|
Yaa soomaaliya soo gaarsiiyay diinta?
6 Juun 2009 SMC
v Doorka & Aragtida culammaaudiinka iyo Doorka Difaaca iyo Faafinta diinta Islaamka:
Sababta aan udoortay ciwaankaan ama qoraalkan wayska caddahay,
v waa tan koowaade waxaan ka hadlaynaa kooxo sheeganaya dhaqdhaqaaq islaami ah; kooxo si diinta ka fog u adeegsada magaca diinta islaamka; kooxo wax kastoo ay burburiyaan ugu yeera magacyada quruxda badan ee diinta xataa haddii diinta looga baxayo.
v Waa tan labaade, madaxda, siyaasiyiinta, aqoonyahamiinta iyo wax garadka isku diyaariya hoggaaminta dalka mid fiican iyo mid xunba awood uma laha inay dalka iyo dadka ka difaacaan shirqoolkan ku ganbada magaca diinka; kii isku daya inuu difaacana ma garanayo wadiiqada ugu habboon ee loo maro.
Bal waxaaba imaan kara in isagii loo arko nin la dagaallamaya diinta Islaamka, bidcadiina loo arko niman difaacaya diinta islaamka.
Dhibaatadaas waxaa sababay madaxda oo aan wax xiriir iyo iskaashi ah la lahayn culammada xaqa ee ah ee aqoonta wanaagsan u leh diinta Islaamka. Sidaas darteed, si looga badbaado shirqoolladaas waxaa lagama maarmaan ah in la fahmo:-
· Doorkii culammadu ku lahaan jireen hurummarka iyo badbaadada ummadda iyo kan hadda kaga aaddan.
· Aragtida culammaaudiinka ee ku aaddan sida looga samata bixi karo khatarta dalku ku suganyahay.
Haddaba si arrimahaas loo xaqiijiyo, aan faallo kooban ka bixinno taarikhda iyo doorka culammada Islaamka ee Soomaaliya. Sida ay qoraalkaan inta aqoonta u leh taariikhda geyigan, dalka Soomaaliya waa waddan diinta Islaamka ku leh taariikh & xadaarad fac weyn.
Waa wadankii ugu horreeyey ee diinta Islaamku soo gaartay (615M) 5 (shan) sano oo keliya markii laga joogay soo bixitaankii Rasuulka (CSWS), waqtigaas oo ku beegnaa 8 sano ka hor hijradii Rasuulka (CSWS) ee Madiina.
Hijrooyinkii karaamada badnaa ee diintu ku soo gaartay dalkeena waxaa kala hogaaminayey Sayid Cusmaan Ibnu Cafaan & Jacfar Ibnu Abii daalib (RCM).
Rabbi (SWT) ayey mahadi u sugnaataye ilaa xilligaas marna wax hakad ihi ma gelin faafitaanka diinta Islaamka, ilaa ay soo baxeen culama Soomaaliyeed oo door weyn ka qaadatay barashada & fidinta diinta Islaamka oo gaaray heer iyaga looga soo xareysto caalamka Islaamka.
Waxey qoreen culumadaas Soomaalida,ihi kutub caan ah oo leh fanni kasta oo culuumta Islaamka ah, waxay culammadaasi isugu jiraeen:-
Qurraa, Mufasiriin, Xufaad, Fuqaha, Muarikhiin, Luqwiyiin & qeybo kale, waxaana ka xusi karnaa:-
· Al-iimaam Fakhrudiin Al-Saylaci oo ahaa sheekhii Xaafidu Seylaci oo allifay kitaabka weyn ee la yiraa Tabyiinul-xaqaaiq oo ah sharaxa kitaabka weyn ee Kansu-daqaaiq.
· Al-Xaafidu Seylaci oo qoray Kitaabo badan oo loo cuskado diinta Islaamka, sida Nasbu-rayah fi takhriiji axaadiis il- hidaayah.
· Imaamu Shamsu-diin Al-Maqdashi oo ka mid ahaa culumadii ugu caansaneyd qarnigii 8-aad ee Hijriyada.
