukhaayadihii ay hore u fariisan jireen hadda fariisan karin maadaama ay shirkii Jabuuti ka soo qaybgaleen) ayaa ayaamahaan afka furtay iyagoo leh waa in dagaalka degdeg loo joojiyaa, shacabka ha loo naxariisto, labada qoloba waxaan ugu baaqaynaa inay xabbadda joojiyaan oo miiska wadahadallada soo fariistaan iwm. Waxaase qofkii u fiirsadaayi uu arkayaa nimankii shalay lahaa dagaalku waa soconayaa ilaa cadawga waddanka ku soo duulay laga saarayo ayaa maanta leh shacabka ha loo naxariisto oo xabbadda ha la joojiyo … oo shalay shacabku ma dhimmanayn miyaa? … mise shacabku waxay kala jecel yihiin xabbadda ka timaadda taangiga Itoobiya iyo tan taangiga Yugaandha … ma shacabka ha loo naxariisto mise safiirka  noo soo dhow yaan nalaka qasin baa arrintu… waxbaa noo bidhaamaye kuwaani xaggee ka soo bexeen … may gobolladoodii iska joogaan ... maa lacag iyo wax lagu fiiriyo oo jeebabka loo buuxiyo.

Shaki yari iigama jiro in kuwo badan oo maanta Geska Afrika jooga ay soo guryo noqon doonaan waaba haddii ay duufaanta socota ka badabaadaane (wararka ugu dambeeyay waxay sheegayaan in qaarkood garoonka diyaaradaha Muqdisho ay dhooban yihiin qaarna mar hore huluuleen iyagoo lacago faro badan jeebka ku wata), waxaanse is weydiiyaa ..... ma laga yaabaa markay cayrtoodii iyo ururraadii ay lacagta beenta ah ku qaadan jireen u soo noqdaan inay soo abaabulaan mudaaharaadyo ay ku dalbanayaan in waddankooda argagixisada looga saaro  iyagoo leh adduun weynaha waxaan ka dalbanaynaa in Al-qaacida waddanka nalooka saaro … waddankayagii Al-qaacidaa ku soo duushay ... daka dalkayaga haysta Afghanistaan bay ka yimaadeen  iwm.  

Qofkii arrintaa fogeysanayoow haddaba maad maqashaid iyagoo Xamar jooga oo ku qaylinayaa waddankayaga ajaanib baa ku soo duushay … dad caddaan ah ayaa Al-shabaab ka garab dagaallamaya…. Gobolka Banaadir dad gobollo kale ka yimid baa ku soo duulay iwm.

Marka akhristoow waxaa inoo ballan ah marka ay soo abaabulaan mudaahraadka noocaas ah inaan ka garab abaabulno looxaan ay ku qoran yihiin NO MORE CORRUPT LEADERS, NO MORE 4.5 POCKETS. NO MORE SEA SELLERS, NO MORE SWISS AND DUBAI BANK ACCOUNTS, NO MORE WARLORDS, NO MORE 20%  COMMISSION, NO MORE ROAD-BLOCKS, NO MORE NGO-MINISTERS , NO MORE SECESSIONISTS, NO MORE PROTECTED PIRATES, NO MORE CORRUPT ELDERS iyo kuwo kale oo badan.

Ballanteennu waa barqadaas.

C. M. Cusman

Email: dhaxalreeb@gmail.com

Somaliweyn Media Center “SMC”

 
Arabic News
Today's News 24-Mar-2009

شيخ شريف ينفي طلب قوات إفريقية إضافية من السودان
(Read more) 24-Mar- 2009

السفن الحربية الروسية تتوجه الى خليج عدن فى اواخر مارس
(Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009

المحاكم الإسلامية تكتشف مقابر جماعية في مدينة مقديشوا
(Read more) 22-Mar- 2009

الإرياني:هناك قوى لها مآرب سياسية من القرصنة والحشد العسكري قد يولد قرصنة تهدد العالم
(Read more) 22-Mar- 2009