· Imaam Maxuud Ibnu Cali Ibnu Abiikar Al-maqdashi oo ahaa Iimaam reer Muqdisho ah; waxaana xufaadii uu sheekh u ahaa ka mid ahaa: Al-Xaafidu Dahabi & amiirkii muminiinta ee Axaadista ee Al-Xaafid Ibnu Xajar Al-Casqalaani oo ahaa Imaamkii allifay sharaxa ugu weyn Saxiixul-Bukhaariga ee Fatxul- Baari.
Imaam-yaalka waaweyn ee Islaamka ee ka sii faaideysatey mashaaikhdan Soomaaliyeed iyo kuwa ka qaatay cilmiga waxaa kale oo ka mid ahaa:-
· Al-Xaafidul Ciraaqi, shaykhul-islaam.
· Al-Xaafidul Ceyni.
· Al-Xaafidul Busayri.
· Al-Xaafidul Casqalaani, shaykhul-islaam.
· Al- Xaafidul Haythami.
· Al-Xaafidu-Sakhaawi,
· Xaafidu- Siyuudi, Sheykhul Islaam
· Al-Xaafid Sakariyal-ansaari, shaykhul-islaam.
· Al-xaafidul-Jasari, shaykhul-slaam.
· Al-Xaafidul-qasdalaani, shaarixu S/Bukhaari
· Imaam Ibnu Xajar Al-Haytami,
· Imaamu Ramali, Saaxibu nihaaya,
· Imaam Khadiibu- Sharbini, iyo
· Imaamyo kale oo aan halkan lagu soo koobi karin.
Culammada Soomaaliya waxaa intaas u dheeraa kaalintii shariifka ahayd ee ay kaga jireen difaaca diinta, dadka iyo dalka oo ay hogaaminayeen mashaaikhda Suufiyada ee Ahlu-Sunna wal-Jamaaca . sida:-
· Sheekh Cumar Walasmac.
· Sheekh Sacdudiin Al-Saylici.
· Imaam Axmed Gurey.
· Amiir Nuur.
· Sayid Maxed Cabdulle.
· Sheekh Muxammad Khaliif.
· Sh. C/qaadir Sh. Sakhaawa-diin,
· Sheekh Uweys.
· Sheekh Xasan Barsane.
· Sheekh Bashiir, &
· Mashaaikh kale.
Waxaa taariikhda ku cad oo aan marag u baahnayn, in muddadii mashaaikhda Soomaaliyeed ee Suufiyada ahaa hoggaaminayeen dalka aan marna la hanan taako ka mid ah dhulka Soomaaliyeed, lana gaaleysiin hal qof oo muslim ah.
Dadaalka dheer ee culumada Soomaaliyeed wuxuu sababay in Soomaaliya yeelato midnimo dhan kasta ah. waayo:
Madhab ahaan waa Shaaficiya, caqiido ahaana waa Ahlu Sunna Wal-Jamaaca oo ku abtirsada Abu Xasan Al-Ashcari & Abuu Mansuur Al-Maaturiidi, kuna mideysan dariiqada suufiyada oo dhammaantood ku abtirsada iimaamyada Salafu Saalix.
Waqtigan aan joogno culammada Soomaaliyeed ee suufiyadu waa kuwa dadka bara diinta islaamka, waxay aqriyaan:
Tafsiirka, Qiraaaadka iyo dhammaan culuumta Quraaanka kariimka.
Axaadiista Rasuulka CSWS, Musdalaxa iyo dhammaan culuumta axadiista.
Caqiidada, Fiqhiga, Usuulul-fiqhiga, Siirada, iyo Aalada (dhammaan fanniyada carabiyada).
Ilaa iyo hadda ma jiro qof kitaab aqrin kara oo aanay Suufiyadu cilmiga soo barin, xataa kuwa fara ku tiriska ah ee wadaadada u ah wahaabiyada waxaa wax soo baray culammada suufiyada. Arrintaas waa marag ma doonto.
Tan kale, culammada suufiyadu waa aqoonyahamiinta difaaca caqiddada suuban ee ahlu-sunna wal-jamaaca.
Intaas waxaa u dheer waxay ka shaqeeyaan hishiisiinta iyo is jecleysiinta ummadda walaalaha ah.
Guul weyn ayeyna ka gaaraan meelaha aanay ka jirin fara gelinta iyo shirqoollada dibadda laga maleego, meelahaas ruuxooda wax badan ayey ka badbaadiyaan.
Waa dhaxalkii anbiyada, waa khaliifyadii Awliyada Ilaahay, Muslimiinta ma laayaan si ay ku helaan xukun, dhaqaale, jago iwm.
Dalka ma burburiyaan mana u adeegaan cadawga diinta, dadka iyo dalka.
Diinta ma beddelaan, ma gataan, mana caasiyaan sheekhyadooda, ma caayaan mana weeraraan taariikhda ummaddooda, diinta way aamminsan yihiin ee kuma gabbadaan.
Sidaas darteed, culammada, madaxda iyo dhammaan wax garadka Soomaaliyeed waxaa lagama maarmaan u ah:
1. In ay iska kaashadaan soo noolaynta iyo xoojinta doorkii culammaaudiinka si ay kaalin mug leh uga qaataan badbaadada ummaddan muslimka ah.
2. In la horumariyo ku dhaqanka shariicada islaamka sida saxda ah ee ku dhisan badbaadada, naxariista, wada noolaanshaha wanaagsan,iyo horummarka ummadda adduun iyo aakhiro,si looga guulaysto kuwa sida beenta ah ee naxariis darrada ah u isticmaala magaca diinka.
3. In muddnaan weyn la siiyo taageerada sidii dawladnimada cagaha loogu taagi lahaa, si loo gaaro fursad dadku ku dooran karaan cidda ay ku kalsoon yihiin.
4. In la sameeyo ila dhaqaale, ganacsi iyo barnaamijyo nololeed oo ka heer sarreeya kuwa bidcada, si looga samata baxo khatarta hantidooda.
5. In la horumariyo barnaamijta culammada wanaagsan si ay ummadda uga badbaadiyaan shirqoolka kuwa sida gurracan u adegsada magaca diinka, iyadoo aanay jirin cid kaga fog diinta islaamka.
6. In dhamaan qaybaha bulshadu iska kaashadaan sidii ummaddan looga saari lahaa adeegsiga qabyaaladda oo ah birta lagu qalo shacabkeenna walaalaha ah.
7. In la sameeyo ilo wax barasho tayo badan, si ummadda looga saaro jahliga dhaawacay jiritaankooda, loogana badbaadiyo manhajka dilaaga ah ee iskuullada wahaabiyada iyo cadawga.
8. In madaxda iyo aqoonyahamiintu ka digtoonaadaan ka fogaanshaha culammada wanaagsan ee aqoonta u leh diinta iyo barnaamijta lagu difaacayo laguna horumarinayo ummadda.
9. In xiriir wax tar leh lala sameeyo dawladaha iyo hayadaha gacanta wanaagsan ka gaysan kara horummarka dalka.
10. In la sameeyo idaacado iy warbaahinno qayb libaax ka qaata wacyi gelinta iyo samata bixinta ummadda.
11. In la kun jibbaaro hishiisiinta midaynta iyo is jeclaynta ummadda.
Allaha nagu galladaysto Iimaan, naxarriiis, sharaf iyo barwaaqo.
Wa billaahi tawfiiq.