الأبرش يبحث ووفد صومالي سبل تطوير العلاقات البرلمانية
(Read more) 22-Mar- 2009

القراصنة الصوماليون يطلقون سراح سفينة هندية
(Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009

ابن لادن يحث الصوماليين علي الإطاحة بالرئيس الجديد
(Read more) 19-Mar- 2009

 افتتاح مركز تسجيل اللاجئين الصومال
(Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009

وفاة 72 شخصا معظمهم من الاطفال بسبب اسهال حاد في الصومال
(Read more) 17-Mar- 2009

الأمم المتحدة ترحب بالإفراج عن موظفيها الذين اختطفوا في الصومال وتؤكد مواصلة عملياتها هناك
(Read more) 17-Mar- 2009

أعلن السفير الأثيوبي في موسكو أن سلطات أثيوبيا تواصل تقديم المساعدة لحكومة الصومال الانتقالية
(Read more) 17-Mar- 2009

مجموعة الإتصال الدولية تعقد إجتماعا في القاهرة لمكافحة القرصنة
(Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009

مدينة مقديشو تشهد مظاهرات تندد بحكم المحكمة الدولية ضد الرئيس السوداني 
(Read more) 16-Mar- 2009

Today's News 14-Mar-2009

إصابة عمدة بلدية ودجر بعبوة ناسفة بالقرب من مطار مقديشوا الدولي 
(Read more) 14-Mar- 2009

جماعة أهل السنة تسيطر علي عدة بلدات في إقليم قلقذود بوسط الصومال
(Read more) 14-Mar- 2009

Today's News 12-Mar-2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد بمقديشوا 
(Read more) 12-Mar- 2009

البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد
(Read more) 12-Mar- 2009

مخاوف من تجنيد أمريكيين صوماليين لتنفيذ هجمات إرهابية
(Read more) 12-Mar- 2009

الاتحاد الإفريقي يمدد بقاء قواته في الصومال
(Read more) 12-Mar- 2009

Today's News 11-Mar-2009

مقتل أربعة أفراد من  الشرطة الصومالية  بإنفجارعبوةناسفة  في مقديشوا صباح اليوم
(Read more) 11-Mar- 2009

مركز الجزيرة ينظم ندوة عن الصومال وملامح المرحلة القادمة
(Read more) 11-Mar- 2009

الناتو يوافق على تشكيل مهمة جديدة لمحاربة القرصنة
(Read more) 11-Mar- 2009

قوات حفظ السلام الافريقية تبقى في الصومال ثلاثة شهور إضافية
(Read more) 11-Mar- 2009

Today's News 10-Mar-2009

رئيس البرلمان شيخ أذن مذوبي ش يتسلم مقر البرلمان الصومالي المؤقت
(Read more) 10-Mar- 2009

الرئيس الصومالي يتوجه إلي أوغندا ضمن  زيارته  الإفريقية
(Read more) 10-Mar- 2009

Today's News 9-Mar-2009

سقوط طائرة عسكرية متجهة إلي الصومال في مدينة كمبالا مخلفتا عشرة قتلي
(Read more) 9-Mar- 2009

رئيس الجمهورية الصومالي   يلتقي مع نظيره الكيني في مدينة نيروبي في جولته  لعدة دول إفريقية
(Read more) 9-Mar- 2009

ليبيا: بيرلسكونى يدعو القذافى لحضور القمة المقبلة للدول الثماني الصناعية الكبرى.
(Read more) 9-Mar- 2009

الأمن الشخصي تغلب على الأمن القومي فأهملنا الصومال وتناسينا مخاطر القراصنة على قناة السويس.
(Read more) 9-Mar- 2009

ماهو سر ودوافع  إهتمام جريدة الشرق الأوسط بالقضية الصومالية في ظل إهمال وسائل الإعلام هذا الشأن :
(Read more) 9-Mar- 2009

English News
Today's News 24-Mar-2009
Somalia: Uganda deploys more peacekeepers in volatile Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Al-Shabab bans Khat and cars with opaque glasses in Baidoa  (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: 10 died in a lorry accident 14 others wounded in central Somalia (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Bula-Hawo district authority sends warning signal to Kenya (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Foreign Minister Omaar notes deployment of foreign troops (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Hizbul-Islam remarks upon the defect members (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: Somali owned 5 star hotel turned to ashes (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia not seeking Sudanese peacekeepers - president (Read more) 24-Mar- 2009

Somalia: AU Hails Somalia Milestone; Donor Conference Planned (Read more) 24-Mar- 2009

Today's News 23-Mar-2009
Somalia: Prominent Somali cleric detained in Puntland Tension High (Read more) 23-Mar- 2009

Hijab debate lifts veil on limits of Norway's tolerance (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: 18 students died in a road accident in Kenya 9 (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Hisbul-Islam endorse the efforts of the clerics (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Islamic Courts Union takes control of Shibis district (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: A Somali girl kidnapped by Somalis in Mogadishu (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Sudanese president calls for support for new Somali gov't (Read more) 23-Mar- 2009

Somalia: Japan says pirates fire on ship off Somalia (Read more) 23-Mar- 2009

Today's News 22-Mar-2009
The skeletons of 5 people found in Mogadishu (Read more) 22-Mar- 2009

No deployment of Extra Troops Information Minister (Read more) 22-Mar- 2009

Statement by the UN Special Representative for Somalia Mr Ahmedou Ould-Abdallah  (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “No single government soldier surrendered” governor (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: “Demanding for extra troops would jeopardize stability” Elder Diriye (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: Insecurity at Bulahubey a section of Wadjir district (Read more) 22-Mar- 2009

Somali: pirates free hijacked ship with 16 Indians (Read more) 22-Mar- 2009

Somalia: open meeting on Somalia (Read more) 22-Mar- 2009

Today's News 21-Mar-2009
Somali FM Says Peace and Security New Government's Top Priority (Read more) 21-Mar- 2009

Ecoterra – Somali Marine & Coastal Monitor - Part VI. The Latest Piracy News from Somalia, Kenya (Read more) 21-Mar- 2009

Today's News 19-Mar-2009
Somalia: World Food Program contractor gunned down in Mogadishu (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN debates bolstering African Union peacekeeping (Read more) 19-Mar- 2009

Somalia: UN chief says defeating piracy requires restoration of law in Somalia (Read more) 19-Mar- 2009

Today's News 18-Mar-2009
Somalia: Al-Shabab commander says 16 killed in daybreak battle (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: Ferocious battle at Rabdhure district in Bakool region (Read more) 18-Mar- 2009  

Somalia: AU Peacekeepers wounded in twin blasts (Read more) 18-Mar- 2009

Somalia: ETN TV director is not arrested for his journalism line of work (Read more) 18-Mar- 2009

Swedish citizen senior leader of Somali terror alliance (Read more) 18-Mar- 2009

Today's News 17-Mar-2009
Somali Olympics committee to elect a new leadership this week (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: MPs condemned fighting at Galgadud region in central Somalia (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 15 people died starvation in lower Shabelle region (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Justice Minster meets with the administration of central jail (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: Former Somali officer surrenders to Al-Shabab (Read more) 17-Mar- 2009

Somalia: 4 kidnapped UN personnel released (Read more) 17-Mar- 2009

Abducted UN staff in Somalia released safely (Read more) 17-Mar- 2009

Today's News 16-Mar-2009
Statement from the United Nations in Somalia on abduction of UN staff in South Central Somalia (Read more) 16-Mar- 2009

Local teens look up to Somali hip-hop artist (Read more) 16-Mar- 2009

FSAU : Release of NEW monthly Climate Data Update (Read more) 16-Mar- 2009

Demonstration against the warrant arrest of Al-Bashir in Mogadishu (Read more) 16-Mar- 2009

Somalia: 4 UN officers kidnapped in at Wajid district in Bakool region (Read more) 16-Mar- 2009

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)