By: Abdi Rshiid Ali Adoow
Junaydi99@hotmail.com
Somaliweyn Media Center “SMC”
| Arabic News
شيخ شريف ينفي طلب قوات إفريقية إضافية من السودان
(Read
more) 24-Mar-
2009
السفن الحربية الروسية تتوجه الى خليج عدن فى اواخر مارس
(Read
more) 24-Mar-
2009
المحاكم الإسلامية تكتشف مقابر جماعية في مدينة مقديشوا
(Read
more) 22-Mar-
2009
الإرياني:هناك قوى لها مآرب سياسية من القرصنة والحشد العسكري قد يولد قرصنة تهدد العالم
(Read
more) 22-Mar-
2009
الأبرش يبحث ووفد صومالي سبل تطوير العلاقات البرلمانية
(Read
more) 22-Mar-
2009
القراصنة الصوماليون يطلقون سراح سفينة هندية
(Read
more) 22-Mar-
2009
ابن لادن يحث الصوماليين علي الإطاحة بالرئيس الجديد
(Read
more) 19-Mar-
2009
افتتاح مركز تسجيل اللاجئين الصومال
(Read
more) 19-Mar-
2009
وفاة 72 شخصا معظمهم من الاطفال بسبب اسهال حاد في الصومال
(Read
more) 17-Mar-
2009
الأمم المتحدة ترحب بالإفراج عن موظفيها الذين اختطفوا في الصومال وتؤكد مواصلة عملياتها هناك
(Read
more) 17-Mar-
2009
أعلن السفير الأثيوبي في موسكو أن سلطات أثيوبيا تواصل تقديم المساعدة لحكومة الصومال الانتقالية
(Read
more) 17-Mar-
2009
مجموعة الإتصال الدولية تعقد إجتماعا في القاهرة لمكافحة القرصنة
(Read
more) 17-Mar-
2009
مدينة مقديشو تشهد مظاهرات تندد بحكم المحكمة الدولية ضد الرئيس السوداني
(Read
more) 16-Mar-
2009
إصابة عمدة بلدية ودجر بعبوة ناسفة بالقرب من مطار مقديشوا الدولي
(Read
more) 14-Mar-
2009
جماعة أهل السنة تسيطر علي عدة بلدات في إقليم قلقذود بوسط الصومال
(Read
more) 14-Mar-
2009
البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد بمقديشوا
(Read
more) 12-Mar-
2009
البرلمان الصومالي يفتتح أولي جلساته في مقره الجديد
(Read
more) 12-Mar-
2009
مخاوف من تجنيد أمريكيين صوماليين لتنفيذ هجمات إرهابية
(Read
more) 12-Mar-
2009
الاتحاد الإفريقي يمدد بقاء قواته في الصومال
(Read
more) 12-Mar-
2009
مقتل أربعة أفراد من الشرطة الصومالية بإنفجارعبوةناسفة في مقديشوا صباح اليوم
(Read
more) 11-Mar-
2009
مركز الجزيرة ينظم ندوة عن الصومال وملامح المرحلة القادمة
(Read
more) 11-Mar-
2009
الناتو يوافق على تشكيل مهمة جديدة لمحاربة القرصنة
(Read
more) 11-Mar-
2009
قوات حفظ السلام الافريقية تبقى في الصومال ثلاثة شهور إضافية
(Read
more) 11-Mar-
2009
رئيس البرلمان شيخ أذن مذوبي ش يتسلم مقر البرلمان الصومالي المؤقت
(Read
more) 10-Mar-
2009
الرئيس الصومالي يتوجه إلي أوغندا ضمن زيارته الإفريقية
(Read
more) 10-Mar-
2009
سقوط طائرة عسكرية متجهة إلي الصومال في مدينة كمبالا مخلفتا عشرة قتلي
(Read
more) 9-Mar-
2009
رئيس الجمهورية الصومالي يلتقي مع نظيره الكيني في مدينة نيروبي في جولته لعدة دول إفريقية
(Read
more) 9-Mar-
2009
ليبيا: بيرلسكونى يدعو القذافى لحضور القمة المقبلة للدول الثماني الصناعية الكبرى.
(Read
more) 9-Mar-
2009
الأمن الشخصي تغلب على الأمن القومي فأهملنا الصومال وتناسينا مخاطر القراصنة على قناة السويس.
(Read
more) 9-Mar-
2009
ماهو سر ودوافع إهتمام جريدة الشرق الأوسط بالقضية الصومالية في ظل إهمال وسائل الإعلام هذا الشأن :
(Read
more) 9-Mar-
2009 |
English News
Somalia: Uganda deploys more peacekeepers in volatile Somalia (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Al-Shabab bans Khat and cars with opaque glasses in Baidoa (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: 10 died in a lorry accident 14 others wounded in central Somalia
(Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Bula-Hawo district authority sends warning signal to Kenya (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Foreign Minister Omaar notes deployment of foreign troops (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Hizbul-Islam remarks upon the defect members (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Somali owned 5 star hotel turned to ashes (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia not seeking Sudanese peacekeepers - president (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: AU Hails Somalia Milestone; Donor Conference Planned (Read
more) 24-Mar-
2009
Somalia: Prominent Somali cleric detained in Puntland Tension High (Read
more) 23-Mar-
2009
Hijab debate lifts veil on limits of Norway's tolerance (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: 18 students died in a road accident in Kenya 9 (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: Hisbul-Islam endorse the efforts of the clerics (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: Islamic Courts Union takes control of Shibis district (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: A Somali girl kidnapped by Somalis in Mogadishu (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: Sudanese president calls for support for new Somali gov't (Read
more) 23-Mar-
2009
Somalia: Japan says pirates fire on ship off Somalia (Read
more) 23-Mar-
2009
The skeletons of 5 people found in Mogadishu (Read
more) 22-Mar-
2009
No deployment of Extra Troops Information Minister (Read
more) 22-Mar-
2009
Statement by the UN Special Representative for Somalia Mr Ahmedou Ould-Abdallah (Read
more) 22-Mar-
2009
Somalia: “No single government soldier surrendered” governor (Read
more) 22-Mar-
2009
Somalia: “Demanding for extra troops would jeopardize stability” Elder Diriye (Read
more) 22-Mar-
2009
Somalia: Insecurity at Bulahubey a section of Wadjir district (Read
more) 22-Mar-
2009
Somali: pirates free hijacked ship with 16 Indians (Read
more) 22-Mar-
2009
Somalia: open meeting on Somalia (Read
more) 22-Mar-
2009
Somali FM Says Peace and Security New Government's Top Priority (Read
more) 21-Mar-
2009
Ecoterra – Somali Marine & Coastal Monitor - Part VI. The Latest Piracy News from Somalia, Kenya (Read
more) 21-Mar-
2009
Somalia: World Food Program contractor gunned down in Mogadishu (Read
more) 19-Mar-
2009
Somalia: UN debates bolstering African Union peacekeeping (Read
more) 19-Mar-
2009
Somalia: UN chief says defeating piracy requires restoration of law in Somalia (Read
more) 19-Mar-
2009
Somalia: Al-Shabab commander says 16 killed in daybreak battle (Read
more) 18-Mar-
2009
Somalia: Ferocious battle at Rabdhure district in Bakool region (Read
more) 18-Mar-
2009
Somalia: AU Peacekeepers wounded in twin blasts (Read
more) 18-Mar-
2009
Somalia: ETN TV director is not arrested for his journalism line of work (Read
more) 18-Mar-
2009
Swedish citizen senior leader of Somali terror alliance (Read
more) 18-Mar-
2009
Somali Olympics committee to elect a new leadership this week (Read
more) 17-Mar-
2009
Somalia: MPs condemned fighting at Galgadud region in central Somalia (Read
more) 17-Mar-
2009
Somalia: 15 people died starvation in lower Shabelle region (Read
more) 17-Mar-
2009
Somalia: Justice Minster meets with the administration of central jail (Read
more) 17-Mar-
2009
Somalia: Former Somali officer surrenders to Al-Shabab (Read
more) 17-Mar-
2009
Somalia: 4 kidnapped UN personnel released (Read
more) 17-Mar-
2009
Abducted UN staff in Somalia released safely (Read
more) 17-Mar-
2009
Statement from the United Nations in Somalia on abduction of UN staff in South Central Somalia (Read
more) 16-Mar-
2009
Local teens look up to Somali hip-hop artist (Read
more) 16-Mar-
2009
FSAU : Release of NEW monthly Climate Data Update (Read
more) 16-Mar-
2009
Demonstration against the warrant arrest of Al-Bashir in Mogadishu (Read
more) 16-Mar-
2009
Somalia: 4 UN officers kidnapped in at Wajid district in Bakool region (Read
more) 16-Mar-
2009 |
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|